Puntland oo ka adkaatay Xasan sheekh, Guuldaradii dastuurka oo lagu qarinayo Safarka galmudug

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 81

  • @user-ck2sr3kq9n
    @user-ck2sr3kq9n 5 месяцев назад +5

    Maasha allaha wiriye cabdullahi balwan
    God bless you
    Waxaad tahay nin aqli badan wararkana si wacan u sheega afkaga caano lagu qabay 🌹❤️🌹❤️🌹

  • @FatimaAli-qx7ls
    @FatimaAli-qx7ls 5 месяцев назад +7

    Beesha daarood marhire ayay tashteen maasha alaah butlaan hawiye hadeey dal dhis karaan waanlagu tijaabi yay laakiin waa ku fashilmeen xamar walooga taga yaa ee hadhis taan siduu yiri farmaajo ninwal ba gurigiisa maashalaah

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 5 месяцев назад +4

    Walee somali o dhan qabiil walba hadeey sida Balwaan o kale noqonlaha yeen o ninwaliba midka xun o reerkisa kujira dhaliila qalad Kisana dadka u sheego somalia heer beey gaari laheed keep going my brother Mr balwaan al xaqiiqa

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 5 месяцев назад +3

    Hawiye xaguu ku guulaystey
    1991 sawtii hawiye laga caydhsaday gaalkacayo oo uu kugeliyey hiiraan

  • @omarali4265
    @omarali4265 5 месяцев назад +1

    Ku soco eebow, masha Allah run sheege

  • @user-bn6jr3zt5h
    @user-bn6jr3zt5h 5 месяцев назад +1

    Wariye balwaan good job, wax dhaamah Ma leh in umada somaaliyeed loo adeegoh, sanbalooshe, iyoh inta qaadatey fikirkiisa caqligooda waxaa dhaamah fasalka 5aad,ciyaal ka ah, ma ka xishoon umada somaaliyeed jaahilka waa taariikh xasan shiikh fikirkaah buu qaatey,
    madaxweyne deni alxamdulillah baa somaalida dulman alle u soo direy, 2024 ayey saas u fekerayaan putland guuleysta.

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 5 месяцев назад +4

    ❤❤❤❤❤guul Puntland

  • @user-bi4we5hg5y
    @user-bi4we5hg5y 5 месяцев назад

    Xawaadle mahawiye 🤲🌹🥀🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇱🇸🇴

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 5 месяцев назад

    Balwaan xasan sh wuu kanoqonayaa dastuurka uu samaystay

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow6421 5 месяцев назад +1

    Guul putland ❤❤❤❤

  • @CabdiraxmanAxmed-tw6sm
    @CabdiraxmanAxmed-tw6sm 5 месяцев назад

    Run badane cabdulaahi balwaan💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜

  • @MaxamuudSaalax-mv3ij
    @MaxamuudSaalax-mv3ij 5 месяцев назад

    1991 lama guuleesan ee waqti buburka somalia

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 5 месяцев назад

    Balwaan araagtaba waa miinoow qarxi ruunta ❤ ❤❤
    😂😂😂Ilaahayow xaqa nagu suug

  • @user-ri6du6ug2e
    @user-ri6du6ug2e 5 месяцев назад +3

    Xamze ha loogeeyo muuqaalka sanbaloshe inksatoo uusan waxba fahmeyn doqonimo aawadeed

  • @khadijamohamed4237
    @khadijamohamed4237 5 месяцев назад

    Balwan we love you because you true men that bless you God bless your family❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbwaanDaadihiye
    @AbwaanDaadihiye 5 месяцев назад

    Waa ninkii shirqoolay. Igraantahliil sanbaloje hawiye

  • @abdullahideghokossar7059
    @abdullahideghokossar7059 5 месяцев назад

    Sida dhabta ah hassan sheikh WA ukarvadhay mucaradkiso sida uu uqanciye iyo Balan qaadkisii cajibta ahaa EE ulahadlay xildhibanada.

