Cuweymir Sidaan Ubaray Inuu Kaligiis Seexdo Qolkisa…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 231

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 2 года назад +43

    Maashaa Allah, illaahay caqliga iyo kartidaba ha kuu siyaadiyo abaayo . Tarbiyada caruurta marka umusha lagula jiro ayey bilaabataa wuxuuna noqoni cunuga hadba sidey hooyada u maamusho oo ay ugu dhabar adeegto. Inta laga wahsanaayo in loo kaco ilamaha, ama naaska ayadoo la jiifo la siinaayo, wey adagtahay in ilmahaas uu ogolaado inuu meel kale kaa seexdo. Hooyadana nasasho la'aan iyo dhib ley ku jiri ileyn waxani waa ilmo yar wixii aad horey u bartey ayuu rabaa oo ciyaar ugama goyn kartide. Tan kale hooyooyinka qaar markaad dhahdid ilmaha sidaan ka daaya dan uma aha akhlaaqdaa ka haleyni, waxey u arkaan inaad tahay hooyo naxariis daran laakiin wallaahi wax yar ka dib waxaan arkaa kuwii sidaas lahaa oo oynaaya oo leh sariirtuu ila seexdaa oo salaad iyo musqulba kama aadi karno ileyn habeen iyo maalinba faraquu heystaa. Wallaahi wax fiican oo faa'iido u leh intii ku dhaqmeyso ama kaa qaadanayso ayaad u sheegtay ajir allaha kaa siiyo. Anigana hal kale ayaan ku darsani in aan loo ogolaan ilmaha in adoo dherjiyay intuu qof kale imaado guriga amaba marti kuu ah uu cuntadii uu cunaayay ama biyahii uu cabaayay afka u galiyo sababtoo ah wuxuu ilmahaas baranaa inuu qof kasta oo wax cunaaya ama cabaayo uu ag istaago ama uu la qabsado cuntadii isagoo dheregsan. Markaa aragtid qof wax u dhiibaaya cunugii ku dheh walaaley ama walaalow iiga daa wuu dharegsan yahaye, sidaan uga faa'iideyna ilaah baa og alxamdulillaah. Iga raali ahaada aad baan ugu dheeraadey qoraalka. Wallaahu yaclam

    • @aishakhadar9111
      @aishakhadar9111 2 года назад +2

      Huuno 💯 waxaad sheegtay dhan waa run Manshallah waana kugu raacsanahay 🥰

    • @sabrinasiman4025
      @sabrinasiman4025 2 года назад +2

      Abyo aad umahadsanthy

    • @xadiyocabdiraxman2146
      @xadiyocabdiraxman2146 2 года назад +1

      Abaayo xitaa tan ah in ilmaha first calosha loo buuxiyo Ka dibna aan loo ogalaan inuu qof wlba wax uu cunayo afka ugaliyo abaayo fartuun horey ayey uga hadashay oo mar ay routine duubeysay ayey ku dhex sheegtay
      Mhdsanid

    • @najaxnajax4656
      @najaxnajax4656 2 года назад

      @@xadiyocabdiraxman2146 ma arkin abaayo waayo maantaa ilaahay igu hagaajiyay inaan dhageysto clipkaan, markaa waa wax aad u fiican iney gabdhaha codkooda meel dheer gaaraayo ee RUclipsrs ah sida fartuun iney wadaan wacyigalinta siiba tan ilmaha, waayo hadey ilmuhu noo toosaan oo ay hagaagaan anagga oo dhan baa hagaagayna.

    • @najaxnajax4656
      @najaxnajax4656 2 года назад

      @@aishakhadar9111 shukran huuno.

  • @umumunawar4442
    @umumunawar4442 2 года назад +3

    aniga 3years ayaan qol kale geeya manakudibatonin hadane 2years sarirta qolkeyga ayuu I jiifa marmarne marku xanunsanayo hoosta ayaan galiyaa... dadh ayaa wax ee hosta galiyaan haysanin alxmdllh.

  • @laki521
    @laki521 2 года назад +18

    2sano markuu gaadho qolkiisa gayn lahaa lkn hda caloshaa I hursysa

  • @nasraabdi603
    @nasraabdi603 2 года назад +7

    Ilmaha markey yarihin waqti badan aya lalaqata inte yarihin ayabo yar because nefta hoyada wa muhim

  • @khadraabdi6367
    @khadraabdi6367 2 года назад +7

    Wiilkeyga ale ha idaaye 2 sano ayuu jiraa walaahi inuna damiirku isiinen inan qol cidlo ah sexiyo lkn sarirtisa ayuu seexdaa kaligiis waligey hooos ta me galin

    • @fadhamohamed9141
      @fadhamohamed9141 2 года назад +2

      Warunt Sarir garah wacadi lakin qolgaraga waa dhibato waxadona kudhicikara waanu gatada kamuqda

