abdul A boholaha jacayl nin badwayn dhex galay siduu uga baxaa anoo baygagoo babacyada xargaga buuraha ka koro waa i bidhaansanaaya barbar eeganaayaa igu soo baxaayaa saasan ka baqay a jacaylkaan ka baqaya Laxanka iyo Garaaciska cuud ka ayuu ku qarinayaa Erayada.😂😂 Heesaha Erayadooda la qariyo ayaa u macaan Heesaha. Ma aqaan inaad ogtahee.
yaa macalim jiim shiikh beryaan is moog nahay nin laga xiisa dhacayo ma han hadii uu cuudka kuu tumana wax key daa ramadaan ayaa ina kala soo dhex galay macalin caleem alaa cizag ustaad
Ax ya jim sheikh mumin samatar hesahisa inta badan jimba garacayo inta kalana da'ud ba garacay wa labada nin kaliya e samatar hesahisa sida wanagsan u garacaya
Allah yarxamu .jiim shiikh mumin runtii waxaa layga soo sheegay muqdisho inuu shalay ku geeriyooday. Allah yarxm isagoo kle inama soo Mari doono alle ha janeeyee
Waxa cajiiba siduu ku dhufashada xarkaha u xifdiyay waxa jirta meel uu caan ku yahay Mr walba oo uu kabanka bilabayo wuxu qaracaa siinkisa wana xarko kala fog tusake 3,5 labadas xarig isku luuqad lagama dhigi karo ilaa xarig kale lagu lifaaqo moyee balse jiim waxa ilahey ufududeyayay in xargahaas hal cod siin aha ka dhigo ogow mid ka midaa waa(sound s) Allah unaxriste 😢
boholaha jacayl nin badwayn dhex galay siduu uga baxaa anoo baygagoo babacyada xargaga buuraha ka koro waa i bidhaansanaaya barbar eeganaayaa igu soo baxaayaa saasan ka baqay a jacaylkaan ka baqaya bilaawaha jacayl nimuu beerka jaray ma bogsoonayaa anoo boogtii qaba nabarkana bogsoon bartuu igu arkaba wuu i baacsanayaa barbar eeganaayaa igusoo baxayaa saasaan ka baqayaa jacaylkaan ka baqayaa
@@adammohamed9117 walaal fanaanka hada qaagaya ustaad Jiim Sheikh Muumin uu ban anigu ku bartay heesta taariikhdeda kale ma hayo way iga horaysay qurbo joog ban ah oo afsomaligan ku bartaa heesihii hore hh
Jiim Sheikh Muumin Waa Raga Fara kutiriskaa Ee Aan ka Hibaysto Cuudka & Heesaha Subciskaa Ee Sida Miyirkaca Leh Uu Laxanka Ugu Ladhay Wana Nin Foolka Hore Noosaaran Aniga & inta Sugaanta Quudatee Quluubtoda Ay Wasicisay
ilaaahay hasoo hanuuniyo hees ilaahay raali kama aho wax la isku taagero ma aha qabri qiyaamo iyo sakarad naga dambeyo hada intey nafta nagu jirto ilaaahay aaan u towbad keeno
Badweynta noloshu wey baabab-badantahaye caawa oo ay taariikhdu tahay 7/2/2023 waxaan joogaa Hargeisa, waana abbaaro 2:00 habeenimo. Waxaa jawigayga aad ubilay Alle ha unaxariistee laxankii iyo cuudkii marxuun Jiim Sh. Muumin oo xoodaamintiisa iyo kolba hir gadiskiisu igu saaqay jacayl aanan garanayn cid aan uqaaday iyo qof aan uqabo. Ilaahay ha unaxariisto marxuunka, dhammaanteenna ceesh ha inoogu daro dadyow ina jecel, ina ixtiraama, oo dhadhan, midab iyo caraf kale inoogu yeela nolosheena.
Kkk sxp legend baa tahey salaan sharaf
@badrigass4135 Salaan boqortooyo yaa ehlu sharaf.
