JOOQLE SHIRE | SABAX BARASHO WACAN | KABAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #like #subscribe #shucayb #Qurbaawi

Комментарии • 150

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 Год назад +33

    Allaha caafimaad taama iyo cimri dheer ku arzaaqo legendary Jooqle Shire Ciyaar-jecel
    "Anigoo bil iyo laba baadkii kaaga go'ay yaad igaga baxdee" 😢🙏

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 10 месяцев назад +7

    2023 November. Raining day in Nairobi and sitting on a rooftop. Woow.

  • @jaamacschire512
    @jaamacschire512 Год назад +16

    Heestan qof ba meel ayey kaga taala iyo xasuus dheer wooow wxn xasuusti gabaygi carbeed aha hadaan awoodo in aan gadaal u noqon karo iyo dhalin yaranimaydi ama la gadan karo waan gadan lahaa... Waayo tariikhdu iyada is qorta

  • @fuadweli
    @fuadweli Год назад +28

    Heestan aad ban u jeclahay
    Waxan ku xasuustiii jacaylkagii ugu horeyay ayaan u qaaadi jiray walahy caawa waan dhagysanayaaaa haragysa gaar new haragysa gaar aheeen shiraaaqle

    • @nashaadb.sharif6605
      @nashaadb.sharif6605 Год назад

      Xafadaydii

    • @bigilmohmed
      @bigilmohmed Год назад

      ana shirqlaan ka dhagysaan walina Tareenkii pro heesta xasusaha weyaan

    • @dekhoiftin9379
      @dekhoiftin9379 Год назад

      Walaal jacaylkaga soma helin mise 🥺

    • @user-ln9cw2br4b
      @user-ln9cw2br4b Год назад

      May walli na helin way igu dadizay

    • @CabdisamedXuseen-zt4cr
      @CabdisamedXuseen-zt4cr 10 месяцев назад

      🎉🎉🎉😮​@@bigilmohmed🎉🎉🎉🎉5t5tt😅😅😅😅😅😅🎉

  • @FALEMBO10
    @FALEMBO10 Год назад +35

    Still 2023 is my foV song 😶‍🌫️

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 Год назад +7

    Really this song is TOP TOP TOP
    Thanks abwaanka mirahaan sameeyay
    Kan naaxiyadda saaray.
    Kan qaaday, cod, Kaban, Suugaan weey u dhantahay, heesta naaxiyadeeda ayaaba mucjiso kale ah.

  • @khayyyo
    @khayyyo Год назад +28

    Heestan wehel ban ka dhigtaa iyaga iyo heeso badan wali maan bogsan balse way iman bogsashadu hduu mawdku idaayo !!!💔

    • @billybotan0018
      @billybotan0018 Год назад

      . .e
      D.m.d

    • @yussufdagane7187
      @yussufdagane7187 Год назад

      Walalo ale haku bogsiiyo wayo.hagardaamada jaceelka waay cumustahay in sifudud looga sookabsado rabi farxadaadi hakuu soo celiyo insha alah niyada qeer usheg waad guuleysani

    • @hasanabdi7351
      @hasanabdi7351 Год назад

      😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊

    • @hasanabdi7351
      @hasanabdi7351 Год назад

      😊

    • @hasanabdi7351
      @hasanabdi7351 Год назад

      😊

  • @princessaynaartan804
    @princessaynaartan804 Год назад +13

    Inta qarnigan dhalatay ee heesaha xiiseyneysa qaramiga like ta hhh

    • @BarkhadLoula
      @BarkhadLoula 2 месяца назад

      Ano 8jir ah baan Cular dhuleh jecla , ana Jabuti badi Cumar dhula sogalijiray Radiha markasay Hooyaday Yabi Jiraya ita Iga weyni halkay Franziska ka dhageysanayso, Kadib Somalie dhan Oo 60kii ila 80tamadki hesayey wan xifdiyay Abwaninta iskaba daa, Qabanistiyada waweyn agigo dariqa maraya maqla Gacantaas Wati, xudaydi, wti jin sheikh, Wati Salax, Wati moxamed mooge....... Dadka markay Arkana mad barjeysa Maxa la jeceshay hesaha qaciga ama qaramiga , Maya Wanku dhashay ano jecel bas. Ugu danbeyn kaban buu walalkay igaso diray qahira waxogaha bartay, Mamaday Baa Igu tidhi Hooyo kuguma duceyn kaban bass iska dhegeyso iskadaa ...... Hadaad barata balwadaad baran Mama "Maya idhi gurigena kubarta , wan cibadaysta adigana Wanku jeclahay, Wan shaqeysta Oo nin wax kabarya majirto diintay..." Hooyo duco ma habar markas iska day , Haye Hooyo dhashay janada kutumana ❤ Istaqfurlah wan jeclanlaha

