Dhaanto Cusub Shaal Muxiyadiin Shaahid Iyo Khadra HD 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 331

  • @hodanisaac4205
    @hodanisaac4205 Год назад +1

    Inaba cadi ma aha. Khadra iyo Shaahid. Rero dhanto ma ahi lkn 2 aya igu qasba inan dhageysto. From mogadishu Ku nool Sweden🥰🥰

  • @wadania932
    @wadania932 5 лет назад +22

    Woww dhiga ikacay... I love my people, somali galbeed. Dhaanto shidan tahay

  • @ugbaadinaadanbarre9412
    @ugbaadinaadanbarre9412 Год назад +4

    Jah dhiigaygiii kaplalaxnimo from mj🥰🙈

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc9016 5 лет назад +42

    love this, ogadenia you made history again.. walahay dagaal ogaden baa loo sameeyay... we love you Somalia says..

  • @MohaazAbdi-pd1lg
    @MohaazAbdi-pd1lg Год назад +1

    hadba shiidkiyo qabtiyo
    shalmad yaaa iiiga dhiga❤💯
    only gabadh ogadeen from marexan❤️😍💯.
    Gobta ogaadeen gabdhahooda jecliya❤️💕💯

  • @عبدباركمحمد
    @عبدباركمحمد 4 года назад +6

    Mashallaah somali qabil kaliya baan heysana Somalia hanoolatoo 💪💪🇸🇴🇸🇴

  • @RidwanBile-xj4ls
    @RidwanBile-xj4ls 4 месяца назад

    Maansha allaah khadra iyo muxuyidiin alloow idindaa walaalayaal macaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💝💝💝💝💝💝💝💝🌷🌷🌷🌷❤️❤️❤️❤️❤️waan jeclahay reerkayaga ogaadeeniya maansha allaah

  • @abdulaahimaxamed3164
    @abdulaahimaxamed3164 5 лет назад +36

    hore usocda reer tolkay ogadeen waa idinku fanaaa from warsangeli

  • @bakiinyusuf4802
    @bakiinyusuf4802 4 года назад +6

    Abwaanka dhaantadan salan halayga gaarsiiyo kooxda iyo waliba labada qof ooo qaadaya codkoodu waaa wax kle mnsha allaaaaah

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 года назад +41

    Qofki cagdher o iga danbeya like sar😁😂🔥👏

    • @nininani3289
      @nininani3289 3 года назад

      @Adam Jama lmaoo there is caghere here cause the video you watching is part of one it you understand? stop being disrespectful to ogs while you watching this dhanto you can be proud of your clan but don’t shut my people up when they just commented somthing that had nothing to do with you at all tf

    • @warcusub1515
      @warcusub1515 3 года назад +1

      Kkk ok

    • @canabbaaruudjaamac66
      @canabbaaruudjaamac66 3 года назад

      @@nininani3289 4et869

  • @geesiman6597
    @geesiman6597 2 месяца назад

    Shekada iyo shukaansigu hunoy❤
    Waa sheyjiree hunoy❤
    Isu sheegnee hunoy❤
    Shaashadiyi naxliga hunoy❤

  • @abdullahiomar544
    @abdullahiomar544 4 года назад +7

    Ogaaden wax kale waayo waa cid leh dhaqan uqaar ah

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 25 дней назад +1

    2024 Wali waan daawanaya dhaantadan KAMA daalo muxyadiin shaahid IYO khadra xirsi Waa laba aan kala dhicin Fanaaniin aan taageero Minnesota ayaan idinkasoo salaamayaa Wixii Iga dambeeya somali wayn Noolaada dadkaygii

  • @naimaahiya
    @naimaahiya 5 лет назад +85

    I love somali I'm from my mom oromia 💪

    • @hoomaymacalin2680
      @hoomaymacalin2680 5 лет назад +5

      Soomaaliya

    • @suldaanmohamed9589
      @suldaanmohamed9589 5 лет назад

      Thanks Naimaa hiya

    • @khayrdon2399
      @khayrdon2399 4 года назад +2

      🎋🎋🎋🎋🎋👄👄👄👄👄👄👄👄👌👌👌👌👌👌👌👌💔💔💔💋💋💋💋💋💋🌴🌴🌴🌴🎋🎋🎋👄👄👄👄🌷🌷🌷🍀🍀🍀🍀🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌲🌲🌲🌲🌿🌿🌿🌼🎋🎋🌴