  • @hawalula7963
    @hawalula7963 2 года назад +10

    Hurdoba maseexan karo haduusan hoosta iga jirin welwel baan dareemayaa
    Kkk

  • @aaminahashia9285
    @aaminahashia9285 2 года назад +2

    Abaayo sariiir goni ah haa lkn qol goni ah macqul mhn ilmo snd jir ah

  • @shukriahmedsaid8175
    @shukriahmedsaid8175 2 года назад +1

    Dabeecada alla qaybiya abaayo mcn waxan kugula talain ani in aan cunigaga adan shaasha da soo dhigin ama ilahay wuxu kuu saqiray adan sheeg sheegin masha allh ishu waa wax xaq ah hoyo ayaa laga yabaa in ayba l adhiban tahay seey ilmaheeda u ta a bari lahyd

  • @aishaoud9768
    @aishaoud9768 2 года назад +3

    Wll mirtu ilmaha uma wacna taas wankulagarty wll lkn ilmuhu xiliga uunaxariista ubahanyhy waa markuu yryhy wll isgoo sandjira markad qolkale sexiso wuuxuu daremayaa dugsi la aan iyo in uu cidlo dareemayo ufiirso xataa wll farxad badan mayeelanayo

  • @juwaabdirizaaq428
    @juwaabdirizaaq428 2 года назад +5

    Waa sidaa ku fakaraayo inaa sameeyo I.a rabbi hana siiyo aawlaad baariya aamiin

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +1

    Mashaa Allah, hooyo karti leh ayaad
    Tahay walashay fartun happy, Alle hakuu
    Xifdiyo familygaga quruxda badan, Aamiin

  • @saafiabdalla4563
    @saafiabdalla4563 2 года назад +4

    Sax waye ilmaha lama baro jif in Nas Lagu siiyo kor Ku heyna lama baro Wana leyska durkiya Si ad U Kala nasatan

  • @mustaqiimmanka5356
    @mustaqiimmanka5356 2 года назад +3

    Wali wayaryhy qol kaligiis magarin kada abyo waa cunug yar qandha miri karto habenkii

  • @mohammedhasan7919
    @mohammedhasan7919 2 года назад

    Mahadsanid walashaya qaali

  • @binusayidetoile668
    @binusayidetoile668 2 года назад

    Wlh qaliin ilmo lagu dhalay iyo xanunked masahlano masha allah alle ayaa mahad leh ubadka alle haino xafido aniga mardhow ayaab laigu qalay

    • @degancadeey9456
      @degancadeey9456 2 года назад

      allha ku dhibdhamo abyo qaliin waa dhib xanuun guriga marka imaado ii bilaawday

  • @khadroali7048
    @khadroali7048 2 года назад +1

    Mashallah tabaarakallaah Aniga iyo adiga isku dabeecad ayaan nahay dhaqashada guriga iyo caruurtaba ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹

  • @sanaaaxmed7934
    @sanaaaxmed7934 2 года назад +2

    Masha allaah alxmdullh allaah awlada baariyaal hanoga dhigo
    Ben makushegayiye anigaba sas cml utarbiyeyaa marmaraa isdhahaa ilmaha hadii adiga kuwayan kumaba tabayan allaah igama wade lkin aniga kor kuhes iyo habenki hos galis mabarin lkin wa in latarbiyeyaa carurta wa muhiim tas allaah haino xafido carurta

  • @caaishacabdulqaadir6640
    @caaishacabdulqaadir6640 2 года назад +2

    Masha Allah cuweymir yare habo macan ilahay haino xifdiyo

  • @maryanruun1388
    @maryanruun1388 2 года назад +5

    Mash Allah cuweymir yare soo bar babar habo mcn ❤❤

  • @cuntomacaan9962
    @cuntomacaan9962 2 года назад +5

    Aamiin ilaahay hana wada gaarsiiyo wll hadii ad iso booqan lahed dhiira galin bay ii noqon laheen

  • @rukiamohamed6279
    @rukiamohamed6279 2 года назад +3

    Ma seexin kari kaligiisa abyo cunuga dareen hooyanimo ayu rabaa halsano iyo bar ama laba sano

  • @abdurahmanhassan3512
    @abdurahmanhassan3512 2 года назад +2

    Aamiin aamin insha allah abaayo

  • @trainingmotivation8888
    @trainingmotivation8888 2 года назад

    Masha Allah mahadsanid insha Allah waan ka faaidesandona maadama curadkeyga legu qalay naasna jiif ku siin jiray

  • @haniqurux4564
    @haniqurux4564 2 года назад +5

    Amin ya rabi 🤲🤲

  • @aaminaxasanmaxamed3568
    @aaminaxasanmaxamed3568 2 года назад +1

    Masha allah ilmo la miro ma aqan 5.dhalana ahay 4 months ayan badar ku bara fadhiga xita at list 5 months wey I faristan alxamdulilah alle haku barakeyo xabibti

