KING OF DHAANTO JAANGOO DHAANTO CUSUB "GALADIID" 2015

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • GALADIID DHAANTO CUSUB BY KING OF DHAANTO JAANGOO
    SUBSCRIBE OUR RUclips CHANNEL

Комментарии • 367

  • @Hamzemursal
    @Hamzemursal 5 месяцев назад +6

    Dhantadan 3 bilood baan radinayey.
    Abwaan jaango King of the dhaanto nin ilaahay cod u hibeeyey

  • @mahamedabdulahi2651
    @mahamedabdulahi2651 6 лет назад +160

    Gabdhaho Ogaaden ,diin qurrux ,dhaqan wanasgsan ugu imow .hal gabadh ah kuma jirtoo oo jidhkeeda meel kabanaan walee waa gabdho guur wada gali kara ❤❤❤

  • @zeylacibraahim3217
    @zeylacibraahim3217 Год назад +12

    We love you our people. aabahay ayaa ii sheegay dhulkan aad tirinaysid oo dhan oo Ciidankii 77kii tegey oo gumaystihii xabashida la dagaalamay ka mid ahaa GUULAYSTA

  • @crisaaqcali3926
    @crisaaqcali3926 2 года назад +36

    reer abtigay idin jecliyaa alxm
    alle aya mahad iska leh hooyo mcn ogadeen ka beeray❤❤❤❤❤

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 2 года назад +1

      Ogaaden Tolkayga alxm huno

    • @fadxisheekh1246
      @fadxisheekh1246 4 месяца назад

      Habo❤

    • @umumowzir5384
      @umumowzir5384 Месяц назад

      Karamo kunolow habo mcn❤❤

    • @feysalxasan2823
      @feysalxasan2823 Месяц назад

      We love you OG brothers and sisters from Mogadishu banaadiR All the young people's for somalia is one we love ❤️ Again Again Again

  • @baasheali3727
    @baasheali3727 5 лет назад +99

    Mashlllah our bothers and sisters one from Lascaanod Sool Somalia❤️❤️👌🏻👌🏻👌🏻

  • @king15716
    @king15716 3 года назад +11

    Dadkii hidaha iyo dhaqanku wali kadhiman la'yahay viva walahen somali galbeed form galkacyo

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 4 года назад +23

    Goglo iyo maracaato beertii Godey, garbo iyo shilaaban ku geyn lahaa - Love you Jango Halgama weyn ayaa tahay.

  • @abdifatahmubarak5817
    @abdifatahmubarak5817 5 лет назад +11

    Inta daawanaysa 2019 wadanki waa xoroobe mujaahidkan meel kusheega tola'ay jaango muxu xornimo uooyay wlhi hadu wadanki yimado siwaynban usodhowayn lahyn

    • @dhoolali7869
      @dhoolali7869 5 лет назад +1

      Ninkaan jigjiga ayuu kadhanteynayaa hada hesihii ugu dambeyey ee jigjiga so dhegeyso

  • @khadiijocadey5554
    @khadiijocadey5554 Год назад +2

    Walahi anoo rer muqdisho ah aya xada i kacday abwaan jaango aloow cimri dheer sii wakaa ciilka uga baxbay

  • @hanadgeesi4133
    @hanadgeesi4133 3 года назад +8

    Dhulki reer ayeeyday kasoo jeeday alle haydin barkeeyo haydina sharfo wanaagu ha socodo

  • @abdiazaaza511
    @abdiazaaza511 3 года назад +15

    markan so warero yan legenka so boqdaa OGADEEN ilahay sharaftina ha dhowro from muqdisho

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 2 года назад +1

      Ader ado so wareerina so booqo inshallah from noth america anigaba ano melaha dhex waregayo aya so galey

    • @manguzumanguzu995
      @manguzumanguzu995 Год назад +1

      Sdkle reer muqdisho Gul iyo gobonimo

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 4 месяца назад

      the baste dhanto Abwan jango Lagend

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 4 месяца назад

      the baste dhanto Abwan jango Lagend king of Dhanto ninweyn

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 6 лет назад +19

    Ilahay gii ogaadeen iga dhigay ayaa 1000.000 milyan jeer Mahad iska leh ogaadenia 💪👀❤💋💖👈

