Asc xamadiey hadan ka hor nin dhaqtar aaan shukansa. Jiray ayaa igu so dhacay wlh San cml ayu I dhahay. Dadka oyintoda I farxad galiso iyo in ley tugo wlh wana dhaqtar carur gabar saxibtey ah I shegay ka carar igu dhahday maskaxiyan ayuu u xanun sanyahay cwa wlh waxan dareymay in ilahey I bad badshay
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ ❤❤❤وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤🤲🤲🤲
Waa iga qoslasiiyey muusik reer aqiraada❤❤❤❤❤
Nabiga scw wuxuu dhahay qiyaamuhu ma dhici doono ilaa hadka aaminka ah ay yaraadaan subxanallah
Guwan tanama bay dadku laguma cabsiin jirine waa muslimiinta lagu cadaabo iyo cid walba oo fikirkooda ka hortimaada dad badan ayaana ku maqan yahuuda ayaana sameyey iyo mareykan
Mansh allah
SubhanaAllah what is this name ??
My Best Regards Hamdi😘🍓Masha"Allah My Sis Continue ❤❤❤🎉
Si fiican wlhi wax barashada waxba ma bedesho xataa qofka haduu diin leeyahay uusan aqlaaq laheed waxba uma tareeso diinta❤
Aad iyo aad waxayna diinta siiba saalada qof wey wanaajisaa laakiin inuusan ku dhaqmin baa laga yabaa dadka dhexdooda bas ku dhaqmo marka kalana uusanba aqoon aakhiru samaankii nabiga scw sheegay baa lagu jiraa oo ay yaraanayaan dadka aaminka😢
Laaxawla walaa quwata ilaabilaah 😢
Xamdiyey nin masiibo ah ayuu ahaa aqbaradka carabta asaga ayeey isbucan wadan warbixinadisa waxeyna ugu magac daren سفاح التجمع الفتيات oo macnaheda ah dad qalki isku jimciyay gabadhaha
Xita marki policeku yidhahden natus sidad wax udilijirtey kadibna gadhigisa ayuu korey wuuba baxsadey kkk lkn waa lasoo qabtey
Subxanalah 🙁🙁👹bini adam ma hayaan ee iblaysi ayuu ahaa
Subxanalah xanun waaye alah naga haauo 😮
ACUUDU BILLAH ALLOW NA BADBAADI❤
Waa sick dee
Iam the first my queen 👸
Allah ninkaan tiktokiisa iga hor imaan jiray bee subxanallah 😢
Hamdiyey xbbty shere out iisamey waanku sameyna ayad idhahday ayaan hore waad i iloowdaa umaleyna mcnto Shere out iisamey allaha ku sharfo
Abyo qisoyinkan noso badi I.a qalbi ❤🎉
Xasbunallaaah wa nicmal wakiil.
Illaahaybaan ka magan galay.
Asc Hamda
Aakhiraa lagajarayaa asna
Asc xamadiey hadan ka hor nin dhaqtar aaan shukansa. Jiray ayaa igu so dhacay wlh San cml ayu I dhahay. Dadka oyintoda I farxad galiso iyo in ley tugo wlh wana dhaqtar carur gabar saxibtey ah I shegay ka carar igu dhahday maskaxiyan ayuu u xanun sanyahay cwa wlh waxan dareymay in ilahey I bad badshay
Magacii wllo
Haa waxa maqalya dad bartay xanunka maskada Ku daca marka dan ba aya washa
Magaciis ninka
Waxan xasuustay filimka taroskofeer hablaha ardayda daldaloolinjiray filim ka cabsi aya kaqaday bisinka
Abaayo hamda guantano bay waa xabsi jirra oo maraykanka ayaa leh wuxuu ku yaalaa Cuba meelka mida
Halatoogto i.a
War magacii ninka wlley xumdaY
Bage kiisa maxa ugu qoran hamday
Adunka cid la aminayo majiro
Akhira war yaal