Asc sister Waxa ad hadashay daryeelka nafta spiritual mentality and physically. Fadlan waxa ad ka soo hadasha sida xuduud ama boundaries loga sameeysto toxic people with close relationships. Jazakallah
Mashallah xbbti ❤️ program fcn ayaad ka hadashay siiba ahaan dumarka soomaliiyeed anfacaya maadama ay yihiin kuwa ugu badan bulshadeena ee naftooda nafaha kale ka hormariya
Mashallah habo insha alah maanta kabilaabi doonaa anigoo ah hooyo 5ciyaal leh kana gudubtay almost age keeda ahna middle age but never too late waa sidaa igu dhiirigalisay mahad said maamo Qeer ala ha kusiiyo
Drs mid ban ku wedinaha waxan isku arkay xubinteda ine so deneso dhecan cad ah ama adag Sido kle bulshada Kuma dhex jiri kro oo ur said ah bay ledahy hsgashiga hdan sakay xirto dhowr sacadod kadib Wu uraya aniga dhanba isla uraya wax ufican isheg ama wuxu yhy cabuqas😢
@@sagalmudug398 caano lo’ fiican hadee yihin meel la hubo laga keenayo ok waye caanaha xoolaha ilmaha way u fiicanyihin . Adiga hadaa iscaateyneeyso caano geelka ku badalo ayagaa dufan yar
Waxaa rajeynaayaa inaa idin soo gudbiyo casho muhiim ah bulshadeyna somaliyeed halkaan iigu reeb ciwaanada aad isleedahy muhiim waye in laga hadlo
Aada idinkaga mahadcelinayaa sidaa iila socotaan
Dr wxd kaso hadasha gabadha caadada leh iyo cuntoyinka ku haboon mhdznit ❤
M.a alle hano kaxafido
Asc sister
Waxa ad hadashay daryeelka nafta spiritual mentality and physically.
Fadlan waxa ad ka soo hadasha sida xuduud ama boundaries loga sameeysto toxic people with close relationships.
Jazakallah
Msha allh alle haku sharfo wlhi wax badan ban ka faiday❤
Cuntoyinka naga so sax hadan nahay gabdhaha somaliyed iyo jimcsida ay ubahanyahiin hoyoyinka dhalay kuwa calosha iyo kuwa miskaha
welcome back dr Idil ha naga maqnaan xppti mowduuc yadaadu waa noo muhim❤
@@hamdushmo insha allh xbbti
Masha allah xbbti shukran
Masha Allaah ❤️ Thanks Dr idil
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
الله اكبر ولله الحمد الله جل جلاله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
جزاك الله خيرا ❤
Mashallah xbbti ❤️ program fcn ayaad ka hadashay siiba ahaan dumarka soomaliiyeed anfacaya maadama ay yihiin kuwa ugu badan bulshadeena ee naftooda nafaha kale ka hormariya
Mahadsanid ustadah ❤
Salaam alaykuma masha Allaha qofkii u horeeyay Ee video gan daawada million thanks my teacher 🎉🎉🎉🎉
Masha alah shugran drs noso badi🎉❤
Mashallah habo insha alah maanta kabilaabi doonaa anigoo ah hooyo 5ciyaal leh kana gudubtay almost age keeda ahna middle age but never too late waa sidaa igu dhiirigalisay mahad said maamo
Qeer ala ha kusiiyo
Yes waqtiga ugu fiican waa hada oo aad u bahantahy ilmahaaga waxeey rabaan hooyo faraxsan oo dagan waqti sii naftaada si aad awood badan oo aad ilmahaga ku barbaariso aad u hesho guuleeyso xbbti
Masha Allah shukran abyo❤❤❤
Masha allaah abayo mahadsanid
Allahuma baarik dr ❤
بارك الله فيك
M.a shukrn qaali 😊
Masha allaha ❤️
Mnsha allah wad I dhiiri galisay wlhi khayr allah haku siiyo sis ❤❤❤
Guuleyso qaali
Masha Allah dr's Allha ku xafidio wax bdn ka faaidey this vidio
Naso badi
thank you. Dr;idi.
Masha allah dear sister
masha allah
Asc idil walaal aad ayaan tageero woray usoco ,Masha Allah.
Masha allah mahadsanid❤
Masha Allaha
M.a keep going
M.a dr illahay haku barakeyo wlhi dhirigilintada waan jeclhy aniga hami iyo riyo waan leyahay hadanan maaqaan meelan kabilaabo codsi waaye isoo jawab abaayo mcn
Gabasldh lawaayay waa noo mihiim imaanshayaagu❤😊
Wa soo laabtay gacalo shukran
MashaAllah TabarakaAllah
Shukran jazakallah khayran
Alle haku sharfo Dr idil
Waxaad Ka hadashay Saddex Mowduuc oo Aad U muhiimsan Waxaan jeclan lahyn Midkasta oo Ka mid ah Saddexdan Mowduuc in aad mid,mid ogadasho
Mahadsanid
Mahadsanid abaayo Dr idil🫶🙏
Horay usoco Masha Allah.
Mashaalh
❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ilahay hana siiyo maal barko leh oo aan isku daryeelno
Qofna iskama hagrado wuxuu haysto
Maal bes kuma xirno intaa heeysatid isku daryeel daryelka lacag lee ma ahan abyo
M.a allh hku bara keeyo
mahadsanid walal ❤
Dr cuntoyinka xiliga cadada iyo kahor cadaada ino sogali mahadsanid
Thanks ❤
❤
❤❤❤❤❤
Abaayo waswaaska kasoo waran io jadwal xumada😢
Mahadsanid Dr Idil
M.a dr reso guleso rotinka noso glali plz
Buugagta aan akhrinkaro ee maskaxda u fiican
Abyo mcn mahad snd noso badi
Wll hoormooniska gabadhan ka so hadal
Wax yabaha kiciya ama dajiy
Thanks dr idil,
Drs waxaa kasoo hadashaa EPI
AMA Expanded on immunization programs oo naagta marka ay uurka leedahay laduraayo
Kasoo hadal
Gabadha cadada leh maxay ubahanahay cunto ahan marka laego
Drs mid ban ku wedinaha waxan isku arkay xubinteda ine so deneso dhecan cad ah ama adag Sido kle bulshada Kuma dhex jiri kro oo ur said ah bay ledahy hsgashiga hdan sakay xirto dhowr sacadod kadib Wu uraya aniga dhanba isla uraya wax ufican isheg ama wuxu yhy cabuqas😢
Dhaqtar tak abyo ha isku firsanin
@@halimaibrahim4471 hye abyo wan tagya I.a
Asc dr idil waxan hooyo cucusub gabadhede wxee jirtaa 10 beri naaska canaha wey igadiiday aad ayaan ugu walwalsanahy cano fican aa siyo magaranayo maxaa igula tali leheeed abayo 😢
Abyo ku celceli samey way cabeysa lkn hadee cano kale cabto wey dhargeysa mana rabi doonto canaha naaska
Gabadha markay walac tahay maxay ubahanthay
Insha allh xbbri
Ustaad ilma yar oo sanad iyo bar jira ma siinkaraa caano lo,ada sidokle aniga ma cabikaraa caanaha lo,da anigoo ku jira miisan dhimais
Abaayo anaa siisto sanad iyo bar jir wax dhibah kuma arak
@@sagalmudug398 caano lo’ fiican hadee yihin meel la hubo laga keenayo ok waye caanaha xoolaha ilmaha way u fiicanyihin . Adiga hadaa iscaateyneeyso caano geelka ku badalo ayagaa dufan yar
Masha Allah