Asc walal sare Mashaa Allaaah warkada Waa igu socdaa, video yashada kale aan hore usii galaa RESPECT, waxad u qalanta subscribe badan. Insha’Allah soon 100k 👍🏻
Hada malaka faaideysan karaa weli ma jirtaa fursadaas mel aan wax ka bilaabo aaba la,ahay ila tali wll oo ii sheeg jid fudud oo aaan uso maro yurub adoo aad iyo aad u mahadsan please.
@@queenali3603Abayo intee jogtaa adi aan isla radinee abayo ani diyar ahay inoo soo radi xog kale ama Ahmed Osman nambarkisa si aan u waraysano abayo mcn.
Iso jawaab waa bil Ramadhane ILAHAY kugu dhashaye ... wll Qali abahaay baa dacwo iga xareyay Ireland wxaay ku dhahen visaha naga war sug marka ila imisa la suga hada sadex bil ban sugaya wax jawab ahna kamaheyno
Macalin wan ku wataH Rushki ayan joga Invition isleyaHayna ku bax Romania marka meeL ka baxo garan maayo marka taren Mosco ka baxo Yurub meeL ka mara ma jiraa
Wll wxn rabaa inan iibsado schengen visa oo aan aado Holland hadii aan ku baxo oo aan aado Holland ma isku dhiibi karaa qaxooti mise farahayga ayaa soo bahayaa? fadlan iga jwb
Waryaa beenta ka daa dadka aniga ayaa iceland jooga pasport somali iska daaye somalida jada joogta ayey somalia u wadaa in ay ku celiso dadka ha lugooyn sxb
Fadlan share like subscribed waa mahad santihiin 1k oo like ah aan idinka arko reer Muqdisho🎉
Sxb hada mala xaraysan karaa
Sxb inaan xareeyaa rabay ee hada miyuusan furneen😢
invitation person ayuu kaa rabaa
Sxb sideen uxaraystaa schengen visa hada se ma dalban karaa iga caawi processes ka thnks
Axmad wll in aan kula hadlo ayaan rabaa ee meel gaar ah oo lagaa helo ii sheeg
Ireland.kasoo sameeyo waxyabaha ku ficantahay iyo waxyabaha ay ku xuntahay
waa kula socona sxb kep going❤
Ahmed osman wll switzerland iyo Luxemburg yaa fican wll iisoo jawab
Ninkani 100k iyo wx kabadan bu uqalma ❤
Asc walal sare Mashaa Allaaah warkada Waa igu socdaa, video yashada kale aan hore usii galaa RESPECT, waxad u qalanta subscribe badan. Insha’Allah soon 100k 👍🏻
Wall italy ka wrn
Madsanid wll ❤
Wll suaal kuwaydina please igasojab solvaika hadan visa Shanghai kutago Maka bixii kara oo wadamada kalee myska dhiibkara
Haa lakin faraha wey kaso baxayan waa adiga iyo nasiibka
@@AhmedOsmanWorld wll anigu wxn rbaa in an Spain passport Somalia ku imaado maku Iman Karaa?
Haaa boss spain waaku tagi kartaa
muhiimada waxaa waaye link laga xareesanayo aqiyaarety hadad taqaanin igu saacida
Hada malaka faaideysan karaa weli ma jirtaa fursadaas mel aan wax ka bilaabo aaba la,ahay ila tali wll oo ii sheeg jid fudud oo aaan uso maro yurub adoo aad iyo aad u mahadsan please.
Ana radinaya informationka apyo kleh isla radine
@@queenali3603 Diyar abayo inoo soo raadi adi intee jogtaa abayo mcn
@@queenali3603Abayo intee jogtaa adi aan isla radinee abayo ani diyar ahay inoo soo radi xog kale ama Ahmed Osman nambarkisa si aan u waraysano abayo mcn.
@@queenali3603visaha shangahi miya radineysan mise
Aniba waa ku guda jiraa sidee isku heli karnaa
Ahmed usman I respect you for ethiopia 🇪🇹
Bro are you living in iceland or Ireland?
