FARXAD: Ciidanka Xoogga oo Dagaal ugu Hanjabay Ethiopia, Somalia oo Heshay Diyaarado & Gaadiid Dagal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 июн 2024
  • #HageMedia Waxuu diyaar u yahay in uu idin soo Gudbiyo Warar Xaqiiqo ah oo Soomaalida iyo guud ahaan Caalamka ku saabsan, si aad ula socoto Wararkaasi Fadlan Subscribe dheh oo nagu soo biir adigoo Mahadsan.
    #WararkaMaanta #WararkaSoomaaliya #WararkaCaalamka #Soomaaliya #Somalia

Комментарии • 136

  • @user-sw4qk8jb7c
    @user-sw4qk8jb7c 13 дней назад +24

    Illahay ha na gaasiiyo Soomaaliya oo ka geeska jees Calanka buluuga ah ka wada babanaya Allahumaa aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦾🦾🦾

    • @GaariAli
      @GaariAli 12 дней назад

      🇸🇴🫡❤

    • @user-oo3wc5fq9j
      @user-oo3wc5fq9j 7 дней назад

      Aàmiin aamiin

    • @kahaomar1829
      @kahaomar1829 6 дней назад

      Ameen amiin illahayow amin àmin amin àmin amin àmin amin amin àmin àmin amin amin àmin àmin amin amin àmin àmin amin amin àmin àmin amin amin àmin àmin amin

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 13 дней назад +13

    Ax ax ax Rajada Soomaalida Waa maasha Allah Noolaada ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedali8509
    @ahmedali8509 13 дней назад +9

    Masha Allah Guul iyo Gobonimo Xowga Dalka itiobia Ha Dhacdo

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 13 дней назад +13

    Gul iyo Gobonimo cidankena sharafta leh ilahay gacanta sareyso haidinkadigo degta ku dufta cadowga iyo cadow la jiraha guleysta jebki ad cidanki Ethiopia shaley Somalia difaceda nina ha udabafarisanina ❤guleysta Cidanka Xoga Somalia 🇸🇴 ❤

  • @nadiaAhmed-be8iy
    @nadiaAhmed-be8iy 13 дней назад +10

    MashalaAh MashalaAh Somaliya guul guul guul inshalaAh ❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏☝️

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 13 дней назад +4

    Guul iyo Gobino Ciidankena sharafta leh Somalia 🇸🇴 ha guuleysato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 13 дней назад +5

    Somaliya guul guulayso insha allah amiin anaguna hadanu shacaka somaliland nahay wan idin garab taganahay ❤❤❤❤❤

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 13 дней назад +3

    Ma sha allah ciidanka xooga Soomaaliyeed guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedMohamed-wm5zk
    @AhmedMohamed-wm5zk 12 дней назад +1

    I am a Kenyan Somali,we love Somalia 🇸🇴,it is unfortunate that we have been divided by our enemies(colonialist),i feel pain my Somali brothers still struggling.
    Somalia will comeback.

  • @AminoAbdullahi1
    @AminoAbdullahi1 13 дней назад +13

    SOMALIYEEY MIDNIMODA
    MIDNIMADA TOGETHER WE ARE STRONGER WHEN WE ARE UNITED
    TOGETHER WE WILL NEVER BE DEFEATED BY ETHIOPIA
    TOGETHER WE ARE MORE POWERFUL WHEN WE ARE UNITED
    TOGETHER WE WILL NEVER BE DIVIDED WHEN IT COMES TO OUR COUNTRY ❤❤❤❤❤

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 13 дней назад +7

    Sheekhoow mushaarka iyo cuntada ciidanka ka hadal

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 13 дней назад +8

    Dalka daacadnimuu u baahan yahay. Itoobiya iyo cid kale nama hawaysateen haddaan is raacno. Alloow Soomaali midee. Aamiin

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 10 дней назад +2

    Mashalla fariiid fariiid dhalay Noolow saxiibow Thanks alot sida weeye dadaw EE Toosa 😊😊😊❤❤❤

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 13 дней назад +7

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah oo bad iyo beriba xaraashey hadana Qabuurihii ka baxsan Wayeen iyo kuba cawaan ah oo Qabyaalad Ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa hadii Qoon la halagayo Madax xun buu Allah ku Salidaa Waana tan Maantey Somaliya heysata oo uu xassan dhiiqo oo Moryaan ah Madaxweyne ugu yahey

