MP khadar I believe you’re a great example of a great politician. You Inspire me to take interest in politics. Your wisdom and your insight bravery it’s always welcomed.
XiiL Guunow indr ilahay Hargeisa ha ku barakeyo, Wayo wa Casimaadi Qaranka oo Wax walba Jaan Goysa, Berbera na CM aya 2 kuursi Egta ee isaaqu wax ha isku Haneeyo ila inta aynu is wada Aminayno oo Sharciga lo wada hogansanayo Wa Bilahi TawfiQ
raalibaanu ka nahay walaal anigo nin cise ah ayaa hadalkaaga ku dacarooday iskada walaalka aad ka guulaysatay oo geesinimo bartaa ka baxay kuguna wareejiyay waxaad doonaysay ama ku dhalilaysay garmaaha inaad weerarta ee nin waa khaldama lakin waa kasoo noqdaa sacad mseba waa leeyihiin kuwo xun xun oo wali dagaalka gelin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from saylac
What happened 😳😬😬 Waar ninku miyuu soo Cabaa Markuu hadlayo he is not okay 😂😂😂 Dadkan Baarlamaanka fadhiyaa wax kasta waa lagu arkay? Alhamdulaah hadii ilaahay ku soo hadeeyay✅
Wauu fashilmay waar orod waxa u hirbgeliweyday ayu ciil ooyay suber AWAL uu ku fahmay runtad lagu fahan siyey, Interbuu rer SUBER AWAL ah kudhi qeystay
sow ma ogidiin bishan shabcaan iney tahay bil cibaado bil danbi dhaaf xusbi qabriga idiin raacimaayo. war illaahay kamagan gala cadaab janno weydiista xildhibaan maalin maalmaha kamidbaa dunidan laga faaruqi
I was told to stop 🛑 writing comments and voicing my opinions. If you’re able to speak, speak 🗣️ if you’re able to write, write .speak against oppression and injustice.
Warya dhagyso anagu wanu idin fahanay de wa ka kursigi aad ku waalnaydene ka shaqaysta anagana waxad dhigateen ba inaga dhaxeeya kursigana de wad gaydaane ilmaderayal ku raaxaysta bal waxd ka heshaan 😂
nin rageed xildhibaan waan kula ooynay walaahi oohintaas waxaa kaa keenay waa geesinimadii aad marka horeba dadka dheerayd geesiga waxaa lagu yaqaanaa markuu wax doonayana uu dagaalamaa markuu gafku dhacana wuu ka ooyaa ilaahay ayaan qaldamin anoo aha samaroon waxaan hubaa in isaaqna geesinimada meel sare kaga jiraan dhamaan waalagu cafiyay halmidna waan kaa rabnaa in dhamaan sxpadaa aad xildhibaanada tihiin aad wanaagaas aad garatay ku booriso adeer 💯 ilaahay caafimaad iyo cimrigaba hakuu barakeeyo ninka ragii waakii garaaba adeer
Masha Allah waxaad u muuqataa nin wanaagson Allah ha Ku danbe dhaafo
Mashallah adeer raxmadaa ilahay ku siiyey alle hakuugu wado imika dadkaagii oo dhan kuwada jecel hada subeerawal waanu ku cafinay
Waanu qaadanay xildhibaan tolkaa ma kala maarantaan cafiska ilaahay ayaa jacel ❤
Adigay kugu koobantahay
Qaadashadaa raaligalintu
@@abdinuur370horta dadka lasoo booda waanu qaadanay yay u hadlaan
Masha Allah ❤️❤️❤️
Hadalka badani dhiiquu leeyahaye iska yaree 🎤 xildhibaan
Ninka ragga ah waxa lagu gartaa waa kii garta gafka ka tagay ..maasha allaah
Waa Doqon
Imisaan kulahaa hadalyaanu kaatagin waa goorma
MP khadar I believe you’re a great example of a great politician. You Inspire me to take interest in politics. Your wisdom and your insight bravery it’s always welcomed.
