Xasan Sheekh oo ku fashilmay difaaca badda iyo Farmaajo oo qabtay shaqo uu gebay Xasan Sheekh.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 189

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 3 месяца назад +11

    Xassan Gurguurte Ilaahay anagoo nabad ah wadankana aan qayb la qaadan hana dhaafiyo.
    Allah, ninku liitee oo waxtaryaraa subxaan Allaah.

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed 3 месяца назад +11

    Hassan sheikh kuma fashilmin badda ee isagaa horey u gaday lacagtii lagu heshiiyey ayaa ka yar lagu yiri qaado

    • @farxiyomaxamuud-oe7ik
      @farxiyomaxamuud-oe7ik 3 месяца назад

      Waxan idha h furan oosi ku dunaad waxan lahad layaa ilashada dhulkiina

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 3 месяца назад +9

    ASC WLLE CIID WANAGSAN HAMBALYO 26JUN 2024 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 3 месяца назад +4

    Allah yaa raxma Aabo siyaad,waddani Somaliyeed ayuu ahaa.

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 3 месяца назад +6

    Noolo aboowe mursade iyo majeerteen ba iskadhal geesinmo wa dhaqanka and wadanimo

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 месяца назад +4

    waa ruun 👍✅ Allaha xaqa haka sobixiyo Hassen gurgurte aduuna iyo aqiiro Insha Allah 🙏Guul Somalia 🇸🇴🇸🇴👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 3 месяца назад

      Farmaajo waa ninkii Qalbi dhagax Ethiopia u gacan galiyay, ONLF u aqoonsaday argagixiso. Ethiopia ku yiri waxaan ku siineynaa 4 dakadood oo Somalia ah.

    • @AbdiqadirMaxamed-u1e
      @AbdiqadirMaxamed-u1e 3 месяца назад

      Aamiin Yarabi

  • @kamaalkiimo3675
    @kamaalkiimo3675 3 месяца назад +4

    Guuleso brother Thanks

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 месяца назад +2

    Nabad iyi Nolol Allaha so celiiyo GUUL Insha Allah 💯💯🇸🇴👍✅

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 месяца назад

      Wadanka god dheer ayuu Ku dhacay Waxaan filaya i looga soo bixiyo way adagtahay

  • @AbdiqadirMaxamed-u1e
    @AbdiqadirMaxamed-u1e 3 месяца назад +1

    Hawiye IYO XASAN XOLO MUSIIBO Idinkudhacdey

  • @suadadude7926
    @suadadude7926 3 месяца назад +2

    Manshaa Allah👍

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 3 месяца назад +2

    Abwaan waa waayo arag
    Maasha allah.
    Faham good oo wanaagsan ayaa kamuuqda..

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 3 месяца назад +1

    SOMALIYEEY HADAL HARUUB MARAN MABUUXSHEE HURDADA KAKACA SIYAASIYINTA SOMALIYEED AMA SIDA DHALINYARADA KENYANKA GACAN WAXKAGA QABTA AMA AAMUSA NINWALBOW GOBOLKAAD UDHALATAY HADEEY WAXKU HARSAN YIHIIN DIFAAC DEKEDO CUSBATAALO AYRAPORO BADII IYO BERIGII MACDANTII DAHABKII SHISHEEYAA GURTAY WAAD UJEEDAAN HADAL MUXUU TARAYAA WADANKA HADEEY WAXKU HAREEN DHALINYARO DIFAACA AMA AAMUSA SILICNA WUU IDIIN DAMBAYN وبالله التوفيق والنجاح في الصومال ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 3 месяца назад +1

    Guuleyso wadaniga dhabta ah Abwaan kabayare❤❤❤

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 3 месяца назад

      Farmaajo waa ninkii Qalbi dhagax Ethiopia u gacan galiyay, ONLF u aqoonsaday argagixiso. Ethiopia ku yiri waxaan ku siineynaa 4 dakadood oo Somalia ah.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 месяца назад +1

    Abdirahman Ceynte Dheh Abwan Kabayare

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 3 месяца назад +2

    anigu maba arag Xasan Shiikh oo heshiisiin soomaaliyeed iyo qabaa'il is dagaalay wakhti ku bixinaya si nabada loo xoojiyo,, fursadan asbuuca xoriyadana waa ka hoos baxday odayga inuu muujiyo. Fashil soo taasi maaha kale ee madaxweyne Xasan Shiikh ku suntan yahay..

