DUMAR 3 NOOCA AYAAN KENYA 🇰🇪 KU SOO ARKEY 2 QAYBOOD NOLOSHA WAY KU GUULEYSTEEN 1 QEYBNA IYAGA IYO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 264

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 5 месяцев назад +5

    Waa astaanta umada nabi Muxumed in wanaaga la is faro xumahana la iska reebo. Thank you!

  • @user-mz6ct1mm1p
    @user-mz6ct1mm1p 5 месяцев назад +10

    Run baad ka hadashay waa tusaale talo bulsho oo fiican.raggii debadana wax baad u sheegtay fiican maasha allaah.hablow taladaa dhegaysta oo taladaa raaca

  • @fahima6186
    @fahima6186 5 месяцев назад +6

    Masha Allah waan soo arkay Wallahi aad beey ushaqeeyaan gabdhuhu Allaha lagarabgalo aamiin

  • @SSS78781
    @SSS78781 5 месяцев назад +11

    MAMA ALLAHA KU BARAKEYO RUNTA AYAAD KA HADASHAY...DUMARKA KU NOOL NOOLASHA QAYAALIGA AH EE GURIGA AAN WAXBA KA QABANEYN OO GURYAHOODA NAAGO MADOW AH OOGA SHAQEYO ..SUBXANALLAH WAXAN ARKAY NAIROBI DUMAR LA SOO GUURSADAY OO GURIGA AAN WAXBA KA QABANEYN OO NAAGO MADOW GURYAHA OOGA SHAQEYO...WALAHI WA NOOLOL YAQYAQSI AH...SUBXANALLAH

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 5 месяцев назад +13

    Xijaabkiibay cee beeyeen ilahay hasoo hadeeyo.
    Ayadaro waynaa caruurtooduna sidaasay noqonayaan waliba gabdhaha yaa saater. Ilaahaw na xafid.

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 5 месяцев назад +16

    Canabeey arinta aad baa loogu baahnaa in lagahadlo waana wacyi galin ay u baahan yihiin gabdha yaryar ee soo kacaya thank you

  • @user-js6do7zf3x
    @user-js6do7zf3x 5 месяцев назад +7

    Masha Allah waad waanisay gabdhaha somakiyeed haday wax ku qaadanayaan Allah ajar ha kaa siiyo

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 5 месяцев назад +11

    Masha allah Edo fariid wa uxiisnay dhiiragelintaadi

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 5 месяцев назад +14

    Asc mama soomali woow thank you good story ❤️❤️❤️

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t 5 месяцев назад +8

    Waa talo! Walee waa yaab, Somaalidii in badan baa dhaqan guurtay!

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 5 месяцев назад

    MashaAllah. Barnaamishkan waaloobaahanyahay sidiii jiil wngsn ee Somali uspobixilahaa oo EAC kashaqaysta gabacsigaas iyo waxbarasha iyo guurka tarankq qoomiyada somaliyeed . Walaal aruntan wad oo ragana kuwooda dib jirka ah ee wax varasho shaqo iyo ganacsi mid na aanlagu hayn dhiiri geli. Thank you Mama Africa union

  • @mrhaaf2452
    @mrhaaf2452 5 месяцев назад +3

    Masha alaah.......war heedhe mamdan gabadh madhashay?
    Ninkay sodhoh unoqoto jannuu galay!!
    Masha alaah, walaahay waad waanisay dumarka somalida .

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 5 месяцев назад +11

    Group 1 ✅
    Group 2 ✅
    Group 3 😞

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 5 месяцев назад +1

    Subxanallah Allah hasohanuniyo gabdahas Ohatoso ineyxogodamalan kuwa wanagsane Allah hausiyadiyo adigane wanadaajir iyo xasanad Allah hakasiyo mamo jazakallahu qeer

  • @friendosfreightlinesllc7140
    @friendosfreightlinesllc7140 5 месяцев назад +2

    Mashaa Allah
    Video yada noccaan ayaa loo baahantagay
    Mama wad mahadsantahay
    Allah ku abaal mariyo

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 5 месяцев назад +7

    Hooyadu waa macalima ama muraayad la isku eego .
    Reer ba ow yaa kuleh 😮😮😊

  • @SSS78781
    @SSS78781 5 месяцев назад +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤WALAL WAJEER IYO MANDERA AYEY U BADANYIHIIN DUMARKA SHAQEYSTA....

