Ciil qabe aya tahay waxan somaliland u necebtahay wan ognahay in wllka lagu dilay somaliland adigana wlhi hadad timado anigaga kugu dhex dilaya somalia anaga nama maamusho waxad somaliland u daba socotana waa inad xasidnimo iyo ciil ad u qabtan horumarka illahay siisay iyo dadka dalkoda u tashaday maantana dorashadii 4 raad qabsaday alxmdulilah somalia waxan idinlenahay 60 kii baynu kala dhamanaye sheshegen hadhan besha caalamka ee dorashada somaliland jogana waxba kama badali kartaan war ordo dalkina iyo dadkina u tasha
@SafaAhmed-s7s nayaa ina sahra hoosta ka halganey sanka iyo siilkaa kuu daloola somalinimada🙏🥰😘🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
WR YAA ALLAH YAQAANA OO QOLADAN NAGA FUR-FURA OO YIDHAA ALLAH WAYDIISTA SIDUU SOMALILAND KA DHIGAY IDINKANA INUU IDINKA DHIGO. SOMALIYEEY MARKAD LEEDIHIIN SOMALILAND WA WALALADAYO OO WANU JECELNAHAY HA IDINKA NOQOTO LAABTA OO AFKAN BEENTAA SOO DHAAFA. SOMALILAND MAR BAY SOMALI JACAYLNIMO IDINKEENTEE MAR LABAD DHICIMAYSO EE KALA GUURKII MAHEE WAA KALA GURASHO MACNAHA MALA HAYSATAAN. BAL SHICIBKAN MADAX-WAYNIHII 6AAD DORTAY WAX KU SHEEGA ? LKN WAXAD ISKA DHADHICISEEN SOMALIYA MA SOCON KARTO SOMALILAND LA'AANTOOD LKN SOMALILAND WAY SOCOTAY ALLAH MOYEE DALNA UMA BAAHNA MA IDIN SHEGAA SOMALIYAAY HALKAA WAXA GEEYAY WAA CALANKA TAWXIIDKU KU XARDHAN YHY MASHA ALLAH NOO YIDHAAHDA ALX
Jcyl idin maan waydiisan ee idinka habeen iyo maalinba noo barooranya OO nahaya waan idin jclnay munafiqinyay Ilaahay ka goday Tkale Hadanan faa'ido lahayn mxaa 90kaba nakiin daba dhigay OO aad NaGa Daba tagntiin🤨Itoobiyana waa Dawlad Calamka ka tirsan OO Xidhiidh lala yeelan karo Mgc na leh ee wxkale ka hadal Bajunyow Bajunku DHALAY ee Xanuunka Qaba Islam jcylku ma in 90kaba LaNikiyaa OO Nimankuna intay Qaar Qaliin Galan Qaarna Dharka Dumarka xidhaan ey ISKU eekaysiyan Fitadooda ku Quutaan🍑 Dumarkuna ay noqdaan International Airport midhana Miya Diin jcyl ah 😂😂😂😂😂 Diintayadii intaanad ka HDLiin tiina Eegta GaRaCayay sinada jcl ee wada Qomuu luudka midhana ah 😏
@@adoonkiiallah227 HADAL BADAN YOOKU DILIN LABA MID AYAA TAHY INAA OROM THAY AMA INAA TAHY CARUURTII CUQDADA LAGU BAR BAARSHAY ANIGA KUMA DAAWEEN KARO ILAAH HAKAA SAARO CUQDADA HALA DHIMAN SUBXANALAAH 😂🤣😂😂😂
Umada aad sheeganeysaan waa kuwee? Somaliland wexeey ku biiri doontaa Ethiopia hadiiba uu sidan u hadleyo kan argagixisada ah ee wasiir ku sheega ah. Viva Somaliland, viva Ethiopia walaaladeena qiimaha badan