  • @abubakarmoalimfarah8651
    @abubakarmoalimfarah8651 9 месяцев назад +2

    Masha Allah Allow gabdhaheena noo dhaaf Idina jecliyaa ❤❤❤ Thank you abeaankeena jaangow daawada stress ka wish you long life

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 Год назад +4

    king of dhaanto abwan jaango
    allh kuxifdiyo farom burtinle nugal puntilan somali

  • @sowdoibrahnamin7663
    @sowdoibrahnamin7663 7 лет назад +54

    hablahayagu waa diirkii horeyoo xornimo hamigooda weyaanee
    ❤💙💚👈👏👏👏👏👏

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 6 лет назад

      sowdo ibrahn amin meel kasto ma iiga soo horaysaa kkk dhawr meel aan kugu soo arkay dhantadana ma booqataa 👍👍👍looma kala xanaaqaan. Yah

    • @sowdoibrahnamin7663
      @sowdoibrahnamin7663 6 лет назад

      Ahmed Dhanaane hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh haaa meel walba waan fadhiyaa 🤣🤣

    • @sowdoibrahnamin7663
      @sowdoibrahnamin7663 6 лет назад

      مؤسسة المحبة .ابن السيد Almaxabbahchannel 👍👍👍👍👍👍

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 6 лет назад +1

      sowdo ibrahn amin kkkkkkkkk 👍👍👍

    • @fadumohassan635
      @fadumohassan635 6 лет назад

      😂😂😂😂😂😂😂مؤسسة المحبة .ابن السيد Almaxabbahchannel

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 3 года назад +7

    King of dhaanto Jaangow. Ogadenia Free. What a lovely people ❤. God make somali people united. I can't imagine after long time heestaan maqlaa. 💯👍.

  • @abdihakimharet5994
    @abdihakimharet5994 Год назад +10

    This dhaanto is an asset to us( 4 absame).
    Hablahayagu waa diirki horaa🥰🥰.

  • @hamdiyarexamdiyare744
    @hamdiyarexamdiyare744 5 лет назад +11

    Somali wa ogaden intakale wanalagu qurxiyy 💋❤❤💖💖💖💖💪💪💪💪💪💪💪

  • @afatahhassan7577
    @afatahhassan7577 9 лет назад +2

    Masha alllaaaaaaha gosha wayne garaaac gudcur yakala baaxa galadiiido gu helay gaafka yakugu tuma run badanaaa afkaga caaano lagu qabay ciiidaydiii hoyo ahaaaa

  • @leylayussuf8346
    @leylayussuf8346 4 года назад +19

    Who is watching 2020?
    I just can't get tired of it

  • @horayusocod
    @horayusocod 5 лет назад +6

    hablahanagu waa dirkii horoo hormuu hidaheena weyaan 😍😍🤗🤗🤗🤗🤗🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴 we love somali galbeed..☺☺

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 4 месяца назад

      the baste dhanto Abwan jango Lagend nin weyn king of Dhanto

  • @xamdiqalinle6525
    @xamdiqalinle6525 Год назад +4

    M.a ogadeen guul rer abtigey ogaadeen ❤❤❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤❤❤

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 5 лет назад +6

    Walee waan ku seexda xorniimo ilaa maliinti aan dhashay iyo maanta inshalah haxorodo ogaadeenya Amin 💖💕💖💕🌷🌹

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 лет назад +24

    Ogaadeenku qadiyad ayay isku neceen
    Wlhi oo blhi anigoo ogaadeen ah inaan halgamaa jaango colaad u qaadeen
    GOAT - waala doogi

    • @fadumomohamed6843
      @fadumomohamed6843 7 лет назад +1

      Wlhy jagwo Abe dhigmayino qoriga wali wa waadaaa

    • @yuusufhaybe5971
      @yuusufhaybe5971 7 лет назад +3

      Sxb Jaango Waa Waran Somalia Kabeermay Ethiopia Hajabto

    • @samiirstarog9857
      @samiirstarog9857 7 лет назад +1

      Wiilka reer cigalle production hhhhhh king zare qoslay wlhi Allah dhawro

    • @shukrixasan3243
      @shukrixasan3243 7 лет назад

      Dhaash

    • @salmaabdi9635
      @salmaabdi9635 7 лет назад +1

      Wiilka reer cigalle production hhhhhhhhhhh

  • @nasrocabdirahman1778
    @nasrocabdirahman1778 3 года назад +3

    Aad bn ujeclhy degamada ogadenya anon arg bn jeclhy shilaabo hardigeed danood inshlh wan soo arkin me from puntulnd

