Barnaamijka Shirka Djibuuti, Soomaaliya & Somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 639

  • @ISHADUNIDAOFFICIALCHANNEL
    @ISHADUNIDAOFFICIALCHANNEL 4 года назад +68

    Inta jecel Xabiibkeena Muxammad SCW like saara kuna saliya Nabiga

    • @abdiwelidualleh2541
      @abdiwelidualleh2541 4 года назад +1

      Scw

    • @ahmedhassanmohamud6880
      @ahmedhassanmohamud6880 4 года назад +1

      Scw

    • @abdulhakimsaid9387
      @abdulhakimsaid9387 4 года назад +1

      Asc
      Sanaag baan quraanka ka bartay. Xanar baan ka dhigtay dugsiga hoose. Kan dhexena mudug. Sare hargeysa. Jaamacadda xamar. kana shaqeyey koonfur galbeed. Somaliya waa mid. Mahadsanid

  • @kikokayaahee7951
    @kikokayaahee7951 4 года назад +24

    Somaliland guul 💚☁️❤️✊🏾 walaaladayo somalia na sida jabuuti baanu hiil iyo garab istaagaynaa lkn waa marka Laba dal aduunku noo aqoonsado ee shirka ilhy khayr ha inoogu dhameeyo iyo is afgarad🤲🏾

  • @raxmamuuse6425
    @raxmamuuse6425 4 года назад +16

    Dawlada somaliya waa igu sawir intay isku raceen badana ViV Somaliland 💚💭❤

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 4 года назад +10

    ♥️♥️♥️♥️VIVA SOMALILAND🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @AbdifatahH
    @AbdifatahH 4 года назад +13

    Alle dalkeena hno brkeeyo💚💭♥️

  • @mohamedhussein6289
    @mohamedhussein6289 4 года назад +3

    SOMALILAND REPUBLIC WAA MUQADAS

  • @fowzihapiip3217
    @fowzihapiip3217 4 года назад +5

    Waar Ha midnimo lahaYnee masiirka umada reer British somaliland ixtiraam dhinac baad uraran tahee

    • @Bskvka
      @Bskvka 4 года назад

      War nio horta badawnimada mad iska deysid waa maxay british maa lagu leeyahay 1960 ayey ku fasaxeene iska reebde

  • @barwaaqoqalanjo4802
    @barwaaqoqalanjo4802 4 года назад +3

    Somalilan waa muqadas madax wainaha somalilan wanu kukalsonay hadanu nahay shacabka muuse waa nin mayal adag nin lahoosdhigi karo maaha waxa naga qaldana wanu saxina insha Alaah viiiva somaalilan guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul

  • @safiyalucky7893
    @safiyalucky7893 4 года назад +16

    Haa aqoonsiga somaliland

  • @TheSamale
    @TheSamale 4 года назад +13

    NO No No More No XAMAR. Congratulations JSL International recognition or Else,!!!.

  • @faraxkhadarjaamac5118
    @faraxkhadarjaamac5118 4 года назад +5

    guul somaliland 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @hakimawadbaasha8532
    @hakimawadbaasha8532 4 года назад +12

    Midnimo nin donyaaa markahore jabuti iyo labada kale markaad keentaan ayey Somaliland soonoqon

    • @maryanhassan7386
      @maryanhassan7386 4 года назад

      Ku darso anoon ku fasaxin adna deeqahaad anaad ii daba fadhiisan hawada basaboorka sidoo kale marka sharuud la aan ku soo noqo

    • @suhaibduco4496
      @suhaibduco4496 4 года назад

      hmmmm
      anoon intaasba helin ayaan hadana qasab kaaga qaadanayaa Awooda hadad is bideyso ood nin ragga tahay iskeen goobta

    • @hamdasaed4513
      @hamdasaed4513 4 года назад

      lagama yaabo inan 30 sano waxan u soo halgamayey inan dib ugu qasaaro

    • @omarionshev798
      @omarionshev798 4 года назад

      @@hamdasaed4513 waadba qasaarteen hadaad 30 sano Somalia caawimaad kasugeysey ... Hal qabiil qaran manoqDO