    • @osmansomali9833
      @osmansomali9833 4 года назад +1

      Somalia ❤❤❤❤❤

    • @shifaabdi7756
      @shifaabdi7756 4 года назад +2

      Qurux badnaa luqada soomlaliga illaahayoy I fahansee

  • @laabtakasoco3723
    @laabtakasoco3723 4 года назад +11

    Kalmada huno markaan maqlo meelba lay dhufta wlhi 😍

  • @nanah7658
    @nanah7658 3 года назад +35

    My beautiful people urgh blessed to be Ogaden wlahi the most cultureed people 🥰❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Abdihusn97
    @Abdihusn97 5 лет назад +66

    We love you our somali brother and sister from Great oromia we have one ancestors❤️❤️❤️👌

  • @feyruzaabdalla636
    @feyruzaabdalla636 5 лет назад +55

    I love you somal sister adn brother
    me from oromo

    • @aadanecabdi4486
      @aadanecabdi4486 5 лет назад

      thank you our sister we love too oromo

    • @mr.hassan6699
      @mr.hassan6699 5 лет назад +1

      Feyruza Abdalla thanks you so much dear sisters and we love oromia too!

    • @guul4onlf
      @guul4onlf 4 года назад

      We love Oromia too A lot beautiful..Insha Allah one we will be free....# Free Oromia. # Free Ogadenia...# Free Our Hero Jawar...
      Struggle Never Stopped...Just New Faces...

    • @xamdidaaud5764
      @xamdidaaud5764 4 года назад

      @@mr.hassan6699 87

  • @aragsan123
    @aragsan123 5 лет назад +16

    Caadi maahan noolaada Muxuyadiin Shaahid iyo khadra best dhaanto 💕💕❤💕❤❤❤❤❤❤❤❤💗💗💗💓💓💓

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 3 года назад +14

    RESPECT... OGADENIA ORIGINAL SOMALI NATION ..LOVE YOU INA ADEER.. RAGEDA... MUXUYADIN IYO QADRA... CADI MAHA

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 4 года назад +17

    🇸🇴❤️🇸🇴 Ogaden Curadada Darood ismacil somali xalal ah

  • @snmtv1499
    @snmtv1499 5 лет назад +33

    Ogadeen shacabka reer dds hajiro somali asala waa dad aanu jecelnahay from burco

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 4 года назад +2

      Well come walal anaguba sas yanu idin jecelahay from DDS

    • @godeymedia1276
      @godeymedia1276 4 года назад

      saa iyo sikadaran baanu idiin jecelnahay huuno well come

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 4 года назад

      Snm Tv viva somaliweyn

    • @shukriinaali2536
      @shukriinaali2536 4 года назад

      ⁰0⁰⁰0

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 4 года назад

      Snm dalkii somaliyeed beey burburisay sxb

  • @wadania932
    @wadania932 4 года назад +10

    💚💙❤ Ogadenia

  • @ismacilyare4895
    @ismacilyare4895 5 лет назад +16

    Masha allah i love dhanto
    I from South Africa
    💙💙

  • @luulmusamohamed4015
    @luulmusamohamed4015 5 лет назад +4

    Masha Allah khadra iyo muxuyadiin caadi Mahan wallhy

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 5 лет назад +9

    Wwwww Shaqalada Wadnaha Yarkan igu sharaxan Go’a shalka uqabiyo shati ayaa iga dhiga wwww Cadii mahan I love my people I hope one day we had Somalia 🇸🇴 Great again my beautiful City Jigjiga! Shahid iyo khadra Waa Dad sare Ma sha Allah Plz so more kind of Dhanto ! Ninka Camera 🎥 haya indhihi ayu na xanujiyay Dad Qurux /Meel Qurux badan ayu dubaya hadana bal kalay sheeg Waxuu la boobodi!

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 5 лет назад +12

    Waa dhaanto aan inaba
    Caadi ahayn qoodhay iyo
    Xeraday Muxyadiin Shaahid iyo
    Khadra Maxamed (Khadra dhaanto)

    • @mohamednoor5098
      @mohamednoor5098 4 года назад

      Nin Banaan Degay ku ku zxb xagada qaali qaali qaali zxb xagada qaal fiican gggggggggg

