DEG-DEG: Sacuudiga Oo Dhabarka Saaranaya Dib U Dhiska Gobolka Gubtay Ee California

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • DEG-DEG: Sacuudiga Oo Dhabarka Saaranaya Dib U Dhiska Gobolka Gubtay Ee California

Комментарии • 5

  • @cabdinuurhobyo929
    @cabdinuurhobyo929 7 дней назад

    Kal hore ayuu Trump yiri sucuudigu waa sac caano badan leh marka Saca caanaha badan ayuu Trump maalayaa laakiin waan ka xumahay in lacagtii xujayda laga qaaday lagu dhiso magaalooyinka waawayn ee maraykanka

  • @AbddifatahMuktar
    @AbddifatahMuktar 7 дней назад

    War madaxda sucuudiga gaalo isku shabahaya islaamka ilahey ayaa arka

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 7 дней назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa waa dayuus xun oo hungurigu qaattey waana dugaag aan caqli badan lahayn.
    2.0. Waxan dhahayaa donald trump dibu-dejin ha uga sameeyo gobolka colorado state ee dalka mareykanka.
    3.0. Waxan dhahayaa haka raro yuhuudda qudhmuun ee degtey dalka falastiniyiinta.
    4.0. Hadduu sidaasi yeelli waayo waxa halakeyn doona dabka uu ilaahay ku saliday waanu ku soconayaa.
    5.0. Waxan dhahayaa dawarsaday donald trump wuxuu gacmaha hoos dhigtaa carabta waxanay ku tussysaa inaanu dawladda mareykanku waxbaba haynin.

  • @Xasanmaxamadcaliilweyn
    @Xasanmaxamadcaliilweyn 7 дней назад

    Sucuudigu lacagtu maraykaka ku caawinayo muu.islaamka qasa oo mataykaku ka dambeeyey nurburka iyo laynta reer wssa nacalsdi kugu djacday carabi waa sheegsyto ee islaan maaha

  • @mohamedmaalim4763
    @mohamedmaalim4763 7 дней назад

    Alaah umada hakaqabto khawarijta wahaabiya tagfiirka ah
    Waxay kuciyareen sharaftii islaamka