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 12 дней назад +2

    Maashaa allaah itoobiya weey siran tahay waxaana umaleeynaa ineey gacanta soomaaliyeed soo geli doonto

  • @user-es6bw6gd8b
    @user-es6bw6gd8b 11 дней назад +2

    Somalia.guul

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 13 дней назад +3

    Waa ciidanka aduunka u geesisan oo u sharf badan laakiin madaxwayne ma leh

  • @IfrahUsman-uq4tv
    @IfrahUsman-uq4tv 13 дней назад +2

    Guul Ciidanka soomaaliya

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 13 дней назад +3

    Ilaahay madaxweyne Farmaajo hano soo celiyo ciidanka isaga dhisay oo daacad aha

  • @88waaye
    @88waaye 13 дней назад +2

    Somali guuleyta❤❤❤❤

  • @anasyassin7181
    @anasyassin7181 13 дней назад +3

    Guul somali from jabuuti

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 12 дней назад +2

    Maashaa allaah janankaanu waa wadani dadaalayee halla garab istaago

  • @saidosmahaji442
    @saidosmahaji442 11 дней назад +2

    Good luck with arms somalia

  • @badridaahir8103
    @badridaahir8103 13 дней назад +2

    Guul SNA Somali national Army Guul Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.

  • @AhmadnuurAbdullahi-yk9sf
    @AhmadnuurAbdullahi-yk9sf 13 дней назад +3

    man shaa alah guul iyo gobanimo

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 12 дней назад +2

    ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤ Allow Somali mideey

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 13 дней назад +7

    🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @mikaeletsegai5099
    @mikaeletsegai5099 12 дней назад +2

    Great Somalia must come back and to gather

  • @ashkirohassan9859
    @ashkirohassan9859 13 дней назад +3

    Walaahi ninkaan waa i faraxad galshay injireyda aan iska dhicino

  • @Sulub22
    @Sulub22 13 дней назад +6

    Yes yes itoobiya waa cadoowo ka somaliyeed iska dhiciya itoobiya

  • @habibaabdi6619
    @habibaabdi6619 13 дней назад +4

    sax weye

  • @mikaeletsegai5099
    @mikaeletsegai5099 12 дней назад +3

    Syad bare kids👍

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz 13 дней назад +3

    Inshalaahu

  • @dr.abdiulusso918
    @dr.abdiulusso918 12 дней назад +2

    Guuleysta🎉❤❤❤

  • @XusencabdiDahir
    @XusencabdiDahir 13 дней назад +3

    Gabagii abwaan dholarar

  • @hawoali120
    @hawoali120 13 дней назад +1

    Mashaa Allah Somali mideysan allow natus aamiin aamiin yaarabi

  • @essaalibarre4111
    @essaalibarre4111 13 дней назад +1

    Ja naraal xaaji cumar
    Salaan diiran ayaan hawada
    Kuusoomarineeynaa
    Anagoo ah jaaliyada soomaaliyeed ee magaalada
    Göteborg gaar ahaan hisingen
    Biskopisgooden
    Qudbadaadii waa nafarxadgelisey
    Waxaan kuurijeeyneeynaa
    Guul iyo gobanimo
    Adiga iyo ciidanka qarankaba

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 13 дней назад +1

    Guul xooga Dalka Somaliyeed!!

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 13 дней назад +2

    Xasan Yaa ka ilaalinaya wiilashu Waa diyaare

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 13 дней назад +3

    QABILKANA❤❤❤❤❤

  • @hassanabdimohamedabdi9735
    @hassanabdimohamedabdi9735 8 дней назад

    Ninkan o kale waa asxabtayda... We must go let's move forward together..

  • @hajishige6963
    @hajishige6963 13 дней назад +2

    ❤❤

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 11 дней назад +1

    Soomaaliya adoon bay ku ficantahay waayo iyagi baa ismariyay uuf waa nacay soomaaliyaa

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 13 дней назад +1

    Qabiilkaan Nalagu Saladay Yaa Qalbigeena Ka Saaraaya. 😢

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 13 дней назад +2

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ soomalilnd ciidan shiisheye Ma joogo ee ciidanka qaranka Ethiopia 🇪🇹 iska celiya soomalilnd Ha u xininyo waynanine soomalilnd ciidan bay leedahay way iska kiin celinaysa