  • @ugaashassanshugri6007
    @ugaashassanshugri6007 Год назад +4

    Tiktok inta Hada ka daawanaysa 2023 Love ii saara Abwaan jaango my abwaaan❤

  • @bintumohamed1251
    @bintumohamed1251 6 лет назад +23

    Axyaa Dhulkena Wlhi Anon Waligey Aragban Ujiricoda Allow Nobarake

    • @yuusufhaybe9120
      @yuusufhaybe9120 6 лет назад +1

      Nimcoo Mohamed Huuno Dhul Iyo Umado Wanaagsan Waan Haysanaa Balse Jawaasiis Ayaa Madaxka Dhiganay Meel Abaar Ahaynna Somali Kuma Furaan Sahanxumadooda Allow Gumaysiga Nagaguulay

  • @tuuladaciyaaraha677
    @tuuladaciyaaraha677 2 года назад +2

    Dadkaygaygii garashada xagee ka aaday aaway isku duubnidii aaway soomaalidii dhabta ahayd ee qabiilka calanka kala waynaa aaway geesiyadii soomaaliyeed ee necbaa caada qaadatanimada intaba waa la waayay 🇸🇴😭😭✊

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 4 года назад +4

    Guul Gobanimo/Midnimo/Isku Tashii In sha Allahu 💚💙❤️💪🏽💪🏽💚💙❤️ 19/06/2020 I love Dhiigaygi ONLF JOWXO king Jango Adeer Ciim dheer /Ciibadaleh Allah hauksiiyo!! Allow Somali wayn miide wan Jeclahay Intaas waxan u so dhimanay Inaan aragno XORNIMO warta In sha Allahu

  • @abdirahmanmohamed7399
    @abdirahmanmohamed7399 5 лет назад +5

    Hablahayagu waa dirkii horoo xornimo hammigoodu weeyee mamshlalah Mohamed Omar jango

  • @theprintroomkwt9146
    @theprintroomkwt9146 4 года назад +3

    Waxaan soo xasuustay meeshaan ku soo koray wadankaygii hooyo
    Alaaaah ku dhawro abtigay king...dhaanto. mahamuud..jaango Amiiiin

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 8 лет назад +18

    King of dhaanto JAANGO
    nin dhaanto kaga cod macaan somali masoo maridoono

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Год назад +2

    Dhantoyinki horee abhy shafec sidan buu noguu qadaa hada hadn dhaho abo dhanto iqaad laaxan kan buu ku qadaa mshaah ader jango iyo abhy wa isku cood walhi

  • @ogadenqueen6336
    @ogadenqueen6336 6 лет назад +12

    Hablahayaga Ogden kuwa kle sharaf ayay dheryaheen😆😍

  • @DR_Hanuniye
    @DR_Hanuniye 6 лет назад +6

    Aniga waxaan ku dhashay Gobalka Gedo Somalia gobalo badan waan tagay lkn waligay ma arkin Dhulka Somali Galbed ama Ogadenia waxan tarikh ku maqlay ina awowgay uu ku dhashay miyiga Qabridahare Gobalka Qoraxay saasoy tahay hadana gayiga Somaliyed waa mesha an ogu jeclahay walahi markaan maqlo Shilaabo shiniile iyo Qoraxay waan iska qiroodaa 😭😭