    • @UaeUae-tz1sm
      @UaeUae-tz1sm 4 года назад

      Yes yes yes

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 4 года назад +4

    Madaxweyne rayaale jecliya he was my favorite president ilaahey haku xafido madaxweyne

  • @naimakhayre3433
    @naimakhayre3433 4 года назад +5

    No no viv somalilan guuuul iyo gobanimo💚💬❤

  • @user-ug5jw2fd2r
    @user-ug5jw2fd2r 4 года назад +8

    Yes. Sbbtoo ah wxaan ahy 20 jir ku nool qurbaha xiise wyna u qaba dawaladnimo

  • @museyussuf9834
    @museyussuf9834 4 года назад +3

    shuruudayda midnimadu waa in la keeno sadexda soomaaliyeed ee maqan oo ay ku jirto jabuuti hadii kale no midnimo.

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 4 года назад +7

    Yowmul ayaam wey iman hadey qaadanayso 100 sanoo danbe Calankeedu ka ba'bandoono caalamka.💚☁️❤

  • @mustafadaacad7480
    @mustafadaacad7480 4 года назад +20

    Yes . Allaha namideeyo 🙏🏽. Guul 🇸🇴

    • @suaadmo5221
      @suaadmo5221 4 года назад +2

      Mustafa Daacad no midnimo lakiin walaalo somaliyeed oo jarah

    • @faraxkhadarjaamac5118
      @faraxkhadarjaamac5118 4 года назад

      maxay faa iido ah sowadaa nidnimo midnimo dhimatay mu sii dheganyihiin dhagaha ugu rida inanay dhacan vivi somaliland

  • @deeqkhamisow2344
    @deeqkhamisow2344 4 года назад +2

    Yes

  • @nasrocalixussen9803
    @nasrocalixussen9803 4 года назад +2

    Yes
    Thanks gabadha jabuti kaso hadashay

  • @jackbernard7613
    @jackbernard7613 4 года назад +3

    Anigoo reer awdala slland waxku bartey walibana si nabada hadana waxan jeclahay walaahi hadii ay run yaqaanan koonfur ta soomaaliya inay na iska keen ictiraafaan waligood ruwaadaya ha naga dhaafaan slland socotayee soo noqon mayso farmaajo koonfur ta runta ha u Sheego isaga iyo kheyre

    • @Aj-sx9wl
      @Aj-sx9wl 4 года назад

      Dashii Duriyada ✊❤

  • @imranali-oj9tq
    @imranali-oj9tq 4 года назад +5

    Allahu akbar
    One nation,one people, one language, am a military soldier from Kenya lkn somali tagera wlhi.
    Qof Somali ah horteyda lugu ma kumeysanyo
    Geri kaxiga
    Viva Somalia

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 4 года назад +5

    Kulaha walaalaha ah. Ma xasuuq baa lagu walalooba. Reer koonfured markastaba madaxaa faaruq ah.

    • @omarionshev798
      @omarionshev798 4 года назад +1

      Aan kuweydiyee meeqa reer koonfur ah baad lagu gumaaday somalia oo dhan ?? Laba ujubaar intii doqonkii siad bare uu kugumaaday hargeysa baa lagu gumaday somalia inteed kale saxiib

    • @dhankawanaagsan3099
      @dhankawanaagsan3099 4 года назад

      @@omarionshev798 hhhh si kastoy ahaato faqashey kuma rabno

  • @hamdasaed4513
    @hamdasaed4513 4 года назад +2

    ma tagersani wada hadalada Somaliland iyo somalia waayo midnimo waatii 60kii la aasay

  • @ghostmurder3815
    @ghostmurder3815 4 года назад +6

    Lets be one. We are one, and i hope the somalia treats our brother ( somaliland) well. Inshallah. LIke for a duaa for our country.