    • @mohamednoor5098
      @mohamednoor5098 4 года назад

      Nin Banaan Degay asc xagada qaal

  • @rahmaapdirahman6844
    @rahmaapdirahman6844 5 лет назад +23

    Reer abtigay aduunka idiin ku jecli go for word 🙏🙏🙏🙏💋❤️

    • @umumohamed6044
      @umumohamed6044 5 лет назад +1

      Waan ku jeclanhy habo mcn anagana

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 4 года назад +2

      Habo macn lov❣💖💖💕👈

    • @cosobabdule4695
      @cosobabdule4695 4 года назад +1

      Anagabaa wan ku jeclhay haboo MCN I love you so much

    • @maalinhassan4436
      @maalinhassan4436 4 года назад

      Abti sidoo kale allaah haku sharfo hana ku dhoowro

    • @aadanecabdi4486
      @aadanecabdi4486 4 года назад

      Sidookale waan ku jecelnahay ina abti soo dhawoow Madaxaad noo saarantahay💟💟💟💟

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 лет назад +11

    Muxyadiin, waa Ninka ugu Cod macaan inta Dhaanteyso
    Waliba Halka uu kajabiyo, waa Sidii Asalka ahayd

  • @cumaribraahimcali6762
    @cumaribraahimcali6762 4 года назад +15

    Ogadenia allow dhowr

  • @fahmoahmed5515
    @fahmoahmed5515 5 лет назад +22

    Asal dhalad ❤️👌♥️💓❤️ ina ba caadi maaha Afkiina caano lagu qabay muxiyadiin iyo khadra

  • @qwertyswerty9157
    @qwertyswerty9157 4 года назад +20

    I want lyrics of this blease 😩 I listen to this a couple of times a day. No dhaanto bangs like this one.

  • @dareen-id7ec
    @dareen-id7ec 5 лет назад +5

    msha allh dhantadii iyo hidihii sorogaalcali
    inta uxiistay
    Like itaabo

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 5 лет назад +11

    Go'a shaatikee uu sitiyo
    Shaarka yeyga dhiga
    Khadra Dhaanto caadi maaha

  • @AbdullaahiMohamed-xe8ch
    @AbdullaahiMohamed-xe8ch Год назад

    Sheekadiyo shukaansigu waa shay jiree huunooy isu sheegnee ka dhawr huunooy shaashadiyo naxliga huunooy

  • @abdimudey5112
    @abdimudey5112 4 года назад +20

    Dadkii laga beeray xaruntii Daraawiish wn idin salaamay from Muqdidisho Asal Reer Marka Cadey wan idin taageera maadaama Daraawiish nagu taageertay dagaalkii Marka ka dhacay ee u dhaxeeyay Reer Marka &Talyaaniga

  • @fatuush1009
    @fatuush1009 4 года назад +7

    I like the ground and the way dress

  • @crahmanaxmedcrahmanaxmed4643
    @crahmanaxmedcrahmanaxmed4643 5 лет назад +10

    Hadba shiidkay qabtiyo shalmadya iga dhiga❤✋

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 4 года назад +10

    very beautiful and so sweet.i love it so much.

  • @kadirbashir3363
    @kadirbashir3363 4 года назад +32

    JIGJIGA my dhulkayga😍😍

    • @CadeMohamed-k9y
      @CadeMohamed-k9y 11 дней назад

      Ww❤❤😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉😂❤❤12wasqaasnxa1❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤😂😂😂😂🎉😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮

  • @iseeyouthepresidentofgreat7293
    @iseeyouthepresidentofgreat7293 5 лет назад +7

    Dhaantadu jiib iyo aksan bay ledahay marka qof an wadanka ogadenia ku dhalanin hadu isku dayo inu qado way ku adagtay siida uu jiibta iyo codka iskula keeno mark cadi mahan dhaantadan waa asal codka iyo jiibta

    • @abdirizackjr5714
      @abdirizackjr5714 4 года назад +2

      hhh hedhe dhantadu barasho ayey ubahantahay
      ummada somaliyed oodhan ayeyka dhaxeysaa
      anigan.ogadenia nolasheyda manantagin
      kuwan ciyaraya waxbadan ayaa kaqaldan
      marka barasho ayey ubahantahay moyee cidgooniya malahan

  • @umumohamed6044
    @umumohamed6044 5 лет назад

    Mashaa alllh dad aan jecelahy illhy cmc ha no so celiyo asaga wax ku noqonay

    • @guul4onlf
      @guul4onlf 4 года назад +1

      Maxaad ku fali gaal laayay hoyoyin iyo dhalinyaro muslim ah Asagoo qancinaya gaalada tigree