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 5 месяцев назад

    Xawaadle ma hawiye 😊

  • @user-ou4rc4li6u
    @user-ou4rc4li6u 5 месяцев назад +1

    ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @user-qj2rw2eh9i
    @user-qj2rw2eh9i 5 месяцев назад +4

    Balwaan❤❤❤ waxaan ka baqaayaa❤❤❤xasan shiikh❤❤❤inuu u dhinto❤❤❤carada❤❤❤balwaan uu u qabo❤❤❤isha doqontu kaa dadan

  • @khadijamohamed4237
    @khadijamohamed4237 5 месяцев назад

    Balwan ilaahayi haa kuu xafido runt ayaa shagta sharta ilaahayi haa kaa khabto cado gaga insha Allah

  • @aydarusali5488
    @aydarusali5488 5 месяцев назад +1

    Somalia midnimo iyo muwaafaqo allaha siiyo. Intaan gaalo cadaankii 30 kii sano isku keen diraysay u midoobi lahayn ayaa wali siyaasadii aynaan baran oo naloo meerinayaa

  • @user-qj2rw2eh9i
    @user-qj2rw2eh9i 5 месяцев назад +1

    Balwaan❤❤❤isha doqontu kaa dadan❤❤❤guul

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 5 месяцев назад

    Guuleeso Abdullah you are geesi and legend ❤❤❤

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 5 месяцев назад

    ASC wll. Masakiinta ayu isku so diraaya so araag. Meshaa wuu socdo Ama Askarta shaaqo ayu ka qaaban raaba intaa haartey . Waadanka Allah ha kaqaabto.😢😢

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 5 месяцев назад

    Balwaanow raganimada waa adoo runta sheegtid reerkaagana uhiilisid markay gardaranyihiin iyo markii laga gardaranyahay guuleeao

  • @abdulahiartan4091
    @abdulahiartan4091 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumaabdulle9728
    @fadumaabdulle9728 5 месяцев назад +1

    Asc sanbalolshe waa xayawan darod waa gob

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 5 месяцев назад

    Journalist balwan legend ❤❤❤👑👑👑👑👑👑👑💚💚💚🕋👋

  • @SHUCAACTV
    @SHUCAACTV 5 месяцев назад

    Sidaan ayaan dooneynaa. Dhageysigaada kadib Cid kale wax looraadinayo majirto

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 5 месяцев назад

    Balwaan waxan fiican in aad qaadato jinsiyad Daariod

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 5 месяцев назад

    Maasha Allah

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 месяцев назад

    Waa Runta Balwaan Danbina Lagaaga Qorimaayo

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 5 месяцев назад

    Beesha caalamka yaad utaqaanaa ma rush mise china mise mareyxaan &ingiriis?

  • @abdulkhadirmohamud342
    @abdulkhadirmohamud342 5 месяцев назад

    Abdullahi Balwaan, aniga Mw.Hassn waa ka soo horjeeda laakin arrinta daji ka daa qabiilka faraha badan..
    Amb.Abdukair Mohamud

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 месяцев назад

    Shire gareeya barnaamijka si loo kashifo dadka aan doonayn qarinimada iyo wada jirka umada soomaaliyeed

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 5 месяцев назад

    Waa runtaa caydeed iyo ena cegaal iyo kee ceedamada kaladerejeray iyaa soo jaadeyay oo yere daarood saaxada seyaasada halagasaaro halkaasna waxaa lagu delay ragee darood aa haweya raacsanaa seyaadna ka soo horjaaday Allaah haw naxareesto Abyan baa kamed ihaa waa taareeq qoran xasana entee buu soo qaatay esmaceel ufaah faaheyay inegu xasan munaafq oo 3 belood jooga baan dadka ushaagay eyadoo qoraala Balwanoow karaade bayjkaaga waa entee aan soo qoray xesbegu waa med haweyaa iyo med der ih degel iyo mereflana derbaa lagu daray oo hoos baa saame loo seeyay waana qorsho qornaa entaan xasan xelka qaban guud lag xasan munaafaq haday kuu soconayso balsa dadka aad rabto en aad layso oo aad Nesa uidaagsato waanu kuu qoraynaa maxkamadna waa ku koredoontaa ogow en lagu og yahay waxa aad soo wado yaa xasan munaafaq

