Waatan Doodda Kalliftay in Somaliland Xidho wariye ilig Oo Loo Dhacay xalay Arimo Adag Aya La saaray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 ноя 2024

Комментарии • 58

  • @shukrimohamed2796
    @shukrimohamed2796 10 месяцев назад +1

    "Adigu qaado mise labadena aan wada lahaano laakin qofkale hanaga siinin" mashallah hadal qiimo badan

  • @cige3636
    @cige3636 8 месяцев назад

    ILIK ISAGAA DOQONA CADOWGIISA IYO NASTEECIISA MAYAQAAN
    WUU ISKA NOOL YAHAY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂❤

  • @abshierasad7019
    @abshierasad7019 10 месяцев назад +2

    Kayaga soomaalidarkaa waa maan gaab

  • @Saxiixmedia
    @Saxiixmedia 10 месяцев назад +3

    100 kii 100 Yuusuf Garaad wan ku raacsanahay Arintaa

  • @OmarAli-sk9of
    @OmarAli-sk9of 10 месяцев назад +2

    Waxaad kahadlaysaa diyaarad hargaysa kakacday baa nabambaysay lkn diyaaradihii amxaaradu markay hargaysa .gabilay iyo boorame duqaynayeen yaa kahottaagnaa oo saamka ladhacyay

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 10 месяцев назад +1

    That's true ‼️ Ethiopian ‼️ kuma badebaadine wadan somaliyeed baad ku qaaday ‼️ subxaanallaah Allaahu Akbar allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah ❓❓⁉️

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 10 месяцев назад +2

    War kuwaan dhul ay leeyihiin maleh ee Edeb ha yeeshaan Somali ka Carar xabashi u Carar dhul iyo bad taasi Cid kaa yeeleso Maleh miyey kula qabaan Beesha Harti Beesha Reer Awdal Samaroon iyo Cise Ma keligaa ba isku yaqaan Gobolada Waqooyi togdheer oo lagula degan yahay iyo Gobolka Waqooyi Galbed war kataga meesha Beelaha Kalaa idinka Badan shisheye kalkaal ba tihiin

  • @zainabguled7344
    @zainabguled7344 10 месяцев назад +2

    inta qof somaliya oo muwaadina nool yahay bad iyo dhul iyo hawada somaliya cid qaadan karta oo soo hawaysan kartaa ma jurto ninkii gaal itooboyaan oromo ah rabaa oo sheeganayaa ha toonto oo ha uguuro

  • @AliJama-g5y
    @AliJama-g5y 10 месяцев назад

    SOMALİLAND IYO SOMALIA WAXAY ISBATEEN 1960 Somaliland iyo waxay col iyo nabad isyaqaaneen 16 Qarni .Somalia way na isir dileen Ethiopia waan ku qaxnay waane nabadbaadiuyeen

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 10 месяцев назад +3

    Erayga siin dhul iyo ku bedelasho aqoonsi waxay noqonaysaa to loose the ownership of that land.

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 9 месяцев назад

    Hadalbadana kan mabadalaye meesha isaq baa haysta

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 10 месяцев назад +1

    Somaliland dhulbahante makabmidyahay warsangeli Somaliland majamidyahay samaroon Somaliland makamidyahay ciise Somaliland makamidyahay.
    Ogoow dawladii siyaad barre beesha ree isxaaq uunbaw dagaal kuqaaday sida beesha majeerteen.
    Kuwaani malaga roonaado barootooda haday rabaan amxaaro hakudarsameene.

  • @XaawoIsmaaciil-k3w
    @XaawoIsmaaciil-k3w 10 месяцев назад

    Yusuf garaad cimrigaa haraagp

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 10 месяцев назад

    Maaxa niin ku jiira somalida korka uga ege nin haadana deenege maadhana

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 10 месяцев назад

    Waa diid gob & gun Calaacalaysa goor & Ayaan

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 10 месяцев назад +3

    Military base ma aqbalayno hadaanu nahay soomaaliland never ever.

