Warbixin:Maxaad ka ogtahay dalagii tijaabada ahaa ee bariiska ee ka soo go'ay tuulada Gabi?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 янв 2025

Комментарии • 56

  • @Reaperfreddy
    @Reaperfreddy 23 дня назад +1

    Mashallh cadowgina rabi haidikaqabto, ALLAHU AKBAR gulaysta

  • @moali27
    @moali27 23 дня назад +1

    Mansha Allah, Rabbi hanoo barakeeyo kheyrka aduun iyo aakhiro dhamaanteen🤲🤲🤲

  • @ShukriAbu
    @ShukriAbu 26 дней назад +3

    alaahu akbar alaahu akbar masha alaahu ilahay ha idiin barakeryo walaleheena halkaas ka siiwada❤❤❤❤❤

  • @OmaHooyoo
    @OmaHooyoo 24 дня назад +2

    Machal Allah respect mon frere 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 26 дней назад +5

    Mashallah walaahi waa wax lagu farxo guul iyo gobanimo kilil Ka soomaalidu way dadaalayaan Allaha idin barakeeyo

  • @abdullahibashir4894
    @abdullahibashir4894 26 дней назад +3

    ❤❤❤❤masha allaah rabi hadin barakeyo dhamantin dalka iyo dadka iyo diitna ebe wayne hano xifdiyo

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 24 дня назад +1

    Mansha,allah badiya beerista bariiska taas ayaalagujodmaa.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 26 дней назад +2

    Allaah wanaagsanaa bariis organic ah oo ciida hooyo kasoogo'ay maashaa allaah illaahay habarakeeyo

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 27 дней назад +3

    Masha allaha illaahay haidin barakeyo gulaysta

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 26 дней назад +2

    Soomaaliyey dhulkeena bad iyo beero iyo xoola nool iyo macdan intaba waan leenahaye ee dalka Aan maalgashano Aan kashaqeesano dhalin yarooy tahriihta iska daaya ❤❤❤❤❤❤❤

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 25 дней назад

      Weliba intaa cimilada iyo hawada degen een baraf iyo ciid aan sumaysnayn ayaa inoodheer

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 27 дней назад +2

    Insha barwaaqo meelkasta oo wadenkeenaa iyo wadan islaam dhan Aamiin

  • @Dr.Wahrheitberg
    @Dr.Wahrheitberg 26 дней назад +1

    Maasha Allah allahuma baarik
    لا حول ولا قوة إلا بالله ❤

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 26 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Maashaa allaah Baarakallaahu fiikum 🤗💝🌹

  • @thabqadasi
    @thabqadasi 27 дней назад +2

    🛑 hormar wacan

  • @Mashroomer54
    @Mashroomer54 Месяц назад +2

    noosoo dhoofiya bariiska hadaanu nahay dhamaan somali❤❤

  • @FaizaEisa-u7l
    @FaizaEisa-u7l 25 дней назад

    Mansha allaah guuuul waxalaga raysana yaa bariis kii dhacay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuul

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 26 дней назад

    Maashaallaah horey usocda waxbadan soosaara inshaallah dadkiina quudiya inshaallah

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 27 дней назад +3

    baariiska waa baxaya somaliland biyaha ku yaryaahay baaba lagu tijabaiyay oo ka baxay meel wlaba oo biyo leh wa ka baxaya

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 25 дней назад

    Masha Allaha tabaarakalaah ❤

  • @DahirAxmed-gl1oi
    @DahirAxmed-gl1oi 5 дней назад

    Mashallah guul

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 28 дней назад +2

    WFp warkan kuma farxayso

  • @mahaddaheraden5031
    @mahaddaheraden5031 29 дней назад +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @saedanurow5689
    @saedanurow5689 25 дней назад

    Maashaa Allah Tabaaraka Allah

  • @AnwarCabaas-t5u
    @AnwarCabaas-t5u 27 дней назад

    Wallaahi allah idin barakeeyo halabadiyo

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 28 дней назад

    guulsta dawladeken Somaliyet 🇸🇴🇩🇯❤️🥰🙏

  • @CismaanLadiye
    @CismaanLadiye 28 дней назад

    Maashaa Allaah waa farxad wada dadaalka

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 27 дней назад

    Maasha alaah insha alaah waa laga maarmidoonaa bariiskii bacda ahaa ee 50ka sanadood aaynu cunasynay

  • @najaxabdisalam2060
    @najaxabdisalam2060 24 дня назад

    Al waan ku farxaye kii dhacay baanka raysan maansh alaa ilhay ha barkeeyo waar halkeen ka helaa

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 27 дней назад

    Ma Sha ALLAAH

  • @Mashroomer54
    @Mashroomer54 Месяц назад +1

    seedkana nasiiya ❤❤❤

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 24 дня назад

    Guul usoo hoyatay dadkena Somali galbeed maasha Alaah Tuli iyo Gabi ayaaba inagu filan! Jah!