Cafiska ilaahay baa jecel waanu kii cafinay walaal
Maansoor huttel aynu xaflad ugu samaynu 😢subeer awalaw
Masha Allah adrero inolow ilahay haku xiftiyo aduuku wa malamo yar wana bishii khayrka ee halawada samxo❤❤❤❤❤👍
😂😂 ay ay dhalay oolaangaaba waxba ha.iskadhigin nin fcn waxad tahay waalayaqaan afqudhunle raali.galin maqadano waxad tahay hadaanu kutusiweyno subeer ❤awal nalamayidhaa
Khayr ale ha ku siiyo if iyo aakhiraba hadaad isgaratay anoo berbera ka soo jeeda
Hadalkaagii shalay Si aanay habar awal uga xanaaqin aniga oo h_yoonis ah ayaa kaaga xanaaqay Waayo si gobonimo leh umaad hadal reerkana meel ayaad kaga dhacday mana aha xiligii reer sh isaxaaq isku abtirinlahayen waa xiligii sidii la inagu yaqaanay aan meel uwada dhaqaaqi laHyn ❤ imikana qaladkaagi hadaad kasoo noqotay reerku waa gob eh anaa huba inay ku cafinayaan adna odaynimo iyo isku hayn ayaa lagaaga baahanyahy
❤❤❤❤❤XAALKAA WAANU QAADANAY XILDHIBAAN ❤❤❤❤
Caf iyo musaamax adeero waan ku samaxnay mansha allah tabarkalah hambayo ❤
Isaaqow kor uga baxa qabyaalada dhexdiina Cadowbaa inagu soo duulay 😢🤯🫣
Yaa intaas u sheegaya yusra ama gunxajis waayo markaste iyaga bilaabay
Awow allah hakaa cafiyo wixii danbiya, waa gudoon raaligalintaasi adigana sidaa midlamida, Ninka Raga ahi waakii gafkiisa garta kana istaaqfurulaysta,so you did it.thank you.
Raali baanu kaa nahay sxb awalba ciido galihii xalaasha ahaa baad tahay awalba waanu ku ogayn in dad cuqdadaysan kugu xeersanayeen. Allah hakugu anfaco sxb
Ilaahay ha ku xaafido. Khadarow
قال اللهِ تَعَالى ﴿والفِتنةُ أشدُّ من القتلِ﴾ سورة البقرة/191 وقوله: ﴿والفتنةُ أكبرُ من القتلِ﴾ سورة البقرة/217💭
Salamu Aleykum Khadarow waanu qadanay walaalo ma qaldame waa Illaahay 😂❤
Oday baad tahay dadka is ku keen oo dadka yaan laysku dirin isaqu waa dad mid.Ah qofna iilka kuma raacayo waad ku mahad santahay Anagana ilahay hana samaxo 👍
Gobaad tahay raganimadu waa intaaba guulayso abti
Af xume ninkeeday dishaa xildhibaanku xuldhibaankii maaha😂😂😂😂😂😂
XiiL Guunow indr ilahay Hargeisa ha ku barakeyo, Wayo wa Casimaadi Qaranka oo Wax walba Jaan Goysa, Berbera na CM aya 2 kuursi Egta ee isaaqu wax ha isku Haneeyo ila inta aynu is wada Aminayno oo Sharciga lo wada hogansanayo
Wa Bilahi TawfiQ
raalibaanu ka nahay walaal anigo nin cise ah ayaa hadalkaaga ku dacarooday iskada walaalka aad ka guulaysatay oo geesinimo bartaa ka baxay kuguna wareejiyay waxaad doonaysay ama ku dhalilaysay garmaaha inaad weerarta ee nin waa khaldama lakin waa kasoo noqdaa sacad mseba waa leeyihiin kuwo xun xun oo wali dagaalka gelin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from saylac
Waxad. tahay qof qalbigiiso weli noolyahay Ama damiir😢.lehe Ilahay umada waanga ha tuso waxan waa Aduunyo waa lega tegayaa waa caadi hadad oydo waa naxariis
Maasha allaah maasha allaah maasha allaah
Ilaahay ha ku hadeeyo haddii aad garatey khaladkaagii
❤🤍💚KHADAR GUUN WAXAAN LEEYAHAY ILAAHAAY HKUUKUWADO KHAAYRKAA MAANTA AAKU DHAWAADAY ANIGU WAXAAN AHAY NIN SACAD MUUSEAH WAXAAN KU FAANIJIRA HOOYADAAY CIIDAGALE AYAA DHALAY OO WAA RAAR GUULEED EE ALE HASOOCELIYO HAAYBADII WANAAG SA NAAYDEE REERAHA AAMIIN INSHALAAH❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯
INA GUUNOW WAA SAX WAANU QAADANAY KOL HADAAD TIDHI WAAN QALDAMAY
LAAKIIN NIN WEYNBAAD TAHAYE UMDA TUSAALE WANAAGSAN U HORKAC
Ninka fariidka iyo caqliga badan lehi wuu isqabta markuu taraaro oo nin wax yidhi reer dhan oo sheekh iyo shariifba leh dartii u maago. Tolow laakiin idinku mays qabataan oo ninkii xildhibaanka ah wuxuu ku hadlaayay qof qudha oo reerkiisa ah oo yidhi wuu qaldan yahay wali ma arag, miya la qabtaan hadalka
Waaba ladan yahay hadii ay ka dhan tahay,waayo Super awalna ma ihi hadana waa ninkaas aan aad ula yaa I jirey.