    • @dhoolali7869
      @dhoolali7869 5 лет назад

      Aniga tegey markuu ina iley kudhanteyn jirey

    • @alisheikh8821
      @alisheikh8821 3 года назад

      @@dhoolali7869 mashlh ayan aya lethe aniga walii maarag

    • @halima1882
      @halima1882 Год назад

      Walaal matagtay mise waaba dhimatay

    • @aaminahzehra7526
      @aaminahzehra7526 Год назад

      @@halima1882 😂😂😂😂

    • @abdirizakmohamed5378
      @abdirizakmohamed5378 Год назад

      @@dhoolali7869 Ina ileey sax maahan huno adigo rali ah

  • @user-xp4ie3ku9n
    @user-xp4ie3ku9n 9 лет назад +16

    waaaw inabaa adi maxanmasha allah iilaho ogadena guulesi yaa rabi

  • @diyaasbarohenery9648
    @diyaasbarohenery9648 8 лет назад +20

    wlhi ninkan xaqiraad ma fcnee laandhere
    ayuu kutahay dhaantada

  • @dhoofkhaliif5722
    @dhoofkhaliif5722 6 лет назад +16

    Ax gabdhaha ogaden idin jecliyaa 😘😘😘💓💓💓

  • @ifraxsheekh5406
    @ifraxsheekh5406 2 года назад +4

    Dhiigayga ogaadeen from Jidwaaq

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 года назад +5

    I love u my dhaanto king of dhaanto jaango adeero Qaali ah ku jclahay pilaaahi

  • @asmaaali2489
    @asmaaali2489 5 лет назад +2

    Alla wan jeclahy ina tago jigjiga dhantada aad u jeclahay wana mesha kaliya dhaqankena ku hormary ilahow xamarna sidan noga dhig nabad iyo israac

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 года назад +6

    Viva 5shanta somalia ilahow isku gee an u istaagno magaca somalia🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤

  • @suulxikmaawi3789
    @suulxikmaawi3789 Год назад +1

    Ninkani dhaqanka somalida ayuu noolaynayaa fanka qabyaaladda inooga daaya dawladnimadii hadaynu ku heshiin waynay dhaqanka iyo suugaanta inoo ilaaliya
    Waa talo waxgarad kasta oo Comments ka akhriyey bixin lahaa

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 4 года назад +6

    Gaaladiid my hometown qarijiqood ❤️👉🏻❤️❤️❤️

    • @mohamudibrahim6558
      @mohamudibrahim6558 3 года назад +1

      Magaca ayaaban ka helay gaaladiid

    • @Nasrashiilaofficial3146
      @Nasrashiilaofficial3146 3 года назад +1

      Haa walal waa tuulo ku taalo qarijiqood nogob weyn❤️❤️❤️meeshaas gaal lagama jecla

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 3 года назад +1

      Galadiid wa gobalka qoraxay lakiin wa isku mid qarijood wa same a'm from qarijiqood Nogob my mum Qoraxay same 😍😍🥰🥰❤❤❤💯

    • @adanmohamed4793
      @adanmohamed4793 Год назад

      @@Nasrashiilaofficial3146 tolka ogadeen cid ka gaalo neceb weli soomali kuma arag.

  • @badmaceye2010
    @badmaceye2010 7 лет назад +4

    jecliya dhaanto gobonimo jankow afka xalwo lugu qabay rer abtigey xurimo insha allah

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 4 месяца назад

      the baste dhanto Abwan jango Lagend king of Dhanto

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 3 года назад +2

    Aad baan ujeclahay reer Abtigeeey, Illahay guusha gacantooda hasoo galiyo.
    Noolaada

  • @dhuuxlacag
    @dhuuxlacag 9 лет назад +12

    inaba caadi ma aha kaalay huunooy haleelo iyo hor hoo lisyeey haleelo iyo horwayn loo lisyeey

  • @theprintroomkwt9146
    @theprintroomkwt9146 5 лет назад +2

    Waxa soo xasuustay wagaan yara meshaan ku raaci jiray xoolaha viva abti jaango I love abti

  • @caydurusjarfadhi
    @caydurusjarfadhi 4 года назад +7

    2020, lockdown-ka corona ma isku dhaafisay.

  • @alensameofficial1840
    @alensameofficial1840 2 года назад +30

    Now 25/5/2022
    Old is gold 💖
    Jango is a legend
    Deserves more respect ☺️