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 10 месяцев назад

      Yaa kaala tashanaya xoolo aan xaquuq u leheyn dhulkiisa ayuu kaa soo qaaday muuse mooro xoolo ugu xaraysan yihiin buu kasoo qaaday ummadan dhul somali baan nahay anaga somali ma nihin ee dhul baa nahay wax kale looga dhigay waana sax xoolo aan aqli leheyn waayba idinka muuqataa wayo dhalinyaro malaayiin ah oo ku qanacsan anaga somali ma nihin ee somaliland baan nahay bal macno uyeel

  • @Professor4555
    @Professor4555 10 месяцев назад +1

    Isaaq caqli hadu ku harey ina biixi maanta inu noolado ma dhacden , marku Oromo idin hoos geeye , nacala maangaab nimadiina khiyaaliga ah ku taal, siyaad barre ba na duqeeye ba 33 sano ku heysaan, meeqo majeerten iyo hawiye ah bu diley, anago sidi habrihi cabaadayo ama Oromo ban is hoos dhegeyna na lama arag, uf caleykum

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 10 месяцев назад +2

    20 km waxay noqon kartaa magaalo london leeg

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 10 месяцев назад +2

    Itoobiyaa nasoo dhawaysay markaan siyaad bare lagaalamaynay dood maahaa sabtu waxa weeye adiga kuma jeclayneee taliskay kuladagaalamaysay oo wadankaagay jajabinaysay sidii cllashi yuusufba usoo dhawaysay majacaylbsy ahayd?

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 10 месяцев назад +1

    Haday joogaan ciidamada aad sheegaysaa soomaaliya waa wadan la aqoonsanyahay laakiin taad doonaysaa waa ku biiris etobiya.

