Wasiir Fiqi "In Hargeysa looga heeso qowmiyad kamid ah Itoobiya waa ayaan darro weyn".

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 338

  • @fooziJaamac
    @fooziJaamac 3 месяца назад +12

    Hargeysa diyaaradaha ethiopia duqeeyey 1977 kii, kuwa somalia waxey hargeysa duqeeyeen 1988, labada dawladood ee ethiopia iyo somalia ciidankoogii cirka hargeysa duqeynayey ayaa kala duwanaa, 1)duuliyaha ethiopia waxuu duqeeyey goobaha militariga oo keliya, muu duqeyn meelaha dadka rayidku degenyahay
    2)duuliyihii somalia waxuu duqeeyey goobaha rayidka xaafadaha la degen yahay, dadkii shicib ahaa ee qaxayey ayey cirka ka duqeeyeen, hal nin ayaa diidey oo jabuuti u baxsaday 23 duuliye ayaa qeyb weyn ku lahaa, waxoo dheeraa ciidamadii miinada sancada la dhihi jirey 3milyan oo miino ayey ku duugeen ilaa maanta ku jirta dadkana disha .
    Markaa faraqa u dhaxeeya waa kaas ee dadku ku kala cabirayaan, ethiopia iyo ninka somaaliga ah, kii amarka duqeynta bixinayey ayaa wasaarada gashaandhiga ee muqdisho kugu duugan oo geesi aad u haysataa (hero) aad iyo aad ayaa loo kala fogyahay

    • @AhmedMadhiin
      @AhmedMadhiin 3 месяца назад

      Thanks walaal waa sidaas runtii waxaan hadlayaa waa hadhaagii daaquudkii afweyne

    • @naasirkaarshe8773
      @naasirkaarshe8773 3 месяца назад

      Wll soomaalidu intaa wa is dishaa waana heshiisa waligeed haddaa la taagnaataan waana la laayey waa daciifnimo
      Sannad kama soo wareegin muuse biixi markuu duqaynayey ee uu ilaa masaajidada iyo dhaqaatiirta duminayey laascaanood cidle waa nala laayeyna arki maysid adina 50 laso taagmtihin waaba madfac nalgu dhuftay caqli kale halla keeno

    • @DHEXDHEXADIYE
      @DHEXDHEXADIYE 3 месяца назад

      kadaab baa tahay

    • @fooziJaamac
      @fooziJaamac 3 месяца назад

      @@DHEXDHEXADIYE vous etes voller et fou, soi poli

  • @nusumkate123
    @nusumkate123 3 месяца назад +22

    Wa kaa xaasidiii ilmada xumbada daadiye maqla??? 😂😂😂

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 месяца назад +1

      🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 3 месяца назад

      😂🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 3 месяца назад

      REER MUUQDISHO WAXAA MAANTA HOGGAAMINAYA DADKII UGU LIITAY OO AY KOW YIHIIN XASAN SHEEKH MAXMUUD IYO KAN LOOGU YEEDHO WAZIIR FIQI !!!!!!
      NIMANKANI WAXAY HAYAAN SHAQO AANAY GARANAYN OO WAXAY SI WANAAGSAN HOGGAAMIN LAHAAYEEN GARI-DAMEER KA XAMAALA SUUQYADA BAKAARAHA IYO CEELGAABTA!!!!!
      AMXAARO INAY IGA XIGTO MUUQDISHO WAXAY CADDAATAY SANNADKII 1988 MARKII SOMALIYA KU DHAQAAQDAY XASUUQII SOMALILAND EE AYDADKII SHICIBKA AHAA KU WEERARTAY HUBKA CULUS IYO DIYAARADAHA IYO SUNTA KIMIKADA EE LOO YAQAAN SARIN NERVE !!!!!!!
      MAALINTAAS WAXAA REER SOMALILAND MAGANGALYO SIIYEY AMXAARO !!!!!!!!!!!!
      NINABA MA FILAYN IN DAWLADDA MUUQDISHO XASUUQI DAD SOMALI AH OO AY KU KALIFI IN SOMALI MAGANSADO AMXAARO HAYEESHEE WAY DHACDAY OO WAA LOO SOO JOOGAY!!!!!!!!!
      MAANTANA XASAN QOSLAAYE WUXUU DHAWAAQAY DAGAAL IYO XASUUQ CUSUB OO WUXUU INUU MIDNIMADA KU SOO CELIN DOONO DHIIG DAATA!!!!!!!!
      DAGAAL BUU DHAWAAQAY HAYEESHE MA AWOODA DAGAAL UU KU QABSADO SOMALILAND MISE MA AWOODO WAA SU’AAL TAGAN !!!!!