Ustaad Salaan Sharaf❤️
Weynuhu ku maamuus @simbaali4289
Yaa Amiirul Cuud Jiim Sh Muumin
Mar La Arag buu Ahaa Gacan Dahaba Rabbi Weeyne Ku janneey
Rageedii aabihii kabanka waxaan ku faraxsanahay inaan meel ku wada dhalanay ustaad jiim buuloburte ciyaal buulaay bbe ✌🏽
OO ma baar kuu ku dhashay hooyo ka shaqaynaysay
يا أمير العود🦁
Jiim sheekh muumin anigu shaqsiyan boqorka kabanka soomaliyeed baan kuu aqaan wlhi
Abdisamad Osman waa yahayba zhp hdaan xudaydi ka horayn🖐🏻
Allah ha u naxariisto jiimo sheikh muumin ustaad wayn . Onkod legend 🙌
Ala waa jiim sheekh muumin 1973 ayuu berbera kamanka noo tumi jiray anagoo ardaydii ubaxa kacaanka ah oo berbera u heesna riwaayad aadan tarabi lahaa ayuu raacay naguma soo noqon kooxdii onkod ayuu muusigayste u noqday
Waana ninkii laxanka u sameeyey wajiyaal is xasuusta
War naga aamus kacanku kuwasye ma midgaaanbad ahayd
@@popmarly8493 gacanka miyadka xuman nadalyahow
@@popmarly8493 doqontu waxat tahay ayeey dadka moodaaa
adanaw inder heestan yaa lahaa miyeydaan isku koox ahayn mise adigu wabari ayaad ahayd
Waa mahadsantahay xasuusta noo sheegtay
Waah waah axsan axsan caleek!
Ninka kaliyq an Kabnkisa dhaysto wa jiim Sheikh Muunin adun iyo aqrio naxriis Warta Kuwaar ader MCN ❤️
Bare-sare, iyo horyaal heer qaran Jim Sh Muumin.
Yaa Amiiral Cuud Ji Sheekh Muumin Eebe Janadiisa hagu Bishareeyo🤲❤️ Nabad ku Lad❤️
Bal meshaa day ninka cuudka siduu doona ka yeelay boqorkii kabanka jiim shekh muumin 🔥🎸
3/5/2024 haben axada
In kasto lagend yhy
Aniga wxa kaban kiisa muqal iyo maqal wuxu doono ha nqde ad u jclahay Daaud ali madxaf
2006 in mogadisho Benadir somalia.
midduu boqorku siisay bilic
habeenkoo badhkii tagay
bara-baraha leylkiii
adigoo ubaqtistay leydhkoo
barkadoo kuseexdoooo
boggeeda aad kunabantahay.
yasalaam!!
A.H.U.N. wadada saxda ah ayan urjyntaa
Soomaaliyeey hadaad dad nool tihiin jimmy waxaa ka muuqata daruuf biil meel u saara aakhiro wax leysma taro plz qofkiiba $20 bishii wuu awoodaa xaadnimada iska daaya suuxee
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen jiimay wllhi mar la,arag ayuu ahaa mucjiso 😢
macalin Jiiiim shekh mumin Caaadi maaha xadhkaha kabanka halka laga garaaaacayo Ayaaaaanba caadi ahayn Msha allah big respect
Waah waah ilaahay janooyin kisa kaa waraabi yaa jiim
wuu nool yahay
Boqorkii cuudka jiim shiekh muumin allaw kuu naxariiso
17 6 2024 tatiirkh
Sacadu 3:38 habenimo iyo xasuuso hore❤❤❤
Jiim shiikh muumin waa canaantay gitaarka axyaaa mulaxamiiiste + fanaaan qaran
Cimaamada ku tuur. Hadaad fanka wax ka taqaanid
Hadaba jiim sheikh muumin waa macalinka daud cali masxaf
Ereyadii _- the lyrics- ayaan la maqlayn; hayeeshee waxa kugu filan qiirada iyo musiga dahabiga ah. Jimy -macallin!
abdul A
boholaha jacayl
nin badwayn dhex galay
siduu uga baxaa
anoo baygagoo
babacyada xargaga
buuraha ka koro
waa i bidhaansanaaya
barbar eeganaayaa
igu soo baxaayaa
saasan ka baqay a
jacaylkaan ka baqaya
Laxanka iyo Garaaciska cuud ka ayuu ku qarinayaa Erayada.😂😂
Heesaha Erayadooda la qariyo ayaa u macaan Heesaha.
