Fashil amni. Xasan sheekh ka codsaday Itoobiya, in ay ciidankeeda la geyo Hirshabeelle,

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 янв 2025

Комментарии • 38

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 День назад +4

    Xassan ma wuxuu rabay inuu Ciidanka baabi,iyo kadibna Dalka lala wereego
    Soomaaliya Allaha badbaadiyo

  • @amalahmed6812
    @amalahmed6812 День назад +4

    Aduunka kama dhacdo in wadan uu wadan kale xorooye

  • @User2-y6u
    @User2-y6u День назад +6

    Xasan socdaal Waa nin jilicsan madax hoos u dhige somali Waa cebeyey dad iyo dal fara kuna hayo nacayb u u qabo beelo somaliyed beeshiisa ilaa sii kala Guro Xasan beeshisa ku dulman

  • @MomoMomo-vl2tb
    @MomoMomo-vl2tb День назад +3

    Viva Balwan

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 День назад +5

    Mid meel iiga qora, xasan shiikh wuxuu rabaa dhiig badan inuu u daadiyo si dalka loogu qabto, wuxu etoobiya ula heshiiyay bada usiiyay waa sidaa

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 День назад +2

    Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 День назад +4

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan war ba so dhacey xaqi dowlada Ethiopia wey diidey iney ciidankada geyso hirshabeel galmudug koonfgur galbad jubland gedo ceebta adunka ba ku dhacday qac ba ka yartay daqadah ugu galiya odeygi 70jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 День назад +5

    Nabsigii Farmajo ayaa qabtay walahi😂

    • @shuceeyb8822
      @shuceeyb8822 День назад

      Farmaajo iyo Xassan waa isku mid maxay Ku Kala duwan yihiin labaduba waa danbiilayaal wadankeenii bixiyay oo itoobiyaanka Ku soo hogaamiyay.

    • @shuceeyb8822
      @shuceeyb8822 День назад

      Farmaajo waa danbiile xasan waa lamid waa danbiilayaal wadankeenii bixiyay

    • @amalahmed6812
      @amalahmed6812 День назад +1

      Xasan iyo farmaajo waxaa guursaey aby axmed waa in ey naagahooda iska furaan

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 День назад +1

    Waxaa dhici karta in ay taasi tahay 2 mid 1. Inuu rabo in uu rabo in uu soomaaliya oo qabiilo u kala dagan in uu dajiyo qabiilo kale goboladaas si xoog ag . 2. Ama raad gadasho oo looga dan leeyahay in juba laan toos loogu duulo. Xasan soomaali waa in ay ALLAAH BARIDAA IN ILLAAHAY INAGA KORQAADO OO NIN DAACAD AH ALLAAH NOO KEENO AAMIN.

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 День назад +1

    SOMALI RIP😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 22 часа назад

    Allah Somalia ayaan darana
    Anigu waxanba ka.baqaya
    ,in.aan.dhaxal.guurno.👀💔😭
    Somaliyey allow usha dhexda.
    Noga qabo .aaway dhul.keydi.
    Hooyo.war.fadhiga.halaga.
    Kaco intey goori goor.tahay😭

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 День назад

    Waa Ayaan darro ku dhacday Soomaali

  • @FarhiyaAhme
    @FarhiyaAhme День назад

    🎉 🎉🦷🦷🦷🦷🦷🦷

  • @MomoMomo-vl2tb
    @MomoMomo-vl2tb День назад +1

    Xasan waa ku dhamaatay Dal Xade tuug

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День назад

    Xasan dhiiqo intuu ciidankii xasuuqaya buu maanta ciidamo shisheeye daweresanaya shalaya buu iyagoo sidaa usoowada taagana dasaturuki bedele maantanan sidii oo kaluu rabaa ilaa tuugo lamida u fadhida meele👁️

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 День назад

    Xasan Gurguurte wuxuu isu diyaarinayaa inuu Soomaaliya xukumo 20 sano oo soo socota

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 18 часов назад

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hibo7569
    @hibo7569 День назад

    Notre président est la tête il faut sauver le pays, vous les peuples réveillée vous pour sauver la patri notre pays est orphelin, vous êtes attendez de quoi 🤲🇸🇴🤲🇸🇴❤️‍🩹❤️‍🩹🇸🇴🇸🇴🤲😭😭😱🇸🇴🇸🇴🤲❤️‍🩹❤️‍🩹🤲🤲

  • @alinur2114
    @alinur2114 День назад +1

    The answer is no,no.

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage1058 22 часа назад

    Xasan siyaasad faashil ah
    Ayuu la waregayaa, reerka
    Dhalayna cadowga kowad
    ayuu u arkaa, anaguna waa
    La soconaa dhagartiisa.

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 23 часа назад

    Walahi hadan dadka Somaliyed kacdon wadaniyaded laso bixin Ethiopia waxey dhihi donta xududeyna waa cirfiid waligod Waxey dhahan balcad anaga leh mar mar ehen lafahmi dona

  • @MaxamuudHussein-j6u
    @MaxamuudHussein-j6u День назад

    Harti
    Abgaal
    Cabsi
    Cabsi guul

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 День назад

    😂😂😂😂xasaan waa duuq somaliyaah baabiyaay taarikh

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 День назад

    C balwan horta somali hal dowlad oo itobiya ah waxbo kama qaadayaan dowlado badan oo mareykan horkacaayo ayaa halqabiil fuuqsadeen hadana looma daahaayo

  • @Khled832
    @Khled832 День назад

    Hhhhh Ethiopian iyo Wax La Mid Ah
    Nin Ayey Utahay Experience
    Remember 2006
    Mr Baxshaaye Shaqo Aya Uso Baxeyso Hadii Ay Ethiopia Ogalaato

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 День назад

    HASAN SOCDAAL 😂😂😂 ABU DIYAARA

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim День назад

    Away Kuwii Hiil walaal?

  • @MaxamuudHussein-j6u
    @MaxamuudHussein-j6u День назад

    Harti cabsi cabsi

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm День назад

    Xasan tuug canaha damerka ayu cabaa wa bahahin no more dalkn cawaantan abgaal mudlod.xildanbe kanqabtan

  • @abdirisaaqahmed8152
    @abdirisaaqahmed8152 18 часов назад

    Shiq sharif ayu u danleyey ninkas xasan haleska qabto cali gudlawe ayu hawada kucuni raba kadib raba cabdirisaq udhibo kadib dorasho deg deg raba

  • @User2-y6u
    @User2-y6u День назад

    Xasan socdaal waqtigii diyarad sidu u saranayay ayu ka dhamaday sharci soo qabanaya ma jiro illa xilka ka dhamado

  • @Safia-l1s
    @Safia-l1s 4 часа назад

    Soomaaliya soomali balleh xasan 1 wiil somaiyeed oo nool inuu ka tago marabo waawareey soomaliyeey kaac kaac😂😂

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr День назад

    Cunuggii Caanaha diido, Ciz la'aanaas Ku cabaa!!! Yaa micnee karaa murtidan?

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 День назад

    Hassan munaafuq waa dal xaraashe

  • @calideeq12379
    @calideeq12379 День назад

    Xassan Guurgurte Abgaal iyo Hawiye wu qawiyey…. Dib dam be qof Hawiye ah laguma aamini dono dalka