DHAANTO CUSUB "DHULKII HOOYAA DHACAN" CODKII ASAD DHAANTO QURUX 2012

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • WAA DHAANTO CUSUB OO LAMAGACBAXDAY, DHULKII HOOYAA DHACAN
    MIRIHII IYO CODKII DHAANTO QURUX LAXANKII YOOCAALE MUSIC BY BARKHAD YARE JIIBINTII FARTUN BIRIMO.

Комментарии • 31

  • @aliflagofficial9283
    @aliflagofficial9283 2 года назад +1

    I like it. From dhulbahante viva ogadeen

  • @user-ym7et4fv4e
    @user-ym7et4fv4e 7 месяцев назад

    Axaxaxaxaxaxaxaxaax way dhulaykii wallee dheemaniyo kuguma doorsado
    Dhagaxaanta qaaliga hadii layso dhoobo baydkeeyga
    Wallee dharaar ms quuteen hadaan ahay dhabkii somali
    Dhimadu nama dhibayso haduu dharaar cad nasoo weeraree
    Dhagarbaan ka xigna in dhulkii ogadeen gaalku qaato

  • @zamzameeya8872
    @zamzameeya8872 8 лет назад +2

    Dadka xabashiga maskaxda kagumeysato yaanba loo jawabin..jawhil waxid.
    Ogadenia weyxorobi dabaqodhi halke ayu cag digi!yaac!Ya Rabi I garsi malinkas!nacabku haqusto Free OG Land!

    • @KornelAbdi
      @KornelAbdi 8 лет назад +2

      #World
      huno Run badnida Guul Banu Gaareyna Insha allh

    • @gurmadqaran2246
      @gurmadqaran2246 9 месяцев назад +1

      7yrs kadib ma nooshahay huuuno qaaali...
      Ma nabad qabtaaa... Intii dabaqoodhiga ahyd waagaasi yeelkeeee e...

    • @zamzameeya8872
      @zamzameeya8872 9 месяцев назад

      ⁠@@gurmadqaran2246alxamdulilah haa hunno

  • @ahmeduurdoox5284
    @ahmeduurdoox5284 12 лет назад

    dhaantada hida iyi dhaqan ayaan u leenahay somalida wadanka ogadenia viva our jwxo

  • @munaali5647
    @munaali5647 11 лет назад +1

    awww such great dhaanto songg ever

  • @maandeeq571
    @maandeeq571 12 лет назад

    masha allah waa dhaanto fiican ilaahay wadankiina dhibka haydiinka dulqaado qof walba oo somaliya waa dhibkiisee

  • @kafeeyaxuseen8051
    @kafeeyaxuseen8051 11 лет назад

    waaaaaaw ma sha allah waan ka helay dhaantadaan walaalaheena soomalida ah illahay nabad ha siiyo

  • @ahmedrabi4925
    @ahmedrabi4925 8 лет назад +2

    bashiir cali abaas huuno haad na nacday ilaahay nama nicin anaguna maanaan ku nicin waayo waxaad tahay walaal kano o kamida dad ka xoriyadooda aan doonayno lakiin adiga hadaad walaal kaa xabashi ka jeceshahay o hadana ah xabashiga gablamiyay hooyooyin keen laayay aabayoowgeen xasuuqay dhalinteenii haad raacsantahay waa kuu maan gaabnimadaada viva jwxo ogadenia on doorinaa waa habeen dumay ogadenia kii diidan waa dan iyo yeel kiis la is ogaayo anagu ma ogalin isticmaaro halayle

  • @jinee1992
    @jinee1992 12 лет назад

    maan shaa allah asad dhaanto gurux walee dhaanto macaan igadhe oo qiira aha

  • @najibhussein4670
    @najibhussein4670 11 лет назад

    wooooooooooooow nice song dhanaan iyo dhuur weynaa o man miyaan hurdo ladi karaa

  • @user-ym7et4fv4e
    @user-ym7et4fv4e 7 месяцев назад

    Ax!ax!ax maxaan qiiroodey awawyaashay ogadeen

  • @najiibmahamed
    @najiibmahamed 12 лет назад

    Walee Dhaanto asal ah Weeye Ogadenia Insha allah Way Xorobi

  • @cadaadocadey
    @cadaadocadey 12 лет назад

    masha Allah ilaah nabad ameen proud to be somaliweyn insha Allah

  • @sirleey100
    @sirleey100 12 лет назад

    ala dhulkii Hooyaa dhacan dheef ma Cuni Karaaye Tolay walee Been Ma ahan ind ader Guuleyso ogadenia way Xorooobi Soon insha alaaah

    • @zaidabdifarax5353
      @zaidabdifarax5353 5 лет назад

      Guul Guul jwxo. Waan Gareynaaa Gushaa ishlh... Onlf haaa nolato. Wixi kaxun ...cagta hosteda haa galo.

  • @xaajodoon8304
    @xaajodoon8304 12 лет назад

    war bal waxay kuheesayaan dhaantaba mayaqaanaan

  • @abdiwalicadbirahmam3328
    @abdiwalicadbirahmam3328 11 лет назад

    NICE DHAANTO SONG CAADI MAHA

  • @bilikabdirahman6343
    @bilikabdirahman6343 9 месяцев назад

    ONLF. Sikastaba ahaatee waxan u ahay garab iyo gashan waxan ogahay inay yihin urur xornimo dagalamayay una dagalamayay dalkoda iyo dadkoda iyo diintoda sikasto lagu cabidiyo ama cadadis badan ku fuulo oo adame ogow ma dhaman tii ale oo mar uun ayad cudud heshaye

  • @hiismohamed3129
    @hiismohamed3129 11 лет назад

    Waa runtaa ala adeer nin rageedbaadtahay

  • @real8319
    @real8319 7 лет назад

    guuuuuuuuuuul iyo gobanimo

  • @abdiazizmahamed6610
    @abdiazizmahamed6610 8 месяцев назад

    😢😢😢😢😢

  • @xRuThLeSsIsh
    @xRuThLeSsIsh 11 лет назад

    I REALLY LIKE IT
    AWESOME

  • @agogoaguero6751
    @agogoaguero6751 12 лет назад

    nogob dheeymaneeyn iyo dhagaxbuur sidu gaalku igudhibaa

  • @agogoaguero6751
    @agogoaguero6751 12 лет назад

    dabaqoodhi aamus ruufyaaan ayaadtahay afka ayaana laguu buuxiye duurka rageena kudhamaanaya asaaga ayaan nahay

  • @humohamed66
    @humohamed66 11 лет назад +1

    hadhaagii ubo miyaa. Ubadu dhacdoo dhulkay ku dhacdee ubada dhulka maad kaqaadaan yaa waxaas loogu sheekaynayaa filinkaa waa ladaawaday no more chance ciidan aan liyuuga ahayn adeer meesha loogama baahna xornimada luyugu aysan keenin ee ubo keeni maxay tahay no more ubo.

  • @nasriinahmed8319
    @nasriinahmed8319 11 лет назад +1

    @Hussein Abdi Shut the fuck dhaan haanyahow doqonka ihi Dhargidii baa kudhashee saad gaalada uraysa aad ugunacamlayn baan arkaaye Ma hooyadaa baa dhargidii ahayd mise aabahaa?? fuck macaan jecel dabaqoodhi huuraale damiirlaawe ah Hadhacado Ethiopia cadowga Ogadeenia hadhaco. Free Ogadenia in shah Allah Ogadenia will be independent nation soon. Viva Ogadenia

  • @akramcabdala5093
    @akramcabdala5093 10 лет назад

    shit dhaanto