    • @thegreatnormad3424
      @thegreatnormad3424 3 месяца назад +1

      Bax aad amxarka hakuwase

  • @nusumkate123
    @nusumkate123 3 месяца назад +4

    Xaigaal ninkii moodayow, xasaarada wada jaar tihiin, kun jeer XABASHI aa kadaw!!!!! Mind your business...wax qabadka dowlada soomalia ka hadhal!!! We have no problem with ethiopia!!!! Ethiopia is in mogadishu, they brought the government back to mogadishu 2006!!! They are in atmis, beydabo, baardeere!!!!

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 3 месяца назад +1

    TOKEY ISAAQ ha eegaan KILNKA SHAAAD siad uu yahay waligiina ahaa, waa run in dowlad Soomaliyeed na dishay laakin shacab Soomaliyeed aanu na dilin. Runta ma aanu moogin . Ethiopia waa gun dan leh barise marka aya danteeda gaadho waa kuwaanu naqaanay, hadanu caqliga shaqeyn ciribta deegaankeenu ma qurxoona

  • @munirmustapha2864
    @munirmustapha2864 3 месяца назад +7

    Somalia inaanay abdo lahayn ayaan idiin sheegayaaye bal ninkan eeg, waa wasiir arimo dibadeed oo shaqadisii noqotey inuu reer sh. Isaxaaq kudhex waasho.
    Wlhi inta madaxda somalia sidan u hadlayso inaan midnimo ii muuqan

    • @dal-xoreeye1030
      @dal-xoreeye1030 3 месяца назад +2

      Ma rabo in aan ugafo Reer dhan o shiikh iyo shariif leh wlhi o dhaqankeeyga ma Ahan lkn wlhi mar mar waxan isdhaha reerkaan ma waalanyihiin mise carada iyo cuqdada aqliga ka qaaday hada wasiirka waxa ku eedeeyne in o kaso horjeedo gooni isku taaga iyo amxaara jaceelkiina lkn waxa kula Quman muusa bixi o madaxweeyna ku eh o sanad dhan duulaan ku aha dhul reer kalo Somaliyeed leeyihiin waxa kula quman o kula saxan in muusa bixi baxsho dhul iyo bad eeyna reerkiisa isaaq laheeyn xishooda wll o miyaarada isku fiirsha waxa koonfurta Somalia joogo rag isaaq ah o argigixiso ubadan maalin Allah keeno hooyoyin masaakin jidka taagan isku qarxiyo cidna kuuma qabsato o cuqdad kuuma heeyso dadka wa isdila cuqdada iska dhaafa o iska daaya victim ka aa iska dhigeeysaan all the time dadka wa isdilaan waana hishiiyaan

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 3 месяца назад

      Qiiq Qiiq ohinta iska da wax iska celi 😭😭😭😭​@@dal-xoreeye1030

  • @ArafoTalan
    @ArafoTalan 3 месяца назад +1

    Cisse somalimo baa dhiley wlhi oo dhulkeena saylac ila lughaya iis kaada jabuuti waa laaka carooda cisse daad been naftuu kaa baxda cisse markey maglaan