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 3 месяца назад

    Masha Allah alow ku dhor shukran aqbartada saxda ah

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 месяца назад +1

    Abwaan kabayare dalkan heshiisyada la galay oo dhan waa wada khiyaamo

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 3 месяца назад +1

    Dhiiga iyo dhimashada Somalida Hassan kama naxo. Farmajo wuu ha naxayaa. Waa madaxwayne wadani ah.

  • @saidaosman6524
    @saidaosman6524 3 месяца назад

    As
    Walaal Hasan kuma fashalmin ee asaga horay u gaday, Shirkii Erir samaale ee Jabuuti lagu galay ba lagu gaday
    Allah sahlo Somalia

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 3 месяца назад +1

    Farmaajo illahay ha u soo celiyo wadanka

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 3 месяца назад

      Wixii horay oo dhan Allah ha na dhaafiyo Madaxweyne dalka dadka iyo diinta daneynaayo Allah ha noo keeno Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲

  • @bby6
    @bby6 3 месяца назад

    Mashallah abwan ilahay ha ku hafido

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 3 месяца назад

    Ilaahey hana badbadio
    Bada iyo biriba

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 3 месяца назад

    Dadwenow ilaahey aan barino inuu oo Xifdiyo,
    Diinta iyo Dalka iyo dadka inta Xaqa garaneysa.MunaafiqiintaAllow Cirib Tir ❤

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 3 месяца назад

    Asc.
    Jaalle Kabayare waad ku mahadsan tahay wararkaaga dhex-dhexaadkaa.
    Waan hubaa in aad ka daacadsan tahay dad badan oo soomaali ah oo warar sheega.Maanta waa markii iigu horaysay ee an dhagaysto wararkaaga.Insha Allaah hadda laga bilaabo waan ku dadaali doonaa inaan fiirsado akhbaarahaaga muhiimkaa.
    Mahadsanid Ina Kabayare.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 месяца назад

    ❤abdirisaaq kabayare asc

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 3 месяца назад +1

    Xassan dhiiqo waaa nin cuqdadaysan oo baahan hadana aan lahayn han iyo mansab waxlagu difaaco

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 3 месяца назад

    Farmajo u istaag difaac dalka iyo bada Shacabka Somalia.
    Please

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 3 месяца назад

    Absolutely you’re right 100 waa inaan XASAN tuug ugu daadanaa Madextooyada hadii aan noolahay

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 3 месяца назад

    Hassan ilaahay ha ka qabto wadanka

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 3 месяца назад

    You are right no more xasan ‘ you must be outside as to leave the chair

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 месяца назад +1

    Xasan culusow dalkan doorasho ku yimi bada soomaalia ma bixin karo waqtigisa marku dhamaado wu iska tagaya

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 3 месяца назад

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamood waa waalanyahay

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 3 месяца назад

    Abdirahman Odawaa Waa Mooryan

  • @Ahmedhoori
    @Ahmedhoori 3 месяца назад

    Anagaa le bada waan siinayna teena ka hasla

  • @MuhuboJama-sh6df
    @MuhuboJama-sh6df 3 месяца назад

    Mashaa allaah tabaraka allaah brother illaahow soomaalimo ay sareeyso ❤❤❤❤❤walaahey somaali ayaa isdilaya markaan maqlo maseexdo waa kugu dhimey oo kaadhimey aduunku waxa aya is weydiiyaan tirada dadka ku nool wadankaas anaga subax walba somaali ayaa somaali diley ayaan maqlaa waa calool xumo illaahow nabad somaliya

  • @carabciise9847
    @carabciise9847 3 месяца назад

    Scw.abwan wad difaaca dalka iyo dhaliisha iyo amaanta.laakin iska ilaali cayda qabiil waa igawaano saad ajir aad uhesho.asc.w.w.

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 3 месяца назад

    USOO GAARTO BUUW YIRI GEERIDIISA HASOO DEG DEGTO XASAN SHEEKH MAXAMUUD

  • @feynusdahir6720
    @feynusdahir6720 3 месяца назад

    Walalkey kan waa qa imal wadan waaye oo waligis dad iyo dal u nixi mayo ee la tuuro isga iyo kuwa doortay oo qoomuluudka ah

  • @MaxamadShiiqadan
    @MaxamadShiiqadan 3 месяца назад

    asc umada soomaaliyeed waad maqleeysaan madaxwene xasan sheeq maxamuud waakaa soomaaliyey xasan sheq Dalkii iyo dadkii iyo diintii badiyo biyihii soomaaliyeed waad arkeeysaan