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 27 дней назад

    Maasha Allah.

  • @rayanfarah2528
    @rayanfarah2528 26 дней назад

    Masha Allah tag igadhe

  • @MaryamaMohamed-c4e
    @MaryamaMohamed-c4e 26 дней назад

    Maansha allaah

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 27 дней назад

    Waa Ma Sha ALLAAH,
    …….At:(1:24..) Balse I n cuntada sidaas looguistaago, waa dambiweyn walaalyaal…….
    Ma Markaad bariis hesheen ayaad kuistaagteen….waad ilawdeen wixii hore (Dhibkii) ???
    ….RABBI…SUBXAANAHU WATACALA…Umahadceliya markasta……Intaad ku istaagilahaydeen, waayo La aantiisa (ALLAAH SUBXAANAHU WATACAALA) bariiskaas ma soobaxeen.
    Mahadsanidiin

  • @HammadAbdullah-d8q
    @HammadAbdullah-d8q Месяц назад

    Masha Allah

  • @AnwarCabaas-t5u
    @AnwarCabaas-t5u 27 дней назад

    Allah keep going

  • @Thebattleofthehorn
    @Thebattleofthehorn 26 дней назад

    Masha Allah tabaraka Allah. Guulaysta. Faaiidada kale beeraha ku jirta waxaa mid in dhul balaadhsiga oromada inuu ka hortago. Waayo oromo waxay noogu fidayso waa inay beero ka dhigtaan dhulka iyo guri sharciyaysan. Anagana xoolo dhaqato hadaanu nahay dhul daaqsimeedkii nalagu cidhiidhiyo. Soomaalida waa inay bartaan deegaamayna iyo siyaasada dhul balaadhsiga.

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 Месяц назад

    Mash allah

  • @mohamedkhadar243
    @mohamedkhadar243 26 дней назад

    Maashalaah. Waar. Waakhar. Sooniy. Ng. Soo. Iib8y

  • @Hakiimblocktradeshunter
    @Hakiimblocktradeshunter 24 дня назад

    Asc wll meel aan iskashatada kala xiriiri karo yaa garanaya

  • @geelaa1000
    @geelaa1000 26 дней назад

    Igu sawir

  • @DekoMohamud-x8i
    @DekoMohamud-x8i 27 дней назад

    Markii bariisku noosoo wada go'o
    Aanu badino canshuurta kan banaanka ka imaanaya waxaan kula talin kuwa hawshan qusayso

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 26 дней назад

    Dhulka ogada oo ilaliya difacana

  • @MahamedAbdillahi-c1g
    @MahamedAbdillahi-c1g 24 дня назад

    Garad darana dana kilo nin kasto idho cisan cid ka qadi isaga iska walan sida danakiladi kale cariga siti wa sidan iyo si ka wanag badan allo no siyadi

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 25 дней назад

    Bariisku sawka wajaale kabaxa wax kucusub miyaa

  • @AhmedAadan-n2c
    @AhmedAadan-n2c 21 день назад

    DrAhmed AdamAli Crop Protection Rice (Oryza Sativium) Experiment SomaliLand Burao

  • @AhmedAadan-n2c
    @AhmedAadan-n2c 21 день назад

    DrAhmed AdamAli Crop Protection++Focus On Genetic Improvemen&Varieties (High Yield)

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 27 дней назад +1

    Yeey idinla soodegin somaali da somaali ya ka imaaneyso waa masiibo dhirtey idinkajarayaan oodhuxul ayay kadhigayan dawlada somaali waa tuugo shacabkuna waashayaadiin reer kilinkoow yey idinwasakheen ,xaaraan cunayaasha Somalida

    • @caseerdiiriye8519
      @caseerdiiriye8519 26 дней назад +1

      Oromo luqada baratay ayaa tahay sow mahan adi
      Oo somali diid ah

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 26 дней назад

    Bariisku engineero ayuu rabaa iska beerna aahee xisaabaad ayaa jira iyo waxa loo yaqaan (yeild)

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 26 дней назад

    Masha Allah

  • @mundahxakiim1255
    @mundahxakiim1255 29 дней назад

    Mansha allah