Masha allaah tabaaraka allaah muniiro from Nederland fasax qurux badan Ayaan idin rajeynaa adiga iyo familkaaga illaahey wixii shar , il , iyo xasid ha idinka haayo caafimaad taam ah allaha ku siyo adkaarta badso si joogto ah ❤❤
Manshaalaah sister you have a beautiful family my allaah protect you and keep you safe you and your husband and your children i remember last time I left mugadish it was 1991 January 28 makaa ka dib kuma aannan noqon colaad daraadeed waxaan joogney kenya for five years then waxaan raacay hoyadey oo u socita gaalkacyo waxaan 1995 ayaan xamarcadey ku noqoney maantana waa taas xamarcadey cidina makala laha waa faxad weyn ilaahay haku xidiyo walaalo i
Mash allha mcnto dalxiska mcn xasus ayd igelise wayo waxa degan carutayda ilahey ha dayo mesha o dhan wan tegajine inshallah wn so nonon son i miss my kids
Abayo muniro safar iyo dalxis masahlano mara kuqawan mxa kusowadhe daalka adunka walibo marka ilmo yaryar wado Alxamdulliah ilmaha darxad bey utahay anaga lakin daal
Wan jeclaan lahay inan idin arko wax badan wan idin daawaday maantane muqdisho cadey baad ila joogtin mana ,iisurta galeeso ,inan idin ,arko ,aad ban idinku farxilahay illahay ha ,idin barakeyo
Abayo muniro ilahay caafimad haku siiyo suuratul baqara aqriso malin walba inta ka aqrin kartid i.a adkartana ha ilawin galabtii iyo subaxdii i.a ilahy haku caafiyo wankuso duceynaa 😊
Deynile mushdisho imaaw hada neh meel qurux waye qof yaqano ikeey dheh habo mcn ❤😊
Aamiin yarabi
Wan uxiisnay jadwalkii jimcaha wlhi m.a dalxiis wacan my rejo wlshy mcn iyo carurteyda 🥰🫶👸
Masha allaah tabaaraka allaah muniiro from Nederland fasax qurux badan Ayaan idin rajeynaa adiga iyo familkaaga illaahey wixii shar , il , iyo xasid ha idinka haayo caafimaad taam ah allaha ku siyo adkaarta badso si joogto ah ❤❤
Masha alah kubashaala wadankiina wa wax lo bahanyahay in ilmaha wadankoda laguso dalxiisiyo marka xigta beerta nabada taga insha alaah
Masha Allah my rajo family enjoy holiday wadankena qurux badan waqti lagu qaato ugu fiican farxad leh
Masha.allaah qurux waaye keep going abayo muniiro
mashaa allh ❤ abaayo laakiin ka i laali ilmaha meelaha halista ah wadanka waa isaka qaraxyo baan yahy😮
Alaha ku caafiyo abaayo xaasid waa jira alaha kaa kafiyo❤❤❤❤
Farxad iyo cafimad ku dalxiisa my rajo fmly alle hakuu aq balo quranka xanunkana danbi dhaf alle hakaa dhigo abayo munira hooyo igu salan
Abayo macan muniiro wan ku salamay xoog xoog ku jeclahy abayo deyniile keey
Mashaa. Illaahay. Wadankeena. Ha nabad ha nooga dhigo. Aamiin
Wcs wllshey muniro alle hakubarakeyo adiiga iyo awladada sankudhahayey abyo ankulkulmo wandaley alle dartis ❤❤❤❤
Masha allah Dalxiis wacan My Family farxad igu noolada❤️🫀
Masha Allah abaayo waxa is dhahay muniiro maxa ku dhacay adaa cafimad qabto waa Alxamdulilaah xamar sifican noogu soo buub insha Allah ❤
Maa Shaa Allah hoyo macaan keep going beautiful family
Asc walaashay masha allaah muniiro madino intee kadegantahay waa imaanirabaa Bisha 8 daad insha alaah midino xawataako inaa nii arko ayaa rabaa familiga may rajo ayaa ahay insha allaah ilaahay nabad ha igu keeno❤❤❤
masha allaah rabbi ha.idii siyaadiyo damaashaadka farxad waarto bi.idnillaah walaalo aan jeclahay❤❤❤❤❤
Allaha kucaafiyo abaayo inti dhibwadana allaha kuceliyo
Alle cafimad tama ha ku siyo hn awladana alle ha ku xafido
الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال
Netherlands inaa Ku noqotay umaley MashaAllah barakallah ilhay dalkeena nabad ha noga dhigo
Masha aallaah abaayo aallaah idin barakeyo
Mashallaah abaayo muniira iyo qoyskeda allaahuma baarik ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ warshiiq tag amana alle
MashaAllah 💞 Amiin Yarabi 🥰🤲
Mashallah ma soeur form Djibouti
Manshaalaah sister you have a beautiful family my allaah protect you and keep you safe you and your husband and your children i remember last time I left mugadish it was 1991 January 28 makaa ka dib kuma aannan noqon colaad daraadeed waxaan joogney kenya for five years then waxaan raacay hoyadey oo u socita gaalkacyo waxaan 1995 ayaan xamarcadey ku noqoney maantana waa taas xamarcadey cidina makala laha waa faxad weyn ilaahay haku xidiyo walaalo i