  • @mohaabdi918
    @mohaabdi918 5 лет назад +11

    Afkiina caano geel lagu qabay axyaa dhaanto iga dheh 😍

  • @stayblue759
    @stayblue759 4 года назад +1

    M.A saw kan kiYara KaLa BaXaY 👏👏👏👏👏👏👏.
    Mar BaN KuLa KuLmaY 🔥🔥War’dheer Doollo 🔥🔥

  • @mohamedshafi1424
    @mohamedshafi1424 5 лет назад +6

    Fanaanka ugu dagan uguna codka macaaan yaa igu raacsan

    • @SakariyeMaxamedcali-w6v
      @SakariyeMaxamedcali-w6v Месяц назад +1

      aniga kugu raacsan Walaahay waa nin dagan oo farxaan ah oo cod macaan intaba wuu isku darsaday

  • @AdamAli-tv6fl
    @AdamAli-tv6fl 3 года назад +2

    The best of my somali people!!!!!

  • @shaarawisuliman8346
    @shaarawisuliman8346 5 лет назад +3

    Avery nice song ..sudanese

  • @ahmedshanta2962
    @ahmedshanta2962 5 лет назад +37

    Waan salamayaaa dhamaan inta qoraaalkayga arki doonta
    Cawayska bulshada waxaan u sheegayaa inay xaga Videoga ka liitan waayo waxba lagama arko

    • @raxmajama1674
      @raxmajama1674 5 лет назад +1

      Maaha sida byo way shidn thy hka jiidhin

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 4 года назад +5

    i love it so much

  • @halimamahamuud1128
    @halimamahamuud1128 4 года назад +3

    👍👍👍👍 caadi mahan

  • @rodosaid1918
    @rodosaid1918 5 лет назад +5

    Allh idin xifdiyo my dhiga abtiyashy tolahi idinku dhartaye💋❤️💓💙💕

  • @saidabdille2414
    @saidabdille2414 5 лет назад +5

    Shibiska,waa dhantoo macaan

  • @kaderabdi809
    @kaderabdi809 2 года назад +3

    Huunooy🇬🇲❤❤

  • @أمعمارالسلفيةالأثرية-ض2ن

    Waaan idin salaamay

  • @riihanaatube5993
    @riihanaatube5993 5 лет назад +9

    Best music subc

  • @haniguled5629
    @haniguled5629 5 лет назад +16

    Eesh calaa dhanto 💫🔥🔥🔥❤️❤️ ogadenia hanolato 💋💋

  • @abdirisaqproduction9424
    @abdirisaqproduction9424 5 лет назад +3

    nice dhaanto waa kuhystaaa

  • @caatoyare7917
    @caatoyare7917 4 года назад +1

    2006 igu danbaysay jigjiga
    Gabadh Machallah ah ba kajeclaaday
    From laaska caanaha idinka so salamaya

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 3 года назад +3

    You are so wonderfull love it!!!

  • @hananmohamed1275
    @hananmohamed1275 4 года назад +6

    Dhantada waan ka hela ❤🥰

  • @wiilqaranofficial6620
    @wiilqaranofficial6620 5 лет назад +5

    Mansha allaah

  • @akhabiiraden6991
    @akhabiiraden6991 5 лет назад +5

    best dhaanto

  • @asadaden
    @asadaden 5 лет назад +4

    Fanaaninta LIYUU BAND waa HALYEEYO QARAN

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 4 года назад +5

    very beautiful dance

  • @aahmed1540
    @aahmed1540 5 лет назад +8

    Dhulkii aan jeclaa

  • @aahmed1540
    @aahmed1540 5 лет назад +10

    Wwwwwww.wllo hunoy

  • @mohablakcdaahir3889
    @mohablakcdaahir3889 4 года назад

    Wlaahi. Aniga. Waan kahelaaa dhaantada.