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 10 месяцев назад

    Somalia 🇸🇴

  • @AhmedAdenJama
    @AhmedAdenJama 9 месяцев назад

    Farcelinta Xukuumada Soomaaliya iyo Shacabka reer Somaliland ee damaca Ethobiya ku dooneyso iney qaadato dekada Saylac ama Lughaya
    Shacabka goboladda Somaliland ku nool iyo dhammaan gobolada Soomaaliyeed si aqlabiyad ah ayey ugu gacan sayreen damaca Ethobiya iyagoo Cod dheer ku sheegay inaan taako bad iyo beri midna dalka Soomaaliyeed ayna Ethobiya Qaadan karin. Qof siin karaana uusan Jirin.
    Xukuumadda FEDERALKA ee Soomaaliya ee Fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho Waxay soo saareen bayaan 9 Qodob ka kooban oo Nuxurkiisu yahay inay Ethoobiya wado damac waali ah iyo duulaan Qaawan oo aan la Aqbali karin, Waxayna ogeysiisay Xadgudubka Ethobiya hay'adaha Qaramada Midoobey iyo Beesha Caalamka iyadoo ka Codsatey Shacabka Soomaaliyeed iney u diyaar garoobaan difaaca dalka haddii Ethobiya ay isku daydo iney Taako dalka Somaliya ka mid ah ku soo xadgudubto.
    BAYAANKU WUXUU AHAA hadal fiican oo u baahan in lagu daro Ficil iyo hawl fulin.
    Waxyaalaha DFS la gudboon iney sameeyaan Waxaa ka mid ah.
    1. Iney dalbadaan iney Ethobiya heshiiskaas iyo damacaas sharci darada ah ka Noqoto raaligelina ka siiso dawlada Federalka Soomaaliya si dib kalsoonidii labada dal u soo Noqoto. Haddii Kale
    2. Waxaa ku xiga in waxa Ciidamo dalka ka jooga Ethobiya iyo Safaaradoodaba muddo kooban loo Qabto iney dalka banaanka uga baxaan
    3. Wixii dad Shacab Ethobiyan ah dalka Somaliya ka jooga la diiwaan geliyo oo xeryo lagu ogaado iyadoo lala kaashanayo hay'adaha Qaxootiga ee Qaramada Midoobay ciddii aan dooneyna dalkooda lagu celiyo
    4. Waxaa kaloo muhim ah in Dalka oo dhan la abaabulo lana mideeyo dhamaan Maamul goboleedyada.
    Ciidamo XDS la geeyo Xaduudaha Ethobiya iyo Somaliya ee Suuragalka ah ee ugu dhow. Sida deegaanada SSC Khaatumo iyo Xeebaha oo la geeyo wixii doonyo iyo marines la heli karo sida Dekada Laasqorey. iyadoo la garab istaagayo dhaqdhaqaaqa Awdal state si ugu danbayn Xuduudka Waqooyiga Somaliya iyo Ethobiya loo xaqiijiyo Amnigiisa.
    5. In la sameeyo Abaabul Shacab oo lagu difaacayo Dalka oo dhan oo ay la shaqeeyaan Ciidamada XDS ee xuduudaha
    6. IN la joojiyo wixii ganacsi ee Kala dhexeeyay Soomaaliya DALKA ethobiya sida Qaadka iyo safarada diyaaradaha
    7. In dacwad Qaanuuni ah oo ka dhan ah Ethobiyo loo gudbiyo dalalka Egad, African Union iyo Qaramada Midoobay oo ay Soomaaliya iyo Ethobiya ka wada tirsan yihiin laguna eedaynayo iney ku Xadgudubtay Xornimada iyo Midnimada Soomaaliyeed.
    8. In Xiriir iyo Wada shaqeyn lala yeesho Muwaadiniinta Wadaniyiinta ah ee ka soo jeeda Hargeysa, Burco iyo Berbera sida Culumada, ganacsadayaasha iyo aqoonyahanada iyadoo khatarta ficilka abii. Ahmed iyo Muuse Biixi loo wajahayo iney cabsi gelin karto mustaqbalka diinta, dalka iyo dadka, islamarkaasna aan laga eegin dhanka doodii socotey ee Midnimada iyo kala go'a waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya. Gaar ahaan Ujeedada doodu aysan Noqon yaa Wax saxiixay ee ay Noqoto Maxaa la saxiixay???
    9. Ugu danbayna iyadoo laga Faa'iidaysanayo Xaaladaha ku soo kordhay Madaxbanaanida Qaranka loogu baaqo Al shabaab iney dagaalka gudaha joojiyaan oo Nabad qaataan iyadoo loo fidinayo Wadahadal Nabadeed.
    Haddii arrimahaas ay ka gaabiso dawlada Federalka Madaxdeedu, gaar ahaan Madaxweynaha iyo RW waxay ku noqoneysaa boog ceeb ku ah oo Mustaqbalka ay ka shalaayaan oo lagu eedeeyo siddii Sheikh Shariif, Cumar Cabdirashiid iyo CCW kal hore markii badda Soomaaliya Keenyaanku damaaciyeen.
    Waxaa hadaba soo baxaya Shakhsiyaad iyo Siyaasiyiin Kooban oo ku doodaya in Ethobiya ay la heshiin karto Maamul Gobolada maadaama dawlada Federalku ay tabar daran tahay oo musuq maasuq tahay, Laakiin waxaan la difaaci karin wax iib iyo Ciidamo Ethobiya ay Saldhigyo gudaha Soomaaliya ku degayaan iyagoo danahooda u joogo.
    Khaladka dhacay wuxuu ahaa meeshii Somaliland ka soo kireysan lahayd maraakiibta Ethobiya ee Cidlada ku xayiran ayaa Ethobiya waxay Lee dahay waxaan kireysaneynaa dhul bad iyo dekad Somaliland leedahay oo aan Shacabka Somaliland iyo Soomaaliyoo dhan aqbali karin.
    Adduunku wuxuu u yaqaanaa Qofkii dalkiisa Shisheeye u gacan geliya ama u fududeeyo iney dalal shisheeye oo doonaya iney qayb ka mid ah ama dalkoo dhan qabsadaan isagoo mas'uuliyad haya inuu Dabadhilif, Khaa'in ama Jaajuus yahay ( TRAITOR).
    Dhawaana waxaa Meelo Soomaaliya ka mid ah Lagu arkayey dad isugu jira Soomaali iyo Ethobiyaan oo u qareemayey Qowmiyado Ethobiya ka mid ah iney Somaliya dalku ka dhexeeyo kuwaas oo isugu jira Siyaasiyiin iyo Shacab laakiin tiradoodu aad u yar tahay. Waxaa kaloo la sheegayay kuwa ka sii waaweyn oo is qarinayey. Markii mid kashifmana waxaa la tuhmayaa kuwii ay saaxiibada ahaayeen????

