SALAADA MAKU DHIBANTAHY KALMADAAN ADIGA AYAY KUGU SOCOTAA !!! || Dr Ahmed Al Yamaani

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 150

  • @rinjiilewaalane1125
    @rinjiilewaalane1125 3 месяца назад +6

    2024 11 june 19:30 go aan ayn qatay in salaada iga fakan illahow wa I maqle wxi iga danbeeyow iso duceeya😭😭

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 2 года назад +13

    Bismillah
    Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka)
    Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah
    waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka
    si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid;
    Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa
    Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado )
    Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa
    Qorshe degdeg 4bil
    maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka )
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib)
    labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz
    labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz
    quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo
    habkaan malahan waqti muraajaco (revision )
    waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan
    Qorshe dhexdhexaad 8 bil
    maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog)
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz
    5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay
    quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz
    2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil.
    Qorshe qunyar socde : 1 sano
    maalintii waxa aad xifdin 2 bog
    25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz)
    5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay
    sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka
    qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo
    halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka
    qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon
    habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka
    kubilow 15ka juz ee hoose
    kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco)
    hoos u wad oo dhameey 5ta juz
    waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz
    5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut)
    waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka
    Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut)
    Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz)
    hada waxa kuu harsan 15juz ee kore
    waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa)
    kabood 5ta juz dhexe
    ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah)
    kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa)
    maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka
    akhrista oo aad joogteyso
    in aadan caajsiin ama dib dhigan
    hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto
    dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo)
    casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli
    lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka
    aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta )
    isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka)
    duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa
    sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka
    waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka
    salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo
    4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo
    halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka
    telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa
    masjidka ku aqri quraanka
    bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha
    goobaha nasashada ku aqri quraanka
    guriga aad degantahay ku aqri quraanka
    marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska
    iska xir aalada internet ka
    ka feejignow in lagu mashquuliyo
    ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag
    kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin
    qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib
    biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan
    ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka
    waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki
    inti aad xifdisay maanta kutuko cawa
    ama laba haben kadib kutuko Quraanka
    labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka
    Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka)
    Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba)
    waxyalaha larabo in aad ka dheeraato
    indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar)
    heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta)
    carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin
    waqtigaaga ha dayicin
    Naso boqda walalaha kherka jecel

    • @azmodhohl8959
      @azmodhohl8959 2 года назад

      Asc wll wxn u ban inaan si gaar ah kula hadlo

    • @mulki995
      @mulki995 2 года назад +2

      Jazakallah wll

  • @Anisa-vg3kd
    @Anisa-vg3kd 2 года назад +9

    " ربِّ اجعلنى مُقيمَ الصلاةِ ومِن ذُرِّيَّتى ربَّنا وتَقَبَّل دُعاء "🤲 please Aminta i dhaha jazallah kheyr

  • @entisarhashi5102
    @entisarhashi5102 2 года назад +7

    Jisakallaah yamani cilmigaaga cilmi Naafac Alla ha ka dhigo shiikhow Alla ha ku barakeeyo.
    Anagana kuwii dhegahooda weeleya oo ku dhaqma Allaah hanaga dhigo
    Amiiin Amiin Ya Rabbi

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +5

    JazakAllahu khayr sheikh Axmed
    Libaan Aduun iyo Akhiro, Aamiin

  • @sahroahmed8262
    @sahroahmed8262 2 года назад +7

    Allaha no fududeyo salaada iyo acmaasha kalaba jazaakallah sheikh ahmed

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 2 года назад +19

    Happiness cannot be accessed with out the remembrance of Allah.

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 2 года назад +4

    Ilahayow salaadaha noo fududee aamiin aamiin aamiin

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +4

    Ilaahay hanoo salaada iyo acmaasha wanagsan dhamaanteen, ha inaga yeelo kuwa ku dhaqma muxaadaradan qiimaha badan, Aamiin Aamiin yaa Rabb

  • @hodanmahamud4919
    @hodanmahamud4919 2 года назад +4

    Jazakallahu khayr sheekh ilaahay salaada hanoo fududeeyo aamiin

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 2 года назад +1

    Maasha Allah
    Shiftiga isbedelka malaaigta Rabi ku wii ka faaideysta ha naga dhigo ee ku dadaalo
    اللهم إني أسألك حبك وحب من يحبك وحب عمل يقربني الي حبك
    جزاك الله خير

  • @mohamedabdicali9735
    @mohamedabdicali9735 2 года назад +1

    masha Allah kuwii ku anfaco wacdiga iyo waanada Allah naga dhigo shurkan Yaa sheeq❤