  • @layaanabdalaa5879
    @layaanabdalaa5879 Год назад +6

    Yaa salaam fananka wayn jooqle shire ilahay cafimad taam ha siiye waxan maqleye in mudoyinka xanunsana waa hees darenkeda wadata waxaan dhageysanaya manto jumca 7-4-2023 17;45 muqdisho-somalia 🙏🙏

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 Год назад +4

    Beela hees ilahayow joqle nocafi kama marane yarabi joqle cafi amiiiin❤❤❤❤❤🌹

  • @sabiriinabdalla5223
    @sabiriinabdalla5223 Год назад +13

    Old is gold 😊

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 2 месяца назад +1

    Adoo bilic hablaha
    Alle kuu badshaad
    Banaan taagantee
    Nabsi waa balee
    Baydki aad dhistaba
    Waa isaga burburaye
    Markaan kuu bandhigay
    Inaan kuu bukana
    Waa taad buurta sare
    Baw ku tidhi fudayd
    Barta dhexe wadnaha
    Bir baad igu muddoo
    Baaba'oo dartaa
    Bukaan socod noqdee
    Waan bogsaday haddoo
    Baddaa kuma jiree
    Sabaax barasho wacan✋

  • @Gstarxpress
    @Gstarxpress Год назад +17

    BADAA KUMA JIREE HUNO BARASHO WACAN❤🙏🏿aderkay jooqle Allah yashfiik🤲🏿

  • @RiGaax_22
    @RiGaax_22 4 месяца назад +3

    Allah ha caafio taama iyo cimri dheer ha siiyo legendry joogle shire oo in mudo xanuunsan 🥲💔

  • @aarantv6125
    @aarantv6125 Год назад +3

    Pretoria south africa ayaan ku dhagaysanayaa 3/4/2023 hees iyo badh allaha caafiyo abwaan jooqle

  • @mahedbaaba6326
    @mahedbaaba6326 Год назад +12

    Waan bogsaday hadoo badaa kuma jiree sabaax barasho wacan,🎹🙏❣️

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 Год назад +15

    Laxanka heestaan qof Laxan wax kayaqaan baa fahmi karaa caadi maaha🔥🔥🔥

  • @donmoharichman9144
    @donmoharichman9144 2 месяца назад +1

    ALLE CAAFIMAAD TAAMA OO SARIICA HA SIIYO JOOQLE SHIRE AAMIN

  • @amiirfiifa
    @amiirfiifa Год назад +14

    From tiktok 🖐

  • @mukhtarali8641
    @mukhtarali8641 Год назад +7

    Ka ma dalo mar ksta hestan cajip wlhi xasus waye 😭 2023 :13 : 3: Mlin isiin ah :02 :35: duhurnimo

  • @moha.cade8016
    @moha.cade8016 Год назад +1

    Still 2023 is my song
    Malin khamis ah 10:53
    20/7/2023
    🤩💯

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 8 месяцев назад +3

    Xili waxaan dhagaysanaya uu xanunsanyahay jooqle Shire jaamac walal hada farinta aragto uducee in ilahey cafimad Tama siyo🙏

  • @MubzOfficail
    @MubzOfficail 2 месяца назад

    27ka June 2024 maalin khamiis aha,Goorsheegtu waa 9:43 am.
    ILAAHAY caafimaad sareecana ha siiyo Abdi jooqle 🥺❤️🤲🏽

  • @AbdikhadirAlimursal-js7rh
    @AbdikhadirAlimursal-js7rh 11 месяцев назад +3

    Port elazapth south africa ayan ku dhageysahaya
    Lkn heestan 2008 bartay gar ahan tareedisho ilaa celasha biyaha

  • @mohiadina.mohamed7045
    @mohiadina.mohamed7045 Год назад +2

    9th july 2023, 00:29.
    Nafisa Hostel, makerere kikoni, kampala, Uganda.