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 месяца назад

    Xassan gurgurte WA bahaahin xolaha WA Ka caqli xun yahay wlhi Neefka

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq 3 месяца назад

    Bermade xasan sheeq waa guuleeystay dadkaan maseersan iska baroorta

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 3 месяца назад

    Somaliyeey dalkiin dhul iyo badiina difaacada ha ku halaynina siyaasi danley ah oo isagii dhac iyo booba ku hayo dalka wax ay difaacayaan ma jiraane ee falastiin camal ha noqonina dalkiin siyaasi ha udabfariisanina ...allow noo gargaar

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 3 месяца назад

    War qabyalada nagala tag iyo Hawiya nacay ka ma adaa ka rayn Farmajo badda wuu iibsaday qalbi dhagaxna wuu dhiibay

  • @SalahMohamedHussein-h6g
    @SalahMohamedHussein-h6g 3 месяца назад

    Somaliyey qabiilka la,inku mashquuliyay waxba interi mayso badiina iyo dhulkiina difaacda.

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 3 месяца назад

    Waa nin geesi oo caqli badan

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 месяца назад

    Xasan dhiiqo MD maaha ee waa cadowoga ugu weene ee umada soomaaliyed uma shaqeeyo ee wuu ka shaqeeseta umada soomaaliyed😉

  • @RosiAswan-vv1zf
    @RosiAswan-vv1zf 3 месяца назад

    Because hawiye wa damero
    Down down

  • @MohamedAbdi-ws2ec
    @MohamedAbdi-ws2ec 3 месяца назад

    26.jun.sanadka.sanadkisa.allaha.mideyo.somali.maxamed.abdilahi.furmajo.gul.iyo.gobanimo

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 месяца назад

    Khaa'inimo ayaa jirta oo wada-hadal ayaa socday ilaa February hadana waxaa la isugu tegayaa Turkey.

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 3 месяца назад

    Waxaan anigu leeyahay seelooga wadahadlaa waxaa laga wadagadkaa wax nagawada dhexeeya laakiin itoobiya mawaxbaa nagala dhexeeya waa yaab😢😢😢

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 месяца назад

    Xasan dhiiqo dawalad nimada oo dhan buu ku fashilimaya qabriye fakate dalka waa lagu daawabaya isga iyo tuugadiisa 😉

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 месяца назад

    Hadii ay 20Km qaadato maxaa u diidayo inay Ethiopia Soo butaacaado oo ay ku habsato dhulka Soomaaliya

  • @RosiAswan-vv1zf
    @RosiAswan-vv1zf 3 месяца назад

    Leave alone formajo😍guul darood
    Formajo wa maraxaan
    Nono hawiye down hawiye fameeer

  • @bashiirguhaad1893
    @bashiirguhaad1893 3 месяца назад

    Kabayare xakèed jirtay waa laguwaayay maxaa kugalay?

  • @abdiqanifarah8964
    @abdiqanifarah8964 3 месяца назад

    Masawirka aadkeentay ma aha cabdiraxmaan odawaa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 месяца назад

    Viva xabiibu malaayin soo laabo markale dalka iyo dadka kuu darsaday❤️👏🏻❤️🇸🇴🎉❤️👏🏻🇸🇴🫶🏽

  • @moali7156
    @moali7156 3 месяца назад

    Md Xasan Sheekh mar walbo waad la yaabaysaa waxa uu sheegaayo ama ka hadlaayo!

  • @mahadmahamud7180
    @mahadmahamud7180 3 месяца назад

    Xoriyad ma aha isku darka lasiiyay 26 june

  • @CaliDucaale77
    @CaliDucaale77 3 месяца назад

    Aan kusaxo sxb
    Bada somalia 60 may baan Leelanau
    Waayo bada meelaha qaar 200 waakayartahay

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 3 месяца назад

    WAA MAXAY SABABTA TURKIDA 30% U QAADANEYSO

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 3 месяца назад

    Farmaajo iyo xasan luga qalooc nin & lax bay isku yihiin

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 3 месяца назад

    waa malintii gobolada waqooyi miyaa mise waa

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 3 месяца назад

    Haeiye qurunle haddaad maqasheen waa shaqsigan oo kale.