  • @user-kn3df6bi1c
    @user-kn3df6bi1c 2 года назад +15

    ماشاء الله تبارك الرحمن ربنا يخليك لينا يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله
    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @sahrafarah9140
    @sahrafarah9140 2 года назад +1

    Masha alaah sheeq alaah kuxafdiyo meel kasto joogtaan

  • @sacdiyaceydaruus8551
    @sacdiyaceydaruus8551 2 года назад +2

    🌹اللهــم صــــل وسلــــم
    علـــى نبينـــا محمــــدﷺ🌹 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @halimahassan2201
    @halimahassan2201 2 года назад +1

    Mashaallh sheikh ahmed Allah hakuhfido

  • @hodanabdi8367
    @hodanabdi8367 2 года назад

    Masha allah yaa sheekh jasajakallah khayr fa awxaa ilaa cabdihi maa awxaa weeyi ayaadu.

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 2 года назад

    Jazaakallahu kheyr sheeq Ahmed

  • @naciimamahamed559
    @naciimamahamed559 2 года назад

    Masha Allah tabarkalaah Sheeq axmed qeer Alle haku siiyo

  • @ramlinaabddalla7851
    @ramlinaabddalla7851 2 года назад

    Masha alh sheekh ahmed ilaahy hku xifdiyo aduun iyo aakharabh

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 года назад +1

    Jazaka laahu kheyraa

  • @kunisahassan826
    @kunisahassan826 2 года назад

    Jisakallah qeyr sheeq
    Axmed libaan Aduun iyo Akhiro amiin amiin

  • @tamimasharif
    @tamimasharif 2 года назад

    Masha Allah, Allahu Barik ya Sheikh

  • @samraahmed925
    @samraahmed925 2 года назад

    Ma’sha’allah sheikh Ahmed bro aruush

  • @safiyak6998
    @safiyak6998 2 года назад

    Ilaahaw kheyrka noo fududee yaa rabi sheekh jazakallaahu kheyr

  • @MaxamuudCabdinuur-sr5is
    @MaxamuudCabdinuur-sr5is Год назад

    Mashallh mahadsanid shekhaygii noo soo badi

  • @fadumoashur8770
    @fadumoashur8770 2 года назад

    Mashaa Allaah tabarkalaah ilaahay ha xafido sheekha axmed

  • @نهىمحمدمحمد-ك5ت
    @نهىمحمدمحمد-ك5ت 2 года назад +1

    يامقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك. جزاك الله الف الخير الله يحفظك ويبارك فيك ياشيخ لوسمحتو اعطينا رقمك

  • @jamilaabdullahi3467
    @jamilaabdullahi3467 2 года назад

    M.allah illahey haaku barakeyo illahey dartiisan kuujaclahay iso ducey Inu illahey ii adkeeyo salaada subax

  • @minsacdiahmed662
    @minsacdiahmed662 2 года назад

    Mashallah baarakalaah sheikh

  • @aishamaow3531
    @aishamaow3531 2 года назад +1

    mashallh thank you

  • @naftaadaqurxi3432
    @naftaadaqurxi3432 2 года назад

    Allaaah ku cifdiyo shiikhow 🤲

  • @fartunmohamed8764
    @fartunmohamed8764 2 года назад +1

    Yes special when I'm pregnant I don't know what to do 😫😫😫😫😫😫

  • @ikraancawil1619
    @ikraancawil1619 2 года назад

    Jasakalah khayr yaa sheekh ilahay swt dartiiban kujecelahay adna ilahay swt dartii igusoducee please insha allh 🙏

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin 2 года назад

    جزاك الله خيرا يا شيخ احمد

  • @FalastiinXasan-v8d
    @FalastiinXasan-v8d 2 месяца назад +1

    10jul2024 waxan rajenna salad danba ina katagin😢❤

  • @iqroIsmail
    @iqroIsmail 7 месяцев назад

    Dr alle haku xifdiyo

  • @HamdiMacalim
    @HamdiMacalim 2 месяца назад +1

    صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه عليه صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم

  • @rahmahassan5246
    @rahmahassan5246 2 года назад

    Allah hanoka xafido sheikh wlh waka faidaa

  • @khadraabdirahman2774
    @khadraabdirahman2774 2 года назад +1

    Mansha allah tabarakallah ❤️❤️❤️💕💕💕❤️❤️❤️

  • @samiiramohamed7496
    @samiiramohamed7496 2 года назад

    Jasakalaah kheer sheekh mahadsanid

  • @safiyaanuur9576
    @safiyaanuur9576 2 года назад

    Maansha alaah sh.qeer alaha ku sïyo

  • @ayanbolah4027
    @ayanbolah4027 2 года назад +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤️❤️💕💕❤️🥰