  • @mayeabdukadir2366
    @mayeabdukadir2366 3 месяца назад +1

    Muqdisho ba hees turkey ayaa lega qaaday
    Somalia turkiye de

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 3 месяца назад +1

    Qanja Wayne moryaan fiqi jahil ba tahay

  • @nusumkate123
    @nusumkate123 3 месяца назад +1

    Beentaa waaye qoof diiday malaha!!!!! MOU will pass like it of not.....hoyada beenta kulasheekeyso!!! 😂😂😂 Qabriyada ayaa faqatiin sidii yahuuda!!!!!! Uuuuuuf xamar iyo garoowe!!!!!

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 месяца назад +1

    DAMEERKAN ISAAQ BUU SOMALILND KA DHEX ARKAA HAWIEY NAGA QABSADAA DMEERKAN BARHA BULSHDA NOLSHA KA DHIGTEY

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад +1

      Hawiye wa daad jiro ma fahamtay adiga cml dahay irirsamale ahay israel ahay carab ahay isaq ahay lafti naga ahay dir ba ahay oromo ahay hada amxaro xawasho jacelhay miya maresa wayo halas dan wxa ka qaday somaliya naceb wayo dulbhante aya ku nac siyi ina ado xawasho dulbhante somaliya ka bixiyi wax dintay tihin is duga hawiye dambo lada lan wll nahay dambo ma jirto hawiyi wll wxe yahin dad ka somaliya weyn dann wll yihin adiga bonta isaq waxa yihin madhiman midgan garac ah

  • @popular7493
    @popular7493 3 месяца назад +1

    somalia waa mid cid na kala jari karto ma jirto

  • @calicaateeye9279
    @calicaateeye9279 3 месяца назад

    Waa.su.aale.bulshooy.badan.yaa.iskale.mabanaadir.iyo.baledxaasidkiyo.baydhabo.kuwaa.iskabuuqayaa.badayada.iskale.ma.boosaaso.iyo.bahda.xaafidkiyo.badhyo.culusta.iyo.kuwa.baahan.baa.badayan.waxa.iskale.bulsho.khayrqabtoo.wada.biritishoo.bilan.oobokhrane.habarooranina

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 3 месяца назад +1

    SAYLAC IYO LUGHAYA hadan nahay REER AWDAL diyaar ban uu nahay DIFAACIDA

    • @deeqahodanmo2823
      @deeqahodanmo2823 3 месяца назад

      Hana sheegan reer Awdal ma tihide waxaad tahay ina fiqiye.

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 3 месяца назад +5

    Fiqi madaxii ayaa ka weynaadey😂😂😂😂

    • @janira7480
      @janira7480 3 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 месяца назад

    Hhhh wali daasi inay soosocoto waan filayay 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 3 месяца назад

    Fiqi..maqiratay.91.kii.wixiidhacay.in.aay.tahay.dembi.qaran..shalayna.aad.lahayd.waxaa.loonoqonayaa.91kii..waxaad.noqo.naysaa..dambiile.waana.in.maxkamad.lagusootaagaa

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 3 месяца назад +2

    Liida adigu waxaan ku xasuustaa dhalinyaradii rer Somaliland ee faqash kulaysay

  • @RandaHashi
    @RandaHashi 3 месяца назад +2

    Fiqiyoow waxakusheegay daahir rayaale ooyidhi fiqi qaangaadh maaha waaruntiis hadaba anaguwaxaanu foolxumo uargnaa heeska lagaqaaday filasomalia ee halkudhigeeduyahay soomaalida xalaasha ah kuwxaaraanta aaduulajeedaan sowmaaha soomaaliland saw cunsurinimo kumadheehna maxaad heeska hargaysa lagaqaaday ulayaabaysaan