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 5 месяцев назад

      Maxa mandhere iyo wajeer maxa ku koobay

  • @user-bx8bd5tl6e
    @user-bx8bd5tl6e 3 месяца назад

    MashaAllah Runbathanaa samir bamel lagugaraa gabdhahena xaqa Allah hatuso

  • @hanihani8612
    @hanihani8612 5 месяцев назад +2

    Manshallaha hadalkaan waa very informative and educational. Thank you walashiis in aad macalin noo noqtay.

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  5 месяцев назад +1

      Mahadsanid habo

    • @hanihani8612
      @hanihani8612 5 месяцев назад +1

      @@mamasoomaali also guriga aa dhisayso waan kaa baranaynaa in anakana saas u dhisano, wax badan baa laga baranayaa. Shukhran.

    • @aliabdi5363
      @aliabdi5363 5 месяцев назад

      Mama Qimo badan walah
      EDo
      Gawadatha igu Dar ano wan Ku duceyni

    • @InnocentOrcas-lp8tg
      @InnocentOrcas-lp8tg 4 месяца назад

      ​@@mamasoomaaliallaha ku barakeyo waa hoyoyinkeni asalka ahaa mama waan Dabar go.enay hadan nalaga gaarin dumarkena see ku socdan dal awalban weyney hadana waa dumarki

  • @shamsafarah2174
    @shamsafarah2174 5 месяцев назад +5

    Inabta hoyadeed hadhuudhka tunta iyana hadiskey bartaa somali ku mahmahday

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 5 месяцев назад +4

    Shaxaad waa baryo la qaraayo bay tiro hooyo ciyaalkeeda ka waaninaysey,allaw u naxariiso.

    • @user-tt4sp3eq1l
      @user-tt4sp3eq1l 5 месяцев назад +1

      Shaxaad wa baryo la qarinayo miya tiri wll

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 5 месяцев назад

      @@user-tt4sp3eq1l Haa qof oranayo asxaabtaan soo shaxaadaya ,waa tuugsi carabtaa shaxaad dhahaan ma ogtahy

  • @nimoomar909
    @nimoomar909 4 месяца назад

    Masha Allah kheyr rabi ha ku siyo sida nola wadagtay war bixintan asxabta mama somali i soo follow garaya mahadsanidin

  • @ibrahimosman3335
    @ibrahimosman3335 5 месяцев назад +3

    Masha Allah you are 100% right

  • @yasinsalah6538
    @yasinsalah6538 5 месяцев назад +1

    Jazakal allah khiare mama masha allah cimrigaaga ilahay haku barakeeyo haweekana ilahay hano asturo amiin

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 5 месяцев назад +2

    MashaAllah Tabaraka. Meel qurux badan. Adina waa qurux badan tahey.

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 5 месяцев назад +3

    Bismilaah raxmaani raxiim dumarka noocaas ah waxay dhuminayaan magaca dumarka waa in laga caravan dumarka noocaas ah

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  5 месяцев назад

      Waa xaqiiqada allah hanuuniyo

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 5 месяцев назад +3

    Subxaanallah xitaa cudur ay halis ugu jiraa, ilmahaasna saasay noqonayaan, the result of the war 😢, ilaahow xafid caruurta soomaaliyeed

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 5 месяцев назад +2

    Allaah run ayaad kashegtay mid ayan garanayaa 4 wiil oo kama aabe nairobi degan mana shaqeyso sifiican ayad u ogatay

  • @SSS78781
    @SSS78781 5 месяцев назад +2

    WALAHI MAAMO MASKAX LEH AYAAD TAHAY MANSHA ALLAH

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 5 месяцев назад +6

    Eedo macaan si fiican baad U hadashay ❤❤❤❤❤ ilaahaw nagu anfac

  • @lulmohamed8217
    @lulmohamed8217 5 месяцев назад +1

    Asc walaal wakuubahanahay waxaan rabnay beerta iibka ah waxaan jooga uk meet aan kaal sooxariiro ayaan Rabay