Ma aqaan inaad ogtahee.
@@dhuuxali9846 Waad yar waday sxb😂😂😂
@@dhuuxali9846 sxb heestan markay kinsi ku luqeeneyso wan waaye maheesaa? Mahadsanid
Dhuuxow waad yare cifhiidhsatay laakiin maad wada helin ereyada heesta sheekh. Bal u fiirso sidaad u fasirtay- micnahay samaysay?
Eryd :axmed saleebaan bide
Lxnk: jiim shiikh muumin
Luuqdii :kinsi xaji aaadan
Hala Hala
Kabanku haduu hadli lahaa wuxuu oran lahaa war iga dhigaay 🤣🤣
Anigu mar hore ayaan soo jeediyay Cuudka somalida in loogu magac daro JIIM
Allaha u naxariisto sxb
yaa macalim jiim shiikh
beryaan is moog nahay
nin laga xiisa dhacayo
ma han hadii uu cuudka
kuu tumana wax key daa
ramadaan ayaa ina kala
soo dhex galay macalin
caleem alaa cizag
ustaad
Heestii aan jacaylka iyo jaadkaba ku bartay weeye, 2010 old good days,
Yaa amiiral cuud jiim sheekh muumin alle qabriga haku nuuro
Heersare waaba la yaabay 😍😍😍😍 2019
Hargaisa 🔥
Jimii shikhi Mumiin cidgaadhay Maajirto 🎻🎻🎻🎻🎻
@@maxamedceeri5042 wa marki xabsiga madhera laga so dayay meshu wa hargaysa ,
Alllah hawnaxaristo sii lashage wu geeriyooye e
Amin yarabi saxwaye wadhintaay
Alaa yaa rahma ustaad jiim shiiiq muumin
Amiirul cuud jiim sheikhmumin alle cimriga hakuudheereyo ragaas ayaasomali kadhashay
Boqor Cuud Ustaad Jiim Sheikh Muumin alle ha u naxariisto wiil saxiib key ah oo la dhaho Cumar Zakiin baa aad u jecel
Lgend jiim shiikj muumin❤🙏
Ax ya jim sheikh mumin samatar hesahisa inta badan jimba garacayo inta kalana da'ud ba garacay wa labada nin kaliya e samatar hesahisa sida wanagsan u garacaya
waa wareey macalimuu jiim sheikh muumin
Jiim shekh music laxamiste macalin???.?..?? 2021
Oh my bro jiim Sheeq mumiin alaya raxmo 😭😭😭😭
Allah yarxamu .jiim shiikh mumin runtii waxaa layga soo sheegay muqdisho inuu shalay ku geeriyooday. Allah yarxm isagoo kle inama soo Mari doono alle ha janeeyee
Dheeman buu ahaa soomaali kawada baxay walaale alle ha janeeyo aamin
@@abdifatahabdi5419 amiin aboowe thanks you
@@farhiasheik5107 aamin aamin amin walalo sidoo kale waxaan rajayn in umada somaaliyed ay taariikhdiisa dahabiga ahayd dib u ururiso oo la xafido
Wuuu karbaashay kabankii rageedii, hargeisa ayaa lagu xidhay markii uu dilay ina barje saafi, gobtii iyo muse ayaa bilaa mag kusoo dayay, waayo dhaxal ninkani waana halbawle fanka uu leyahay
Allah ha daayo inta fanka gatanaysa qiimaheeda
Benale mag waa laga qaatay
Waa yaab waa aakhiro saman dadkii oo dhan oo komentiga kujiray waxaan kawaayey hal qof ooyiraahda adeer allah towbad weeydiiso cimri khaatima ayaad kujirtaaye marka meeshaas waxaad ka ogaan kartaa dadka maanta joogo subxaanallah war jooga war dacwadda alle isugu hiiliya haysugu hiilina dulmi
Waa runtaa
boholaha jecayl nin badwayn dhexgaley siduu ugabaxa yaasalaam sheekh mumin
Boqorka cuudka soomalida jiim shiikh muumin, xudaydii (ahun) baa taytalkaas la siiyay, lkn jiim baa xaq u leh boqorkà cuudka.
waar ninku waa macalin macalinkiis bal hadda u fiirso ilbishiqsiga 0:29 ilaa 0:32 sida uu ugu xaragoonayo, kabanka, isagoo kabanka tumaya ayuu ninkka darbuubada u tumaya haddana tilmaamayaa .... vivaa Ustaad Jiim SHeekh Muumin.