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 месяца назад +2

    ANIIGU. RER. DJIBOUTI 🇩🇯. AYAN AHEEY. OO.WALIIGEEY MA ARKIIN. CASIIMADA DALKA JAMHUURIYADDA SOMALIA 🇸🇴. EE. MOGADISHU. LAKIIN MOUSTAQ BALKA WAN .JECLAHAAY IIN. AAN. SOO ARKOO MOGADISHU. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂Somaliland no need Somalila 😂😂😂😂😂so stop more love stop 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiburcaawi2799
    @cabdiburcaawi2799 3 месяца назад

    Isikahadale.adiga.iyo.jabuti.xamaraba.waxad.tihin cadawuga.dawulada.somalilanad

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂Somaliland no need Somalila 😂😂😂😂😂so stop more love stop 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂Somaliland no need Somalila 😂😂😂😂😂so stop more love stop 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nusumkate123
    @nusumkate123 3 месяца назад +1

    Malihin cadow xamar ka daran....stop talking about Somaliland hoyadaa was!!! Dowlada wax qabadkeeda ka hadal...maaxaa qabateen???????

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 месяца назад +6

    Amxaar baa sheegtaye cid walio oo somali ahayn waa noo kiin dhaantaa MUJRIMIIN URURTAY

    • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 месяца назад

      Yahuudaada raac oo la saaxiib dib na ha kuu cuneen sida falasteen ayakaa soo dhoweystey yahuud idinkuna wadadii baad haysaan haydinka qaadeen dhulka xabashida yahuuda ah

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад +2

    Qof ka qof muslina ceebtiisa astura.ceebtiisa alle asturaa. Kuna saliya nabigeena muxamad.scw.sce

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 месяца назад +1

    Hhhh wali daasi inay soosocoto waan filayay 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ArafoTalan
      @ArafoTalan 3 месяца назад

      Xumahay joogiya cisse somalinimo baa dhiley

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад

    Fiqi waad ciilantahay lkn waan kufaraxsanahay inuu muuse idin ciilo ilaaha muuse madax wayne iiga dhigaybaa mahadleh😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @queency7943
    @queency7943 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂 hargaysa dadka wanwanaagsan ayaa looga heesayaan maxaad UGA xumaan 😂😂😂😂😂

  • @khaalidfuaad2848
    @khaalidfuaad2848 3 месяца назад +3

    Alla! Waa ninkii aan hadalkiisu qaangaadhka ahayn

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад

    Gurguurtaha xamar iyo geelaha jabuutay iyo ciilanta daba socotaba biix ayaa ciilay😅😅😅😅😅😅🏃🏃🏃🏃🏃🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 3 месяца назад

    Somaliland is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop cry baby

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 месяца назад

    kan xanuunsanaya soomalilnd nacayb baa dilaya cuqdad ku dishay Maxad naga bali Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @AbokorAli-io9qs
    @AbokorAli-io9qs 3 месяца назад

    😂😂Waar Heedhe Reer Sheikh Isxaaqow Abtiyaal Aayar Wlhi Waad Kaga Cabaadiseen Koonfure Abti Aayar Bilaahi Calaykum Wxn Wax Loo Dulqaadan Kara Maahe

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 месяца назад

    Munaafaq mujrim ooga madow faqashtaan cunay dhuusadeedu waxba ima yeelayso

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 месяца назад

    64 SANO kadib waxaa soo afjarantey suugaantii iyo murtidii ISAAQ ku faani jireen..... HEESTII buraanburka u ekeyd ee xafladii 26 ka jun ee gumeystaha madow lagu amaanayey ayaa marqaati uah

  • @abirizakomer
    @abirizakomer 3 месяца назад

    Ma Adaa Djibouti Abaal U gaystay Beenaale Maxay Kuula Midoobi Wayday Isaaq iyo Samaroon Ayaa U Halgamay Djibouti Orod Muufadaadii doono Nacas Hawiye Oo Africaaan Maamulo Caqli HAWIYE

  • @mohamedderow1349
    @mohamedderow1349 3 месяца назад +2

    የሚናገረው ብዙም ባይገባኝም በምንም መልኩ እየተናገረ እንደሆነ ይሰማኛል እኛ ሶማሌላንድን እንወዳለን እና በእውነቱ ተዋህደን ሶማሊላንድን አንድ አካል እናደርጋለን .....