• in min 0:40 to 1:10 Qout " in safiir uu magaca dalka uu safiirka ka qariyo safiiradda qaarna dal ku sheego ka yeelimayno" in uu qariyo xaqbuu u leeyahay waayo amnigiisa dartii Mar haddii aanad adiga oo wasiir ka ah, meesha uu safiirka ka yahay (muqdisho) aanad caasimadda somaliland ee hargiesa imman karin, maxaa u diiday safiirada in ay dal ku sheegaan somaliland ama xaaladiisa amni u qariyo magaca somaliya. Qout " waan u yeedhnay kana yeelimayno" waa sax waxaad rabto yeel. Waxaa loo soo magacaabayaa safiirka somaliland
😂😂😂 waxan la yaaba somalia ragn madaxda u aha beenta kama cishodan miyaa waar besha caalamka imika ka so qayb galay dorashada somaliland way ogyihin somaliland in aydan xakumin laba dal o jaar ah aynu nahay maxa beenta isugu shekaynaysan ethiopia o an heshis la galnay ayad istirahden xaasida heshiska ethiopia way idinka diiday heshiska imikana beshi calamka somaliland jogtay ayad ledahay wan balansanahy 😂😂😂😂 intad somaliland horumakeda xasidaysan miyad wadankina iyo matidina u tashatan Anagu hadanu nahay reer somaliland malihin cadow somalia ka xun lkn hooostina aya ka helaysaan wlhi
Fiqiyow haku seexan somaliland iyo somalia danbe wada hadal danbe o dhexmaraya majirto shekada wanu idinku fahaney barlamanka somaliland aya joojiyey fiqiyow markad qaramada midowbey ka lahayd dorashada somaliland ka dhacaysa waxba kala socona o adigo inta leeg been galada u shegaysayna somaliland waydwaden video war ilen rerkonfurku been kama cishodan mid way iyo midyarba dawarsi bad aduunki ku dhamaysen magaci somalina wad dishene xishoda o dalkina wax ka qabsada somalia
@AbuukarMohamed-v4t oromada miyad ka sharaf badantahay illahay aya abuuray eyagaba maanta ku dhama o falkoda ayey wax kala so baxan xaga somalia aduunka dawarsi iyo dayn ku washay magaci somali lahan jirtay reer konfurba dhulka jiiday
@AbuukarMohamed-v4t oromada maxad dheertahay sudu alleh ku abuuray ayuu eyagana u abuuray illahayna wad u simantihin maanta oramada aya taa magac wayn wayo idinku magaci somali meel aya kaga dhacden aruunkiba idinka yaaban hore socod malihidin dib aya u socotane alleh haydin so hanuniyo
Somalia wax la yidhaho maba jirto magacii oo kan iyo kuwo la mid ahi ku dawarsadan dadkana kala dilaya ayaa hadhay calankii somalia meesha lagu arko waa laga carara dawarsadayaal jaanis helay baa sida ka dhigay.
Hawiye dowlad noqonmasyo 😂 somaliland somalia waxay ka horaysaa 50 sano waxay qabsatay 7 doorasho lkn maamulka 4km² ka taliyaa ciil cadho iyo xassidnimo waxaan ahayn ma hayo taasina dunidu way aragtay, nin aan is maamu karin OO dad tashaday daba ordaya arkaa laga laagaa sida kan waalan ee waxa uu sheegayo aan ka war hayn
{... قُلْ مُوتُوا بِغَيْظِكُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ بِذَاتِ الصُّدُورِ ...}
(سورة آل عمران)
{أَمْ يَحْسُدُونَ النَّاسَ عَلَىٰ مَا آتَاهُمُ اللَّهُ مِنْ فَضْلِهِ ۖ فَقَدْ آتَيْنَا آلَ إِبْرَاهِيمَ الْكِتَابَ وَالْحِكْمَةَ وَآتَيْنَاهُمْ مُلْكًا عَظِيمًا}.