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 5 месяцев назад +3

    Ala habo Naago moryaan ah baad aragtay ileen😢😢😢😢

  • @safiyamohammed357
    @safiyamohammed357 5 месяцев назад +1

    Mashaallh

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 4 месяца назад

    Acuudu billahi Allaha soohadeeyo Gabdha noocaas ah😢waadhib ilaahoow na astur

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 5 месяцев назад +1

    Mansha allah illahay haku barakeeyo ina adeer guuleyso ❤

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 5 месяцев назад +1

    Culumada Soo.aliyeed waa in lagu daraa gabadhaan. Wax badsn ayay ogtahay oo ay sheegi lahayd

  • @naimahalsomali4895
    @naimahalsomali4895 5 месяцев назад

    ماما صومالي اهلين وسعلا كل عام وانتم بخير بمناسبة شهر رمضان المبارك اعاده الله علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات وكل عام وانتم بخير 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽📿📿📿📿🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦

  • @samraali4860
    @samraali4860 5 месяцев назад +1

    Masha Allah mama somali we miss u❤❤❤❤❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 5 месяцев назад +8

    Dumar shaxaad kunool ah kenya wayka buuxaan.

  • @mohammedabdihassan6211
    @mohammedabdihassan6211 5 месяцев назад

    Maa shaa ALLAH.
    ALLAH garashada ha kuu barakeeyo. Aamiin

  • @user-bx8bd5tl6e
    @user-bx8bd5tl6e 5 месяцев назад +1

    Mumtaz MashaAllah Tabarakalah

  • @Mohamed-ho4sc
    @Mohamed-ho4sc 5 месяцев назад +2

    Maamo somali waano fiican weeye

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 5 месяцев назад +2

    Dhammaan gabdhaha Soomaaliyeed Allaha barakeeyo oo Allaha asturo. Dawlad xoog leh oo wadanka dhista oo dhallinyarada shaqo u abuurta Allaha inna siiyo.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 5 месяцев назад

    SOOMAALIDU WAA DAMIIR LAAWAYAAL AAN WADANIYAD LAHEEN RAG IYO DUMARBA WAA ISMA DHAANTO DHINACA WADANIYADA

  • @AhmedAli-nr2tz
    @AhmedAli-nr2tz 5 месяцев назад +1

    All rabadaan kariim sadexdaa nooc ku jirtaa cadawga Somalia waa utopia iyo Kenya Natasha wll

    • @ChumanaSusi
      @ChumanaSusi 5 месяцев назад

      Why? Please explain why Kenya

  • @ceelguduudceelguduud1961
    @ceelguduudceelguduud1961 4 месяца назад

    Kooxda saddexaad waa kuwa quruxda badan ee aaminsan inay aad u qurux badan yihiin oo aanay farta qaadin🤣🤣🤣

  • @rashiidhussein9793
    @rashiidhussein9793 5 месяцев назад

    Maasha alah maamo ilaahy hakaa abaal mariyo dhiirigalintaada.

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤ masha allah Mamo👏
    wlhi dhaqano xun xun oo aad u liita ayaa lagaso sheegayay baryahaba Soomaali badan oo Kenya degan ama joogaba! kuwo kamida Aniga arkay oo marqaati kaaga ah waa bil Ramadaane☝️ Raga qudhooda kuwo badan oo shaxaadka ku nool oo jecel aya jira oo aan arkay oo aad u qajilayso siday u dhaqmayaan!!!
    gabadhi waa 👉xishood iyo baabah wallee oo hadal waad dhamaysay xaqiiqduna waa sidaa✅
    Allow soomaali dhankastaba daaqad xun aya kaga furane u gargaar oo Diinta iyo Dhaqankii wacnaa kusoo dabaal oo kuso celi