I want information for icland
Thanks
Iso jawaab waa bil Ramadhane ILAHAY kugu dhashaye ... wll Qali abahaay baa dacwo iga xareyay Ireland wxaay ku dhahen visaha naga war sug marka ila imisa la suga hada sadex bil ban sugaya wax jawab ahna kamaheyno
Ur legend br
Bro italy travel document can go with out visa to icland?
Side lo xareysta hee scheng visa
Ad bad u mahadsan thy anigu manta ayn ku arkay waxn rabaa inan ka faidaysdo passport djoubti ayn haysda ka warn
Zxb wxan ku waydiinayaa jeck republic faro makaa qaadaysaa hadaan jaamacad ku xaraysto visa shangay
Xaggeen kaala soo xidhiidhi karaa bro, arrin muhiim ah ayaan kaa rabaaye
Webside ka saxda ah oo laga xareysto shanghai vise
Macalin wan ku wataH Rushki ayan joga Invition isleyaHayna ku bax Romania marka meeL ka baxo garan maayo marka taren Mosco ka baxo Yurub meeL ka mara ma jiraa
Wllo sidee Russia ku tagtay waxbarasho miyaa
Adaaba joogee maxad ugaran weydey tareenkaa yurub taga 😂😂. Waxaagu waa ciyaar ciyaar baraf jiidh nio oo finland qabo waba hadii aad joogtee
WllHi nio jafta wn so mari lahaa walidka I diidan Oo ileh ana wxan ka baqayah iney wax igu dhaco
walidkada warkisa maqal iga ka duceso wax waliba wey ku fududanayan insha allah
Qurbajoog kkk@@jaabirmohamedsuleiman3519
Passeport Djibouti ka waran luxembourg baan inana ii maado doonya
Please ii so jawaba mahasntahya
Waa caadi ayaan maqlay wll wiil apdirahmaan dollor la dhaho aya maqlay isagoo ka hadlaaya hdii aad u bahantahy youtubkiisa ka raadi
Keep going ❤
Mahadsanid
Waaw soomaali inaad ka dhalo waa noo nasiib aan helnay
Ma is dhiibi karaa visahan hadaan helo ee
Bro waxaan kuweydina Qofka Visaha ii xareynayo qasab miyaa inu joogo wadanku iiga xareenayo tusaale qof Sweden 🇸🇪 joogo Italy 🇮🇹 visa maii xareen karaa
Waa lagu mustaadnayaa dadka ha waalin 90 cishi wax badan
Mya hdaa wandankle galana
Sxbw iceland aa rabaa toos maa utagi kara
Legenkan Halokala kiciyo❤❤❤
thank you sxb
Kani wa kanu ubahnayn wallee wllo ilahy aqliga hakuu siyaadsho ❤
I want ask my friend
If i go to iceland 🇮🇸 can easy travel to irlanda or England by italy 🇮🇹 travel document?
seen ku heli karaa
Shengen visa faro Malaga qaada
Haa anaa la iga qaday , faruhu waa 5 sano
@@ifrahabdi9775abayo faro lagama qadayo waa faro la,aan ayan kugu soo saraya igu dhaheen visaha shanghai been miya abyo
@@ifrahabdi9775abyo sidee ku helayaa shangen visaha ah isoo jawaab
@@ifrahabdi9775fara hadi laga qado wadangale m isk dhibi karta
Bro Iceland 🇮🇸 safarad ma kula dahay South Africa 🇿🇦 joga iyo wdamada kle
wey ku ledahay
@@AhmedOsmanWorld thanks bro
@AhmedOsmanWorld mideda kle sxb managa cawin karta qofka rabo visa schengen ka rabo waxa loga bahan yahay
Nin culus salaan sare
Sideed lagu xareyaa visaha shingahay
Sxp luqada kawrn waxbadan miya kugu xirayaan
Side laga xareyaa visaha shangaay
sxb italy hda shangai visa kutagi faro ma igu so baxayan hda rabo germnay ina iska dhiibo
Italia faaro ee ka qaadaysa aniga leyga soo qaaday faaro visa Shangai ah
