😂😂😂😂😂🤣 16:22 daacad ban u qosley adeeroow wuuuuw eedoooy Saan buuslayeey😂😂😂🤣🤣 subscribes lama baryee Waala kasbadaa 😂😂😂 waxan oo kle keena ama naga seexda.
Somali ma sidaas bay u dhib badan tahay waan ka naxay wlhy haday somali dhaqan noocaas leedahay dabcan wacqi jira ayay riwaayadu ka turjumaysaa sax... Haday somaali sidaas tahay ilaahi ano 10 jir ah iga keenay ba mahad leh hada magalada aan deganahay na qof somali ahi ma degana
😂😂😂😂walahi wa wax jiro hada kohor ayaa igu dhacaday mamo aan daris lahaa ayaa saan idolmi jirtay wiil yar ayaa waxa ku dihijirtay oorod ku soo kaadi guriga habayar hortiisi
Ilaahow daris fiican nasii amiin
Abdishukri ilaah farhiya kabayare daris hakaga dhigo ameen
Kkkkkk
Hhhhhh run run utuuryey laahy cil ka oow uqabo siday ucayday
😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹 kama sharyareee day heeee
Umukheyr samaan badan bahda hniye qasaal Tv mahadsanidiin horay usocda💯💯💯
Umalkhayr cadeey wlhi markasta markan arko wajigaga qosol ayaa iqabta love you inaabt❤️❤️❤️❤️
hhhhhhhhhhh c\shugri iyo umulkhayr waad iga qosliseen markaad iska soo gasheen guriga reerka ood tiraahdeen salaamo calaykum so funny
Waa wax dhici kara. Allah noo hagaajiye dariska
Masha Allah Riwayd wax badn xamrsn dad badn oo sas uqaldm aay jira
Mashallah so good well done👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
Wxn ka helay gabadha cabdi shugri la matalaysa..walahi si fiican bay u matalaysaa
Allq qosol bdnaaa c/shukri gadhku orgidaba waa kasoo bxaa kuye😁😁😁
Walahi kuwa sidaan Iyo si kadaran u dhaqmaa jira oon garna qaadan ilaahay nalama dajiyo daris xun markastoon meel dagayo waan cabsadaa dariska aan la dagayaan ka walwalaa siday noqon donan. Waxaana ilaahay ka baryaa in ilaahay daris fiican isiiyo ilaahow daris fiican baan kaa barinay. Markasta ilaahow anagana markasta daris fican naga dhig. Aaamin
Babyc
Umul khayr Waa Fany Riwaayad Walba Waykeentaa
Waxaan ku xasusnaa Halkaan.Majeelkii Farayonbaa
Yaa qiyaasay in Cabdi Shukri Qabo Atariisha Biyaha Seyrineysay🤓🤓🤓🤓
Umul kheyr waa ku wataa
Igare way silciyeeen inalilah naagta yar fidna badanaa subxanallah daris xun Ilhy nama tuso
Kkkk runtii cabdi shukri iyo soran labadas an kahela cadi mahan
Dariska ciyar magalo dadka dariskoda diba xisab baulalo malinta Qiyamo dariska ha la xaqdowro
Wanakana hada nahay rer qasal tv m.a❤❤❤🙏
20:22 gabadhu wa iga qoslisey " odagaan baasoo yaabana xaguu kaso baxey" hhhhhhh
Riwaayadu inaba caadi maaha alla beerka qosol iguma hadhin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Umal khyr dariska dhibka kadaa wllo
Waagaa yaraa ana saa sameen jiray wlah
Way jirtaa jaar xumadu anagay na haysataa ee noga duceeyo wllo
Kkkkk cadi mahaan ruwayadan mAshallaah weyan horay usocda
😂😂😂😂😂🤣 16:22 daacad ban u qosley adeeroow wuuuuw eedoooy Saan buuslayeey😂😂😂🤣🤣 subscribes lama baryee Waala kasbadaa 😂😂😂 waxan oo kle keena ama naga seexda.