Alle kucafiyo anaga alle nacaafiyo adad kafilayna dhulka kula galayaa
Masha allah xbbt damashad wacan my family ❤❤❤
Beautiful 🍎🌺🌷🌾 ma sha Allah
Masha allaah familkaa allaah barakeyoo allaah nee kucafiyoo umadaa waskumaqanyihii
Masha Allah tabaaraka allah waxaa taktan qax shiikhaal
Masha Allah beautiful family allah hadin xifdiyo
Next (Muqdisho tropical villege) Oo kutaalo dagmada Deyniile wey qurux badan tahay waana jawi dagsn
Amiin amiin yaa rabi abaayo mcnto
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Masha allaah muniiro alahakucaafiyo waakuusoduceynenaa dhulkii barakesnaa aan joogtaa midkale soomaali mudo matagin nabada caafimad
Masha allah ku bashaala dalkina balcad iyo warshiiq ilmaha geey ❤❤
Masha allah abaayo balcad iyo afgooye iyo banaanada xamar gey iyo meelaha qurxoon xamar ku yaalo wey badan yihiin abaaayo alle ha idin dhiwro ❤❤❤❤❤
Asc abay Manshaa allaah wan ku dawada lkn hesaha iskadaa kubadalo bilaa muusig👍
waa mahadsantahay xabiibti love u hadan ogan laha waku iman laha
Mansh allah jawi qurxon abayo
Afgooye ada meel dalxis oo qurux bdna kutale ❤❤❤❤xog xog ku jeclahay abyo muniro❤
Masha Allah qurux waye❤️❤️❤️🎉🎉🎉
Mashaalah mugdisho gurxbadan
Maansha allah xamar waa shidantahay ilahey hanab hanooga dhigo
Masha Allaah Ale haidin xafido❤❤❤❤
Asc Beautiful family, abayo Allah haku caafiyo amiin ❤
Maasha Allaah
M .a abayo faraxda allaha idiin siyadiyo ❤❤❤❤
mshallh tabarakallh eedo mcn
Abayo muriino waxa tagtaa hotelka cusub deyniile muqdisho torobikal tag waa meel qurux badan
Maasha allaah tabaarakallaah❤❤❤❤❤❤
Allaha ku caafiyo
M.a abyo alaha kuxiftiyo dhamantin
Thanks habaryar wlhi saaid uku farxay juh
Mash allha mcnto dalxiska mcn xasus ayd igelise wayo waxa degan carutayda ilahey ha dayo mesha o dhan wan tegajine inshallah wn so nonon son i miss my kids
Allah ku caafiyo wllo cajiska allah kaqado
Masha Allh family qurux bdn❤
Wll alle ku cafiyo aamiin
Mash Allah family qurux badan keep going ❤❤🎉🎉❤❤
Mashaallah my munira
Masha allah allahakucafiyo abyo ❤❤❤
Masha allh xafadyda waa i agmarteen ❤❤❤❤
My rajo is funy❤❤❤❤from somalilnd school gahayr mar utus huuno thanks
Masha allh abyo ❤
Abayo muniro safar iyo dalxis masahlano mara kuqawan mxa kusowadhe daalka adunka walibo marka ilmo yaryar wado Alxamdulliah ilmaha darxad bey utahay anaga lakin daal
Maashalah tabaarkalaah
Manta si fcn aa usoo dal xisten my rajo masha alah
Masha alaah kudalxiis dalkaaga maxaa kafiican❤❤❤
Masha allah my family am proud of you maamo from Garoowe Puntland Somaliya❤🎉
Maasha allha Tabarkalaah allha darasalam war iga sii war meesha dhulka banan ama midka dhisan war iga sii qaliye
Ma.apyo adi family adi idn xfido mcnto nawad igu dalxiisi lkn socodka bdn iga yareey ok wadanka save ma ahn alh idn xfido sharafey ❤
Hadeey fadhiyaan iyo hadeey socdaanba wixii kuu qadaranba magafeesid hadana wadanka dagaal kama socdo alxamdulilaa
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤
Ana ubahan🥹❤️
@@rayanhussein2840😅fv9 p9ppaqwp
Masha allaah
7:30 caano qub from sanaag
Ma aqaan muniira waxaad utaqaano
Mash allh reer iskudhacayso😅
Pearl beach hotel taga liido waaye abay miniira
abaayo @muniiro inan ku arko jeclaay
Ayy sey manslh dalxiis wcn family ilhy hanii nabd yeelo
Maashaa allaah muqdishaa timaadeen❤❤❤❤❤❤❤
Wan jeclaan lahay inan idin arko wax badan wan idin daawaday maantane muqdisho cadey baad ila joogtin mana ,iisurta galeeso ,inan idin ,arko ,aad ban idinku farxilahay illahay ha ,idin barakeyo
Masha alaaah ilahey hadlin amansado
Masha alaaah
Masha allha family qurux badan❤❤❤❤❤❤❤
Wcs abaayo muniro 🎉🎉❤❤❤
Kashiito Maxey u dhaheen kulahaa
Kashaato ma iska dhahaan kulahaaa😅😅😅😅😅 somali asal
Amiir cade ❤❤❤❤
Sorry hbo wn jelcaan lahaay inaa kugu arko my home daaru salaam qalbigaan kaa jclahy wllhi ❤❤❤❤❤😢
Berda deyniile aada abayo ❤❤❤
Masha allah mafamly qurux badan
Waxaan waa il Allaha kaa haayo
Abaayo muniira codsigaygi wad aqbashay wad mahadsantahay next waa beerha afgooyo
Asc abaayo soo aasanay waa maxay
Marodiga jeclahay naxay u keeni wayen daru salam
ilah haku cafiyo walal
Asc masha allah ❤❤❤
Masha alaah farxad ku waara
Masha allah❤❤❤❤🎉
Allaah ka qado cajiska