  • @ifraaxaxmed7051
    @ifraaxaxmed7051 2 года назад +5

    Abyo 2 Sano markuu gaaaro seexo hal qol lakin hada adigu ku bahan yahay

  • @hudarahmarahma5121
    @hudarahmarahma5121 2 года назад +11

    Waxasi talomaha dadka hawalin ilmoyaro intas leg qol lamagayinkaro hostadalagukoriya maskaxda iyo caqliguna kukora naskana hadu mirto wabay ficanthy wukukorya dhaqtirtu waxay dhahan habenki ubadiya nujinta marka ilmahaga qolkaga kuhayso intu 2jir gadhayo

    • @nadarnalka548
      @nadarnalka548 2 года назад +2

      Ogooow hee marku 2jir gaaro inu caqliyesty uusan ka yelen in uu meel kale ka jiifto inu yaryahy aya la baraa wax walbo cunuga ilen biri mid kala dhali kartaa ilmaha dha ma qolkaga jifka aye wada jifanayan😳

    • @hudarahmarahma5121
      @hudarahmarahma5121 2 года назад +4

      @@nadarnalka548 wlo ilmaha intukayryhy 2sano waa 1000haben o hoyada unakadheran ilhyba 2sano nuji ayuyidhi qolkaga hakulajogo xolkisa kurid markad dhargiso lkn qolgaran gaynaya wadhaqalnka xune rer galbedka lagakenay ilmaha bogahoyadis ayukukora kalsonidheriyana wuhelaya wuna kacafimadbadanyhy midka kaligis lasexiyo qolgara sodhagayso waxay kaqoren khubarada cagimadka carurta marka anigu marnaba madhagysanayo waxas

    • @nadarnalka548
      @nadarnalka548 2 года назад

      @@hudarahmarahma5121 sax mcny wu ku bahanyahy Ben maahan waad nujineesa o dhabtaa ku qabanesa hadu dhargo o hurdo sarirtisa sexinesa marku 2 sano garana inu cunuga asiga qolkisa aado ayaba la rabaa 👋

    • @hudarahmarahma5121
      @hudarahmarahma5121 2 года назад +3

      @@nadarnalka548 ha wlo wasidas 2jir hadugaro ilmaha kale kudar isagaba iskalaqabsanaya marka lkn 2jir kayar wakgatar hadu kasodhaco kawaran sarirta hadu matago naqasku kudhago qandho qabato waxasodhan kafikir 😢waba 1cunuge maxay iskagafogayin bisinka ilhay namatuso wxas

    • @nadarnalka548
      @nadarnalka548 2 года назад

      @@hudarahmarahma5121 abyo ani fartun ilama qaldane wlhi sidaa hoyo utahy aye idane u tahy o ugu damqane cunugeyda tan kale cunuga meel fog o ohintisa laga maqlenin lama genaayo qol ku dhow o kle ayu ku sexanaya

  • @anisahassan4406
    @anisahassan4406 2 года назад +1

    Masha Allah my sister Allah haku xafido ❤ adiga iyo baby 👶 😘 ❤ 💖 💕

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 2 года назад +1

    Maasha alaah abaayo sax waaye ilmaha goosta lamagashto dhibwwaaye sariir kaamayeeleeyo mahadanid abaayo

  • @nadisabshir1734
    @nadisabshir1734 2 года назад

    Cuntada adsisid plz nala sowadag rabi haku xafido huno

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 2 года назад +2

    Asc. Maasha Allah habo fartuun keep going hbo mcn

  • @fatmadahir2717
    @fatmadahir2717 2 года назад

    Abyo mcnto barnamijkaan soo badi

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z 2 года назад +2

    Maashaaa alaaah alahakuxafido abaayo👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼waaruntaaa guuleeso daaa iman nadaaafada cutada guriga nuunuuga gud ayaatahay

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 2 года назад +1

    Waxaas iguma socdaan cunigayga ilaa 1iyo bar wa ila sexan karaa le cunig jeceel latuseenin hoosteyda kama fagaanayo aqli Naguma yaro inta aqliga aqbo kulaha

  • @samiaqueeny6126
    @samiaqueeny6126 2 года назад

    Mashallah ani gawadey Markey umusha ehed hostey jifan jirtey hadana mashallah sarirted kaliged sehene

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 2 года назад +1

    I agree with you abayo waa runta mansha allh

  • @user-xz2qw3qh8o
    @user-xz2qw3qh8o 2 года назад

    Tnx xbbti

  • @asmaabdirahman1370
    @asmaabdirahman1370 2 года назад +1

    M.a xabibty wan kutagyera tagyera from garissa

  • @nasteexanalka9457
    @nasteexanalka9457 2 года назад +1

    Abayo waxad tahay gabadha kaliya aan tageero oo RUclips isticmasho waxan joga Somalia gaar ahan gobolka jubaland waxan hesta hal gabar wana curadeydi bishan 4rad aya 5u ah wana wax ii kubciyo raba blz iso sheg adigo rali ah mcny Allah rali haka noqdo