Nin adaag
What happened 😳😬😬
Waar ninku miyuu soo Cabaa Markuu hadlayo he is not okay 😂😂😂
Dadkan Baarlamaanka fadhiyaa wax kasta waa lagu arkay?
Alhamdulaah hadii ilaahay ku soo hadeeyay✅
ilanoo aha reer awdal isaaq garaad waad leedihiin aad isku raali galisaan reeraha kalena raali galinta ku dara masha alah
MR GUUN QALAD WA U DHAC CAADI IS KA DHIG. WAR SOMALILAND TOOSA O IS KA DAYA IS KU FIIR SA SHADA, TOOSO QARAN KIINA DIFACA.
Mashaa Allaah
Adeer waxa oo hintaa kaa keenay waa raganimadaadii waxad ahayd xtii hore anigoo subeerawala waanku cafiyey
Istaafuruleyso walaal waayo dalka weynu wada leeney hakala gurina dadka walaalaha ah dawlad noqon meyno hadii cidwaliba dadka kala fogeyso
Anigu waxaan kugu aqaanay Kaftan iyo farxad hada waa waagii hore 1980 to1985 ee dooxa intuu
Ka soo talaabo aan nagu dhex qaloon
Oo cuqdada ma ilaa xiligaas buu qabay isaga iyo kuwaan abtiyada ugu toosnaa ee ilma jaanbiir.
Saamaxnaakum cami
Waad wznaag ssntahay er la sheeqee isoo dhawamts shaakh isaaq iyo soomalilaand
Xildhivaankii qamar suugaani meeye 200 ee inan eed ku faanaysay
Asc khadar guun mahad Alle hadaad is aragtay inad qaldantay
Khadar guun waanu kaa aqbalnay raali galinta ,
Lkn marwalba siyaasada iyo qabiilka hala kala saaro
Gubanimo inader ulyiso
Wauu fashilmay waar orod waxa u hirbgeliweyday ayu ciil ooyay suber AWAL uu ku fahmay runtad lagu fahan siyey, Interbuu rer SUBER AWAL ah kudhi qeystay
Qaaadaney xildhibaan❤❤🎉
Raalli gelintaa waannu kaa guddoonnay waxxanse kugula talinayaa caadifadda yaree
sow ma ogidiin bishan shabcaan iney tahay bil cibaado bil danbi dhaaf xusbi qabriga idiin raacimaayo. war illaahay kamagan gala cadaab janno weydiista xildhibaan maalin maalmaha kamidbaa dunidan laga faaruqi
Asc walaal ale hakudhowro alxamdulilaah anaguna waanu kaagudoonay saamaxnaakum fidunyaa wal aakhira maanshaa alaah
Awal Garxajis Arab Ayub Habarjeclo Samaroon Ciise Gabooye iyo Nimankaa Harti ee yaacay dhamaan waa reer Somaliland
Waa sax cafisku islaamka waa waxwacan.
Waad ku saxantay 100 ba 100 lkn media iska yaree.
Waanu qadanay raali gelinta xidhibane
Nin rageed
Wlhi baad beenka sheegin sheekhu kheekhii maaha suldaanku suldaankki maaa waa wada fidno
Raali baanu kaa nahay, geesi baad tahay qofku haduu isxisaabiyo oo aw qaladkiisa qirto waa geesi. Saamaxnaakum
Hhhhh😂 seriously
Cry as much you can you will get relief apologies acceptable we want One Somaliland nothing else
Buhuu bahaa
Yaaa
Mashallah gudon❤❤❤❤ Allah i barik walal Allah ha ku dabi dhafo ilahy ha aqabalo amin
🔥🔥🔥SPSA🔥🔥🔥
Cami iga qabo cami iga qabo 😂😂😂
Inuu Qurba joog yahahay way ka muuqataa
Waar,xildhibaan hada hafalku waa sax lkn waxjra markaad sheegayso reer hakusheegin.
Ilahy danbi dhaaf waydiiso adeer
Anagu waanu ka nhye oo cayda naga daaa hadaanad adkysi badan lahyn
Qofka baniaadamku ahi wuu qaldamaa. Ninku waa nin ragga oo tol ah oo duriyadii Hargiesa ah. Raaligelina wuu bixiyey. Ha laga hadho.