+Zinimark Jelle Haa waleee.. No: One asagaan siiyay, sxb kabanka
Maadays
isaga iyo dauud waa midkee
@@shaafi2937 waa macalinki Daa'uud u bilaabay
Ma awr qoodha baa.
Al ustaad fanaan mulaxan jiim shiikh muumin
Yaa salaam 11.4.2022.habeen murqaan .
OMG. What a genious! have a look at 0:39 What a Climax! Kabankii wuu ka ilmaysiiyay.
ax ax zxbka feysal cumar mushteg alla ya raxma shaqadhisiba ka maqan mesha
Kaliya kabankaaas ayaaan u imid cajiiibkaa alla waxaad mooda fardo mar wad afa qaadleeyay cajiib boqorka cuudka iitahay
Waaaw nin culus jiim sh mumin
Ahn JIIM Shrek mumin
jiim shiikh kuumin iyo xudaydi waa yam ??? Alle ha unaxariistee.
CabqAri jiim ILLAH ha ku siiyo caafimad
Darbuugada waxaa ku sara kacaya
Waa ustaadkii weynaa
Shamuuri
Dad hore sxb
Ninkan mrkn arko io xudaydi unban Jeclada Cuudka io Heesaha 👍👍🙏 2020
1.jiim sheikh mumin
2.siciid xarawo
3.mahamoud ismail xudaydi
4.xasan sabriye garayt
5.daaud cali masxaf
6.aways goobo
7 .saalax qasim naaji
8.cumar dhuule cali
9.maxamed mooge
Raga cuudka ukhaasa somali masoo noqondoonto
Intee kuhilmaamtay ninkii macalinkii kabanka somalida qarshe
Iyo hanuuniye ninkii masraxu soo doontay
AUN Jiim Sheikh Muumin. ❤😢
Jiim sheekh muumin waa nin reer hiiran ah
Markaana
Jiim.illahey caafimad taam hasiiyo
Boholaha jacayl
Badweyn dhex galay
Siduu uga baxaa ?
Allow u naxariiso amiin ya rabi
Pls heestaan cida qaado waan waayay ee qofki link ahaan uhayo ha isodiro😮
JIIM SH MUUMIN
Habargidar miyuu ahaa sxpyaal
Boholaha jacayl
Nin bad weyn dhex galay
Siduu uga baxaa
Alle yrxm mucjiso buu ahaa jiim
Nin weyn jiim shiikh mumin
Hala Hala Yaa Amiirul Cuud Jiim❤️
Wah wah
Maxaad Samaysay Yaa Ustaad?! 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
AmiiraL cuuD jiimi sh muumin ilmuu kaga keena bahalka.....
Heesta Kinsi ee Yufle kabanka uu garaacay baan ku bartay isma lihi nin kaban kugaadhaya baa soomaali soo maray.
Mohamoud Mohamed isagaana laxanka saaray waa heesti u horeysay ee uu laxan saray
Waxa cajiiba siduu ku dhufashada xarkaha u xifdiyay waxa jirta meel uu caan ku yahay Mr walba oo uu kabanka bilabayo wuxu qaracaa siinkisa wana xarko kala fog tusake 3,5 labadas xarig isku luuqad lagama dhigi karo ilaa xarig kale lagu lifaaqo moyee balse jiim waxa ilahey ufududeyayay in xargahaas hal cod siin aha ka dhigo ogow mid ka midaa waa(sound s) Allah unaxriste 😢
wuu nool yahy
Raggi fanka lahaaa
Aun jimi shiq mumin 😂😂😂😂Aun brother shamuri
Mxad ku qosli marka
Oo in uu dhintay miyaad kuqosli?!!