  • @user-dm9tz1ug6d
    @user-dm9tz1ug6d 5 месяцев назад

    Hawe maguuleysane wuu islaayey. Dhibaatadii iyagay hoos ugu noqotay (Janakii ubilaabay dagaalka iyagaa gacatooda ku diley iyaga dhexdooda ayaa ISKU dhamaaday fadhi Hawiye waxaa ugu horeeye markii ladhisay Budlaan

  • @HsS-wv6we
    @HsS-wv6we 5 месяцев назад

    HAWIYE 1991 WAAA BURSADAY ILAA GAALGACAYO HIIRAAN AYAA LAGU GEEYEY OROD SI XUNA WAAOO BAABIYEY HAWIYE WAA FULAY FAAN BADAN WALIGOIOD NA MA GUULEYSAN HAWIYE WAA ADOOMIHII DAAROOD

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 5 месяцев назад

    Waa ka ogyahay inuu maalin walba oo uu fashilan yahay xasan dhiiqo inuu dhaho khawaraariij baa lala dirirayaa war xasan dhiiqo waa lagu bartay

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 5 месяцев назад +1

    Xasan bakhti xasan munaafaq xasan dhiiqo xasan cudur ninku magacyo xumaa

  • @user-ou4rc4li6u
    @user-ou4rc4li6u 5 месяцев назад +1

    🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🤣💚💙🩶

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 5 месяцев назад

    DAAROD ilahay aya ka taxadaray .marka muxu ka Qadi kara Aldaarodiya. Jecelkisa iyo necebkisa hal ayey no tahay Heblow balolow

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 5 месяцев назад

    Culusow: Ceeldheer aa magaalo madax Galmudug aa Ka dhigoownoow haaynaa.

  • @user-cc6ns3xo1w
    @user-cc6ns3xo1w 5 месяцев назад

    Kkk

  • @user-ou4rc4li6u
    @user-ou4rc4li6u 5 месяцев назад +1

    💖💖💖💖💖❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹💜💜💜💜

  • @halimaahmed9602
    @halimaahmed9602 5 месяцев назад

    Good news

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 5 месяцев назад

    Xasan dhiiqo meeshuu tago halaga cayadhiyo waa qayaanole qiyaamay umada soomaaliyed daarodo waxabo kama qaadi karo wuuba ku fashilimaya 😳

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 5 месяцев назад

    Udaqawiilk. Cudurka qa 😊

  • @aacaska
    @aacaska 5 месяцев назад

    War qabiil wax ma taro qof walbow dalka difaaciisa qayb ka qaado

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 5 месяцев назад

    Ninka qabiilku dhuuxa kagalay
    Waad ka guulaysay daarood waxaa 34 udhisan wayda dowlad degan. Oo dadka somalia 🇸🇴 ku hirato 25 bay kuwaad kaguulaysatay ay dowlad sarmiah kuu hayeen.

  • @user-pg2wd2qf1t
    @user-pg2wd2qf1t 5 месяцев назад

    Guulayso

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 5 месяцев назад

    Balwaanow Dani iyo kooxdiisa deegaanadaa qalalan in aad xabsi uga dhigtaaddoonaysaa miyaa adigana beelahaada ay wabiga labada shabeelle ugu raaxaystaan kii doqon ah baa un kaa qaadan beentaan aad ugu sheekaynayso,