  • @sahraisse2676
    @sahraisse2676 4 года назад +2

    Yes ,cagmadhige waa taageersanahay ,
    (You hero) halyey soomaaliyeed 🏅⭐✅

  • @inahassan6149
    @inahassan6149 4 года назад +8

    Somaliland guul guul insha allah laba dal oo walaalo ah ✊💚💭❤

  • @nasrocalixussen9803
    @nasrocalixussen9803 4 года назад +3

    Inta na hoojisay wa dadka waweyn
    Kama fikirayan ilmahoda iyo wixi eey sii dhalaanba
    Subhanallah

    • @cilmidaadshe1386
      @cilmidaadshe1386 4 года назад +1

      Qofka waalidkisa caasi ku ah ayaan waalidka kalena xumaan ka sheega

  • @zakariagulaid8097
    @zakariagulaid8097 4 года назад +1

    Never happen again don't cry we gone this is for the people Somalian one love the real somalilanders

  • @mohamednur7940
    @mohamednur7940 4 года назад +1

    Masha Allah
    Kii barnamijka noocas ah watey covid_19 baa dilley

  • @abdirizakbashir5805
    @abdirizakbashir5805 4 года назад

    Yes.unity is strength soo midooba somaalaay weliba anagana nagadulqaada heeryada nadulsaaran NFD.I love to see one strong somali

  • @libanmohammad5074
    @libanmohammad5074 4 года назад +7

    Yes aan wada hadalno waa aan heshiino

    • @Gfunkyistheshit
      @Gfunkyistheshit 4 года назад

      Maahan hadiiba lakala taaganyahay #waan baxnay iyo war meydaan bixine jooga#.
      Mida kale sidee ayay wax uhagaagi oo midnimo loo gaadhi inta ay calmaaniyiintu meesha haystaan?
      War inay heshiiyaan marabaan dawlado gaaloobayna Rabbi subxaanah Inuu caawin ilama ahan.
      Ilaahay subxaanah ha ina dhaafiyo calmaaniyiinta, kadib heshiis weybanu nahay.

    • @museruweeyda8302
      @museruweeyda8302 4 года назад

      @@Gfunkyistheshit de yes

  • @hamdabarregabow8036
    @hamdabarregabow8036 4 года назад

    Yes waan dagersanahay guul Somalia

  • @museyussuf9834
    @museyussuf9834 4 года назад +1

    No,No,No Anigoo ah muse yusuf waxan sheegayaa in aan midnimo
    dambe marna suurto gal ahayn madaxdayaduna ma soo qaadi karaan midnimo dambe.

  • @xasanjenyo9671
    @xasanjenyo9671 4 года назад +1

    #Yes haa waan ku faraxsanahay 100%

  • @efootball2024-z6u
    @efootball2024-z6u 4 года назад +1

    Yes somali guul ✋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedabdirizaq2918
    @mohamedabdirizaq2918 4 года назад +2

    Hanolato Somalia

  • @allevents7453
    @allevents7453 4 года назад +7

    Yes
    Sababto ah wxan jeclahay in ey Somali mid eynoqoto 🇸🇴🇸🇴🔥

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 4 года назад +1

      Mohamed Abdulkadir Diini @ sax sax brooo 🇸🇴💪🏾🙏Guul Soomaaliweyn 👌❤️

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 года назад

    Niyaadad ka jecelateen somalilaan no more faqash NO more somaliya guul Somaliland ❤❤💚💚👊

  • @sadiadirie179
    @sadiadirie179 4 года назад +1

    Yes, I support the Unity.

    • @ahmeddableh4485
      @ahmeddableh4485 4 года назад

      No i don't support the unity because we can't trust the unity.

