Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
1. Magacdarid."Kuwa loogu magacdarayee,Muuqa aan la karan!"2. Abwaan: Waaya-arag. 3. Afhayeen: Afceliye, Afnaqe, turjumaan."Ninka gaalka agjoogee Afhayeen la yidhaahdo!"4. Baaq: Afgarasho.5. Tibaax: malamalayn. " Ninkii xoolaha tirshaa, Haddii uu neef ka tabo,Asi uusan helin tibaax,Inuu tiiraanyo qabo, Anigu waan tuhunsanahay!" "Eebbe waa taliyaa aadane se waa tibaaxaa!"Maahmaah Soomaaliyeed.6. Baqoole: socodka duhurkii. " Boqoolaha halkii bay sidii; bagalli roortaaye!" 7.
Masha Allah ilahy abwaanka cimriga iyo caqliga iyo cibaadadaba ha u barakeeyo
Qoomiyado qaarad ku nool ayaa haybadey hantida ku lahaayeen (suugaantii ka maaxan lahayd sankuneeflahan sidiisoo kaliya leh) , laga guuriyey oo af shisheeye la aqoon siiyey.
Somali daalkodi iyo dintodi iyo dhaqan koodii iyo afkodi ba intaba way buurburiyen
alaha kaa abaalmariyo sahqadan aad ahayso idaajaa
Mahadsanid in bdn wll
Aniga waxaan qabaa in afsomaliga lagaguuro 😂😂😂😂
Adigu itoobiyan baatahay am daba dhalif
❤❤❤
Shankaroon axmed sagal ayay aheyd gabadhaas
Walalayal wa mahadsan tahin this chanel
Masha Allah
M.sanid .
20120😮
Bariido kadib, Tibaaxdu Ma Erayga Tuhun (Af-Carabi) bay u dhigantahay? Mahadsanidin
Tuhun carabik miyaa iyo tibaax iyo tuhun isku mid ma aha
Markaa inaad hantidaada qoonsataa waa caqli xumo.
1. Magacdarid.
"Kuwa loogu magacdarayee,
Muuqa aan la karan!"
2. Abwaan: Waaya-arag.
3. Afhayeen: Afceliye, Afnaqe, turjumaan.
"Ninka gaalka agjoogee
Afhayeen la yidhaahdo!"
4. Baaq: Afgarasho.
5. Tibaax: malamalayn.
" Ninkii xoolaha tirshaa,
Haddii uu neef ka tabo,
Asi uusan helin tibaax,
Inuu tiiraanyo qabo,
Anigu waan tuhunsanahay!"
"Eebbe waa taliyaa aadane se waa tibaaxaa!"
Maahmaah Soomaaliyeed.
6. Baqoole: socodka duhurkii.
" Boqoolaha halkii bay sidii; bagalli roortaaye!"
7.