(سورة النّساء)
وَلَا تَتَمَنَّوْا مَا فَضَّلَ اللَّهُ بِهِ بَعْضَكُمْ عَلَىٰ بَعْضٍ ۚ لِلرِّجَالِ نَصِيبٌ مِمَّا اكْتَسَبُوا ۖ وَلِلنِّسَاءِ نَصِيبٌ مِمَّا اكْتَسَبْنَ ۚ وَاسْأَلُوا اللَّهَ مِنْ فَضْلِهِ ۗ إِنَّ اللَّهَ كَانَ بِكُلِّ شَيْءٍ عَلِيمًا
(سورة النّساء )
😂😂😂😂😂😂
ايش اتاهم ديمقراطية 😅😅
Wasiir Fiqi waad gudatay shaqadii laguu igmaday safiirna kuma xadgudbi karo madaxbanaanida soomaaliya
Guul Soomaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ciil qabe aya tahay waxan somaliland u necebtahay wan ognahay in wllka lagu dilay somaliland adigana wlhi hadad timado anigaga kugu dhex dilaya somalia anaga nama maamusho waxad somaliland u daba socotana waa inad xasidnimo iyo ciil ad u qabtan horumarka illahay siisay iyo dadka dalkoda u tashaday maantana dorashadii 4 raad qabsaday alxmdulilah somalia waxan idinlenahay 60 kii baynu kala dhamanaye sheshegen hadhan besha caalamka ee dorashada somaliland jogana waxba kama badali kartaan war ordo dalkina iyo dadkina u tasha
Waryaa faqash meshaan oromo kaa tahay
Oromooy is dajiya
Somaliland wa gobol ka mid ah somalia
@@myg3400Ilma Amison Aamusa hadal idiinma banaane😂
@ oromta dabada u dhiibta faqash yahay
waar somalinadiiba waan idiin nacnay
Soomali many niciin ee way Ina xasuuqeen. Out Ina laayeen,sidaa baa keentay
@@hodanahmed9804
Inta leydinka xasuuqay waxaa ka badnaa inta isaaqu ku dileen gobolada waqooyi galbeed.
Intaas kuma aydan ekaane ee Ahmed Godane imisa soomaali ilmo ah ayuu agoonteeyay.
Duuliyihii baylootka abgaal ee diyaarada ka dajiyay jabuuti ee diiday inuu duqeeyo reer hargeysa maxaad ugu abaal gudeen??
Godane wuxuu gowracay 43 qabiilka abgaalka ah hal maalin.
Waxa kaloo xasuuqa soomaaliya ka qeyb qaatay Ibraahim, Afgaan, Ahmed Diriye, caraale, Aden Sunne, Saalax Badbaado,abdullahi abdulisalam Boore, Nageeye cali iyo mamxed ibrahim alshabaabka isaaqa ah ee nool maxey ka qabanayaan koonfurta soomaaliya??
Waxaa intaas idiin dheer 2021 ilaa iyo 2023 waxaad xasuuqeyseen qabiilka dhul bahante ilaa ay idinkaga adkaadeen dagaalkii goojecade.
Siilaanyo faraha ma laaban wuxuu soomaali badan ku xasuuqay dagaalkii kalshaale ee deegaanka ceyn.
Hadii la xisaabtamo idinkaa wax laydiin raacanayaa ok
Xasuuqa aad soomaali xasuuqdeen ma sheeg sheegno idinkase edebdaro waxaad ka gaarteen soomaalidii muuse uu xasuuqay 1988 lafahooda ayaad maalin kastaa tustaan aduunka waanala xasuuqay.
Shib iska dheh war ma hayside.