    • @TUULKA_DHAANTADA
      @TUULKA_DHAANTADA 3 месяца назад +1

      Anaa ku cuno garacyohow

    • @nima3696
      @nima3696 3 месяца назад

      ISSAQLAND WA ISKA DHAL ABIIHI AYA OROMO AH ... LAFTI NAGA XUUUUUS XAARKA ISKA DHAG

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад

    1960 kii 26 juun reer soomaalilaanbaa leh hadaba qadaad wayn maxay kuxusantahay

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 3 месяца назад

    Fiqiyoow odayaasha abagaadhayaashii loogama horaynin..sixir wayn ayay keeneen hargeisa..

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 3 месяца назад

    Ninkani ma 90 kii ka dib buu caqliyaystay, miyaanuse wax akhriyin, Yuhuuda ayaa nooga dhaw reer konfureed, isna wuxu ka hadlayaa walaalahayga Ethiopia,

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 3 месяца назад

    ooyaaye muxuu leeyahay?😂 oohinta daqonimada cesho rag ayaa xiniinyahooda ku keenay 26june e mu khafiifay wuxu🤣🤣🤣

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 месяца назад

    Akhas ismaciil.cumar geele calool wayne xaasid ka soomali bur buriyey ee 4,5 keenay ee shaabaab abuurey snm abuurey

  • @mohameddaahirwarsame6826
    @mohameddaahirwarsame6826 3 месяца назад

    Ader cismail wuxu ogyahay somali inaytahay muqdishu. Sheekada raqista inaga daa

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 месяца назад

    MOUINSUER .PRESIDENT DE LA REPUBLIC. DE. DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯. 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 3 месяца назад

    Ma adigay kuu heesi lahaayeen aw xiqdi socda... Qawmiyada Ethiopia ayaa kaaga sharaf badan Hargeisa duli qanja weynow

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 3 месяца назад

    Sowtaad itaaliga u heesayseen Sowtaad dagaalka u yeedhayseen

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 3 месяца назад

    Bal wasiirku ha ka faaloodo heesta ay sameeyeen Xamar cayda ku jirta: "Beejada axmaaro baadi doonayoo" macnaheedu waa gus axmaaro baadi doonayo.
    Ceeb.... ceeb
    Bal ka faalood wasiir

  • @bima9383
    @bima9383 3 месяца назад

    Kkkkkkkk faqiyow benta dhaf jabudi waa walalahen lakin ismacil dhigenu cabay m

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 3 месяца назад

    Doqonkaagaas oo kale haanu maanta fadhiyin dawladnimadii somalia Etiopia may samayseen sidaa❌❌❌👎👎👎👎 damul jadiid waa laydinla xisaabtamin maalinuun

  • @mkch-f4y
    @mkch-f4y 3 месяца назад

    Fiqi waxaad uhaboontahey maxaxdwayne soomaaliweyne.
    Xasan sh kabax meesha oo ubanee

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 3 месяца назад

    Xaarweyne
    Abtiyaalow kala quusanaye
    Qoomamo la.aada

  • @samoc5405
    @samoc5405 3 месяца назад

    Tolkey hawiyoow waxaad isweydiisaan. Ma xasan sheekh mise Ismail omar gele ayaa soomaaliya kamadaxweynaa. Goorma ayey dadku ay fahmaan burburkii soomaliyeed waa jabuuti

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 месяца назад

    Fiqi waa munafaq weyi alshbaab ah isga cali dheere hogaamiya argaxiasda Alshaab waa is.ku mid