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 3 месяца назад

    ILAA HADDA MACADDA MOWQIFKIISA BADDA SOOMAALIYA MAR ITOOBIYA BAD BAAN U OGGALAHAY AYUU LEEYAHAY MARNA WAA CADOWGA SOOMAALIYA NINKA MIYAAN QUDBADDIISA LAGALA TALIN WAA YAAB XATAA AFSOOMAALIGA MAYAQAAN AMA WUU ISYEEL YEELAYAA

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdi 3 месяца назад

    Yaa yidhi kani waa madaxweyne waaryaadhaheen somaaliyer ninkani miyuu waalanyay mise wuu soo wataa nacas nooc badanaa acuudu bilaah

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 3 месяца назад

    Dagaalka Waa Dagaal Laga Soo Abaabulay Jabuuti & Mooryanta Fadhisa Villa Somalia 7 Sano Ugu Dambeeysay Beesha HG Waxaa Isticmaalaya Odeyga Tuuga Ah ismael Geele Qaas Ahaan Sacad & Saleeban Waa Dadka Lagu Burburiyo Somalia

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 3 месяца назад

    Yaa raxmaan dalkaan iyo dadkaan sii madaxweyne cadowga ka difaaco oo u ilaaliya dalkooda danaha umada soomaaliyeed ka hor mariyo tiisa gaarka

  • @mahamudhajjihasan6513
    @mahamudhajjihasan6513 3 месяца назад

    Maxa is badalay go aankii hore ee soomaliya ka qadatay itoobiya

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 месяца назад

    Soomaaliyeey sanad guure wanaagsan meelkastood joogtaan xasan ayax xumaanta wanaag ayuu u yaqaan wanaaga xumaan ayuu u yaqanaa qaran dumis qaran dhisbuu u yaqanaa

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 3 месяца назад

    CUQDAA IYO CAWRIDAA ISCUN HANA HABAARIN ALLOW MJEERTEN MDWEYNE HANOOGA DHIGIN SHARWADAYASHA SOMALI HALKAN DHIGAY 1954-2024 (CADYAHOW KU CUNAY AMA KU CIIDEE) DADKA CAQLIGOODU YAHAY HALAAG ALLAHA KU RIDEE

  • @marymw-yh1ib
    @marymw-yh1ib 3 месяца назад

    Aadbaan usoo dhawaynayaa hadalkaaga ninwax badanog guulayso odaygana illaahay quwadiisa hates shiikh aways wuxuu yiri madax wayne madaxa koruqaad illaahay soomaali ha asturo

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 3 месяца назад

    Waa MAADEYS siyaasada somaliya kuwa hada joogana wey MATALAYAAN. Madaxda carabta wey ku GAXWO cabaan odaygaan waashey oy ku sheekeystaan

  • @omardisow2272
    @omardisow2272 3 месяца назад

    Warka Madaxweyne Xassan Sheikh wuu caday waa in aan waxkastaba si xun loo fasirin.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 3 месяца назад

    Ada ka aqlli badan xasan munagaq saxiib

  • @saadiaegal5803
    @saadiaegal5803 3 месяца назад

    Asc taas waa runtaa laakiinse ma ilowday in ninka afata dakaood u ballan qaaday itoobia in uu yahay farmaajo oo hungurga badda uu isgu galiyey

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 3 месяца назад

    Xssan dal iyo dadbo umanaxo waA maxaan cunaa

  • @ShamsaShamsa-o4x
    @ShamsaShamsa-o4x 3 месяца назад

    ((( WAR. CADAW. DUULAN. KU. AH. DD. IO. DALBA. OO. QARNIYAAL. CADAW. KUU. AHAA. SIDEE. AAD. U. DHIHI. KARTAA. HA. II. TIMAADO. ((( WAR XASAN. XAYAWAAN. CALASOW. ISAGAA. GATAY. BAD. IYO. BERI. WAA. QAAINUL. WADAN. WAA. SAX. WAANA. XAQIIQ. WAANA RUN. WAXA. AAD. SHEEGTAY. XASAN. DHIIQO. WAA. CADAWGA. UMADA. SOMALIYEED. WAA. WUXUSH. DACIIF. AH. ALLE. UMADA. HA. DHAAFIY. AMIIN. YRYA

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 3 месяца назад

    ITOOBIYA SALDHIG CIIDAN IYO 20 KM AYEY RABTAA. 20 KM OO DHUL AH IYO 20KM OO WADDO AH AYAA MUUSE SIIYEY. OGAADA ITOOBIYA INTA AYNA HAWSHAN GALIN WAXAY SAMAUSATA 7 MARKAB OO DAGAAL IYADA OO AAN BAD LAHAYN. YEY U SAMAYSATAY CIIDANKA IYO MARAAKIIBTA BADDA? SOOMAALI INAY WEERAR KU QAADO AYEY KU TALAGASHAY.