  • @zaynabmohamed130
    @zaynabmohamed130 5 месяцев назад +1

    MashaAllah walal Waa run thank you ❤💯💕

  • @user-eh5xn2mc9o
    @user-eh5xn2mc9o 4 месяца назад

    Ma'am madam beenta kadaah. Silic baa yaala Kenya tan aamussanna silic Bay ku joogtaa

  • @user-hk7fr7ec2u
    @user-hk7fr7ec2u 5 месяцев назад +3

    thanks you

  • @user-hk7fr7ec2u
    @user-hk7fr7ec2u 5 месяцев назад +3

    Excellent

  • @adonallah
    @adonallah 5 месяцев назад

    Mama waa mahad sanTahay adoo kale Allaha noo badsho

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 5 месяцев назад +1

    Maasha Allah, allaha ku xafido.

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 5 месяцев назад +1

    Mama. Ramadan Mubarak

  • @fadumodiini2259
    @fadumodiini2259 4 месяца назад

    Asc man Somali see ku helaa phone kaaga

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 5 месяцев назад +1

    Walaahi waa run taah inadeer ❤❤❤

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 5 месяцев назад

    Maasha Allah maama soomaali Allaha ku barakeeyo

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 5 месяцев назад +1

    wa runta kuwasi wey jiran midkalena wey jirta kuwa indhaha xirtey oo suuqa taagan oo dhahaayo guriga kiro uma hayo iyo biil wax isii quruxdeda waad yabeysa rafaad kama muqato xita suqa islii ma socon kartid

  • @fatimabinsayid1323
    @fatimabinsayid1323 5 месяцев назад +2

    Mansha Allah

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 5 месяцев назад +6

    Jazaklh kheyr

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 5 месяцев назад

    Kenyan Somalis are hard worker the Kenyan are hard workers 100% I agree only the man are lacking

  • @Ms.Taleeh
    @Ms.Taleeh 5 месяцев назад +1

    Welcome back mom qalasad ❤❤❤❤❤❤❤❤ please tell me How I contact with you and where ?

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  5 месяцев назад

      Daraawiish eedo waan kuu soo diray taleefankayga

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 месяцев назад +1

    Wcsw Masha allaah Allaahu Akbar barakallaah 🌺❤

  • @fatimamohamed681
    @fatimamohamed681 4 месяца назад

    Alpha ku xafido xagee contact ah?

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 5 месяцев назад

    Thank you! Waa dumarkii dhaqanka lahaa

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 5 месяцев назад

    Asc mama somaali walaahey waa gob dumarku waa noocyo badan yihiin jirkooda ayey gadaan waa wax dhintey oo noosha ka dhacey illaah subxaanu watacaala ayaan ka magan galney

  • @FarhiaHassan-j6k
    @FarhiaHassan-j6k 4 месяца назад

    yab waa wlhi kuwah allh so hadeyo

  • @khadijoshukri5217
    @khadijoshukri5217 5 месяцев назад

    Dumarka saas unool majiran Bisinka wayabkale thank you habo

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 5 месяцев назад +2

    Asc maamo ileen waxaad lahayd yuutub maanta ayaa igu horeysa

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 5 месяцев назад +1

      Maxaa maamo somali waligeed Bay lahay youtube

  • @MohamedOsoble-fr9gu
    @MohamedOsoble-fr9gu 5 месяцев назад

    Mama soomaali allaha ku karaameeyo.

  • @-farhia
    @-farhia 5 месяцев назад +1

    Thanks maamo ❤

  • @nasriinhaji1532
    @nasriinhaji1532 5 месяцев назад

    Asc Hooyo yes I agree with honey keep going pls✨⭐️⭐️

  • @adonallah
    @adonallah 5 месяцев назад

    Gabdhaha shaxaadka kunool Nairobi aadbaan UGA xumaada markaan arko gabadhahaan halaga wacyi geliyo

  • @hamdaayan893
    @hamdaayan893 5 месяцев назад +1

    Sharaf iyo karaamo korkaaga hooyo mcn

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 5 месяцев назад +1

    Masha Allah sister ❤❤

  • @Username11249
    @Username11249 5 месяцев назад

    Mama somali inkastoo isku age nahay hadana aad baan u ogaa waxa socda dhaqankii waa xumaaday intay ragu qabiil ku mashquul sanaayeen baa dumarkiina dawarsi u dareereen dhamaan tood maaha laakiin waa inta badan