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 3 месяца назад +2

    ❤🤍💚 waxaan leeyahay fiqi anigu kuuma aqaano fiqi ee waxaan kuu aqaanaa fully ee faqashtii marakaay diyaaradu eriboodhka hargaaysa ka sookacaaysay eey hadana hargaaysa duqaaynayaasay jiilkan aad u qudmanaaynaaynsa maay jirin ee adiga waxaad ka mid ahaayd ku hargaaysa madaafiicda ku garaacayay ee miyaad iloowday waxaad shalaay samaaysa waarun oo itoobiya ayaa nooka kiin dhow waayo maxasii ayaay oo ilaalisay ❤🤍💚❤🤍💚🤍💚❤🤍💚❤🤍💯

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 3 месяца назад +1

      Kuwa kuu ah hogaanka ee muuse iyo iba kaahin hargysa
      Ka hor bay duqaynayeen gaalkacayo
      Wax sheegaya ma aragtay
      Mida kale shaly ayaad duqaynayaeen laascaamod
      Maada maanta sheegi kara 40 sano ka hor baa nala laayay adoo shalay xasuuq gaystay
      Inan gumeed baad tahy oo calaacalka kuu ah dastuur

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 3 месяца назад

      Naaya lascanod oo nabadey ahy ayu imidey garaade kala dagalga djama

  • @GooniGoosadka
    @GooniGoosadka 3 месяца назад

    Dawlada Soomaaliya iyadaa lugaha jiideysa inta ay leeyihiin wax ayaanu xeerineynaa.
    Maxaa diiday in Jabhadaha Itoobiya kadagaalama sida Canfarta iyo kuweena Soomaali in ay Muqdisho ugu yeedhaan.
    Suldaanka guud ee Samaroon iyo Ciise Muqdisho haloogu yeedho.

  • @gaagaale1528
    @gaagaale1528 3 месяца назад

    Jaahil baa tahay. Axmaar waxa looga jeedaa itoobiya oo dhan.Carabiga waxa loo yaqaan Tacbiirul Juz'i wa iraadatul kulli.Oo macnaheedu yahay qayb ayaa la cabbirayaa iyada oo ujeedku yahay dhammaan.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 месяца назад

    somaliland anaga leh inta ilaahay ka sokeeysa oo uu nagu beeray mooryaan isbaaro argagixiso ilma niiko AMISOM

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

    DUUUFLE LIITA MAXAA KAA QUSEEYA ANAGU GOOFKIINA WAXBA KAMA SHEEGNO MADAGANIN EDEB YEELO

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 месяца назад

    Doofaarkan doofaarku dhalay hargaysa maxaa ka galay waa yaabe!?? sxb sadexda wallee iyo billee hargaysa waxa xigta Ethiopia oo reer somaliland cidda abaal gashatay ee ku lahayd waa Ethiopia oo wallaahiya,, yaaa daalimiin ilma munaafiqiin bal waa waxaad naga dheeftaan,, for ever Somaliland republic,,

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад

    Jabouti somaliland itopiys iyo somaliya ha jiraan ha joogaan

  • @fosiali263
    @fosiali263 3 месяца назад

    30sano ayaad waalantin oo gurigiinii laydin ilaaliya waxaan farxi lahaa aduunkoo oo faraha idinka qaada jecliya burburkiina

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 3 месяца назад

    Waar Iidoorka waa in la weerara oo xoog lagu qabtaa Hargaysa iyo Burco si warku u yaraado. Nimankaasi waxaa yaqaan OGaadeen iyo Dhulbahante. Waar iidoorka badankooda Allah iyo rasuulka scw cayntooda caadaysta waa in laga abaal mariyaa oo dhegaha lagu dhuftaa. Viva Soomaaliya

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 3 месяца назад

    Aar cadawgii heestani dhayday kalistay bal malcuumkaa waxa cabaad kabaxaya eega

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 3 месяца назад

    Mr 1991 caqliga hooyadaa kawas waxan baa wasiir noo ah qashin liita reer baadiye ah