  • @fivefamily5
    @fivefamily5 2 года назад

    Salaada ayaa jgu adag isoo duceeya walalayal in i allah ii fududeeyo

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 года назад

    Shiikh jaazakallha khayra

  • @aminaabdiabdiamina7089
    @aminaabdiabdiamina7089 2 года назад +1

    Shek ilahay barako ha kusiyo dumarku jamacadaa ma ku tukankaran

  • @kunisahassan826
    @kunisahassan826 2 года назад

    Jisakallah qeyr ustad

  • @AliHussein-gu3qs
    @AliHussein-gu3qs 2 года назад

    Allahayaw noo fududee salaada, yaa sheekh jasaakalaa

  • @farhiyayussuf1920
    @farhiyayussuf1920 2 года назад

    Mansha allaha Shaikh

  • @farxiyodhacisoow2703
    @farxiyodhacisoow2703 Месяц назад

    Allahu akbar scw scw scw scw scw scw

  • @samraahmed925
    @samraahmed925 2 года назад

    Jzaka Alaah kheiyr

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 года назад

    Runtii walal wanaaga aad soo gudbiso ajer iyo xasanaad ale haka siiyo fanan sharma poyna waa wiil qalbi fcn somaalimo ku weyn tahay ale ayana bower siiyey u heermas u ku gaarey mansha allah malyuun maankana wanaagiisa ayey ka samri ladahy ha noqdaan kuwii isku waara ubad baana ka dhaxeya ayadana waa gabar fcn oo goba gob is guirsateyna saasa lagu yaqaan mansha allah guul baan u rajeyay

  • @nimcoabdullahi3560
    @nimcoabdullahi3560 2 года назад +2

    YAA RABI 🤲🤲🤲

  • @KhadraMohamed-chanel
    @KhadraMohamed-chanel 5 месяцев назад

    Yaa allaah ifududeey salaaada🤲😢😢😢😢😢😢

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 года назад

    Masha Allah shiikh

  • @AragsanAhmedHussein
    @AragsanAhmedHussein 2 месяца назад

    Waxan ahaa gabar salaada iyo quranka aad ugu fiican hadana waa igu adag tahay qurankana iska in aan aqriye malinkasto waa ihoryala xata hadan soqabto cajis dartis ayan ka aqrin karin wll iso ducaya idinkana Allaha idin fududeye

  • @farahahmedjama6907
    @farahahmedjama6907 2 года назад

    Jizaakumlaah khayr

  • @bashirbarre2184
    @bashirbarre2184 2 года назад

    Masha Allah shukarn

  • @faaziahmed
    @faaziahmed 2 года назад

    Maasha Allah Alle ha ku barakeeyo sh. Ahmed Jazakalah khayr

  • @aminahussein7194
    @aminahussein7194 2 года назад +1

    Asc sheikh isodua plz 🙏🏻🙏🏻inte Allah owlad salihin iseeyo

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 2 года назад

    Rasuulkii allow waan ku jeclahy

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 Год назад

    jasakalah

  • @bakiinabayle6137
    @bakiinabayle6137 2 года назад

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله

  • @xalimahussein5633
    @xalimahussein5633 2 года назад +1

    MSHA Allah 🥰🥰

  • @amrangas4481
    @amrangas4481 2 года назад

    Masha Allha

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 года назад

    Illaaheey ha noo fududeeyo.

  • @khadraoooy1153
    @khadraoooy1153 2 года назад +1

    jasaakummullh

  • @nololwcn2658
    @nololwcn2658 Год назад

    wlhi salada igu adag mudo hal sano ah iisooo duceeya plz😢😢😢😢

  • @QweQwe-gm9po
    @QweQwe-gm9po 2 года назад

    Asc walaalayal igu soo duceeya hooya iga jiran ilahey wijigiisa igu soo duceeya

  • @habiboali5317
    @habiboali5317 2 года назад

    maasha allaah jasakumullaah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @kaamilomaxamed699
    @kaamilomaxamed699 2 года назад