Guul Wasir Fiqi 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somaliland guul ❤❤👍😎🔥😂❤️
@SafaAhmed-s7s nayaa ina sahra hoosta ka halganey sanka iyo siilkaa kuu daloola somalinimada🙏🥰😘🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
WAARONTAA WASIIR FIQI GEEESI QARAN VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴
Adeer ma koonfur bay dawlad iska daaye xataa sawir dawladeed ma haysaan wlhi
Anigu kama soo jedo sln
Balse wlhi waa la idiin qajilaa mafkaad dawlad sheegataan
1000 jeer ayay mudan yihiin sln hanbalyo
From jigjiga
Wasiirka soomaliya fiqi waxanu usheegayna soomaliland ✌️ waa dawlada republican dalkii uu wasiirka u ahaa mayaqano fiqi ayaga iyo xasan dhiiqo 🇸🇴😭
Ishii buktaay ku bikaacso
Lama joogo xiligii soomaaliya wax loo yeerin jiray
Guul Soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa in dalka laga saaro si kuwa kale ku quustaan
Sacadatul wasiir fiqi Saas waa haldal oo ladhoho Somaalia viva Fiqi❤❤❤
MAANSHA ALLAH GUUL GUUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
ILAAHAW GAALADA NAGA QABO IYO WIXII NA LUGOYNAAYA
YAA ILLAAHI YAA ALLAH NAGA QABO WIXII NABADA DIIDAYA OO DHAN 🤲🤲🤲
Fariid baa tahay mudane wasiir shaqadaada si sharaf leh uqabso 🇸🇴💪
Tuug adigoon banaadir xataa maamulin ayaad jamhuurriyada somaliland sheganaysaa qarax land caqli maleh
Dameer dhergey ayaad u egtahay ee sidii dameerka iska dhuus dhuus axmaqyahow jaahilka ah oo mooryaanka ah.
Somaliland is country
Not
Hadaama hoyadaaba Oron kaa kaa caqli badan😂😂@@MaryamHussein-d3m
@@Abdirahiim_CimraanFucking
Somaliland waa Gobol
Somalia is One and will be united
Fiqi ooyaaye😂 ciilqabe hoos u ooy tani way tagtaye haku xiiqin 40 kaba waad ooyaysaaye bal iskabii ilmada marka hore dameeryahow
SOMAALIYEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADA HADBA TIINA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
TAGEERA WELIGIIN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕
SOMALIA 🇸🇴 SOMALI BAA LEH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘
WR YAA ALLAH YAQAANA OO QOLADAN NAGA FUR-FURA OO YIDHAA ALLAH WAYDIISTA SIDUU SOMALILAND KA DHIGAY IDINKANA INUU IDINKA DHIGO.
SOMALIYEEY MARKAD LEEDIHIIN SOMALILAND WA WALALADAYO OO WANU JECELNAHAY HA IDINKA NOQOTO LAABTA OO AFKAN BEENTAA SOO DHAAFA.
SOMALILAND MAR BAY SOMALI JACAYLNIMO IDINKEENTEE MAR LABAD DHICIMAYSO EE KALA GUURKII MAHEE WAA KALA GURASHO MACNAHA MALA HAYSATAAN.
BAL SHICIBKAN MADAX-WAYNIHII 6AAD DORTAY WAX KU SHEEGA ?
LKN WAXAD ISKA DHADHICISEEN SOMALIYA MA SOCON KARTO SOMALILAND LA'AANTOOD
LKN SOMALILAND WAY SOCOTAY ALLAH MOYEE DALNA UMA BAAHNA
MA IDIN SHEGAA SOMALIYAAY HALKAA WAXA GEEYAY WAA CALANKA TAWXIIDKU KU XARDHAN YHY MASHA ALLAH NOO YIDHAAHDA
ALX
BALAAYO HA IDIN JECLAATO WAXAA TIHIIN CADOOWGA ISLAAMKA WAXAA TIHIIN CADOWGA SOMALIYA WAXAA JACESHIHIIN ITOPIA IYO YAHUUD IYO ALSHABAAB CUQDADLAND FAAIDO MALIHIDIIN WLH