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 3 месяца назад +4

    ku saliya nabiga❤

  • @RobleBarre-xz6kt
    @RobleBarre-xz6kt 3 месяца назад

    Oo maad dhahdid itoobiyana waxay
    Gashay baal madow
    Iyo cali gedi iyo sxbkeed

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 3 месяца назад

    Odawo xukumada jabuuti weyna burburisay

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 месяца назад

    Muslinnimo ninkaan kugu dhaqayn Muuminnimio khaas ah Gaal maxasta kuu dhowra ood magansataa dhaamma

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад

    kkkkkkkkkkkk snm fiqi ba looyaha adeer soo afjar argagixisa snm ee soomaali kadhaqaaqi weyday buufi buufi inkasto adigu sabab u ahayn in muuse badda iibiyo

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 3 месяца назад

    Xoog ha lagu qabto, barya baryada ooga dartay. Aduunka kale haduu gobol dhaho Waan goosaneynaa, waa la dhameeyaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 месяца назад

    SOMALIDA DADKA ETHOPI MXEY U YAQNAN AMXAARO KOLKAA DMEER FAQI MAGAC KALE U BAXI

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 месяца назад +2

    Waar hargeysa maadaa leh doqon abaal maad ii gelin ee waa ii heshiiseen 2 cadow ayaa jira itobiya abaal bay igu leedahay waanan raacayaa guul somaliland

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 3 месяца назад +1

      abaalkee dulcad baad kuqaxday dulcadna waadeegaankka gii geelaagii iyo caanahagiibad cabaysay

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 месяца назад

    ma waxaad rabtay inaanku heesno yamyam iyo qadaad waynbaanu ku heesnaa😅😅😅

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 3 месяца назад

    FIQI DHUUSO JADHA YARAYSO LAXYAHAY DUUFKA LIHI TII KU XAARTAA DHILO FRANCE AHAYD

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 3 месяца назад

    Reer Waqooye Cuqdadi baa wali ku jirto xaga maskaxda hala ka baro iyo quraan saarka halla geeyo reer Waqooye

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 3 месяца назад

    Ilahay ha naga qabto ismaciil geele iyo itobiya

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 месяца назад

    Reer Somaali dulqaata Odayga wax daran baa lagu huwiyay markuu Ethiopia tagay. Kadibna miirkii baa tagay oo dhul iyo beriba waa laga saxiixday naceebna waala soo baxay hadaba Somaliweeynery kani galbay

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif9831 3 месяца назад

    Somali Cidaan Geele ahayn dhib kuma hayso,, nimankaan Siyaasiinta ee reer koonfureed waxba kama garanayaan siyaasad Ninkaas odayga Bay agaasimayaal u yihin, Ismaaciil Soomliya waa Dulaalaa ee waxba ma tarin

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 3 месяца назад

    Dawlada Soomaaliya iyadaa lugaha jiideysa inta ay leeyihiin wax ayaanu xeerineynaa.
    Maxaa diiday in Jabhadaha Itoobiya kadagaalama sida Canfarta iyo kuweena Soomaali in ay Muqdisho ugu yeedhaan.

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 3 месяца назад

    Waxaaan maqli jira basari intay guda kale eegaysaa keedaa qudhma

  • @afaarax6322
    @afaarax6322 3 месяца назад

    Hadii cidi xorriyad iyo Somaliweyn u dagaalantay oo u dhimatay waa Isaaq ee adigu inaad dumiso mooyee maxaad u qabatay Somalinimada?

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 3 месяца назад

    War duqani dameerihii siyad baruu kahadhay xafash weeyi kani

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 3 месяца назад

    Adeer dhowr oday ma joogaane Somaliland 5 million ah ayaa jooga Somalia na anagaa fuck nidhi idinma rabno faqasheey

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 месяца назад

    Odayga iyo dadkiisu hadii u idin diidey, ma qasab baad ku leedihiin?
    No more Somalia and any more bullying.
    Somaliland is not Somalia.