    Shukran

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 7 месяцев назад

    scw❤

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 года назад +1

    Haa sheekh im 50 i worry try still not working

  • @nafisocali8300
    @nafisocali8300 2 года назад

    Salalhu salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam

  • @suhuracadey7567
    @suhuracadey7567 2 года назад

    Sheekh salad hadey San qushuuc lahayn sidee weeye xalkeeda

  • @khadraabdirahman2774
    @khadraabdirahman2774 2 года назад +1

    Scw scw csw ❤️❤️❤️💕💕💕💕❤️❤️❤️

  • @hodanmohamed3623
    @hodanmohamed3623 2 года назад

    Shiqoww walaahi ilahey darti ayaan ku jeclahay

  • @fatimamohamud5167
    @fatimamohamud5167 8 месяцев назад

    Ilaahw no fududee

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 года назад +1

    Scw scw scw scw scw

  • @Avacado.A
    @Avacado.A 2 года назад +3

    Shiekh su’aal inaan ku weydiiyo rabaa, waxaan ahay arday ruushka ku nool, waxaan isla daganahay arday Zambian ah (waa hostel goobta) marka waxaan iska isticmaalnaa hal fridge oo qolna noo yaalo,shalay si accidently ah u cabay caano oo uu leeyahay oo doofaar laga sameeyay, maxaan sameeyaa?

    • @zoyaquruux1466
      @zoyaquruux1466 2 года назад +2

      Aboowe dambi kuma lahiid adiga waxadn oogen qald kuma lahiid waxad ugu talgashay mahan inta qano insha allah kugu cawina waligay inta qurbah joogo cano doonfar ma arkin hilib lee arkaa

    • @Avacado.A
      @Avacado.A 2 года назад

      @@zoyaquruux1466 abaayo mahadsanid, waan qaldanaa waxaan umaleeyay inuu yahay caanaha doofaarka markii dambe ayaa wiilka lahaa weydiiyey waxay aheyd caanaha lo’da marka anigoon asiga weydiin ayaa walwalay shiikhan isla markii message kan usoo qoray.

    • @hawosalah3919
      @hawosalah3919 2 года назад

      Caan ma leeyahay doofaar marka hore ?wllo hiliba haa caano ma lah

  • @dekamusemohamed6465
    @dekamusemohamed6465 2 года назад +1

    Scw

  • @ayandirie5428
    @ayandirie5428 2 года назад

    Mansha allah

  • @aaminadaacad3976
    @aaminadaacad3976 2 года назад

    صلى الله عليه وسلم

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 2 года назад +1

    Ninkaanoow maa aamustid oo shiiqa na isaga aayo baxdid.

  • @طاهرهاذن
    @طاهرهاذن 2 года назад

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم 🥰🥰

  • @IstahilAyman
    @IstahilAyman 5 месяцев назад

    Scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @RaxmomaxamuudBuulow
    @RaxmomaxamuudBuulow Месяц назад

    Scw scw scw swc scw scw

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 Год назад

    scw

  • @fadumoelmi7590
    @fadumoelmi7590 2 года назад +1

    Scw Scw Scw scw

  • @xamdicali486
    @xamdicali486 3 месяца назад

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @fartunabdikadir4633
    @fartunabdikadir4633 2 года назад

    Sheikh wiil walalkey ah oo qurbaha joogo ayaa wuxuu caadeystay subxiga markuu soo tooso ayuu tukadaa iyadoo late ah May be in xitaa before 3hrs latukaday fajarka waxaan kala quustay alarm ku xiro xiliga subxiga .
    Xalkaas kwrn yaa sheikh ? Pls una ducee in ilahay waafajiyo inuu utmost waqtiga salaada 🙏

  • @acaziizomerali1527
    @acaziizomerali1527 2 года назад

    Allahu akbar

  • @halimahussein2715
    @halimahussein2715 2 года назад +1

    jisaakumalaahi. khaar. shaak

  • @nolwennmahamoud3714
    @nolwennmahamoud3714 2 года назад

    Alhamdoullillah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Sedexaad yarey baan dumaaaar ka ahay.nunseseses

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 2 года назад

    Asc shiikh Salaada waan ku dhibanahay waswaas maxaan sameeyaa

  • @marwohodan4946
    @marwohodan4946 Год назад

    Sheeq iisooduceey ilaahay salaada haiifududeeyo

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 2 года назад

    Walahi mash allaah salad laan waa diin laa an lakin shikh kawaran shaqada hadii lugu oglen or busy tahy mal aad kutukato leeh kadib markan guriga imada isku wada Tukada dambi miyaa?

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 2 года назад +1

      Abyo allah dartis waxa ku tagto badal la kheyr badan ayu ku sinaa marka mel saladada ku dukan karin wa dhibato

  • @bashiirgodad1215
    @bashiirgodad1215 6 месяцев назад

    Scw scw

  • @sadiahussien5271
    @sadiahussien5271 2 года назад

    Asc wr Llaahi wb sheikh Dr Ahmed Yamani JazaakumuAllaahi kheeyr. Wiilka muxaadirada kaa duubaayo war badanaa kheeyr Allaha siiyee. Shaqada duubistuu ku cusubyahay miyaa?