Xaqiiq da ayaad ka hada Shay macalin axmad runtii anigoo quus ka taagan luu qadan ayaan ar kay xisada aad bixiso kadib ayaan mar kala jecleeystay in aan barto luuqadan masha Allah sifiican baan hada ufah mayaa shara xaadada sidaan doonayay beey wax ku socdaan mahadsanid macalin ilaa aan ku hadlo hadiiba aan noolahay adne noo nooshahay kama haro xiisadan wana la socon doonaa hada ar day dada ayaan ka mid ahay
Anoo jahwarersan o dhagesi nfta iga baxday ban ku dawaday wax bdn ban kaso boday hda book ban so ibsan casharada wn dhagesan wna qorana hdi alle idmo isbadal dhab ah ba rjeena tnx u
Ustaad su'aal exam ka la iga qalday oo an fahmiwayey ayaa jirta wana kusoqoraya su'aasha ___________________________________ The trignometric equation 2sin^2X +3sinX +1 = 0 find the value of X ___________________________________ Marka ustaad Insha'Allah su'aashas inoo faidey adomahadsan Ilahayna hakaa abaalmariyo shaqadad ardayda uhayso allahna kusharfo adun iyo akhiroba janadana allah kugeyo dambigaga iyo dambiga walidka allaha dhafo dhamaanteenba Insha'Allah ♡سلام عليكم ورحمة الله وبركاته ♡
Maasha Allah
Ustaad HAGEE kaala soo.xiriiri karaa
Maadadaan Sifiican Ayaan u.xiiseeyaaa
Waxaana Rabaa meel wacan ka.Gaaro
Waana waajib Ayey igu tahay inaan wax Badan daraaseeyo
Wad mahadsantahay. Wxd igala so xiriiri karta lambarkan InshaAllah. +252612408031. ❤️👍
Masha Allah so good advice and teaching English ❤
Shukran ustaad qali❤❤❤
Thank Macaliin Ahmed Jama wax aqoon baddano iga maqnayd ayaa ii biirtay oon Fahmay.
18/11/2024 waxa khayb ka noqdey ardaydaada mahadsanid sida qiimaha iyo dagnanta leh ood wx noo fahansiisay koley ani shukran ku leyahay waxana rajaynaya ina waxbadan ka faidi dona🙏💯
Soo dhowow adoo Mahadsan 👍❤️
@@Mr.-Ahmed-Jamateacher online ma bixisaa hadaa bixiso intee kaala soo xariiraa
Masha Allah Thank you Teacher
Mansha allh mcnlin
wa video gii kowad aad ku sharaxayso luqada Englishka insha allh inay sida ay iskugu xigxigan udawado ayan rajaynaya waxpadana kafahmo mahadsanid ustaad ❤❤😊
6/ 1/ 2025 waa maalintaa kusoo biray macalinkan iyo ardaydisa waxan alle karajaynayaa inuu igabaro cilmigan macalin kan wanagsan❤❤❤🎉
thank you for your encouraging teacher ❤
Mw really I'm highly appreciated of what you have assisted me
Ilhay ha Ku xafido ❤
شكرا جزيلا لك أستاذ
Mashaa allaah qeyr Illaah ha idin siiyo wax badan ayaanka faa,iiday noona soo badiya
15/12/24 waa markii aan ku soo biray arday daada maana markii kowaad aan sifican u fahmo jajab madan kadib ❤❤❤❤❤
Good teacher interestingly
Mahadsanid ustaad wllhi wax badan ka faiday
Xaqiiq da ayaad ka hada Shay macalin axmad runtii anigoo quus ka taagan luu qadan ayaan ar kay xisada aad bixiso kadib ayaan mar kala jecleeystay in aan barto luuqadan masha Allah sifiican baan hada ufah mayaa shara xaadada sidaan doonayay beey wax ku socdaan mahadsanid macalin ilaa aan ku hadlo hadiiba aan noolahay adne noo nooshahay kama haro xiisadan wana la socon doonaa hada ar day dada ayaan ka mid ahay
Soo dhowow Sacdiyo. 👍❤️❤️
🎉❤❤thank you my dear teacher
Ilaah ha ku barakey ustaad sake laga bilaawo waxaan ahay ardayadaada cusub
Thanks teacher ❤
Anoo jahwarersan o dhagesi nfta iga baxday ban ku dawaday wax bdn ban kaso boday hda book ban so ibsan casharada wn dhagesan wna qorana hdi alle idmo isbadal dhab ah ba rjeena tnx u
InshaAllah 👍❤️