@@munacabdalla4625 ok marka xaalkaaga muxuku dambeyay walal soo hadao
Abyo sidee ku heshe Italy isoo sheege waan rabayee@@munacabdalla4625
@@munacabdalla4625xagee joogtaa hada lkn halkeen kaala soo xidhiidhaa
Asc
wll ireland ma ku tagi kara basporka somaliga iso jwb mhdsnid
Romana fari malagaqada
Wll wxn rabaa inan iibsado schengen visa oo aan aado Holland hadii aan ku baxo oo aan aado Holland ma isku dhiibi karaa qaxooti mise farahayga ayaa soo bahayaa? fadlan iga jwb
Haa faraha soo baxayo tahrib kale Aya galeysa oo ah ina faranse martid uk iska dhiibtid
Sxb isoo qabo hadaa thy wll jiro
Wll qiimo badan ❤
Side visaha loo hela shb iso jawab
Sida lagu xaraysan karo soo raaci
Poland kwrn basport somali
Swizerland noogu imow amedow
Zxb sideen uheli kara
Bro telkaga ii soo dir waa waxaan kaa rabay information dheeraad ah please
Sxb viso shanghai aan hayaa waana 1 sano inaa qof kale ka iibsado ayaan rabaaa ee Hadii uu jiro qof raba igu soo xir
Hada ma heysa wll wa uu bahnahaya
Xagee kaala soo xidhiidhnaa anaga rabnee
Ok
Passport Kenyan neh
Gudomiye warqad invitation later uk ah baan xaresan raba ina helo macqul matahay
Sxp intee ka xareystay inviton letter
@@relaxmusic5818 wllka agency baa ii xareeye
Wllka agency baa ixareye
@@mahadmoha3147 ha HADDA ma ku baxday neh misa
@@mahadmoha3147 ma heshay wll isoo jawab wll
Visa schengen far maa iskaga qada
Waryaa beenta ka daa dadka aniga ayaa iceland jooga pasport somali iska daaye somalida jada joogta ayey somalia u wadaa in ay ku celiso dadka ha lugooyn sxb
Anoo dalka joogo ma xareysan karaa visa schengen horta?
Spain iyo Germany kawaran
👍
Anaba hesta italia isiyen hada bilka hor
Hada xareYsan Raba wll information ma iga Siin Karta Snapka iga so Qabo Wllperu
Abyo information Naga sii ma baxde mise
Asc byo information iga sii pls
Visah tunisia 🇹🇳 ka hadal
Tunisia 🇹🇳 baabur ayaa kga fudud sxb 25 cisho kaliya lkn waa 2,000 ila 2,500 saan maqlay
@@NAJKA_haider654 hhh heerkaas dhan ma gaarsiisano sxb muritania ayaa tagee xuduudka ayaana si fudud uga soo galeysa
Maxa kharash iga baxaaya aniga iyo xaaska iyo cariurta italia iga soo jawaab waan kusugi
Italia ma heshay wll
Asc wll waan ubaahanahay.
Sxb Kosovo kasoo hadal😊
Boss Anoo heysta Schengen visa oo valid ah joogana Italy 🇮🇹 maku tagi karaa wadanka Ireland?
Wll ilaso xiriir
Maya kama mid ah oo irland wadamada Schengen visa lagu tago
Fara Mala qaaday
@@AhmedmohamedCali-xh4iq qaab tahrib ah irland wa ku gali gartaa balse visa Schengen ah kuma gali kartid iyada iyo uk ba
Sidee loo xaryasanaayaa
Sxb moldova 🇲🇩 kwrn
Waa Ok lakin visa waa mid dhib badan
@@AhmedOsmanWorld sxb e visa soma ahan hada ani aya xaraste sxb aqbar Ayan sugaye email ka
Wax sharud Kuma arkin
Lacagte nu Mastercard ahan aya ubixiyy
Wax jiro miye mise 142
Holland kawaran
Taliyow waxaa muqal kaso sameysaa documents ka laiska rapo wadamadan fudud aad soo xuatay ❤❤❤
Xagee loga dalbanaaa
Hadi faro laqadayo sow dhib maha hee
😂
Side laga xareyaa visaha shangaay