  • @abdimalickabka6300
    @abdimalickabka6300 5 лет назад +17

    Amazing. press like if you enjoyed

  • @abdilahihassanali9320
    @abdilahihassanali9320 4 года назад +1

    Very good dhaanto

  • @fardowsaabdi9127
    @fardowsaabdi9127 5 лет назад +7

    My dhiigaygii dhanto mxaan uxiisay

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 3 года назад +1

    ❤reer Jigjiga

  • @zamzambadal8849
    @zamzambadal8849 5 лет назад +5

    Wow beautiful dhanto wan uxishay my dadakaygi horay usoc da lkn waxan idinka rabana amanti calanka onolof

    • @CadeMohamed-k9y
      @CadeMohamed-k9y 20 дней назад

      ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂3😂😂😂🎉🎉🎉❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉😢😢😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @axmedcir7620
    @axmedcir7620 4 года назад +1

    ماشاء الله والله انا تخيل على نفسك

  • @maslahahmed7766
    @maslahahmed7766 3 года назад +4

    I love somali I am half-caste of somali nd bajun

  • @Hamzadahir-pf4hl
    @Hamzadahir-pf4hl 20 дней назад

    Ogaadeen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲👍👍👍👍🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🔥🔥🔥

  • @asiyanw3841
    @asiyanw3841 3 года назад +1

    Qof ayan ku qaadi raba

  • @axmedbaregoob757
    @axmedbaregoob757 5 лет назад +3

    sxb dhalanrogin dhaqanka iyo dhantada

  • @geesigaabsame5238
    @geesigaabsame5238 5 лет назад +2

    Nice dhaaanto $$$$$$$$

  • @amaadin12
    @amaadin12 5 лет назад +2

    macaan badanaa dhaantadu

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 5 лет назад +5

    Wooow eesh cala dhaanto ♥️♥️🙏

    • @CadeMohamed-k9y
      @CadeMohamed-k9y 10 дней назад

      ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂🎉🎉🎉😢zz😢😢😢😢😢x😢😢😢😢z😢😢ss❤❤❤aa❤a❤s❤❤😂😂😂🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😮😮😮😮s😮s😮😮😅😮fghttrrewwwqqw❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😮😮😮c😮c😮😮😮😮😮😮😮😮😮😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉

  • @halachiiliye4020
    @halachiiliye4020 4 года назад

    Khadra dhaanto waan u daayay
    Dhanka gabdhaha

  • @deeqkoosar4558
    @deeqkoosar4558 5 лет назад +5

    Ax yaa dhaanto 🌎🌹

  • @saynabaden8604
    @saynabaden8604 4 года назад +4

    Inshallah

  • @BASHIIRGARAASE
    @BASHIIRGARAASE 5 лет назад +2

    Masha allh fanan sare

  • @danielecarlas8237
    @danielecarlas8237 5 лет назад +4

    Maxaytahay quality gan walaaal

  • @moos6419
    @moos6419 3 года назад +1

    Ogadenia hanolato

  • @fowziaabdi4271
    @fowziaabdi4271 4 года назад +14

    Ogaden 😍❤️❤️

  • @ismo_official
    @ismo_official 5 лет назад +13

    Labadan si gaaraa u jecelahay

  • @bishaarodheemanoficial
    @bishaarodheemanoficial 5 лет назад +5

    Mnsha...allh

  • @rahmaabdurehman9723
    @rahmaabdurehman9723 4 года назад +3

    masha Allaha

  • @gedymohamed9391
    @gedymohamed9391 5 лет назад +16

    Ogaden♡♡

  • @shilaabotv2609
    @shilaabotv2609 5 лет назад +7

    Hhhhhhhhhhhhhh
    War khadra ka daaya waxay ku fiicned heesaha guubaabada ciidanka iyo direeska ee ka daaya is jajabin kuma soobixiso ee

  • @abdinuur.mohamedibrahim164
    @abdinuur.mohamedibrahim164 4 года назад +5

    Hadba shiidka ay qabtiyo shalmad yaa iga dhiga wwww

  • @maxamadcali5789
    @maxamadcali5789 3 года назад +1

    Dhantada ma amarbaa waa maxa war hooy
    Cajiib dumarka meelkasta oo ey joogaan iney taliyaan ayey jecelyihiin

  • @abdirahmanabdi6095
    @abdirahmanabdi6095 5 лет назад +2

    Shankaroney yartaay adan shiishka kuguhyaa woow dhanto shidn dheh👌🏼

  • @fahadxaaji4795
    @fahadxaaji4795 4 года назад +1

    dhaanto iyo badh

  • @abdizedeek4897
    @abdizedeek4897 3 года назад

    Ogaden is only Somali tribe that preserve Somali culture

  • @ashishirabi5390
    @ashishirabi5390 5 лет назад +3

    Liyu ! Liyu! Liyu !

  • @deeqoyuusuf5228
    @deeqoyuusuf5228 4 года назад +1

    Ax ax dhanto mcn

  • @xuseenmaxamed2478
    @xuseenmaxamed2478 4 года назад +1

    I love you mhuyadin