  • @user-sm9ju3ti3m
    @user-sm9ju3ti3m 5 месяцев назад

    Maxay saameyn Siyaasadeed ku yeelaneysaa Somaliya Qodobada Baarlamaanka Federalku ka badaley dastuurka wada tashi la'aanta Puntland iyo Somaliland.
    Puntland iyo Somaliland ka sakow, wax ka badalka Dastuurka lama marsiin wadatashigii looga baahnaa in aragtida Qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed sida Siyaasiyiinta, Culumada, Aqoonyahanada, ardeyda Jaamacadaha ee maamul goboleedyada dalka laga qaybgeliyo. Dib u eegista dastuurka DFS sameysay wuxuu ahaa mid degdeg ah oo laga talo geliyey dad kooban kuwaas oo badankood sheegay inaan fikradahoodii la qaadan.
    1.Qodobada Dastuurka ee la ansixiyey Waxaa ugu waaweyn saddex Qodob oo kala ah Awoodii Baarlamaanka ee Ansixinta iyo xil ka qaadista RW oo MW loo Wareejiyey, Magaca xilka MW-yaasha Dawlad Goboleedyada oo loo badaley hogaamiyeyaal iyo in dalka doorasho Qof iyo Cod laga qabto oo horey u jirtay laakiin dalkoo kala qaybsan iyo amnigu oo xun awgeed aan dhici karin
    2.Qodobadii uu horey MW soo jeediyey ee Madaxweyne iyo MW ku xigeen, Labo Xisbi inuu dalku yeesho iyo in guddiga doorashadu Noqdo 15 xubnood oo Maamul goboleedyada iyo Federalku Qaybsadaan ayaa laga Noqday.
    3.Qodobo saameynaya diinta iyo Caqiidada oo ku jirey Qaybaha la ansixiyey ee dastuurka ayaan kala cadeyn sida laga yeelayo, markii guddiga dibu eegistu soo jeediyeen in weli muran ka taagan yahay oo ay dib u qiimeyn doonaan. Waxaana ka mid ah in Qofka Soomaaliga uu xor u yahay diintuu doono inuu qaato, in da'da Caruurtu ku Qaan-gaarto ay tahay 18 Sano iyo Qodobo kale oo la xiriira Xaquuqda Caruurta iyo Haweenka iyo Democradiyada reer Galbeedka.
    4.Gadoodkii SL ee hore waxay dhashay in badda Soomaaliya Qayb ka mid ah laga kireeyo ITOBIYA. Gadoodka PL waxaa laga yaabaa inuu ka dhasho wax aan hada noo muuqan oo aan Soomaaliya dan u aheyn. Haseyeeshee waxaa la hubaa in diidmada PL ee wax ka bedelka dastuurka ay kä dhalaneyso inaan waxyaalahaas la badaley ka shaqeyn doonin Dawlad Goboleedkaas gaar ahaan doorasho Qof iyo Cod oo ay Dawladda Federalku qabaneyso, Sidaa awgeed aan Doorasho Qof iyo Cod dalka oo dhan ka dhici karin.
    Waxaa kale oo aan Suurageli doonin Magac badalka MW-yaasha PL iyo SL oo leh dastuur ka facweyn dastuurka DFS ee laga doodayo oo qeexaya Qaab dhismeedka dawlad Goboleedyadaas, isla markaasna taageero ka haysta goloyaal deegaan oo Qof iyo Cod lagu doorto. Dawlad Goboleedyada GM, KGS, Hsh iyo JL ayaan weli muujin diidmo iney sida Khaatumo hogaamiye madax ka Noqdo, sidaa awgeed waxaa Somaliya ku soo haraya Saddex Madaxweyne oo kala xukuma PL, SL iyo Federalka oo kala Madax banaan.
    5.Khilaafka DFS iyo SL wuxuu soo jirey tan iyo markii la dhisay DFS sanadkii 2000 laakiin Waxaa soo kordhay waa khilaafka DFS iyo PL arrintaas Waxaa ka dhalan kara in haddii doorasho dadban ee DFS 2026 lagu heshiiyo ay meesha ka saari doonto fursadaha Labada MW ee loolanka adag ka dhexeeyo waa Xasan Sheikh iyo Said Deni oo labadaba la og yahay inuu damacoodu Sareeyo. Taas waxay Fursad Dahabi ah Siinaysaa Hogaamiyeyaasha kale ee Mucaaradka oo ay ka mid yihiin MW-yaashii hore iyo Madaxda kale ee leh ururo siyaasadeed oo Mucaarad ah.
    6.Madaxweyne Said Deni oo hadda 5 Sanno loo doortey Puntland ayaa u baahnaan doona inuu adeegsado saameynta Puntland oo aanu u tartamin MW Federal mudada uu hogaanka hayo si uu meesha uga saaro Xasan Sheikh kadibna uu heshiis la gaaro MW ka danbeeya Xasan Sheikh si la isugu soo celiyo wada shaqeynta PL iyo Dawladda Federalka. Taas oo keeni karta hadduu xaqiijiyo in taageerayaashiisu ugu yeeraan DAL MIDEEYE