  • @bilancabdiraxmaan8096
    @bilancabdiraxmaan8096 Год назад +8

    Channel ka maaweel inta heesta kusoo aragtay😂

  • @_wll____
    @_wll____ Год назад +5

    Old is gold

  • @aylozvidaloz8651
    @aylozvidaloz8651 Год назад +4

    Jooqle shire fanaan weyn

  • @waranjacyl2332
    @waranjacyl2332 Год назад +1

    Hees XuL aH Qaaci abdi shire JaMaC Jooqle❤❤🎤🎸🥁

  • @abdiraxmanshsullaiman9038
    @abdiraxmanshsullaiman9038 11 месяцев назад

    Listen before 2014 Me my Love ❤😢

  • @abdulkadirali5553
    @abdulkadirali5553 Год назад +1

    Heestaan waxaan dhegeysanayey 2007 ilaa maanta oo ay tahay .
    7.6. 2023 weli waa ii cusubtahay .

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 2 месяца назад

    Adoo bilic hablaha
    Alle kuu badshaad
    Banaan taagantee
    Nabsi waa balee
    Baydki aad dhistaba
    Sow isagan burbura✋

  • @abdulkadirali5553
    @abdulkadirali5553 Год назад +2

    Adoo bilic hablaha alle ku badshaad banaan taagante !!!
    Qurux aan dadnimo iyo diin lahayni waa taa jooqle inoo sheegayo.

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 Год назад +1

    Waan boogsaday hadoo bada kuma jiree sabaax barasha wacan 💔🙏

  • @MaryanMuuse-is3mq
    @MaryanMuuse-is3mq Месяц назад

    Anyone 2024/Aug/6 Wku mirqamaya 😂😂

  • @user-de3yt2wr7k
    @user-de3yt2wr7k 29 дней назад +1

    Hstan Mrku qadayay wn lajogay london alle hacfyo joqle

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 Год назад +4

    Nabsi waa balee
    Baytkii aad dhistaba
    Waysagaa burbura . Www

  • @naima5387
    @naima5387 Год назад +1

    fanaan aan u jeclahy fananinta jooqle allow cafimaad ku siii oo danbi dhaaf alh kaga dhigo xanunka

  • @sir__cmc
    @sir__cmc Год назад +2

    waar ninka kabankan tumaya waa kuma inalilaah waxaynu aragnay maaha gacan macanaa !

  • @kabtanshaandhey8800
    @kabtanshaandhey8800 Год назад +1

    Best song

  • @sayidgood7598
    @sayidgood7598 2 месяца назад

    NAMIBIA 🇳🇦 ayaan ku DhagaySanaya 2024 :7:25

  • @nobleinsaan
    @nobleinsaan 2 месяца назад

    Fadlullaahi Hotel, Kismayo - Maalin jimco ah; 11:30 AM.

  • @hanadshaaweey1236
    @hanadshaaweey1236 Год назад +1

    Axyaa Best Song

  • @sadiiqharett1791
    @sadiiqharett1791 Год назад +1

    Waa 30/8/2023 13:53
    Bosaaso ahayn ka dhagaysanaya jooqle illahay cafimad has ku siiyo😢

  • @DaahirCabdulle-gz7dx
    @DaahirCabdulle-gz7dx 2 месяца назад

    ❤❤❤

  • @Caancilmi
    @Caancilmi 2 месяца назад

    5 th July 2024

  • @abdiqanisandheere7270
    @abdiqanisandheere7270 Год назад +1

    Heestan alle haw naxariste abwan hadrawi ayaa sameyay

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 6 месяцев назад

    Joogle shire caafimaad taama Allaha ku siiyo

  • @MrShirwa-cw5bm
    @MrShirwa-cw5bm 2 месяца назад

    Joogle caafimaad baan kuu rajaynayaa

  • @xuseenjaamac1881
    @xuseenjaamac1881 Год назад +1

    jooqle heestan haku cesho 2023 /28 subax sabti ah

    • @ayanali9514
      @ayanali9514 Год назад

      Wa jiranaa ee maficnaaday horte

  • @mahadali1630
    @mahadali1630 4 месяца назад

    Heestan qof ba meel ayey kaga taala kama sheken karo Xasusta An daremayo barta dhexe wadnaha barbaad iga modoo 😭😭😭kumana kulaysan