First english comment
Yur waxaas baqtiga hala imaan meeshn wax walba waa lagaa badshaa ee afkaada ku faan
@@abdullahiabdisaxane8989 kkk wad karbashtay sxb wa ogadeen afqaald barty
@@popmarly8493 kkkkkkk
boholaha jacayl
nin badwayn dhex galay
siduu uga baxaa
anoo baygagoo
babacyada xargaga
buuraha ka koro
waa i bidhaansanaaya
barbar eeganaayaa
igu soo baxaayaa
saasan ka baqay a
jacaylkaan ka baqaya
bilaawaha jacayl
nimuu beerka jaray
ma bogsoonayaa
anoo boogtii qaba
nabarkana bogsoon
bartuu igu arkaba
wuu i baacsanayaa
barbar eeganaayaa
igusoo baxayaa
saasaan ka baqayaa
jacaylkaan ka baqayaa
Yaa qaaday heestan sxb adoo raali ah
@@adammohamed9117 walaal fanaanka hada qaagaya ustaad Jiim Sheikh Muumin uu ban anigu ku bartay heesta taariikhdeda kale ma hayo way iga horaysay qurbo joog ban ah oo afsomaligan ku bartaa heesihii hore hh
Hhhhh ok sxb mahadsanid
@@adammohamed9117 AUN Kiinsi Xaaji Aadan
يا اميرل عود.....
Nooc walba wuu ugaraacaY kabanka jiim maanta wakaa halkaasu ku dayacan yahau caku somali sida dahabka loo dhawrto garan waaye..
Ilmada kabanka ka baxaYsa yaa maqlaya.....
Asxbey idinko mahdsn Heestan yaa qada wa hees fadhidee bal ila wadaga culimo
Kinsi xaaji aadan
Heestaan iyadoo kinsi xaaji aadan qaado ayaa jirto ee yaa haayo
Jimi shiqii Mumiin Laxameste ween heesa qarmigaa badankooda iskaa laxameye Herbuu gaagadhay tumiisita kabanka Yaa Amirolo cuud
Amirul cuud.... Jiimi sheekh mustapha
جیم سیخ اسد عود
Aun balwad laysay
2024 ala yaraxma raaximiin
Allah yaa raxma
🙏🙏🙏🙏🙏🙏
wuu nool yahay
Allaha u naxariisto
Idam ale Buu oga,baxaa mudane fanaan
189 Zechariah Lake
Jiim Sheikh Muumin Waa Raga Fara kutiriskaa Ee Aan ka Hibaysto Cuudka & Heesaha Subciskaa Ee Sida Miyirkaca Leh Uu Laxanka Ugu Ladhay Wana Nin Foolka Hore Noosaaran Aniga & inta Sugaanta Quudatee Quluubtoda Ay Wasicisay
abdulkadir bulle mataqanaa sida lootumo?
Jiim waa nin qiimi weyn Eebbahay ha barakeeye in laga ducaysto waan ba jeclaan lahaa.
ilaaahay hasoo hanuuniyo hees ilaahay raali kama aho wax la isku taagero ma aha qabri qiyaamo iyo sakarad naga dambeyo hada intey nafta nagu jirto ilaaahay aaan u towbad keeno
Maxad halkan ka soo doontay haday saas kuula muuqato?!
@@mohamedahassan6923 wuxuun buu sheegay oo walaaladii buu khayr la doonee yaanuu comment ku halligin nio
Kaban Dhagaysanaya Ba Bismilaah Waxani Barasho Ka wayN ba
Jiim laguma heesto garaacista cuudka
aal nio markan nin waalan ayuu u eegyee maxaa jiim ku dhacay goormay ahayd toloo waa mxy duruuftan ka muuqataa
dhuuel xudaydi iyo jiim waa
laga yaabay soomali
cid cuudka tunta
Ninkaan ha la caawiyo
Waa guitarist kooxdii Asluubta/Heegan
Kooxdi asluubta ONKOD
waa hees aaad u wacan
2023. 12 may Friday.
Hees jirto waaye
Jiim❤
Jiim shiikh muumin
Caadi mahan waa cuud