    MW Xasan Sheikh ayaa dhankiisa waxaa u haray muddo labo sano ah iyadoo caqabado Siyaasadeed, Qalalaase Dastuur iyo Khatar amni ay ku soo kordheyso ee dhinacyada ITOBIYA iyo Al-shabaab oo qaybo badan oo Koonfurta iyo Bartamaha dalka ka taliya. Waxaana la gudboon labo midkood
    1.INUU 2 Sanno sii joogo Madaxtooyada iyadoo Dawladdii federalkii kala qaybsan tahay, Xoriyadeediina Muran ku jiro, halka Dagaalka Al-shabaab oo laga baqayo inuu soo xoogeysto marka ATMIS ka baxdo Somaliya uu ku socdo. Sidaa awgeed Xukuumadiisu wax quman ma dhaami doonto Dawladdii MW Cali Mahdi Mohamed iyo RW Cumar Carte Qaalib. Waxaase u rumoobey Riyadiisii markuu mucaaradka ahaa In Soomaaliya dib ugu Noqoto 1991
    2. Waxaa kaloo u furan INNUU is casilo oo u tanaasulo midnimada Soomaaliya si loo Qabto doorasho waqtigeedii ka soo hormarta oo dalka dib loogu mideeyo looguna difaaco siddii uu sameeyay MW Cabdullaahi Yusuf.
    7.Saameynta ugu weyn ee Khilaafka madaxda DFS iyo Madaxda Dawlad goboleedka Puntland waa dhaqaalaha beesha Caalamka oo laga yaabo innuu ka istaago. Puntland Cidna mafilayso iney Ictiraaf ka hesho Adduunka oo horey Waxa uga waayey Somaliland laakiin Saddexda Qaybood ee dalku u kala leexday ayaa waxay adkeyn doontaa siddii Soomaaliya u heli laheyd taageero Caalami ah. Waxaana Suuragal ah in dib loo eego arrimihii mudada dheer laga soo shaqeeyey ee deyn cafinta iyo qaadista Cuna qabateynta hubka. Waxaase waxaas oo dhan ka sii muhimsan cidda bixin doonta Mushaarka Madaxweynaha iyo RW federalka, Xildhibaanada iyo MW-yaasha dawlad goboleedyada. Waxaa guud ahaanba loo cabsanayaa Mushaarka Shaqaalaha iyo Miisaaniyadaha Xukuumadaha heer Federal iyo Dawlad goboleed oo 80% in ka badan ku tiirsanaa Kaalmo Shisheeye.
    Duruufo dhaqaale oo laga joojiyey ayaa ragaadiyey Dawladihii dalka soo marey gaar ahaan:
    1. Cali Mahdi Mohamed oo laga jaray 100% taageeraday u baahnayd
    2. MW Cabdiqaasim Salaad Xasan oo laga jaray 98% taageeradii ay u baahnayd
    3. MW Cabdullaahi Yusuf oo laga jaray 70% taageeradii dhaqaale ee uu u baahnaa. Wuxuuse kabis ka heli jiray Dekedaha Puntland.
    4. MW Xasan Sheikh oo dawladiisa durba lagu sheegay midda Adduunka ugu musuq maasuqa badan ayaa u muuqata iney qaadey Wadadii abaarta iyo bixin kari waaga Mushaarka Ciidamada
    Si kastaba ha ahaatee, haddii MW Xasan Sheikh dagaalkii uu ku bilaabay Al-shabaab uu ka soo laabtey isagoo aan xaqiijin Natiijadii looga baahnaa kadib markuu khasaariyey Ciidan, dhaqaale iyo Agab Miletery oo badan haddana uu ku faraxsan yahay in taageerayaashiisuu u bixiyeen DAL XOREEYE. La yaab ma leh in Said Deni uu doonayo inuu xiriirka U jarayo Xasan Sheik dawladiisa kadibna laheshiiyo MW ka danbeeya, sidaa awgeed taageerayaashiisu ugu yeeraan DAL MIDEEYE.
    Labada Madaxweyne oo la sheegay iney bahda Waxbarashada iyo NGO-yo ka soo shaqeeyeen, bilowgiina isku urur Siyaasada ku soo galeen, doorashadii ugu danbeysayna MW hore Farmaajo meel uga soo Wada jeedeen ayaa lagu xantaa kuwa Siyaasada ku Nasiib badan oo mid kasta labo goor loo doortay xilka uu hayo laakiin Musuq maasuq iyo xukun jeceyl aaney qarsan banaanka la taagan, iyadoo la sheegay in xubno ka tirsan Qoyskooda mid walba ay maamuladooda dhex ordayaan. Waxaana la sheegay in labada Mas'uul iyo MW Muuse Biixi ay ka soo muuqdeen liiska hay'adaha diiwaangeliya musuqmaasuqa kaalmada Caalamiga ah. ( Anti-corruption International support Organizations ).
    Maamulka Somaliland oo 32 Sanno ka hor ka goosatey Koonfurta Soomaaliya ayaa si weyn ugu riyaaqeysa in Koonfurta Soomaaliya kala dhanbalanto kadibna Beesha Caalamku kala laabto Ictiraafka si damaceeda Aqoonsiga ay u sii laba jibaarto mar haddii aysan Jirin dawlad buuxda oo Koonfurta Soomaaliya
    Wabillaahi Towfiiq
    Ramadaan Mubaarak