  • @GaariAli
    @GaariAli 12 дней назад +2

    😢

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 13 дней назад +1

    May may wadal maymay

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 13 дней назад +2

    Tuugo cambuulada ciidamada xadaysa ayaa rabta in ay wax iska difaacaan

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 13 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 13 дней назад +6

    Ilaahay soomalia Hacaawiyo Aamiin

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 6 дней назад

    Illahay wu na siiyey rag geesiyaala ee mamulka naga jilicsan

  • @Mideye157
    @Mideye157 13 дней назад +2

    Dawlad xumada allow naga saar. Cid naga adkaan karta ma jirto hadaan is raacno

  • @XaawoCali-k2e
    @XaawoCali-k2e 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 13 дней назад +3

    Somalia halaga difaaco cadaga shabaab markaa ma jiray so cid kudhacada inay soo gasho amarla aan

    • @user-lo7mv4ki1c
      @user-lo7mv4ki1c 13 дней назад

      Waad riyoonaysaa ugaasow 😅😅😅 shabaab Cadow geena ma ahan waxan xun ee khawaarijta kuhaaya miyaad run Mooday lol 😆 😂 🤣 😄 war isdaba qabo

  • @munasalah2289
    @munasalah2289 13 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 13 дней назад +2

    Qabuuraha iska daaya
    Marks hore

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan5960 13 дней назад

    Ader somaliyada is cuntay oo qabyaalad bartay reeraha

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 9 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sakariyemohamed2438
    @sakariyemohamed2438 13 дней назад +1

    Orda amison ta idn dhante

  • @BiisharxasaniIbrahim
    @BiisharxasaniIbrahim 9 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @a.hakimwarsame5954
    @a.hakimwarsame5954 9 дней назад

    Hush hooyo u sheeg

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u 13 дней назад +2

    Guul. Iyo. Gobanimo. Itoobiya. War. Ma maqsho. Xabad. Baa. Maqashaa. Anaga. Itoobiya. Anagoo. Hubkeena. Wadano. Ayaa. Waxaa. Ka. Gali. Jirney. Bakool. Goriyaale. Dhuureey. Baareey. Itoobiya. Halkaasi. Ayaa. Ka. Gali. Jirney. Toga. Ayaa. Dhex mari. Jirney. Qofkaan. Rabno. Na. Waa. Soo. Qabsan. Jirney. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Joogo. Canada. Xoog. Iyo. Hiilaba. Diyaar. Baa. U nahay. Ciidamadeena. Somaliya. Guuleeysta.

  • @bashenuur
    @bashenuur 12 дней назад

    Ethiopia waa aabaha xaqa ku leh Somalia ee xushmeeya

  • @AbdirahmanHassanAli-ry4jx
    @AbdirahmanHassanAli-ry4jx 12 дней назад

    Walhÿ waa run somalyey walbana ango dhalin yarah an difcno fhulkena

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 9 дней назад

    AMISOM AMISOM AMISOM

  • @voiceofdaawa4266
    @voiceofdaawa4266 13 дней назад

    Guuul somalia

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 13 дней назад

    Shinbiroyohow heesa

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 13 дней назад

    Waa hadli karaa lkn sidii run looga dhigi lahaa ayaa la rabaa😂😂😂😂

  • @AyaanJaamac-jj5jy
    @AyaanJaamac-jj5jy 12 дней назад

    Gùul
    ❤❤❤❤😅😅😅😅😅

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 13 дней назад

    wllhi Ethiopia 🇪🇹 Hada dagaal la gashan soomalilnd 💚🤍❤️ idin caawin Mayso

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 11 дней назад

    Hadii aynaan midoobin woqooyi ilaa koonfur waxba iskama celin karno walahi from berbera

  • @user-dk7mv6uf6q
    @user-dk7mv6uf6q 13 дней назад

    Asc Taliye wa sax hadalkas anigo ah ree Kenya Halka shikti wa wngsn oojiiraaa waxaad garsissa madax weynaha somalia iyo bushada somaliyed dhamaan

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 13 дней назад

    We somaliland, we support Ethiopia

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 13 дней назад

    😂😂😂😂😂 xayawaan

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 13 дней назад

    waxaa muhiim ah in Jaajuusyada Deni, Bixi, Laftagareen Dhaqso gacan bir ah lagusoo qabto