  • @omarfarah2229
    @omarfarah2229 10 месяцев назад

    oromada afka somaliga bartay ee coment wa ku soo qoraya waa la ogyahay waxba yeenan waqti isga qaadin

  • @nasrasaleban6121
    @nasrasaleban6121 10 месяцев назад

    garaadku indho adayg uunbuu hayaa

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 10 месяцев назад

    Degdega qar iskatuurka Muuse Bixi wuxu lamid yahay uun talaxumadii ay 1960kii siyaasiyiinta Somaliland kubixiyeen ictiraafkooda. Waxan kabaqi in jiilashada danbe ee SL ay galaan marxalada lamida Falastiin. Oromada waa qomiyad kabadan 50milyana dhulkuna ciriir kuyahay, waxaana lagu qiyaasa in kabadan 100 kun oo qoys ayna haysan talaabo dhul ah keentayna inay ukala haajiraan wadamada jaarka.

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 10 месяцев назад +1

    Somali runta iskuma sheegto walalo un bay hayaan waqooye galbeed runta haloo sheego

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 10 месяцев назад

      Madax hogaanka u bisil ayuu wadankaan ubaahnaa walina maso marin waayo simple iyagoo qoys ah bay kasoo hor isaageen somali oo dhan oo waa nala gumaaday bay dhaheen iyaguna ummado kale ayay qasbeen 33 sano oo aqiyaar leheyn ilaa ugu dambeyn Ssc madaafiic ku garaaceen marka in siyaasad lagula dagaalamo ayay aheyd Owdal gaar loo aqoonsano Ssc maamul loo aqoonado

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 10 месяцев назад

    Reerkii aqliga ma aqoonsi beey kaga dhegtay

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 10 месяцев назад +1

    Markaa aay nabaaduu kaa badatoo waa sidaa . Bariigii lanaa duuqeeyee waad sadhaafi weedey . Cidaanka Ethiopia ayaa suqaa hargessa kugu badhaan donaa . Gabeeladaa Ethiopia ayaad aqoon .
    Somaliland waxaay u egtaay meel Ethiopian iyoo Somalidu iskuu leen donaan.

  • @mrali3601
    @mrali3601 10 месяцев назад

    Cosign Yusuf Garaad

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 10 месяцев назад

    Waa nin dalkiisa u raba in itopia la
    Siiyo, marka kaasu waa nin waalan

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 9 месяцев назад

    War kan waxba garan maye iskaga aamus yusuf garadow cuqdad ba kabuxde

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 10 месяцев назад

    Yusuf Garad Waa labacodle?

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 10 месяцев назад

    Dakadda Barbara so fursada ka
    Biximayso, marka zaylac itopia
    Dakadda ka samasayato

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 10 месяцев назад

    Ithophia heshiis wey gashay

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 10 месяцев назад

    50 sano ka dib soomaalileenta waa baabayaa. Qaarna waa la dhoofin kuwa soomaaliya kala jaray baa ugu denbi lagalo

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 10 месяцев назад

    Soomaaliyi ma hadal bay wadi waar dalka waxaa dhisay geesiigii soomaaliyeed maxamed siyaad wuxuu ka dhisay uskuulo dhakhtaro bada berbera goroomada wadooyinka intaaba dhaxal ayey idiin noqotay maalin waxbuu noo qabtay ma tirahdaan naakirkuna waa ehelu naar waayo wanaagii ayuu qariyey dagaalka snm ayaa soo qaaday dawladii cadawga inala ahayd ayaad saaxiib la noqoteen wadankiinii kaga soo duusheen shabkii ku dhex dagaalanteen dawladaas ood ka ahaydeen sarkaal doctor injineero bayloodo macalimiin iyadoo bilaash wax idinku soo wada bartay xabashiyi ma wanaag ayey idiin caawinaysey soomaali ayey isku diraysey ilaa maantana ma fahansanidin dabinkay idiin dhigeen aqoonsi qa? Muxuu yahay qoff soomaali ah oo dhulkiisii jooga maxaa laga aqoonsanayaa ta kale ma isaaq keliya ayaa dawlad noqonaya dhulbahante waa soomaaliya samaroon iyo ciise waa soomaaliya warsangeli waa soomaaliya dadkiina dhinac ka raaca dawlad 32ka hor dhacday ayaad ka ashkatoonaysaan waydiiya muuse iyo ina kaahin faysal ka ka mid ayey ahayeen wanaageediina way soo laasteen xumaanteediina way idinku ababiyeen toosa