  • @muhammedhassan418
    @muhammedhassan418 5 месяцев назад +1

    Like halooo saaro news ka wa is dabada joog

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 5 месяцев назад

    Ponteland gobolatha kali maykaficanta?

  • @user-kv1gw9fl6d
    @user-kv1gw9fl6d 5 месяцев назад

    Saz

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 5 месяцев назад

    Tastuurki madaxweyneheenu waqtiga badan ku lumiyey miyaad leedshay ku sheqeeyn maayo ?

  • @MohamedMaxamuddeylaf
    @MohamedMaxamuddeylaf 5 месяцев назад

    Maxaa,kaadhigy,ñacmleey,budlan

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 5 месяцев назад

    Siciid dami magaadin madaxweeyne xasan sheelh sababtoo ah isagaa ballanki uga baxay siciid

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r 5 месяцев назад

    Xasan dhiiqo yuusuf madale ayuu rabaa inuu gobolka banaadir la maamulo

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 5 месяцев назад

    Waa tii xawaadle wabiga luguray ma daaroodbaa kuguray

  • @user-dp1fw6qe2i
    @user-dp1fw6qe2i 5 месяцев назад

    😂😂😂😂😂🎉puntland dawlad madax banaan miyaa

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 5 месяцев назад

    CIMRUU BALAN QAADEY SI KUWII CANSHUURTII ISLAANTA CAABAHA YAANYADA JIDKA FADHIDA LAGA QAADEY DASTUUR DAGUUS UGU ANSIXIYAAN ISMACIIL C GEELE SIIHAYA INTA MADZXWEYNE ÀAN KA AMAR QAADAN UU DALKA ILLAAHEY USOO DIRAAYO INSHA ALLAAH WAA LOOYEEREY 5000 GACAN QABSI LOO SIIYEY XASAN BEY RAACAYAAN HADUUSA ISAGA ISKA JOOGIN LAAKIIN KUWII AAD UGU DADAALAAYEY DANBIILAYAASHII CIMREY RABAAN CIMRIGA ALLAHA UGAAB SHEE