Jcyl idin maan waydiisan ee idinka habeen iyo maalinba noo barooranya OO nahaya waan idin jclnay munafiqinyay Ilaahay ka goday Tkale Hadanan faa'ido lahayn mxaa 90kaba nakiin daba dhigay OO aad NaGa Daba tagntiin🤨Itoobiyana waa Dawlad Calamka ka tirsan OO Xidhiidh lala yeelan karo Mgc na leh ee wxkale ka hadal Bajunyow Bajunku DHALAY ee Xanuunka Qaba Islam jcylku ma in 90kaba LaNikiyaa OO Nimankuna intay Qaar Qaliin Galan Qaarna Dharka Dumarka xidhaan ey ISKU eekaysiyan Fitadooda ku Quutaan🍑 Dumarkuna ay noqdaan International Airport midhana Miya Diin jcyl ah 😂😂😂😂😂 Diintayadii intaanad ka HDLiin tiina Eegta GaRaCayay sinada jcl ee wada Qomuu luudka midhana ah 😏
@@kingafrica9847Jcyl yaa idin waydiistay idinku yidhi na jclaada idinka habeen iyo maalinba noo barooranya OO nahay wxaad tihiin wlalady aan jclnay Ee Naysku kaayo Dhadhajinayaa sidii midho boobta 🤨 Itoobiydan aad sheegayso Many ahyn tan Dabadad ilaalisa wliba Dhulkagi Xoog kaga Qaadatay Shacbkagana laysa iyadoo Dalkiina dhex Joogta Nacalla labo Wajilayasha thiin ku yaale munafiqinyay Ilaahay ka goday Tkale Hadanan Faa'ido lhyn maxa 90kaba nakiin daba dhigay ma naasbad NaGa Jaqaysaan Yuhuudduna ma Abbah Ayaay wasitaan ku dileen wadigan ku naxsane😢 DIIN Jcylku ma in 90kaba La Nikiyaa OO Ragguna qar QasQaska marsadaan Qaarna Dharka Dumarka la xidhaan ay Futadada soo Dhigtaan miyaa Diin jcyl ah😂😂😂😂intaad Diintayad ka HDLin Tiina Hoos uu eega idnkiiba Sino IYO Quumu luud midhana mrkasad Doonaysaa in aad NaGu Soo fiqdiid Farta Nadalyow
@kingafrica9847
HORAAN U EEDAYN SOMALIYA IYO SOMALI SHEGANAYSA ISLAAM HADANA DHAQANKEEDI AAN HAYN WALIBA INTAA WAXA IDIN DHEER XASID-NIMO RAXMAANKU QALBIGA HA IDIIN DAWEEYO AMIN
INSHA ALLAH
33SANO AYAN JIRAA MALINA KAMAAN ARAG XADKA NOO DHAXEEYA ETHIOPIA WAX DHIBATAA
LKN DHANKA SOMALIYA MALIN WALBA WA DHIBAATO TAAGAN
MAXAY TAHAY SABABTA DAROOD INTOODII XUMAYD WAXAA U WADAAN ?
@@adoonkiiallah227 HADAL BADAN YOOKU DILIN LABA MID AYAA TAHY INAA OROM THAY AMA INAA TAHY CARUURTII CUQDADA LAGU BAR BAARSHAY ANIGA KUMA DAAWEEN KARO ILAAH HAKAA SAARO CUQDADA HALA DHIMAN SUBXANALAAH 😂🤣😂😂😂
Waa in si deg deg ah loo eryaa kuwaas gooni goosadka wadan ku sheegay
SIDEE SOMALILAND U NOQON KARTAA GOBOL IDINKA MIDA, SOW IDINKAA DOORASHO QABSAN KARO WAAYEY.
HAWIYE DAWLAD MAAHAN WAA BEEN ABUUR, OROD WAX KA QABO JUBALAND IYO PUNTLAND..
SOMALILAND FOVER EVER VIVA
.
Somalia 🇸🇴 is one nation
Dowlad nimadeena hadalkanoo kle baa xaqiijiyo waxaas na halala xisaabtamo wadanka iyo umada kala qeybinayo🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Umada aad sheeganeysaan waa kuwee?
Somaliland wexeey ku biiri doontaa Ethiopia hadiiba uu sidan u hadleyo kan argagixisada ah ee wasiir ku sheega ah.
