DEGDEG: Maayirka Burco Oo Loogu Hanjabay In Gurigiisa La Aasi Doono

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Комментарии • 15

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Год назад +4

    Waar Magaalada iyo Nabada ku dadaala waar Togdheer Illaahay nabad Ha ka dhigo waar umada iyo Dunidu yayna idinla yaabin

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Год назад +2

    Waar illaahay kabaqa oo ku qabso qadimeysid miyaa xaalkiinu wixiinu hanjabaad

  • @kederhagy3751
    @kederhagy3751 Год назад +3

    Waar qaylada media aad lasoo istagaysaan iska daayo horta masuulinta utago kala hadal.

    • @noormohamed8427
      @noormohamed8427 Год назад

      Product yohow Abaarso masuulinta aad sheegaysaa sow kuwa waxad arkayso ku kacaya ma aha?

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 Год назад +1

    waa hanti gaara waa khalad in lagu xadgudba!

  • @Xuseenyasiin-u5s
    @Xuseenyasiin-u5s Год назад

    Caadiifaad waxaani

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l Год назад +2

    Yaa loo shaqeeyaa Waar kala xiahooda

  • @farahabdi2205
    @farahabdi2205 Год назад

    Abti intani way fududayee ma ciilkalaa kuhaya

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Год назад

    Waar ma qolkan dudumada ah ayuu wuxu la cabaadayaa, 10 oday oo reer miyigii xooluhu dadkii ay ka baxeena ayuu soo kaxaystay 😂

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Год назад +1

    Waar reerkii Habarjeclo ma sidaan ayaa u dambaysay? Waar Gurigu qolkaa keligii ah ee labadiisi albaab aanu aragno sow ma aha?
    Waar ciida dhulka ayaa lagu fidinayaa oo waxbay taraysaa dadka degaanka ah iyo guryahaba iyo meelah biyo fadhiisanka ah oo dhan waar nabadgelayada iyo Magaalada magaceeda dhawra oo gudoomiyahiina ka xishooda .

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Год назад

    Waxaa meesha cad in hantidii adeega umada laboobay marka hadii larabo in dib loosoo celiyo waa in laga bilaabaa tii ay iibsadeen siilaanyo iyo muuse biixi

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 Год назад

    Adigu mxd wadada u dhisatay.gurigu sokaa, GURYIHII kale ka soo go,ay ee cidlada ku yaal

  • @mustafejaran798
    @mustafejaran798 Год назад

    Ilma isdaba yaac

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Год назад

    Aqoon yahanow experience dheh ama afkaaga iskaga hadal intaad wax aanad garanayn isku qaadayso. Jaahil 😂

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn Год назад +1

    Wa nin muwadin ah oo ka cabanaya mayerkisi LKN odayasha garab tagan maxay yihin eeg jaahilnimada iyo qabyalada qadhmunkeda waxu soo kiciyay wa qabiilki
    Nacala idin ku yale dhaqanka xun korma laga ilbaxaya