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 месяца назад

    Shacabka Somaligalbed hada xasuuq baa kasocda sifo canfarta iyo oromada saylac u gaaran

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 3 месяца назад

    Xataa kama hadal Arrintii Fowsiya Xaaji Aadan, Xabaalihii iyo safaradii faraha badnaa ee uu sameeyey waxii Soomaali uga soo kordhay

  • @akisheharara
    @akisheharara 3 месяца назад

    Waxaan la hadlaayaa DHALLINYARADA SOOMAALIYEED, dhallinyaroma haboon tahay in aad odey xun oo shaar Qabiil wato in aad XAABO u noqoto, Ceel Biyo markuu kur u boodo waxaa lagu qodi karaa 1000$ halka dhowr boqol oo kun iyo dhallinyaro ay ku baa ba'een, Illaahoow Odayaasha sjaarka qabiil xiran dhinaceey doonaan haka soo jeedaane baabi'i, aamiin

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 месяца назад

    Waxaad garanee xasan uusan madaxwayne u ahayn oo uusan unaxayn somaali isaga isdifacaya ooxanaqsanyahay yuotubarada

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 месяца назад

    Qaa ino wadaniin waaye Madax MA aha kuligood xasan io kuwi doortay

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 3 месяца назад

    Ma farmajan amanaysa yaab kaasi waaba sacii etiopia waaba khayin wadaniga ugu wayn ee hunguriga ugu riday etiopia balana kaqaday

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 3 месяца назад

    war heedhaha layiri layri wax matartee waxa dhacaya soomaaliyeey waa aragtaane waxaani madaxmaahee wax hala qabto oo asaga iyo kuwa lamidkaaba halaqabqabto

  • @SahalAli-x5n
    @SahalAli-x5n 3 месяца назад

    Farid farid dhalay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 месяца назад

    Hadeey so waligeed kama baxeyso

  • @teatime6853
    @teatime6853 3 месяца назад

    Eritrea badeda haka raadsato ama ilahay haweydiistaan 🤬

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 3 месяца назад

    tuug ma'aragtay ma'arkin dheh hhhhh hadha hadha allow sahal amuuraha.

  • @fartuunsharif2443
    @fartuunsharif2443 3 месяца назад

    Ethiopia waxeedu waa ku qabso ku qadi meysida sida Kenya oo qeyb loo xukumey oo aanu leenahay

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 месяца назад

    Madax damiirleh baa loobaahanyahay hadii Ethiopia loojawaabayo Ethopia waacadow soojireen ah baryo uma baahna ee hangool in laysagaqabto bay ubaahantahay

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 3 месяца назад

    Farmaajo ha ku waso

  • @AmnaUn-t8q
    @AmnaUn-t8q 3 месяца назад

    Laangaab cuqdad kama dhamaato

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 3 месяца назад

    Siyad bare wadani bu ahaa

  • @AmnaUn-t8q
    @AmnaUn-t8q 3 месяца назад +2

    Madaxweynaha soo sosocto waa majeerteen xaaskiisuna waa murusade ee soo amaan

    • @AhmedIbrahimmaxamed
      @AhmedIbrahimmaxamed 3 месяца назад

      Ma copy baa😂😂😂

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 3 месяца назад

      CUQDAA IYO CAWRIDAA ISCUN EE HANA HABAARIN ALLOW MJEERTEN MDWEYNE HANOOGA DHIGIN SHARWADAYASHA SOMALIYA HALKAAN DHIGAY 1954 -2024 DUULKAA HABAARAN

  • @MohaAfrah
    @MohaAfrah 3 месяца назад

    Daba dhif daarood ayow ewelba murusade ahaa.
    Lafgaabta hawiye oo nacayb hiraab labaqi rabo wan fahan sanahay

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 3 месяца назад

    Naag Naag dhalaay Hassan dhiiqo lacag ayuu qaatay.

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 3 месяца назад

    Maxaa nagu kalifaya inuu turki qaato qayradkeena ma umada na boobaysa ayuu dilaal u yahay cajiib 🥲

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 месяца назад

    Madaxwaynuhu haduu damiirleeyahy dagaalda sokeeye ayuu ornlahaa hal joojiyo goboladiiwadanka oo dhan Sagal baa kasocda inagaa isku mashquulsan maxaan bad difaacanaa

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 3 месяца назад

    beenta jooji midgaan kabayare sida laga roonayaasha faraati weyn maxaa u soo xirtaa siil baaf wuxuu saqaar geesdir ku yiri waa sax