  • @inaabirashiid6613
    @inaabirashiid6613 9 лет назад +5

    Galadiid oo kuhelay gaafka yaa kuugu tuma nice wlhi king of dhaanto

  • @amiirasaed3309
    @amiirasaed3309 18 дней назад

    I can't understand word but walahi I love this dhanto too much

  • @user-qf2bq9wd2y
    @user-qf2bq9wd2y 7 месяцев назад +1

    Dowlad deenkaga waa part of somalia onlf

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 5 лет назад +5

    Gabdhaha ogaadeen waa Gob Viva Ogaadeen mansha allaah

  • @qamarpoi4411
    @qamarpoi4411 Год назад +5

    Viva Ogadenia. 💉❤🇬🇲

  • @user-ud8mz4cm9b
    @user-ud8mz4cm9b 6 месяцев назад +2

    Hello wiil ogadeen Form h.g❤🥰

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz 8 месяцев назад +1

    Ogaden ree abtigay waaku faaanaaa ❤🎉

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 4 года назад +4

    garbo iyo shilaba ayaan kugenlaha👋🏾🇸🇴

  • @raxeeyeloversismytype6892
    @raxeeyeloversismytype6892 6 лет назад +19

    I need lyrics for this please
    Qofow soo qoor cashirkaa pls

  • @lionheart6678
    @lionheart6678 4 года назад +2

    Doollo oo doog lahoo
    Geelu wadaa dhalay..! Soomaali Galbeed Allow barakee.

    • @Daaxilcalas12
      @Daaxilcalas12 5 месяцев назад

      Golahoo doog leh wye mesha geela lagu xareeyo wye golahu

  • @waayo__aarag1
    @waayo__aarag1 3 месяца назад +1

    Abwaan jango imaka hablahasi ma jiran yeman oo midgan ah iyo cadan aan xalalba laagu dhalin ayay hos jifaan dhantadan inaga cun sxp

  • @xamdibile9252
    @xamdibile9252 Год назад +4

    Ogaadeenimadu macnaa 🥰

  • @bofedtreasury4337
    @bofedtreasury4337 2 года назад +2

    aheey ah waxaasaa kaadhaqan ah dhaqan ogaadeen igadhah

  • @samiirstarog9857
    @samiirstarog9857 7 лет назад +10

    maansh Allah in adeer allow ku daa

  • @shaafidaahir5237
    @shaafidaahir5237 Год назад +3

    ogaaden aduunka oogu jeclahy tolkay

  • @faizahassan8015
    @faizahassan8015 7 лет назад +25

    King 👑 of dhanto we love you 😘 ader macane ❤️️❤️️❤️️❤️️❤️️🇸🇴✅

  • @zeylacibraahim3217
    @zeylacibraahim3217 Год назад +3

    Every time we are with you our people Ogaaden

  • @deganhassan6419
    @deganhassan6419 8 лет назад +6

    wooow goosha weyn mmmmm gabagabo wooow...goobtiiii hero digeed woooW maraacto m'y ex live love

  • @adanosman3291
    @adanosman3291 2 года назад +4

    Who is listening 🎧 with me 2022

  • @kheirowhajji7932
    @kheirowhajji7932 Год назад +7

    The flashback to me my hometown ❤️❤️❤️

  • @Jr-ok1tq
    @Jr-ok1tq 4 года назад +8

    Legend Of Dh𝐀𝐀𝐍𝐓𝐨
    . 🅹🅰🅰🅽🅶🅾

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 3 месяца назад

    Maasha allaah wan idin wataa ogaadeyn guuleysta ❤

  • @abdihamiid2041
    @abdihamiid2041 Год назад +1

    2023 inta TikTok dhaanta kasoo raacday sidayda farta taagan

  • @kibreabsolomon6737
    @kibreabsolomon6737 9 лет назад +2

    Ogaden Waaa wadan jiro Abdi Ileey Mar dhaw Wuu Na hoos imaan Donaa walee goobtii haragdiyo qoraxey Baan Ku geen golo oo roob Leh gelu Wada Dhalay Iyo ax ax mizz jangow

  • @basramahdi603
    @basramahdi603 9 лет назад +3

    king of Dhaanto Jir oo Joog waligaa :)

  • @yuusufhaybe9120
    @yuusufhaybe9120 6 лет назад +6

    Please Give Me Like And Some Text Good Allow Hablaha Ogedenia Noodaa Gaallo Galad Waaye Guul Guul Guul Ogadenia

  • @geeljire3424
    @geeljire3424 5 лет назад +1

    Kabad halab leh iyo Hararki loo dhisyee Kaalay huunoy Haleelo iyo Hoor loo lisyeey 👌