  • @ademmohammed8827
    @ademmohammed8827 10 месяцев назад

    Oohinta jooji mr garaad.somaliland waxay idinka wayday aan labo wadan ahaano oon is garabsada. Waxaad garanwaydeen eed ku dhiciwaydeen ayaa ethopia miska dhigtay. Hadaanu dooono gobol ethopia ayaanu noqonaynaaa.

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 10 месяцев назад

      Nacnac baad haysaan somaliland magaca waa dhulkii somaliya ethopiana ma leh eey eey dhalay oo gaal jeceylna ma leh kii xabashi iyo gaal jecel ha aado dhulkooda waa war cad Cid idin baryey so ma jirto hadalka jilicsan waa waxaad eedeen oo af ka hadal idiinkaga soo hartay dhulbahante la idinka adeejin doonaa ethopiana hadey far so dhaqaajiso waaba loo joogaa waa chance ay jigjiga ilaa herar kusoo noqoto

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 10 месяцев назад

    Ncas

  • @cumarmaxamed4340
    @cumarmaxamed4340 10 месяцев назад

    Kaas waanac qamandiibuurabaa
    Kkkkkkkkm

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 9 месяцев назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 10 месяцев назад

    Somaliland Dood kasta caadifad bilaa cilmiya waar laydinma gumaadin Dawladii Qarankaad ku kacdeen kadibna way idinla Dagaalantay Dawladkasta mucaaradka waa Duqaysaa maxaad isaga dhigaysaan in isir laydiin dagaalay waanana gumaaday ma kaligiinaa xabadu idinku dhacaysey intaad godkii shinada qiiq ku shideen ayaad shacabka gabaad ka dhigateen Daarood imisaa laga diley majeerteen ayaa kacdoonka ugu horeeyey mana ooyaan oo mucaaradkii mucaarad bay uyaqaaniin qabiilka aad leedihiin waala humaaday waxaad ku raadsataan aqoonsi waynu is ognshay taariikhda been haka sheegina ma yaman baan mucaaradka duqayn siiriya liibiya suudaan itoobiya mucaarad waa la duqeeyaa waad ogtihiin dooda raqiiska ah dadka kalatsga iminkaad Dhulbahante gumaadaan wax naar afuifa oo ooya waa idinka car burco iyo boorama muuse ha mucaaradaan inuu gumaado iyo inuu mushahar uqoro aad aragteene dawlad waa dawlad

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 10 месяцев назад

      Iyagu samaroon dadki ay SNM ka laysay ma cows bay ahaayeen laascaano waxay ku sameeyeen ma bilaa macnaa kuwaan in somali isagu tagto oo xadka la dhaafiyo Oromo toos loogu shubo baa haboon si fiican kuleylka ha u dhadhamiyaan

  • @gesood1
    @gesood1 10 месяцев назад

    Waa erey nin,weeyn adiga qaado ama Hanaga,wada dhexeeyo dhulka somaliland baa leh ama somaliya not Ethiopia

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 10 месяцев назад

    I kiiil

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 10 месяцев назад

    Blaaaabal

  • @Mustafejaamac-z7z
    @Mustafejaamac-z7z 10 месяцев назад

    Xaar Wayne Yusuf garaad

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 10 месяцев назад

    Sax

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 10 месяцев назад

    Kķĺkkk

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 10 месяцев назад +1

    Somalia 🇸🇴