  • @maryamaruun5585
    @maryamaruun5585 2 года назад +2

    Waligey naasna jiif kuma siinin habeenkuu dhashana sariirtiisan galiyaa tan kale waxey kaa anfacee cunuga markaad dharjiso asoo soo jeedo inaad sariirtiisa isga rido uusanba ku dhibin markey hurda qabato

  • @qalanjoqurux7910
    @qalanjoqurux7910 2 года назад +1

    Mansho alah ilahay haku dayo ilmahana isku mid ma ahan sas ogow

  • @dalmarbaby5914
    @dalmarbaby5914 2 года назад +1

    Masha allha abyo Lakin aniga willkeyga wuxu jiiraa 1sano io bar walina cuno fican ima cuno canana haba shegiiin sasey tahy kama qusto bisha rashinka markaan so adegayo masassadiisa hory uku so qada yacnia markasta wan ku dayaa Cano inaa siido Lakin ikama Cabo sikasto yellow capital hada keyyo waxey leeyhiin wu ficanhy cunikaga walina qol Koniya ma sexiiin ano ilasxtea Marka wan ku daaya Ina qol Kalis sexto inshallhaa Lakin side uku fuuduut en canaha kusiiyaa

    • @aishakhadar9111
      @aishakhadar9111 2 года назад

      Wllo u dulqaado inshallah Macalin un uu ku gaadhi

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 года назад +3

    Maasha allaha😍😍👍

    • @saciidomaxamedshire4590
      @saciidomaxamedshire4590 2 года назад

      Ani alxmdu lilah 3baan dhalay waligay hoosta magalin markuu dhargo jodarigiisan sexsha hadana 1sano jira ugu yar midkasta sariirtisan sara xata seexda ma dhoho iyaga seexda kaligood aa seexdan waa sax waa inuu ilmuhu barto inuu qolkan aabe leeyahay hadii kale sariirta buu idinku qabsan

  • @aishaoud9768
    @aishaoud9768 2 года назад +1

    isku narbaynu umulnay xpptt anigu hoosta ayaangashadaa alx xaalado badanbuu maraa ilmuhu lkn iskuday habeenkii inuu kudugsado wll makaxda koriinkiisa lmaqiyaaasikaro waa sheek miidhan mashallh

  • @qaaliahmedhersi3993
    @qaaliahmedhersi3993 2 года назад +7

    Abaayo mahadsanid inaan kanasto hada rabo madhalaayi cunugeyga illahey ha isiiyo baalkeyga meel aan aheyn laguma ogo insha allah ha i fogeyn curadeyda

    • @aishakhadar9111
      @aishakhadar9111 2 года назад

      Tarpiyada waa muhiim

    • @ruweydaabdullahi7912
      @ruweydaabdullahi7912 2 года назад

      Maay abayo sidaaa ufhatay mahan Ani 2wil aan dhalay hoosteyda neh wali magalinin wyo cunuga duu barto hostada mar kasto wuu raba ee sarirta akteda udhiga sariir asiga leyahy meshaas haku jifto kana fiirso meshaas abyo Ani hda curadkeyga hasno iyo 3bil uujira markaa kubilawye kaligisa qol hden cunugeyga kel hduu gaaro hal sano walalkisa uu lasexaan kolkaneh camera ugu xeran

    • @rahmamahamed8885
      @rahmamahamed8885 2 года назад +2

      Abaayo waan kugu raacay cuniga wali wuu yar yahay teeda kale hadii aad rabto nasiino kala kori ilmaha markaad saqiir qol kooni ah seexiso oo rafto maryo wajiga iska seero waa dhibaato ayada gabar weyn ayaa ula seexto ee gabdhow warkaas ha raacin ilmo yar yar hawada seexin ayagaa dan u baran doono qolkooda haduu alle idmo

    • @qaaliahmedhersi3993
      @qaaliahmedhersi3993 2 года назад

      Wana ogahay tarabiyada MUHiim lkn cunug sanad kayar wax aan u fogeeyo ama aan kaligiis meel ugu seexsho illahey iguma keeno maalinta aan udhameystiro 2sano naaska gooni wann usexinaa ana baraayo waayo hoyo walpo ayada taqano sida ay cunugeeda u tarbiyeyso midkeednane allah ubarakeeyo

    • @ibtizamali8969
      @ibtizamali8969 2 года назад

      @@rahmamahamed8885 aaad iyo aad kugu raacsanahay iyada gbrta went oo nadifa ulajiifata Beenta xaram waayo wiil yar dhintay mara neeftana kudhagtay hoyadeyda isheegtay last year wlhi wankanaxay warkaasmarka maqlay qolka dhinac lkini sariirtada hasexin hadadrabto lkini dadaal qofweyn oo halajiifta ama walalkiis xooga laweyn haduu walal Kaweyn qawabina qofkalo wahel walahelaya