  • @somalivoicetv99
    @somalivoicetv99 2 года назад +1

    waaaw jecliyaa dhulkeena iyo gabdhaheena

  • @mandadali7005
    @mandadali7005 7 лет назад +7

    mansha alah gabdhaha ogadeenka qurux badana walee ogadeen baan la xididayaa

    • @barwaqodhemanyartajwxo4949
      @barwaqodhemanyartajwxo4949 7 лет назад

      mandad ali welcome qalbi furan iyo gacmo furan ana igu so hore lkn anagu waxan rabna nin nala qabsan halganka ee ma rabno mid qasaro ah oo quruxda ad shegayso ku qasarino kk welcome to gabdho ogaden kk

    • @daahirdawiil1584
      @daahirdawiil1584 7 лет назад

      barwaaqo dheman yarta jwxo masha allah allow idin dhawr alla hablaha jwxo bidhaan wacanaa oo geesinimo badana iso raadiya inan jwxo kazoo jeda wllh waan u dhimanayaa dagaalka gobanima doonka insha allah mar Un waan tagi anigu waxan kazoo jeeda galmudug lkn waqtigaan waxan jogaa south Africa. ciwànkeyga waa kaas maareey2020@hotmail.com

    • @barwaqodhemanyartajwxo4949
      @barwaqodhemanyartajwxo4949 7 лет назад

      +Daahir Dawiil wlll ad iyo ad ayad u mahadsan tahay walalkay insha allah guuuuul cadow kuma halelow hunno anagu hadan nahay hablaha jwxo wanu garab taganahy geesiyadayda jiida hore nogu jira ee naftod no huray wanu xorobi insha allah we love you too huno mcne galmudug hanolato

    • @mohamedmaareey390
      @mohamedmaareey390 7 лет назад

      barwaqo dheman yarta jwxo waaaaaw maasha allah hablaha jwxo bidhaan wacanaa oo geesinima badanaa allaw idin dhawr oo xurooba insha allah waan idin taageersanahay anigu reer mogadisho baan ahay lkn qurbaha ayaan ku noolahay gaar ahaan south africa war hablahaan iigasoo raadiya mid hobol ah sidii barwaaqo dheeman yarta jwxo

    • @barwaqodhemanyartajwxo4949
      @barwaqodhemanyartajwxo4949 7 лет назад

      +Mohamed Maareey manshaa allah huno lagu siin insha allah wan jogna hadan nahay dhuxi laga beray geesiyadiyo dhasha jwxo wanku jogna brother adi iskeen hhhh wad heli miid sidayda dheman ah ama anaba ku jooga hhhh tell me your snapchad

  • @hassanseerbo6586
    @hassanseerbo6586 2 года назад

    Godeey adeerkay shaybe sh AUN oo kasoo jeeday Magaalada xeraale galagaduud ayaa kudhaawacmay asagoo udagaalamaya xorayntii somaligalbeed

  • @IbrahimKhalil-rm4li
    @IbrahimKhalil-rm4li 9 лет назад +2

    Am full fan of Mr jaango nolow ina abow

  • @mohamedaxmed3619
    @mohamedaxmed3619 2 года назад

    King of dhaanto inuu yahy anaa qiray wlhi

  • @ahmedshukrimahamud-te1uv
    @ahmedshukrimahamud-te1uv Год назад

    King of dhanto ato Jango ogaadeeniya dhulkeeni

  • @TheFidelista
    @TheFidelista 7 лет назад +2

    Golaha doogliyo geelu wada dhaliyo gobti haradigeedBaan Ku gaynlaha 💜💜

  • @muxudindeq8959
    @muxudindeq8959 9 лет назад +2

    Www jaaaango lkn muwaadin matahid waaayo dalkii nabad buu noqday walina madan imaaan way iska cadahay adeeer galadiid oo barwaqa,aha anigaaa dhaxjoogo oo dhaaanto ku tumanayo

    • @KornelAbdi
      @KornelAbdi 8 лет назад

      Fuck maxaad ku tumi dabada Ayaad dhaqdaa e Afka ka laleexo wadaniga

  • @funnyshortvideos440
    @funnyshortvideos440 7 лет назад +6

    landheer landhr dhly aniba caadi ma,ah mansha Alah.