Manshaallah ustad
Good morning teacher
Mahdsanid macalim
Adaa mudan ❤️👍
thankz mr.Ahmed
Waad mahadsantahay macalin
4/1/25 manta oo ay tariishdu tahay inta ayan ku biiray macakinka ardayda sidayda bilawga ahow gurup ma samaysana aynu isugu dhiiri galino luuqadan
M.a Thank you teacher wlhy rajo weyn ayn ka yeeshay barashada Englishta
i.n si vcn u barandoona Mudo yar Gudahood
Mansha alah wa horad bilawday adan oga xumahay in an hada arkay lakin casharadada ayan bilabaya alaha ku barakeyo
👍❤️❤️
Thank you teacher
You are welcome👍❤️
Mashallah ustaad
Macalin online class majiraa itee lagala sooxirirayaa
Thank you so much 👍🏼 ❤❤ keep going 😘 I liked it. You are good 👍🏼
"Thank you so much. I'm truly grateful to have the opportunity to share knowledge with you.❤️👍
Macalin
Sida
Ereayada
Lasgu
Xiro
Ibar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1❤111❤1❤❤11
Thank you very much dear teacher
You are very welcome👍❤️
Masha Allah
Ustaad
Thank you ❤️👍
Masha Allah , Mr Jama
Wn ku salamay ❤️👍
Masha Allhaa ajardhamani Allahkusiya
Amin Dhamaanteenba ❤️👍
Macha allah waan radin saaka ukacay saan uhelo muqaalo english ka aan kubarto hada lakulmay aada umahadsntahay wa waan lasaconaya hada wixi kadambeeya telefonkeyga saxda ayn kalasogondoona incha allah hada telephonkala isticmaloya mahadsanid markaleh jazzakallahu khyr❤❤❤
Maaha allaah
Ustaad xissbata F4 maxaa ugu saartay
Merci cher frère
Thanks ustaad
Adaa mudan❤️👍
Mahadsnid macalin aad iyo aad sharf kor kaga ah haato❤
Adaa mudan. ❤️👍
Teachar mahdsanid inted dadka wax ku bartaa onlin miya jiro
Please noo so badi mclin waxad tahay mclin aad u fiican I support you 🫡
This guy is a good English teacher he needs support
M.a thank you teacher
You are welcome❤️👍
Macalin Story yashii awey
Mardhow InshaAllah 👍❤️
@Mr.-Ahmed-Jama okay ustaad allow kubarakee
Qabka ugu hadashay wa xaqiiq aniga english perfekt kuma ihi lkn hada Deutsch luuqad ladhaho is heynaa hore usoco subscribe na wa ku dhahay🎉
Thanks ustad
Wlh benta mahan aniga hada english wan fahmikara lkn kuma hadli karo
Nooso badi ustaad🎉
InshaAllah
mahadsanid macalin
Adaa mudan ❤️👍
Dhiri galiye ayatahy teacher english
waxan donaya inan barto enlish
Masha Allah wll mahadsanid
Asc macalin iftiinka ayaa kubadan saburada indhaha ayay dhibaya
Light kabadani kayareya
Ok 👍 thanks
Good teacher
Many many thanks👍❤️
Mahad sanid❤macalin
Macallin bage tellegramna inoo samee.
Wsc waa runbadantahay🎉🎉
👍❤️
Saxadda
Waa
See
Loogu
Dhawaaqo
Macalinka xalkee kala xiriiraa
thanks sir have continous
InshaAllah 👍❤️
Walhi in aan galaaskan kusoo biiro wey ii fiican tahay waanba soo daaalay teacher
Mash Allah thank you
Soo dhowow ❤️👍
Ajar allha kasiyo nosobadi ustaad
Amin Dhamaanteenba. InshaAllah ilasoco ❤️👍
Thank you so much
Ustaad su'aal exam ka la iga qalday oo an fahmiwayey ayaa jirta wana kusoqoraya su'aasha
___________________________________
The trignometric equation 2sin^2X +3sinX +1 = 0 find the value of X
___________________________________
Marka ustaad Insha'Allah su'aashas inoo faidey adomahadsan
Ilahayna hakaa abaalmariyo shaqadad ardayda uhayso allahna kusharfo adun iyo akhiroba janadana allah kugeyo dambigaga iyo dambiga walidka allaha dhafo dhamaanteenba Insha'Allah
♡سلام عليكم ورحمة الله وبركاته ♡
Sorry wn mashqulsanaa hada ayan arkay. Wn so dhigayaa jawaabta caawa ama barito inshaAllah.