  • @umuabdullahi3833
    @umuabdullahi3833 2 года назад

    Allaaa hoyo hada marwalbo Allah ayaa kudarensinayo

  • @ihsaanshiine8410
    @ihsaanshiine8410 2 года назад

    Wilkeyga waa 7jir galikiis ma jiifan markan maqanhy xitaa hooyo ayuu hoosta ka galaa

  • @simansimanqaali6971
    @simansimanqaali6971 2 года назад

    cadey intaa noo sheektay iyo in kabadan waa suubiyaa laakin kaligood maseexiyay qol taas macquul ma ahan nuunaha qolkaaga gees sariirta ugu xir intow halsano iyo bar ka gaaraayo waxee kadanbeeyo dadkiisa dhinac karaacaa

  • @rasmiaadan7406
    @rasmiaadan7406 2 года назад +3

    Alxdlh shukrn wllo wlhi waxbadan waan u baahnaa casharkan waxa ugu badan een kafakari jiray waxeey eheed hadaad kalidiis meel seexiso ilmahaaga haduu bustaha madaxa iskaga duubo seed ku ogaanee alxdlh shukrn wlo
    Waxaan ahay hooyo 8bil ah ilmaheedii u horeeyay rabi cafimaad haygu kala keeno intaan awlaad haysanee sugaysana rabi awlaad caafimaad qabtoo baariya haku arsaaqo inta haysatana Rabi haw xifdiyo
    Waa inaan casharkan meelku qortaa wlhi inbadan waxaan RUclips ka karaadiyaa sidaan ilmahayga isagooyar kaligiis u seexin lahaa iyo sidaan u nasan lahaa een ilmaha u kala korin lahaaa
    Plz ka soohadal taasna wllo si da loo kala koriyo ubadka insha aalh

    • @faadumacali7279
      @faadumacali7279 2 года назад

      adoo aan wax daawo ah qaadan baad ilmaha kala korin kartaaa anigaana tijaabiyey wana ku faaiiidy

    • @sumaya9185
      @sumaya9185 2 года назад

      @@faadumacali7279 Alla abay wasidee ino faiidee

    • @rasmiaadan7406
      @rasmiaadan7406 2 года назад

      @@faadumacali7279 wllo noosheeg maxaad samaysaa

    • @faadumacali7279
      @faadumacali7279 2 года назад

      @@sumaya9185 dhiiga maalinkauu kugu dhaco baad kasoo tirin maalinka 8aad hadaad ka qubysato maalinka 9 iyo maalinka 10 xaajiga kaa kulmi kartaan lkn 11'12'13'14'15 waa inaad is ilaalisaa waayo waa maalmaha ay ukxantaadu diyaarka tahy maalinka 16 ilaa dhiiga danbe ka imanaayo uur ma qaadi kartid idam alle mooyee waayo ugxantii waa dhimaty inaad fahamty bn rajyn hadaad fahmi waydo whtsupkyga bn kuu sheegyaa

    • @faadumacali7279
      @faadumacali7279 2 года назад

      @@sumaya9185 ani ilmahygu 2sano by kala waynyihiin qaabkaas uun bn ka faaiidy daawadana dhib iyo dheefba waa leedahy

  • @maryanmohamed6049
    @maryanmohamed6049 2 года назад +1

    Amin ya rabbi

  • @taliso1898
    @taliso1898 2 года назад +1

    masha Allah waad mahadsan tahay abaayo aniga aad ayan ugu baahnay video gan❤❤❤

  • @dhalaniyodhalinyaro3054
    @dhalaniyodhalinyaro3054 2 года назад +2

    Aamiin allaha nagaarsiiyo

  • @saharasimanyartajogadheer4873
    @saharasimanyartajogadheer4873 2 года назад

    Lkn ilmaha hosta la galiyo e ku caqliyaysto hoosta hooyadi wuka naxaris badan yahay ilmaha kalinimada barto

  • @caishacumar5015
    @caishacumar5015 2 года назад

    Naa walaalo ilamah yark see qol kaligis usexisaa hadu habenki xanusado kawrn

  • @khadiijocabdinaasir5710
    @khadiijocabdinaasir5710 2 года назад +1

    Allah haku xafido mcnto 🥰🥰🥰⚘⚘🌱🥀🌹🥰🥰🥰🥰🥰

  • @shukriahmedsaid8175
    @shukriahmedsaid8175 2 года назад

    Waa run ilamam waa si dhaqan buu hystaa ku baa ilahy kuu saqirin kuna way kugu adkaan saa wax u bari lahyd

  • @abdulahiibrahim3984
    @abdulahiibrahim3984 2 года назад +2

    Abaayo waxee uektahay inaa naaska kajartay hatoo naas nuuki lahaa kaama yeeli leheen inoo meelkale jiifto