  • @MohadudabdiEsgudomiye-jv6ho
    @MohadudabdiEsgudomiye-jv6ho 3 месяца назад

    afqadhmuune somaliland wax diidani ma jiro taada wax ka qabo intaad mid dadkeedi u tashadeen ku daaleyso

  • @asadaxmed218
    @asadaxmed218 3 месяца назад

    Waa caadadooda amaanta shisheeyaha Hala yaabin somaaliyeey

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 3 месяца назад

    Ruuxan qanjaha bararsan afkaaga tuubada ah ha nala soo galin Wasiir faqaayoow

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 3 месяца назад

    Isaaqland waa in wax laga qabo oo dhulbante sifiican loohubeyaa oo lagarab istagaa oo labaabi iyaa isaaqa

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 3 месяца назад

    ADUUNYOW XAALKAA BA' WLHI BLHI INUUSAN U QALMIN WAZIIR ARIMO DIBADEED ISKA DAAYEE XITAA TABEELE XAAFADEED UMAAN DHIIBEEN

  • @MohammedAhmed-l3s2n
    @MohammedAhmed-l3s2n 3 месяца назад

    Waxaa ayaan daro ah in Somali doonayo inuu Hargeysa mar kale dhka la simone. Markuu Somali isku madhiyo

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 3 месяца назад

    Fiqi waa Al-shabaab sida baadhisyo hore oo UN samaysay caddeeyeen. Hab-dhaqankiisa mar kasta ku dhisan taydaa saxsan oo uu markasta la soo taagan yahayna waa calaamad kale. Jabuutina waa Ciil Walaal waxaana loo hayaa caddaymo ku filan oo shirkii Carta ka soo bilaabmaya.

  • @samirr546
    @samirr546 3 месяца назад +1

    Firdhiye wuxu yidhi diyaarado lagu garaaco dawladu ma haysato ee ciidanka dhulku anaga ayuu dhib noo keenayaa!!
    Maxaa is bedelay markii hore ee sida qaza laga dhigayna cadhadii heerkii hore hoos ugamaydegin hadii xitaa ducooyin la akhristo!!
    Markaana kacaandiid baa la lahaa hadana waa somalidiid!!!!!

  • @ismaaciilcaalim155
    @ismaaciilcaalim155 3 месяца назад

    Waar fiqiyaw dhuusada isku xeji baam baam

  • @deeqahodanmo2823
    @deeqahodanmo2823 3 месяца назад

    Reer somaliland waxba kaagama baahna badhasaabow

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад

    Abi ahmed ali waa halyey waa walaalkeen.waa nin oroma cali cali madax weyne dir.

  • @abdiali319
    @abdiali319 3 месяца назад

    Adiga iyo Doofaarka waxa ka dhaxeeya isu ekida. Jaahil aan Siyaasad wax ka aqoon baad tahay.

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 3 месяца назад

    Intaad nin tashaday daba socotid Adigu hoos isku eeg oo dantaada garo oo bal xamar uun wada xukun

  • @amalhope42
    @amalhope42 3 месяца назад

    Waar amraaxa ma xaaska iidhoortaa ka fiican adiigu idilaayah somalia kuma raabo jabuuti waa jaarkeena garaac thy ka bax dhexdeenan

  • @GooniGoosadka
    @GooniGoosadka 3 месяца назад

    Digniin!
    Walee waxaa maalin kadarnaan doona Soomaalilaan Koonfur Galbeed oo afgaara ku hadasha.
    Itoobiya ayaa adeegsan doonta.
    Si arinkan looga hortago waa in aan lagu darin Shabeelada hoose Koonfur Galbeed, si ayna hadhow ayna u dhihin bad ayaanu leenahay oo Marka iyo Baraawe ah.
    Gobolka Shabeelada hoose Benaadir hasoo raaco.
    Waar Soomaaliyeey arinkan hadhayal sanina.