  • @abdiabdullahimohamed1083
    @abdiabdullahimohamed1083 5 лет назад

    Dhantadan inaba caadi ma aha runtii onlf waxey in badan ku hamineysay wey gartay manta gobanimo wa la helay alxamdulillah aniga ogadenia waligey ma arag waxan ka so jeda waamo wana ku faraxsanahay hormarka ogadenia wayo wa xuduntanada hadan nahay absame nolada rer tolkey

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 13 дней назад

    Onlf halgankaan kuwayay wll iyo wehelba aderkayna ku gablamay

  • @abdirazak9899
    @abdirazak9899 6 лет назад +1

    Woow best dhanto inti igu raacsan like saraa

  • @abdifatahrashidabdi7583
    @abdifatahrashidabdi7583 6 лет назад +1

    Gusha weyne garaac gudcur yaa kala baxa galaliid oo haa galaliid gu helay gaafka yaa ku gu tuma💕💔💕💔💕💕qorahey

    • @HAMZAABDIWAHABIBRAHIM
      @HAMZAABDIWAHABIBRAHIM 24 дня назад

      GOSHA WAYN GARAD GUDCUR YAKALA BAXAY GALADIIDO GU HELAY GAFKA YAKUGU TUMAA DEH ❤

  • @nimcoabdulahi9053
    @nimcoabdulahi9053 9 лет назад +1

    i love jou jaango ina bawa caadi madihidogaadeenya hanoolaato somaalia xataah yaa rabi

  • @khaledobsiye
    @khaledobsiye 6 месяцев назад +1

    Golden voice

  • @user-kl5dk4em6k
    @user-kl5dk4em6k 7 месяцев назад

    Ma asal dhal oge 🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 лет назад +1

    Kaalay Huunooy, Haleeliyo
    Hoor loolis-yey
    waagaan Maqli jiray Fogeyda
    Xusuus , waa Asal
    _______________Sharax Erayada
    Haleelo=Geel hada dhalay, ama irmaan
    Hoor=Nooca ugu Caano badan Geela
    Magaan, baa kasoo horjeedo, oo ah Nooca ugu Caano yar
    Magaan/badhay

  • @Sigma-143
    @Sigma-143 5 лет назад

    Kabad halabliyo hararkii loo dhisyeey kaalaay huunow haleelo iyo hoor loo lisyeeey❤️❤️❤️❤️💯

  • @user-xt6ub6zn9b
    @user-xt6ub6zn9b 10 месяцев назад

    Abwaan jaango kama daalo dhagaysiga dhaantoonyinkisa

  • @habibibrahim9903
    @habibibrahim9903 8 лет назад +2

    jangoo juuuu keep up ogadenia must be free frm Etheopia wadaniyadu waa shay qaaliya lkn somali way kuyartahy wadaniyadu

  • @hassanosmaniman7289
    @hassanosmaniman7289 4 года назад +3

    King of Dhaanto Jaango Waa Cod Macanyahay Lakin Dhaanatada Waa Koopi/copy Waxaa Hortiisa Dhaantadan Ku Lugooyey Abwaankii Weyna #Abwan Fanoog , Hadaad Xasuusitid Like iiga qabo Akhyaarey Oo Aadan Aheyn Cayaal Mama Ama Hooyo Canjeerada isiii 🤣🤣🤣 .
    Abwaan Fanoog Waxaa Ficaneed In La Xuso Waayo qofkasta Waxii Laga dhaxlo Waa! La Xusaaa Anyway Hore usoco Abwaan Jaango.

    • @shuaibdaacad1673
      @shuaibdaacad1673 3 года назад

      Waa runtaa abwaankii lahaa waaba noolyahay. Inaba caadi ma ahan, laakiin Jaangow waa qurxiyey!

    • @haybecabdullahi4174
      @haybecabdullahi4174 Год назад

      Dhanato music leh qof ugu horeyey qadeya wuxu ah Abwaan jaango zxp meshad ka soo akhtistay maa ogi tariikhada

  • @CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
    @CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx 11 месяцев назад

    ogaaden dadka dhaqankoodi somali ka yaacen ka daba kèney e casriyeeyay ogaaden abal ugu haya dhaqanka somaliyed ey casriyeyen somalidi ka yacdeyna ka daba keyay madaxno sarantiin from iidoor

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 года назад +2

    Viva somalia 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