  • @Reem-abdullahi
    @Reem-abdullahi 2 года назад +1

    manshallah horta ddku isku mid maaah aniga waxa ii joogta gabdha 2 week cumaymir kaaa wayn hbna hoostay kama saarin wlhy aan miraa ilaaa imika miirta ilamah way koriisa labad sno eee hore hada waan ka yre mirtii lkn wali waan mira hbnki shacadan siiy masaasad caana waan siyaaa hadan waaaan miraaaa waaayo wasi way kaaa baxayan wlhy markii hora aaad bay igu kortay 10 bilood bay igu soctay kush kush bay ahayd ayada dhan lkn hada ilkaaa dacwad ayay ku raafaday ama miciyaha igaga shubantay hada wy dhuubtay lkn waaaa gabdh ordaysa ilamah korsiimo xuma ayay kaag dhacaysaa hadan hbn kiii miriii qaayrkii uuu kaaa hdhay markaaaa hoyooyino ilahaaaa iska mirta

    • @lielaosman8710
      @lielaosman8710 2 года назад

      Abyo beenta ma ahn mirta ilmaha wey korisa wilkeyga dadka se i la Hayeen cunug mirta ka da wan ka goye kadib cunugi wu iga xumady cato fol xumo iga noqde wlhi wanka shalaya inan ka goye

    • @Reem-abdullahi
      @Reem-abdullahi 2 года назад

      @@lielaosman8710 waliga wax ddku ku dhanahan ha maqalin intu ilmahagu uu baahan yahay siiii waayo sideeno kale maaah aabayo anigab gabdhayda bil i yo bdha ayaay iga shubmaysay ilko daawaco ayaaa uu soo baxay hada alxmdullillah lkn miisankii dhan wuu kaaa dhacay manshallah lkn hada waxan wax kaaag garatay ooo sooo celiyay mooos caaano laws ayaaan siiya quraacda kadib hada sidii hore way isooo dhaanta iyo afakaadho iyo timir malinba sharab baan ugu samey ku day intaaa inshallah wuuu ku sooo noqnayaay lkn dhuur bilood wad markadsad naatiijo kaaa arkaysaa hada aniga 3 week ayaan ku wad ilaaaa aaan sideesi hore iyo sii kaaasi wacan kubarko ka dayin maayo hbnkin mir wllo ilaaa labo jeer uuu kaaac hadu samd kaaa wayahay weey hadu sanad kaaa yre yahayn marwalba uuu kaaaaaa caaalabtaaa aanki sooo sheegayna sand iyo wixiii kaaa wayn ayaaa laaa siiiya caanah fresh ayaan uu shiidaysaa inshalllah

    • @saharah9558
      @saharah9558 2 года назад

      Warunta mirta ilmaha waykukora willkedanyar firi haday mirilHayid wahore suqa galilaha hada wakas 1sano kufadhiya anaiga kadanbeyay wilkaygu wuistaga dhaqaqiba hada iskudayaa marka hadhavysanina warkeda

    • @Reem-abdullahi
      @Reem-abdullahi 2 года назад

      @@saharah9558 haaa been taad maaah ilmaha la miro ilmah kle umaba eeko horo uu socda hore ilku ugu soo baxan wuxuu noqda ilmo adadag aniga gabdhayda wax uu dhaman rabto bishii 13 aad hada way igaa cararta markay i aragto ayood wax qariibaysa wlhy waan kaa dabo talaabo dheereya manshllah 10 bil ayaay igu socda hyo hasta waxan kula talin laaah haday naas isso iyo haday caano siiisaba inanay kaaa day ilaaa intuuuu jabcad caaaasho ah kaaa laaasanayo waayo caruurtu calooshod waxba maa qaado cashad hada 8 hbnimo siiyso oo hadan 10 ama 11 caanao siisoo ilaaa bari subax saas ha ku sooo toooso deee adaba dilaya ilmiyah korsimo xumaa kaaaga dhacaysaa asgo hurdel siii barna in asogo hurda hooyo walba waxn odhan lahaaa aaan uu dil qaadano umadkeeen siii ficanah uuu korsan waayo ilmuhu wuxuu inag rabaaa jacay iyo kalkacal inan tusno oo laaabteen ku haysano ilay gaalo ma nihiin oo ku dayn mayne

  • @naciimomaxamud5532
    @naciimomaxamud5532 2 года назад +1

    Masha allaah

  • @yusraismaaiil5737
    @yusraismaaiil5737 2 года назад

    Haa wllh waad saxan tahay waayo ani cunug 2jir aa igu yar qolkooni oona iile yihin allx

  • @ayaanabdirahmaan2597
    @ayaanabdirahmaan2597 2 года назад +1

    Allahuma Amn

  • @khadraabdi6367
    @khadraabdi6367 2 года назад

    Mansha alllaah hooyo adag ayad tahay

  • @queensaafi
    @queensaafi 2 года назад +1

    Aamina ya rabi abayo

  • @umuhamzaosmaanali1218
    @umuhamzaosmaanali1218 2 года назад

    ماشاء الله تبارك الله

  • @ramaas5896
    @ramaas5896 2 года назад +8

    Na ilmaha haiska fogenin ilamaha ilaa 2year hyo kama maarmo mxa kuwalay 4sano mrku garo qol uyeel waxas ceeb wye ninka maa baalka lagalinaa hda cunuga lafogeyo 😡