  • @falizey9600
    @falizey9600 10 месяцев назад

    my crush ❤Allow caafimada taam ku sii🤲

  • @mcmusic6086
    @mcmusic6086 6 месяцев назад +1

    Barta dhexe wadnahaa irbad igu mudoo 😢

  • @hdmd6968
    @hdmd6968 Год назад

    1 may 2023. Subax roob shuux ah on dabaly wadanin uu da'ayo jawiguna uu aad udaganyahy, iyo kabanka jooqle sameecad aad uhoosaysa.

    • @osmanheymoy5527
      @osmanheymoy5527 3 месяца назад

      Kabanka yaa sheegikara qofka tumaayo

  • @samiixakhaliil1524
    @samiixakhaliil1524 2 года назад +3

    Xusuus wayo wayo song 🎵

  • @nasteexoaxmad4474
    @nasteexoaxmad4474 Год назад

    2023/9/17/habeen isniin 👂9:53pm

  • @muhaazlakiman9288
    @muhaazlakiman9288 Год назад +1

    Igu duceeya adeerkay in uu alle ii caafiyo

    • @muna619
      @muna619 Год назад

      Ale kuma cafiyo anaga iyo darod xsbad syaa naga dhaxaysa

    • @ayaanlefarax7460
      @ayaanlefarax7460 Год назад

      ​@@muna619subxaana allah maxaad wll

    • @amiishaamina-oe2if
      @amiishaamina-oe2if Год назад

      ​@@muna619 bal ma Ada cafimadka hayo cuqdad u dhimo loyahay😡

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 Год назад

      @@muna619 darood,isaaq and hawiye are living harmony here 🙌

  • @yaxyemaxamed7282
    @yaxyemaxamed7282 Год назад

    Waah waah favourite song 🎵

  • @hassanmalicha1328
    @hassanmalicha1328 Год назад +1

    Who else from TikTok like me

  • @siciidsharmaake8642
    @siciidsharmaake8642 7 месяцев назад

    Xasuus time 8 years ago ❤

  • @AntonioCade-z1k
    @AntonioCade-z1k Год назад

    Inaba caadi mahN heestaaN top 1 allah haku caafiyo apti 😢

  • @Abdiqafar79
    @Abdiqafar79 6 месяцев назад

    Still 2024❤

  • @jano359
    @jano359 Год назад +7

    heesta tigtog ka so raacay😂

    • @abdiyerrow2916
      @abdiyerrow2916 Год назад +1

      Mareexan gang cabdi shire barasho wacan

    • @jano359
      @jano359 Год назад

      barsho wacan🤣🤣

  • @ayaanadan6893
    @ayaanadan6893 Год назад

    Illahey hakunaxaristo😢

  • @Teetanopro20
    @Teetanopro20 Год назад

    From Tiktok

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 Год назад

    Sosososo wahees qiimobadan sabaax barasho wacan waaaaaaaaaaw,, 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💥💥💥❤️❤️❤️❤️❤️✊✊✊✊✊✊✊

  • @mahdiahusen
    @mahdiahusen Месяц назад

    Mid kastoo lagu adkeeyo muxuu dumarka usoo karbasha horta😂? Allaha caafiyo faanan jooqle.

  • @karieson8150
    @karieson8150 Год назад

    Still ❤❤❤

  • @maaxcalimaax1163
    @maaxcalimaax1163 Год назад +1

    Eebbe ha caafiyo jooqle

  • @munaladachannel6724
    @munaladachannel6724 Год назад

    Jooqle Allah haku caafiyo

  • @sharmaake9370
    @sharmaake9370 Год назад +5

    Wxkle wye hestaan wx jira aye ka hdlesa

  • @MAAWEELL27
    @MAAWEELL27 Год назад +1

    2023 like sxb

  • @jamalmohamed8766
    @jamalmohamed8766 Год назад

    Allow ninkaas ma heesay.....Ilaahow heesaha naga madoobee.