Wa daris xun subxanalah ilahayow naga qabo kuwano kale
C/shukri iyo naag'tiisu waa
Fawdo
Walee daris sidan ah way jiraan anigaba arkay
waligey daris lamadagalin hoyo iyo abee xadey kamaqlan dariska ayad ladagashii wlh malintas weykudamadii mrka daris ... mrka abdishukri iyo umulkheyr wlh wa dad cadii aheen
Umakheyr best jiilaa
Walaahi gabadha iga qoslisay siday u jilayso waa naagta kaliya iga qoslisay intaan riwaayad daawanayay
O906692655
Allow dairis xun hanala darsin🤲
Ilahaw adan kamagn kaly daris sana mismilahi raxmani raxiim
Reer wagoyii waa gariii nadiiiif they should’ve done a reverse on this. Somalilanded r are clean and beautiful ppl
Reer waqooyi maaha dadkan Amran waa reer xamar Igare wa reer khatumo Umulkhayr waa reer gaarisa Cabdishukri waa reer mudug😏
Tell em sis❤
Somali ma sidaas bay u dhib badan tahay waan ka naxay wlhy haday somali dhaqan noocaas leedahay dabcan wacqi jira ayay riwaayadu ka turjumaysaa sax... Haday somaali sidaas tahay ilaahi ano 10 jir ah iga keenay ba mahad leh hada magalada aan deganahay na qof somali ahi ma degana
Kal iyo laab uqoslay waxaan ka yaaba in cabdishukri marku iga hor yimaado is celin waayo maadama aan iska hor nimaadno maraar badan
Cabdi Shukri mid kadaraan buu soxareestaay kkkkkkkk
Kkkkkk
Kal iyo laab baan u qosley wlhi cabdishukriyoow🤣🤣🤣🤣🤣
Hhhhh runtii waa waxjira waxaan kafaaiday waxbadan
Fidno bdnaaa nagta she is so funny
Gabar meadow majirte
Filinkan qaladaaadkisa inta rabto 😂😂
Ikraam Daahir r.c by ari
Cabdi shukri wax kale kkkkkk
Emyf
Walhi waxa SUGAYEY inu dhAho ka GUURA guriga ana LEH🤫😎
Subxaanallaah mee shuu dajinlahaa buu kasii waalay subxaanallaah
Alla berka cabdishugri cdi mhn
kkkkk
Labo cid oo sidaan ah ambey daris ilayihiin xaqiiqadii sax riwaayadan
Ala ani habar dariskayga dhibkan igu hayda nin cabdi shukri cml igu ficnay xajigayga iridad xiro igu dhahaa hafirin hadey ku fido xitaa
waa dadka dariska dhiba ilaahayow dariska aan laku cadabin
Hhhhhh 😄😄🤣😅😅 6:38ig qoslisay
Umul khyr quruxlay umac
Hhhhhhhhh cabdishukri waxan is iri waligiiisu dariska dhibi jiray hhhhhhhh eeeedoooy sanbuus layeey ku yeh 😂😂😂😂😂😂
Hhhhhabdishukri naagta saanbuska dubta hhhhhhhhhhhhhhh weligiibuu deriska dhibijiry
Reer igare waa masaakiin wadaado caml
Kkkkkkk Cabdi shugri waa iga qosliyey
Umul kheyr Jilaa Lahubo ayaadtahay wll
Anika nin haduu naagtiisa ii soo wato hortiisa aa naaska qabani lahaa
Asxaab waydin salaamay
Kkkk eedooy sanbuus layeey kuleh 🤣🤣🤣🤣🤣
Hhhhhhhhhhhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 cabdi shukri ciyaal suuqnimadaan maxaa waaye walaaloow.
Wlhi qosol dartiis waa ilmeeyay.