    • @maimunmohammed1
      @maimunmohammed1 2 года назад

      See u baran marka 4 jiro

    • @faisadahir4686
      @faisadahir4686 2 года назад +6

      Cunug yoogarti lagu carsheysiinaa oo kaligiis sariir lagu riday markuu soo kaco gaari is jiid ah lageliyay goor muu soconaa 3 heystaa hal qol wada jiifanaa anigoo hurdaa in eey soo kacaan ka baqaa iyo naaska oo aan rabo in eey ka faa iideystaan alx 9 bil iyo bar heystaa qurux weeyna is taagtaa insha 10 markeey dhameyso socod urijeeynaa aniga iyo aabohoodba waan isku raacsanahay ilmaheenaa noo muhiim ah la.antood qolka waanba kabaqaa neeftooda wehestaa ilmaha waa la bari karaa qol markeey yara caqliyeeystaan qolkooda hadii loo sharaxo oo la dhaho kaas hooyo waa cariiri intaa idiin fcn sariiro qurxuun loo dhigo maba dhahaayo wax baaan kala leenahay anigu xitaa sariir baan dhigan oo laseexan mar mar ilmaha ayagaaba kaa koraayo maxaa sanad ka yar qol loogeeynaa naaga soomaalida nin baa kacararay umana joogo intaas ninka hoosta kq galbeey is leeyihiin ilmahaagoo geesahakuu jiifo hoosta ka gal dee ayaaaba wehel ubaahan iyo kawar qab
      raa

    • @xamdaciise6854
      @xamdaciise6854 2 года назад +1

      @@faisadahir4686 sax walhi anigu saasbaan kugu raacsanahay alaah caqliga haiku barakeeyo

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 2 года назад +3

      @@faisadahir4686 walaaley naagtan waa qac awal baan la yaabanayn ma tanay ku darsatay

    • @mamamustafa8564
      @mamamustafa8564 2 года назад +4

      @@faisadahir4686 adiga ayaan kugu raacay Fikirka that is what i do, qolka Jifka waa cariiri 2 ilmood ayaan haystaa 2 year and 11 month mid jira ayagaan la seexdaa , sidan Fartun ilama saxsana

  • @maymuunsaleban7164
    @maymuunsaleban7164 2 года назад

    Mashalllah waa dashay huno alle ha kula wado

  • @qadroqaali7341
    @qadroqaali7341 2 года назад

    Ma abyo wanadada waqaadeena cunukaklaan braa inshlaah ramdaan kriim

  • @fosialiban6627
    @fosialiban6627 2 года назад +1

    Amiin yrabii

  • @abdirahmanmath8023
    @abdirahmanmath8023 2 года назад +7

    WR NAGA TAG ILMAHA 2 YEARS AAN GAADHIN QOLKAA GEE CIYAALKU XAQBAY LEEYIHIIN CARUURTA KALA KORI

  • @maryamahussein7468
    @maryamahussein7468 2 года назад

    Asc
    Fartuuney lambarkada ifu caawi abayo shukran

  • @zeinebmolid4810
    @zeinebmolid4810 2 года назад

    Waa runtaa abyo qaali waa kusxnthy arintaas waa kugu tagersnahy

  • @maryanmuse3478
    @maryanmuse3478 2 года назад

    Aaamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲

  • @meimunaissack744
    @meimunaissack744 2 года назад

    Masha Allah 🥰💕 you

  • @nadiifoshuceb5550
    @nadiifoshuceb5550 2 года назад

    Masha alah

  • @shaymaabdlle3613
    @shaymaabdlle3613 2 года назад

    MnshAllh

  • @fardowsa2236
    @fardowsa2236 2 года назад

    Waasax fortunately abaayo

  • @xafsoxubi7965
    @xafsoxubi7965 2 года назад

    Mashaa alah abayo ❤❤

  • @fardowsa2236
    @fardowsa2236 2 года назад

    Waasaxfartuun abaayo

  • @aminaabdi3197
    @aminaabdi3197 2 года назад +1

    4jirhaystaa naasna waligii masiin manaseexankaro kaligii

  • @shamsosiidow3595
    @shamsosiidow3595 2 года назад

    Masha Allah tuney cadey

  • @safiyoxajio3984
    @safiyoxajio3984 2 года назад

    Ramadan Mubarak

  • @mohamedamiin9719
    @mohamedamiin9719 2 года назад +1

    6:38 ixim ixim 😂😂😜

  • @muqtaarbilaal5014
    @muqtaarbilaal5014 2 года назад +3

    Keep going fartuun happen

  • @munacaday9267
    @munacaday9267 2 года назад +2

    Na dadka hawaalin waxaagan bilaa naxaristii bal waxay ku hadlayso eega doqontani cunug aan xabadka hoyadii helin naxarisba m yaqane cunugadana way ka muuqata korsimo xumo cato nimo xool xumo nafaqo daro hadad xabadkaga galib lahayd wu kori laha sida facii