Viva Somaliland, viva Ethiopia walaaladeena qiimaha badan
@@halimamumin3643kkkkkkk waa makhnuud ku fashilmay tuuladisi looma jawabo
@@halimamumin3643 hadaad ethiopia aad rabto inaad kubiirto dee wax kuugu dhagan malahan orad ethiopia noqo lkiin dhulka qofna ethiopia kumadari karo riyo xataa taas maqasho ethiopia kubiiraynaa ayadaa gaajo ubaa ba eyso qof adoo kle boos uma hyso inuuu gaajo kusoo kordhiyo ma ogiyeee isdaji ilmo yarbaa taheee isaaq nimadada ku ekooow
Somalia is on country🇸🇴🇸🇴
NINKAN MAXAA CALOOL XUMO IYO CUQDAD KA BUUXDO, WAAR WAXBA KAMA BEDELI KARTID SOMALILAND..
Legend hore usoco wax Somaliland la idhaa majirto
Somalia Somalia Somalia Somalia Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴
Somaliland waa dawlad madax banaan ❤ from muqdisho.
Xaasid cunsiriya bilaa aqoon maangab
Ayaad u talisaan cilqaboow?
Somaliland kama qarsoonaa Caalimka
in ayneey ka mid aheen Somalia.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ fiqiyow waa sax
Fiqi waa geesi tol waayay warkiisana waa sax.
Wasiirnimo bililiqo ah
Dhar bililiqo ah
Koofi bililiqo ah
Mooryaan fooqal Mooryaan
Safirka meel saar
usheeg safiirada duqomada ah in ey idin doqomeystaan keep going wasiir
Waa kan oo miidhan waxa nafa hadhila ooy ooy 😅ooy
Hadalkaga laga daremaa cuqdad allaha kaa daweeyo
Ka xuntaa wadnawaynta , somalilinad waa dal jira it's country horta somalia ka adkadaa marks ayd hadli kartan muqdisho gacanta ku wadda qabsadaa
True 👏👏👏✔️
Masha Allah jaale wasiir mahad sanid ❤❤❤❤❤ Somali guuuul
Hooyadaa was xasan sheekh
Soomaliland 🤝malawi🇲🇼✌️
Mazer ba haya somaliland cid walpa ciisho💚🤍❤🔥
Illhy qalbiga hakaga reebo somaliland
Waxaa ugu xun Ka dhintaha wanaagaaga. Fiqi ka toobad keen...
Soomaliland ✌️ santaral Africa 🇨🇫🇨🇫🇨🇫🇨🇫🇨🇫🇨🇫🇨🇫🇨🇫🇨🇫🇨🇫🇨🇫🇨🇫🇨🇫💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Dowladnimadu waa tan Dhowrta Amnigeeda Qowmiga ah👍🏽
So what. Haday tagaan
Soomaliland ✌️ Venezuela 🇻🇪🇻🇪🇻🇪🇻🇪🇻🇪🇻🇪🇻🇪💪🇻🇪✊✊💪✊💪✊💪✊💪✊
Hassan dhiqo markuu masajidada burbur burbur niyo, dhulalka dhacayo,hantida mantida iyo Agoonta luun sanayo,idhahaas kuma firiisin 2:48
Kahadal daroogadii dalka Kenya 🇰🇪✌️ uu kasoo qaday xasan dhiiqo ama xabalo fadh 🇸🇴
Soomaliland ✌️ china🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️
Caaaaaaaaaaaaac ord suuligaa aad🦵👌
Asc wasiir fiqi waa runtiis dawladnimadu waa qaali waana nin daacad ah runtana aan ka leexan
Oohinta jooji guusha hambalyeee somalind
Marka hore aya qalad aha in loo ogalaado in ay aadan dhamaan safarada wadaka kale u joga Somalia ka dib aadan somaland. Taasi ka fiirso marka hore
Allaahu akbar wasiir fiqi war kaas masuul qaran geesi gees dhalay oo gooni goosadka dad soomaaliyed dhameeyay runta usheegay
• in min 0:40 to 1:10 Qout " in safiir uu magaca dalka uu safiirka ka qariyo safiiradda qaarna dal ku sheego ka yeelimayno"
in uu qariyo xaqbuu u leeyahay waayo amnigiisa dartii
Mar haddii aanad adiga oo wasiir ka ah, meesha uu safiirka ka yahay (muqdisho) aanad caasimadda somaliland ee hargiesa imman karin, maxaa u diiday safiirada in ay dal ku sheegaan somaliland ama xaaladiisa amni u qariyo magaca somaliya.