Waa kii eygu wasay ader ragii lahaa ayaa haystaa berbera
Xaalna waxaa noogu filan Raalida aad bixisay ee qiro inaad Reerka aad rabtay inaad liido 😮
I was told to stop 🛑 writing comments and voicing my opinions. If you’re able to speak, speak 🗣️ if you’re able to write, write .speak against oppression and injustice.
Anagabay. Gabayi foolxun odhiqayisiya oadigakugusocdayi onxalayi diyariyay bartasan balaskusarayi kugobanimo leh e ayankubadalaya ssaxib odigana wanagaga inadkusidhirato kaqayib qadanaya wabilahai tawfiq
Maanuvqaadan raali galintaada oo reer neceybka waad u dhalatay
Isaaq wada Jiir Ayu wax ku Yahay ee manta waxa ino Tala Ah inaynu Hadalada Xanafta Leh iska Dhafno,
GuuL Somaliland
Wanu kaqadanay sueer awal nacayb kuumahayo raganimo
Warya dhagyso anagu wanu idin fahanay de wa ka kursigi aad ku waalnaydene ka shaqaysta anagana waxad dhigateen ba inaga dhaxeeya kursigana de wad gaydaane ilmaderayal ku raaxaysta bal waxd ka heshaan 😂
Somali kursi jaceel ayaa kala geeyay ilbax nimadooda waa kursi iyo reer hebel midba midka kale ayuu ku dhegan yahay illaahow noo gargaar
Social media iskada hadad talo iga qadanayso nin madaxna waa tahee hadii izaaq aad kala qaad qadaan cadawguna wuu inaga fa idaysanaya
Sar khaan sarkhaan dhalay
Mansha allah gudon
war ciidagale halageeyo haddiiladoono laakiin dadka walaaleeya cirada bilaash bey idiinka soobaxbaday
Hadaanu nahay
Dhilin yarta
Spsa waxaanu
Kuleenahay
Halkaagii
Hore ayaanu
Qaadanay
Waana inoo
Dagaal
Bilaad bari ku noqotaa, ilay joogimayside
Waxa ka kenay rali galinta baqasho
sow ma ogidiin bishan shabcaan iney tahay bil cibaado bil danbi dhaaf xusbi qabriga idiin raacimaayo
Khadar-Gunoow, Dalka waa la kala leeyahay iyo dooga soo baxay... Erayadii Cabdi-gahayr... ilmo-yaxaas....igadaa
Adiga saxsan inadero cisamuse haday barbara shegten iga leh hargaysa adiga oo Nin cidagale ah iska leh hada ha ka bahan cisamuse iyo odohoga
Hooyadaa u sheeg camuu iga qabo xaaraamiyahow
Qadarow aniga cafis baad igatahay, waxaa laga yaa inaan maruun wax iriye, waayo anigu majecli dadka qabyaalada kashaqeeya,, ee welina dadka waaweyna
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Doqon harag Duuuufle ɓalaaayo kugu dhacday.kuwiiina xun xun kasheekeee. Gx. Sheekee sheekhyaba malaha.
Lakiin halal run aad ka sheegtay oo lagugu nacay ma jirtee Reer Subeer Awal la yidhaahdo ayaad is tidhi Taariikh xun u samee ee qiro
Xayawaankii ma Amaan galisay.
😂😂😂 reerku ooyhin badana
Raganimo wanu cafinay wll adiguna naga cafi wixii aflagado nagakaso gadhay
Xildhibaan ILLAHAY ayan qaldamin ibnu aadan ayad ka mid tahay ninka raga ahina waaki qirta inu gafay qatana qaladkiisa Hadanu Nahay subeer Awal waxad tahay cafis iyo musaamax waxad notahay xildhiban kayagii oo nala dhashay iyo tolba nahay cadawna marna kuman aqoon ee inay cadho iyo tabasho ashkhaas caqli yari ehelka iyo dadka wada dhashay modan inay cadaw isku yihiin lakiin waxkasta waxaka ka weyn Qaranka Jamuuriyada somaliland iyo wada dhalashada
WAAR INA GUUN NUUX ISMACIIL IYO YONIS YAY KU WAALIN DAWLADA YH AYAA DUMINAYSAAN SIDAA TII TUUR U DUMISEEN😮
Aniga ahaan isku Iskuul baynu ahayn oo waliba isku lod ayaynu ahayn oo si fiican ayaan kuu garanayaa
O hada hlkn maxa ku dhexdhigy inad dhimato xilign aye ahyd e hhhhhjj kaftn indrr