    • @saharah9558
      @saharah9558 2 года назад

      Walalahi warunta malinhore ayan kadaremay wilkan inusa dhaqale kufin helin waba eber nafaqadaro inay haysa lamoda bisinka

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 2 года назад

    Somali sideey gaalo ugu dayanayeen ayeey darka ka bexeen xay tahay cunug sanad jira ayaan kaligiis qol seexiyaa. Mombasa labo cunug oo 4jir iyo 2jir ah ayaa qolka ku gubtay shumac inta loo shiday aa ayagoo kareen oo marhore nafta ka baxday loogu imaade so marka plz aan iska dhaafno dhaqamada gaalada laga soo gaare

    • @haboon6674
      @haboon6674 2 года назад

      waa runta abayo wlhi anigo cunug dhalin ayaa iska naxay cunug yar kaligis qol lagu so xiro waa risk ilmaha waa xanunsan karaa woow so nixi karaa waa nimco ilahay ku siyay maxa iskaga fogeyne hadow waynado waaba qasab wala geyna qolkisa aniga wlashay ba mar cunug iga taktay 2 haben ban hayay asigo sarir ila jiro ayan ilalinayay in an so kaco firinayay

  • @umuakramakram9624
    @umuakramakram9624 2 года назад +4

    عام وانتو بخيربن اختي

  • @shamsamohamed1331
    @shamsamohamed1331 2 года назад

    MashaAllah tabarakallah

  • @laabsaafi8905
    @laabsaafi8905 2 года назад +1

    Good job🥰😍👍👍👏👏💯💯

  • @sucdiabdikadiry5329
    @sucdiabdikadiry5329 2 года назад

    Sax waye Masha.allah

  • @seynabcumar591
    @seynabcumar591 2 года назад

    ❤❤❤❤❤thanks abayo

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 2 года назад +1

    Manshalaah 🥰❤️🥰

  • @saharah9558
    @saharah9558 2 года назад

    Hadad mirayso sidanba umarusoben ilmo bukalamoda nafaqadaro hayso mirtu ilmha waykobcisa

  • @gogoup3203
    @gogoup3203 2 года назад +2

    *GIRIIGA* sidan ku imid ban idin so dubaya please *66K* i dhaafiya maanta".

  • @aaminaxasanmaxamed3568
    @aaminaxasanmaxamed3568 2 года назад

    Wa runta tarbiyada canuga biloyina laga bilaba xabibti wanna ku saxantahay

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 2 года назад +1

    Sanad markay dhaafan Caneheee u fiiican qofkiiii igu Dhaamo hasoo jawaabo

    • @fartunibrahim7482
      @fartunibrahim7482 2 года назад

      Abayo waxaad siisa Caanaha nido

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 2 года назад

      @@fartunibrahim7482 Abayo ilmaha maku Cayilaaan isoo jawaab please

    • @fartunibrahim7482
      @fartunibrahim7482 2 года назад

      Haa masha allah waaye Niido fur gaduudka

    • @ibtizamali8969
      @ibtizamali8969 2 года назад

      @@qadrishmohamed9537 Nido siiso apaya halsano ilaa 3 years waayo Somalia 🇸🇴 waxalagada 25 dolar gasaca dher awal Kenya kadaganjiray gaabgaablee ku arkay gasaca weyn ma ahan dhexdhaxaad waya kaa kuusheegaya waana 1 hasano ilaa sadexsano

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 2 года назад

      @@ibtizamali8969 Abaayo kenya jogaaa Nairobi inshallah Manta raadsanaaa

  • @amaalismaciil7044
    @amaalismaciil7044 2 года назад

    Mnshlh abaayo aadbn kaaga faa iidny

  • @naimachannel3816
    @naimachannel3816 2 года назад +5

    Hhhhhhhh 🤣🤣🤣🤣yab badana

  • @ifrahali976
    @ifrahali976 2 года назад

    Midas waa runt anba kaligiisa ayuu sexda mana barin inaa hosteyda aan sexisyo 🥰🥰🥰

  • @leyloabdigedi6858
    @leyloabdigedi6858 2 года назад

    Amiin yaa raab 🤲

  • @simrannimcan5214
    @simrannimcan5214 2 года назад

    M.A tuney aniga bbe deyda kowad wye qalin ayana ku dhalay malinta dhalay ila manty marna hosteyda kama bixin ani io seygeyga meel hada ka aadno maba La hen karo Abeheyda ama ani midkod hade weyso Rabiyow ha naga dhax sarin abeheyda wuba diidan yahay qol ina u camiirno oo La seexiyo hhh allah no desto Owlada