Qout " waan u yeedhnay kana yeelimayno" waa sax waxaad rabto yeel.
Waxaa loo soo magacaabayaa safiirka somaliland
Wxn leeyahay ninkaan maxaa lagu haystaa wlhi qalad ayaa lagu haystaa wasiir Fiqi waana in tilaabo lagaqaado kuwii sameeyay arinkaan waana in lala xisaabtamaa Safiirada joogo Dalkeena Soomaalidu waa mid qofkii iskudayo in uu Dalka kala ququbana waa in Tillaabo sharci ah laga qaado
War Somaliland kii imadaba waa wada muse la soco ohinbad wadaye
Way sax san yihiin goob joogayaashu .somalia inay sheegtaan way ka xishoonayaan
Ninka muxuu xishooday waayey, Somaliland waa dal madaxbanaan dowladnimo iyo Nabad iyo Ciidamo iyo Doorashooyinka weliba dastuur, Marka fiqiyow maxaad leedahay hooyada iska sheeg, From Puntland
😂😂😂 waxan la yaaba somalia ragn madaxda u aha beenta kama cishodan miyaa waar besha caalamka imika ka so qayb galay dorashada somaliland way ogyihin somaliland in aydan xakumin laba dal o jaar ah aynu nahay maxa beenta isugu shekaynaysan ethiopia o an heshis la galnay ayad istirahden xaasida heshiska ethiopia way idinka diiday heshiska imikana beshi calamka somaliland jogtay ayad ledahay wan balansanahy 😂😂😂😂 intad somaliland horumakeda xasidaysan miyad wadankina iyo matidina u tashatan
Anagu hadanu nahay reer somaliland malihin cadow somalia ka xun lkn hooostina aya ka helaysaan wlhi
Duligaan wuxuu ku hadlaayo bal fiirsha waar kuwii Somalia ka midka ahaa ayaa kaa kala tageen somaliland waa dad tashadeey ee caac kadaba daaya.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✔️✔️✔️✔️
Xaasid ka xun jiritaan qaranimada somaliland
Hooyada. Dusha madoobayd usheeg. Shacabka masakinta. Ee kugu hoos madhanaya. Wax uqabo dal tashaday. Haku mashquulina 😂💔
Waa wii sacad siciid somali nimo ayeey ku suntanyihiin
Kusoco sheekhow
well done
Soomaliland ✌️ ruushka 🇷🇺💪💪💪💪🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺💪💪💪
xasan sheekh isaga wadanka burburiyay ee lagu taageeri maayo
Wasiir yaa kusoo bursaday
😂😂 caqli yarada soomaalida carada ka haysuu la xuurtooday
Hooyadaa anaa wasafiqiyoow
Xoolo
Walo wayn qayiiishay waa sidan waar febertaada ka sheeke
Fiqiyow haku seexan somaliland iyo somalia danbe wada hadal danbe o dhexmaraya majirto shekada wanu idinku fahaney barlamanka somaliland aya joojiyey fiqiyow markad qaramada midowbey ka lahayd dorashada somaliland ka dhacaysa waxba kala socona o adigo inta leeg been galada u shegaysayna somaliland waydwaden video war ilen rerkonfurku been kama cishodan mid way iyo midyarba dawarsi bad aduunki ku dhamaysen magaci somalina wad dishene xishoda o dalkina wax ka qabsada somalia
Waryaa oromo amuus xaranyow
@AbuukarMohamed-v4t oromada miyad ka sharaf badantahay illahay aya abuuray eyagaba maanta ku dhama o falkoda ayey wax kala so baxan xaga somalia aduunka dawarsi iyo dayn ku washay magaci somali lahan jirtay reer konfurba dhulka jiiday
Inaa oromo tahay waa fahan san hay adiga xaa ka galay somalida xawasho tahay dolka somaliweyn aya leh adiga faqash oromo ka tahay
@AbuukarMohamed-v4t oromada maxad dheertahay sudu alleh ku abuuray ayuu eyagana u abuuray illahayna wad u simantihin maanta oramada aya taa magac wayn wayo idinku magaci somali meel aya kaga dhacden aruunkiba idinka yaaban hore socod malihidin dib aya u socotane alleh haydin so hanuniyo
Oromo ana ka wasno
Fiqi taandho xaasid 🤔😏
Waziir fiqi waa hadal mugleh
Fiqi waa wadani dhaba
Wasiir futo hooyada Ana wase ee magalo joog xumada nagala tag
Uskag. Dalkaad sheegaysaa waa 3 kilometer. Madaxtooyadda Uganda ayaa ilaalisa adiguna Yaaqshid baanad xukumin maxaad Somaliland yeeli kartaa????