  • @shariifabukar7917
    @shariifabukar7917 5 месяцев назад

    War heedhe ninkaan
    Maskiinka wax dhaho
    Iska, aamus maamulkan
    Aad afka ku riix isleedahay
    Ceeb unbuu ku so jiidaya
    Moyee wax ow ka qaadi karo
    Majirto dowladnimada daka
    Horaa lo soconaya sxb he's daalin

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 5 месяцев назад

    Xasan dhulka hawiye ayuu rabaa inuu xukumo

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 5 месяцев назад

    Kkkkkkk sanbaloshe iyo jarjarka maxay Naceyb daarood kaga qaadayaan Ayaga umbaa Naceybka xanun an daawo laheyn kaqaadayo

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 5 месяцев назад

    Qoor qoorow is ilaali alshabaabkii xoo xasanaa kugu soo socda fadlan yaan lasoo dhawayn
    Qoorqoorow fashilka xasan sheekh yuukugu waji qarsan

  • @sahramohamud1694
    @sahramohamud1694 5 месяцев назад

    Sadaa ali ayaa hees i tirisay waxoo ah hatan ayaa tagantahay ' an ku taliya ee talinmaysa, an kala tashanay ka
    tashanay adigo ee tali walaa markan meesha ka sacto arrimahas

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 5 месяцев назад

    Sannaloolshe waa nin xannuun qabiil qabo. Waxaana hubaa haddii Daarood uu ka dhexbaxo Hawiye inuu sanboolshe bilaabiyo inuu Hawiye kala guro. Dadnimada iyo dowladnimadu waxay ku fiican tahay is dhex galka.

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 5 месяцев назад

    1991 kii dawlad soomaali oo dhami ku jirto aa lala dagaalamee xee tahay daarood aa laga guulaystay ar yaynaan been nafteena u sheegin saasi ma soconeysee

  • @xuseenmaxamed9788
    @xuseenmaxamed9788 5 месяцев назад

    Waxaa dagaalamay somaali iyo gaaladda aan muslinku ku badnaynb waxa dagaalka kala hogaminayey somaali oo keligeed ah oo maxamed siyaad hogamiayey iyiitobiya reerbariga gaaladda iyo reer galbeedka gaaladda oo uu hogaaminayo mingiste xayle maryam waxa xamar qabsadday xulufadii mingiste iyo hargeysa arda sababana waxaa qabsadday xulofodii siyaad barre halkas markey mareysey baa gaalo oohogaminayo ruush oiyo mareykanxididdada u sareen somalinimadii iyadoo la fuushan yahay ssdf iyo snm iyo usc weli waxaa la fuushan yahay snm iyo usc ssdf dabarkii istic maarka waa tuureen cidkana kuma kuma jirin jaraha istic maarka

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 5 месяцев назад

    Daarood&hawiye hadaad iska horkeento somali in eybaaba,do ayaad kashaqeyneysaa mafahmikartaan ?mise heerkaas magaarina…..

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 5 месяцев назад

    Kkkkk oo daarood isgaaba dawlada maxay uga baahan yihiin dawladan xamar kajirta kkkk in nalaka saaro anagaaba wenay oo rabnay caalmka oo dhan baanu laxidhiidhaynaa dhulkayagana waa wada khayraad cidna waxba ugama baahin aan illaahay ka ahayn kkkkk

  • @Jabrail_78
    @Jabrail_78 5 месяцев назад

    Madaxweyne Xasan Shiikh waa aqoon yahaaan hadalkas waa been sababto qofka marku aqoon yahay isago dadka la tashanayo ayu maskaxdiisa qeybta saliimka inu adeegsado wuxu la taliyaal ka dhigtay:- Fiqi, Al-cadaala, Sanbaloolshe, Professorka waalan Xasan Shiikh 😂 Dad wada fashil ah aya hogaanka u haayo ceel aad u dheer ayey ku rideen mana kaso saari karaan

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570 5 месяцев назад

    Benlow.qurunah.ayatahay.afkaga.kalexi.xafidulaha.hasan.hacunin.nacaladyahuu.aqs.uuuuuuufa