  • @user-rb4ng3yw5c
    @user-rb4ng3yw5c 13 дней назад

    Ciidamada Google alka haguuleeystaan

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 13 дней назад

    Odayaashina qabyaalada kushaqaysta ayadalku kadagilayahay dhalinyaradu maxaykaqabankartaah odayaal shisheeye iyo calooshoda ushaqaystayaala dadshisheeya ushaqaynayah maxalagaqabankara?
    Maalinkasta madaxbaahan ayaguryodhisanaysa maxalaqabankara?
    Adeerow ilahay halagacabsado maalinti qabyaalada iyo calool ushaqaystanimada ladaayo ayawaxhagaagayan

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 13 дней назад +1

    Hadeyba ku maaamulaan irid kasta kaa fadhiyaane maad riyoneysaan

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 9 дней назад

    Faanbadanaa😂😂😂😂😂😂

  • @ibrahimmohamed9255
    @ibrahimmohamed9255 13 дней назад +1

    Waqtigi Farmajoo markey jeneralada iyo sarakiisha eey saan uhadli jireen waa amiini jirnay lkn hada oo Xassan xaraash uu dalka uu madaxweyne ka yahy waxan dhan pranki aya u aragna😢😢

  • @husseinmohammed9165
    @husseinmohammed9165 13 дней назад

    Wadan kudheelen duqow doolar qaate eh da yar hada maxaa uqabankaran

  • @ahmedyasiin5755
    @ahmedyasiin5755 13 дней назад

    Way riyoonayaan

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 13 дней назад

    Hanoolaato

  • @AbwaanDaadihiye
    @AbwaanDaadihiye 12 дней назад

    Xasan dhidar iyo haweenkisa meelgeya. Markaasaa . Meel loodhaqaajindoonayee

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 13 дней назад +1

    Hadeey hurdo ka soo kaceen.

  • @bashenuur
    @bashenuur 12 дней назад

    Iska celi alshabab

  • @Ahmednourmohamed737
    @Ahmednourmohamed737 13 дней назад

    adeer kaad leedihiin itoobiya ka ceshada anaga somaliland ayaa nala dhahaa anagaana siinay waxba laydinka waydiin maayo

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4x 13 дней назад

    ISKA CELSHA, WAAN ISKA DHICIN JIRNAY WALIGEEN

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 13 дней назад +1

    Wear been haysku sheeting. Horta somalidina talyaani midooba oo dawlad gaara samaysta

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 13 дней назад

    Aryaa ethiopia haso hadlaqadina

  • @user-mn5fl5fh1y
    @user-mn5fl5fh1y 13 дней назад

    T

  • @faaraxowcilmi4112
    @faaraxowcilmi4112 13 дней назад

    Tuuugotuugotuuugoidinkaa.itoobiya.kadaran

  • @yusufdjama9759
    @yusufdjama9759 13 дней назад +1

    Madaxweyne tuuga horta wax kaqabta

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 13 дней назад

    CIIDAMADA SOMAALIYA OO ADDIS ABABA QABSADAY INAAD CINWAANKA SIDAAS UGU QORTO AYAA KUU FIICNEYD. LAAKIIN DOQON AAN TAARIKHDA DALKIISA AQOON AYAAD NOQOTAY.

  • @AbwaanDaadihiye
    @AbwaanDaadihiye 12 дней назад

    Madaweyne sida ayga loo adeegsanayo markuu dalka dhaafo

  • @user-gn8gb6zw4j
    @user-gn8gb6zw4j 13 дней назад

    Kan soomaliland kuhadaaqayoow cid idiin baahan majirto waxad tihiina malahan qabyaalad ayaa idinka buuxda .dalka dowlad ayuu leeyahay taako kamidana xabasho injireey maqaadan karto

  • @flackflick689
    @flackflick689 13 дней назад +1

    Hadii ay somalia dagaal la gasho itoobiya somaliland kuma caawinayso dagaalka

  • @user-ds9zt2nb9o
    @user-ds9zt2nb9o 13 дней назад

    Siilki hooyda aya talye iyo ciidan utihiidiin hooyda siilkee ka sheeke khaniis khaniis dhaly

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 13 дней назад +1

    Futo Somaliland has sheegan somaliland iyo Ethiopia waa jaar

  • @najmamohamed6960
    @najmamohamed6960 13 дней назад

    Dalku sheelhow waa federalee warka badan jooji, dictatorka shaqada kuu dhiibtay isaga ka hadal meel kale ha isku xoqxoqinee, dastuurkii lagu heshiiyay xagee ku danbeeyay