  • @YonissMahmoud-ny7bn
    @YonissMahmoud-ny7bn Год назад

    Saw subax barqaa bildhaan argtidaa kuuma bogin Indhuhuuuu ❤️🥲

  • @bashiirdiinaari4684
    @bashiirdiinaari4684 Год назад

    Tan magac kale haloo bixiyo hees ma ahe heeso weye 14 /9/2023

  • @daudhassan7040
    @daudhassan7040 Год назад +3

    Iyadoo aad u qurux badan ayey hadana banaan joogtahay waayo nabsi ay gashay awgiis ayuu u burburaa qoyskasta oo ay dhistaba.
    Karma is always there.

    • @habiibamohamed6191
      @habiibamohamed6191 Год назад +1

      Fataxada ku tuf gabdha nio 😢

    • @daudhassan7040
      @daudhassan7040 Год назад

      @@habiibamohamed6191 aniga ma aha walalo, heesta ayaa sidaas leh.

  • @hibocabdi5207
    @hibocabdi5207 Год назад +1

    Laxanka 💙🤤

  • @raaqiyomohamed3467
    @raaqiyomohamed3467 Год назад +2

    Alle nabsi nama daba dhigo wax kastaa waa calaf eh

  • @subeerxasan8827
    @subeerxasan8827 Год назад

    Doonka fanka

  • @ismaildash5329
    @ismaildash5329 Год назад

    Naasir abwaan ka kaliye aan taageero aya mesha la maqan zxp nolow 😢

  • @mubarikyusuf369
    @mubarikyusuf369 4 месяца назад

    Caadi maaha heestu

  • @AbdiqaniAbdilahibcncv
    @AbdiqaniAbdilahibcncv Год назад

    🎉❤

  • @abdiraxmanyasiin3515
    @abdiraxmanyasiin3515 Год назад +4

    Wax moda inay aniga iga hadlayso

  • @xabiibcawil3601
    @xabiibcawil3601 Год назад +3

    Waan bogsaday haddoo
    Baddaa kuma jiree
    Sabaax barasho wacan.
    😕
    Jooqle 👍

  • @waqalhure3710
    @waqalhure3710 Год назад

    Jah😢❤❤

  • @YaasiinSakiriye
    @YaasiinSakiriye 2 месяца назад

    Alaha flcfiiyo😂😂😂😂😊

  • @khaliilahmed5550
    @khaliilahmed5550 Год назад

    .....barasho wacaN😎

  • @SaamiDayax-nq7iv
    @SaamiDayax-nq7iv Год назад

    Joyn

  • @faadumocabdizalam9688
    @faadumocabdizalam9688 2 года назад

    Xusuus.h.hore

  • @besharbasher7736
    @besharbasher7736 Год назад

    🔥

  • @karieson8150
    @karieson8150 Год назад

    Anigoo badh qaba dumar barashadii igu thy biloow ... caku xasuus darana

  • @MascuudCadaan-ym4wh
    @MascuudCadaan-ym4wh Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamsehassan2170
    @hamsehassan2170 Год назад

    Wali maan bogsan lakin markay timaado gacaladaydu waa dawoopi

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Год назад

    Sabaax barasho wacan🖐🙏

  • @nimcomahameth1250
    @nimcomahameth1250 Год назад

    Asc

  • @hibouurdoox1719
    @hibouurdoox1719 Год назад +2

    Sabaax ninka way ku cayadhay

    • @nazurnazur8981
      @nazurnazur8981 Год назад +2

      Waan bogsaday hadoo
      Baddaas kuma jiree
      Sabaax barasho wacan
      Si umaysan galin walleee

    • @shaaficimaxamuud7919
      @shaaficimaxamuud7919 Год назад

      Adoo bilic hablaha alle kuu badshaa banana taaganteee nabsi waa balee baytkii aad dhistaaba way sagaa burbura miyay faa,iidayba hibooy gabadhaasi

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 11 месяцев назад +2

    Waligaa naag jacayl ha u sheegan abti kudheh kana shaqayso 😂😂
    Markaan kuu bandhigay
    inaan kuu bukana
    Waataad buurta sare
    Baw kutiri fudeed

  • @sucaadcabdiraxman3810
    @sucaadcabdiraxman3810 Год назад

    wof hestaydi

  • @liibaancabdi-os7vt
    @liibaancabdi-os7vt Год назад

    L

  • @Rubo789
    @Rubo789 8 месяцев назад

    Hes.tggg😊