Xogta Xasan sh oo Mudo kororsi cad aaday, Shir deg deg oo mucaaradka u socda, & Maamulada oo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 20

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 месяца назад +4

    MW Xassan Allow hanagu sii heyn oo deji 2di sanno ayuuba na burburiyay ilaahey Mudo uma kordhiyo........🤲🤲🤲

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 2 месяца назад +2

    Xamar XSM hadday iska qaban waayaan Abgaal was la waayaan. XSM waxa Kali tahliye TUUG ah. Markaa Abgaalow is badbaadiya.

  • @AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax
    @AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax 2 месяца назад

    عامن❤

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 месяца назад

    Somali way u dhamaatay waana sidii loogu tala galay ee cadow u qaybsan lahaa, in dalka la qaybsadana hawiyaa loo adeegsaday

  • @WarsanAbuukar
    @WarsanAbuukar 2 месяца назад

    Madaxda dalka halagu adeeco wixii macquulah

  • @TayoBaradho1
    @TayoBaradho1 2 месяца назад +1

    Xasan shiikh seebuu mudo kororsi udoonaa dadkiinandhamee dalkiina dhameeye

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад +1

    Asagaba waa diidaye siduu u damcaa??

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад +1

    Masakiinta u gaajada ku dilay wax ha siiyo

  • @gashiredleodombori5499
    @gashiredleodombori5499 2 месяца назад +1

    Kkkkkkk oo muxuu hasan dhiiqo kordhistaa tii hore ayuuba dhamaysan waayaye oo uu dhiiqo dhex fadhiyaaye war hassan dhiiqo is ku xishoo oo waad taqaanaa noloshaadii bore is against noqo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад +1

    Kkkkk

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 месяца назад

    Barlamaanow dalka ha badbadiyo idiinka ayaa indhuhu idiin hayan.
    Waa inla sameeyo Maxkamadii sare ee marjaaca si looga baxo isqabqasiga dowladnimada Somalia.

  • @fadumawarsame7571
    @fadumawarsame7571 2 месяца назад

    Haduu Hassan saa u xukun jecelyahay muu Barto sida leader loo noqdo.

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 месяца назад

    Sida kaliya ee dalka loo badbaadin lahaa waa caasimada in laga raro xamar.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 месяца назад

    Ha is Casilo ma rabno MW Xassan Qaraxyo iyo Bililiqo Barakicin Musuqmaasuq baahsan wax intaas dhaafsiisan ma heyno oo uu noo keenay ........Xildhibaanada iyo KDS ha naga Tuureen Xassan Garguurte waxaan Abaar aheyn nooma keenin............❗❗❗❓❓❓

  • @Madaxey-r2f
    @Madaxey-r2f 2 месяца назад

    Culusoow haddeerna Muqdisho ayuu xukumaa, haddii uu sii kororsadana iyada un buu xukumi doonaa.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад

    Xasan bahaayin ina ayax yay waa Nin aqoontisu 'aqligiisu yahay aqliga doofaarka bal eega dal iyo dad midina majiro hadana wuxuu leyahay riyo aan jirin lkn waa halkuu Ku dhimanaayay

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 месяца назад

    Hadduu xoog weyn yahay mucaaradka ha korodhsado, waana wixii uu farmajo kula dagaalamay, ninkani shisheeyaa keensaday dagaal buu rdayaa hgaamiye kooxdyo ayaa imanaya dibna somali isukugu imanmayso

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 2 месяца назад

    Adeer madhacayso waxa aad sheegayso waa lagaa hoteeyaa lagaaaqoonbadanyahay kaahilbaatahay iskabax Beenloow tahay qof walbasoomaalihayomaafo bac