  • @HidayaAbdirahman-yi4et
    @HidayaAbdirahman-yi4et 5 месяцев назад +1

    Maasha allah mammo aad baan kugu xiisey ❤❤❤ noloashada ku raxeyso adiga fmilkapa guuul waarta abif❤❤❤

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 5 месяцев назад

    Kkk muma hana danbajin
    Xanta jooji
    Waxba ha kawa ramin
    Irsaqada meel.kale karadso
    Mahadsanid.

  • @zeinabibrahim2336
    @zeinabibrahim2336 5 месяцев назад

    Mahadsanid ❤ habo wax nool

  • @user-yn5li3ig6p
    @user-yn5li3ig6p 5 месяцев назад

    Maasha allaah ilaahay haku xafido

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 5 месяцев назад +1

    Masha Allaah ❤

  • @fatimamohamed681
    @fatimamohamed681 4 месяца назад

    Ascw walalo aad Baan kuu salamaya

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 5 месяцев назад +2

    Naama nadaxhu maagadhacat mksise waxmaaaxmranwaayeen . Siumanaagahanabadgali hadiolagaaxiiranwaayadioga

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  5 месяцев назад +3

      What language are you writing ✍️

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 5 месяцев назад

      ​@@mamasoomaali ---- 🤣🤣🤣🤣🤩🤩🤩🤩🤣🤣🤣🫢🫢🫢🫢🫢🫢🤲🤲🤲🤲 Kkkkkkkk Hhhhhhh( Yaa Rabbb Salama🤲🤲🤲

  • @hodanahmed5908
    @hodanahmed5908 5 месяцев назад

    Waa Ramadaan ee cidna waxba ha ka sheegin

  • @abdallahmohamed3676
    @abdallahmohamed3676 5 месяцев назад

    Wacdi uma dhina hablahas
    Jazakalah❤

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 5 месяцев назад +1

    Naag shaxaad ku nool waa dhib wayne

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 5 месяцев назад

    Masha Allah run bay sheegtay

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 5 месяцев назад

    Mama kuwa kale soo arag 😂😂😂😂 kuwa qayilaya oo belo ah

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 5 месяцев назад +1

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋🙏🕊

  • @adonallah
    @adonallah 5 месяцев назад

    Gabdhahaan dowlada somalia wa inay USO gurmaTo oo dhulkoodi lagu celsho

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q 5 месяцев назад

    Islaantan masha allah sow ma aha aamino oo farmajo taageri jirtay❤

  • @foosabdull3197
    @foosabdull3197 5 месяцев назад +3

    Haaa walhi 🤔

  • @amina.shukri8955
    @amina.shukri8955 5 месяцев назад +1

    Alxamdulillah ❤

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 5 месяцев назад

    Indhashareerka balaayo iyo baas ayaa ku dhex dhuumanayya mushkiladdaba isagaa keenay waayo hadii ay weji feednaan lahayeen way xishoon lahaayeen marba maqaaxi ismay taageen nimankan may furteen. Dadka way garan lahaayeen oo odhan lahaayeen naagtan waa mujrimad nimanka ugaadhsata oo sidaa dharka u kala badalata.

  • @nuuriiya6038
    @nuuriiya6038 5 месяцев назад

    BarakAllah fiiik❤❤❤

  • @Ms.Taleeh
    @Ms.Taleeh 5 месяцев назад +1

    Ascwrwb mom Somali I missed you so much mom please halke kala soo hadla?

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  5 месяцев назад

      Habo 254 742226331 waa kenya 🇰🇪

  • @balqeysa7209
    @balqeysa7209 4 месяца назад

    Ilmaha melaha lagu xariiyo maficno

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 месяцев назад +1

    Subxanallah istaqfurulla 😮

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 5 месяцев назад

    Akhabaar muhiim ah thank you