Wxn sidoo kale kaaga mahad celinayaa inad isoo weydiisay su’aasha. Marwalbana wad isoo weydiin kartaa.
@@Mr.-Ahmed-Jamahaye ustaad qali❤
Dhawaqa
Nabar
Macallin
Macalin aniga ina barta rawa luqadan waxna ima bilabno ee macalin xage kala soxarira ado madahsan
+252612408031
War inglish ku waa iska qarjac jac biyo ku cabkiisu anigu 15 sano yaan baranayey biyo ku cab cajiib 🫵🫵🫵
Maasha Allah
Ustaad
Waxaad i.xasuusisey
Ustaad Naxwaha Aan Kabartey
Sidaan oo kale Ayuu ukala Dhig Dhigi jirey
Baabka Ayadoon lagalin Ayaa wuxuu Dhihi jirey Baabka intaas Ayaa looga Hadlaa
Tusaale
١ ما هو الكلام
٢ وما اقسام الكلام
٣ qeybaha Kalaamka midkasta maxaa lagu Gartaa
Cajiib
Adna Wadadii Ayaad maroydaa
Waad Og Tahay Dhibaatada meeshey ku.jirto
جزاك الله خيرا
Aad iyo aad. Wa xaqiiq faabka oon lafahmin siduu isku badbadalo iyo macnahiisa Kala duduwan inan waxba la toosineyn sikastoo naxwaha loo dhameeyo. ❤️👍
Noo soo bdi teacher
Wn so wadaa. InshaAllah
Maasha Allaah
Thank you ❤️👍
9:23
To
11:11
Thank you ❤
You're welcome 😊❤️👍
Thanks
Qaabka ugu fudud ee luuqad loo baran karo waa sidee
Intaas aan sheegay waye
Waxaan
Rabaa
XarFka
Suu
U
Dhawaaqayo
Maaasha allh
Kkkkkkkkklkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc ustaad waad ku mahad san tahay
Sida wanaagsan oo qalbi ka hadalka ah
aad dadka wax u fahan siineysid
Marka ustaad cashiro koorsooyin miyaa jiro
oo aad bixiso
oo intaan ka sii faahfaahsan
Si aan wax kastoo naga qaldan nalooga saxo wcs
Wan so wadaa wana soo shaacin doonaa InshaAllah 👍❤️
Asc
Good morning
Anigu maantaan ku soo biiray casharka ku xigaa waa taariikhdee shugran
Bari
❤❤❤m.a
Wllhi inaad igahadleysaan ba is kumaleye.waynagawaalen halna iskumaheyno.zalkeen nosamee group fadlan
Wn samenayaa InshaAllah isha igu haay ilana soco adoo aad u mahadsan❤️👍
@@Mr.-Ahmed-Jama ok thanks
❤thanks
Mahadsanid❤️👍
ustad mel lga xariro isheg wxba ku weydi rbYe 🥹
+252612408031
fadlan nambarkaada telfoon ayaa rabaa si an koorsad english
+252612408031 WhatsApp ka wad iga so qaban kartaa. InshaAllah
Ustaad koorso online mabixisaa jwb isii adoo mahadsan
Mardhow ayan soo wadaa InshaAllah ❤️👍
Thanks again
Ustd whatsapka ayaan raba?
+252612408031
Xarfaha salayti
❤️👍
Anaa iga hadlaysa
Horaa loo yiri “cudur falkii la ogaaday wa daawo barkeed.” Hada wax kaqabo xaaladaas ❤️👍
Lkn pronunciation miyu kabilabay macalinku mise grammar
Mahad sanid mclm
Writing gormaa gaarya
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