Somalia wax la yidhaho maba jirto magacii oo kan iyo kuwo la mid ahi ku dawarsadan dadkana kala dilaya ayaa hadhay calankii somalia meesha lagu arko waa laga carara dawarsadayaal jaanis helay baa sida ka dhigay.
Wadanka Halaga Reyo ku waa se Somalia weyn Halaqabto Tuugada
mu hadlinee waa ciyay walee sidi dameerka !!!!!!!! from saylac
Karacdeya xerada xalane. Dhibta Somali iyaga masuul ka'ah.
Somaliland 💚🤍❤ader way tagte dhiikar haysku ridina🫤
Wasaiir safiir ka dalkiisaa raali ah waxa usheegayo adiga shaqadaada kaqabso
Markaad dalkiinii ku shalanten ayad hadana hadlaysan walee wa indha adayg war dee markano kale waa la dhuunta
Wadan kasta waxuu xaq u'leeyahay in aan xuduudihisa lasoo faro galin.
Maashaa Allaah Wasiir Fiqi waa Runtiis waana wadani dalkiisa u daacad ah. Horaa loo yiri waa loo dhashaa wadani, mise waa leeyska dhigi karaa, waa loo dhashaaye, sideebaa leeyskaga dhigi karaa wadani. Mudane Fiqi Soomaali xalaal ah ayaa tahay ee guuleeyso inshaa Allaah
Hawiye dowlad noqonmasyo 😂 somaliland somalia waxay ka horaysaa 50 sano waxay qabsatay 7 doorasho lkn maamulka 4km² ka taliyaa ciil cadho iyo xassidnimo waxaan ahayn ma hayo taasina dunidu way aragtay, nin aan is maamu karin OO dad tashaday daba ordaya arkaa laga laagaa sida kan waalan ee waxa uu sheegayo aan ka war hayn
Hooyadaa iyo Somalia yadaadaba was
Tiisaba daryeela tu kale ku dhara baa hare looyidhi
Somaliland xasidnimadiinay ku horumartay idina aad dib ugu dhacdeen qaraxland
Malaa inaad idinku somaliland ku soo biirtaan ayaa fiicnayd.
1991 aa loo laabanaa !!
Farmaajo waa Mareexaan !!
Siilkii hooyadaa was
Kani ma mudna in afwanaagsan lagula hadlo afkuu ka xaaraa. waa bulaacad . Ciyaalka xabagta caba ayaa ka caqli badan
Ciil qabe somali ayad jedaye qof xil somalia kahaya bal somaliland ha iyado ilahay rag idinka dhige nagayahow nagu dhalay
Gobolka doorashada qabsaday airportkiisa kaso dag oo soo eeg waxa mesha kasocda markaas ban hdal ka dhagaysanaynaaye😅
Carkaalay somaliland. Hadad xiniinyo leedahay
War ama diida ama yeela gobalka waqooyi waa gobal katirsan somaliya
Waar hawiyaw ninkan naga ceshta fadlan from isaaq and samaroon