حياتي يانبض قلبي ľľľhg
WAAR yaan lagu dilin shukri
Waraa abdishukri jaarka ciyaarta kadaa
B bc
Kkkkkkk horey usocoda walaalahay
Ovkojg
@@sacdiyomohamed602 isoobooqo walal
Hahhahah sambuusley kulahaa subcribe iisar inta qososhay 🥰🥰🥰 afar afarada 160 kulaha
qosol badana
@@faakihainamuhudin8682 hhhh ma aragtay
@@DAMALMEDIA192 kusaree Adne isaar wll plz
@@newboysofficiall50 ok 🙏
Kkkkk wllhi wn qos dhrgy
Wa furay sa u qoslayay wlhi abdi shugri umad maha io umul qayr darska xushmeya
hhhh Ol mid dhib badnoo sida cabdishugri oo kale ah baa timid waa labo kala daran war dariska ixtiraama
Masha Allah abayo amran❤️❤️❤️🇸🇴
@@najmodahir9778 guru Fdg 🤣😁😋
Cabdishugri ilaahey kuma jibiyo 😂😂😂
Igarre dhaqankii xumaa ee ahaa naagat wax ladhaho iney maqsho buu matalaa dhaqankii baadiyah ha iska badalo meshu maah baadiyihee
Dhaqanka baadiyuhu waa asalkii
Hadii Leys Maqlilahaa 30 sano ku dhawaad Dhibaato Kuma jirilaheen
allow daris wngsn nasiyh amin
Horumar wacan
Paw
@@fadumocumar1309 hhh maxd dareenty
What amazing vedio
kkkkkkkkk qasaaal itixaansana naa naagta iska dhici kulaha
Kkkkkk waxay reer kan jirida ahi cadi maha
ilaahow ninfiican oo igare ookale ah ìsii
Cabdishukri iyo Umulkheyr Ciyaal Weero aad ahaan jirteen weligiin miyaa 😂😂 Guriga iney iska soo galeen kulahaa setihiin? Hada waa Reerkii ay kharibeen😂😂 Kolley iyo Kolleyba Riwaayada halkeedii baa dhigteen 😋👍
Ghhg I was
Kkkkkkk umal khayr gardaro badanaa. Waaa yaaab
Hhhhh lahadal gabadheyda kulaha
Ilahey dariskeyga iguma selado
wlhi hada reer xamar nahay gagag gariir nama fahmayan dadkan gobalada ka yimid wlhi waa is ku diin lkn is ku lahjad manihin
Waxani riwaayad ma aheebnaago riwaayad xumaaa
Hhhhhhh kuwan qosole igu dilen wxa iga si daran kuwa comments ka o leh waa cawano 😂 somali gorme fahme wxi riwayad ah ine run eheyn
Nasra abdulkadir
Ilaaahay hakuu siyaadsho caqligaaga
Wax garad baaa tahay wlhi maashaa alllah
روايدىا٩الخىردىح
15:32 😂😂😂 ciyaal faroojaan maqlijiray
Kan dheer alle iigama dhigo nin mxauu qofka madax lagaqaracyo oo iskataagan
Balaayo kuudub naatay
Mid saan u dagaal jecelbaan deris nahay sharlow nimada waa loo dhashaa*😂😂😂😂
Abaay abaay
Kkkjj war shukri kale celi kkkk
Nakataa goormaad nairobia kusoo noqonaysaa ?
Wlhi waxaa soo xasuusatay cid aanu jaar ahayn oo aad noo dhibi jiray oon ka harsan kari waynay...
Illah baaa na kala raray markii danbe
Ar somalida dalgaalkooda run sow noqdeen wa xanaqdhowyihiine 😂😂😂
Kkkkkk wey iga gadmaty
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 muxu dariis laso daagalamay abdishukri hana soo marin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲👌👍👍🤙
😀
War reerka qashinka kadaa cabdishukri hhhhhhhh
umulkheir abayo mashallah aya tahy wxa. umaleya inan kuarkii 2019 eid yarey isli 11ka saloon rahmo abayo kusalmi
😂😂😂😂walahi wa wax jiro hada kohor ayaa igu dhacaday mamo aan daris lahaa ayaa saan idolmi jirtay wiil yar ayaa waxa ku dihijirtay oorod ku soo kaadi guriga habayar hortiisi
😂😂
😭😭😭
Kkkkkkkk
🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂wax walba wa la arki
Wee iga badiyen wlhi
Kkkkkk dumarku aad ha udaawado
Waa ciyaarihiiniiye
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Imika xataa odeygiibaa kula jireee warkaa hadmaa laga tagay imika duqiibaa u darane😂😂😂ee nala daawada markaa
Amoun A Hashi wlh waa jawaab waafiyah rag iyo dumar leysma dhaamo zamankaan
@@yuusufmohamed9425 haa wll wixii is qabanjiray hada ma jiro wllky mrkaa alle xaqa hayna waafajiyo
Wayo wayo
Umulkhayr wax ayay batali taqana ee riwayadaha kusoo abdi iyadoo kula dhiigaysa
19:39 Ciyaal daandaansi 😂
Hubbub💋💔💙😬😂😁😂😁😀👍
Are here ?
Wawwww 😄😄😄 ship iska dheh
Mana day'naysaan
Ma guuray'saan
Kkkk waaar buuqa ka daaya
Umada
Igare romantig gormanoqone eyaahe un ba kuhays
Waryaa abdishugri naagta cesho waxaasi waa qalad
Kkkkkk wad ilowday iney riesyad tahay
Somali wax ba mafhmayan war waxa waa riwaaydad😠😂
Dariska xaq ayuu kuugu leeyahay xaqiisa iska ilaali
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 cabdi shukri indhaha maxad ugu shubi weyday