  • @AliHassan-wq4xf
    @AliHassan-wq4xf 4 года назад +2

    Yes Wayo waxan ogahay inay awood yelan karno hadan midowno

  • @mohaali4642
    @mohaali4642 4 года назад +2

    Haa allow midee soomali

  • @queensophia6522
    @queensophia6522 4 года назад +4

    Yes Somali guul 💪💪💪💪

  • @museyussuf9834
    @museyussuf9834 4 года назад +1

    Jabuuti haday soomaali mid ah doonayaan oo ay ka dhabtahay ha soo galeen.

  • @Hadalsaalaxby
    @Hadalsaalaxby 4 года назад +1

    1 Waxan jecelahay jiritaanka jamhuuriyada somaliland
    2 waxa kale oo aan taageersanahay jiritaanka dowlada iyo dadka aan walalaha nahay ee aanu jaarka nahay ee Somalia

  • @hogaamiyeyaxyexabeeb1385
    @hogaamiyeyaxyexabeeb1385 4 года назад +2

    Yes waan jecelay in aya somaaliya midawdodo lakiin hada sida loo wado waa Khalad waxaban kaga soo biximayan hada aan lokala bixin somaaliya iyo somaliland oo lageeyo geedki somaalida waxa ku dhamaayn jireen

  • @SAbdi-ph9wo
    @SAbdi-ph9wo 4 года назад +4

    Hargeisa insha allaah soomaali mid ah dal mid ah oo qabyaalad ka nadiifa oo gobolo waxlagu doorto ayaan rajeynayaa guul iyo midnimo soomaaliweynee

  • @mohamedhussein6289
    @mohamedhussein6289 4 года назад +1

    Cagmadhe are you from UK or from Canada?
    SEE IN RAMP OFFICE OR MI YOU ARE IN TROUBLE .

  • @Ahmedali-zm1ld
    @Ahmedali-zm1ld 4 года назад +3

    Yes walal Somali oo mid ah

  • @khaalidmumin3030
    @khaalidmumin3030 4 года назад +1

    yes

  • @muniiribnumohamed6670
    @muniiribnumohamed6670 4 года назад +6

    Yes we are one

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 года назад

      😂🤣🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣 riyaad ku jirtaaye so kaco fooldhaqo

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed2894 4 года назад +3

    Mashallah soomaaliya midnimo guuul

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 года назад

    Meyey sheegata mise waa run somalilaan waxay joogtaa guul NO more faqash

  • @mohumadhusseinbarqadle803
    @mohumadhusseinbarqadle803 4 года назад +4

    Yes waxaan kusababeeyn hayaa soomaalidu waa hal qos mana qabsami karto

  • @hamdaofficial6199
    @hamdaofficial6199 4 года назад +1

    Hhhhhhhhh ninka yidhi labadaba waa la dilayaa ku qoslay
    Anaa kula qaba fakarkaa

  • @abdifabregas7334
    @abdifabregas7334 4 года назад +2

    In qabiilku dulli yhy
    Qabqabluhu tijaar yhy
    Shacabkuna il daran yhy
    Cid miyey ka dadan thy

  • @Aishaaah_luul
    @Aishaaah_luul 4 года назад +1

    Yes we are one🇸🇴

  • @musehmed
    @musehmed 4 года назад +3

    Yes markale midnimo 💪🏽🇸🇴

  • @nimcoafgaab5688
    @nimcoafgaab5688 4 года назад +4

    Guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sayidali8142
    @sayidali8142 4 года назад +1

    Haa waanraacsanahay sabatoo ah in umada somaliyeed midowdu waa arin aad ugu fiican bulsha ahaan

  • @nacimanoor8057
    @nacimanoor8057 4 года назад +5

    Haa wan taagersnhy iney midobaan insha allah wey midobayan

  • @MohamedAli-jj2vm
    @MohamedAli-jj2vm 4 года назад +3

    Yes midnimo somali weyn wax dhamo lawa inta igu racsan like igu deqa

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 4 года назад +3

    💪🏾🇸🇴Guul iyo Midnimo Soomaaliweyn ✊️👍respect 🙏Cagmadhige👌

  • @dekamahadahmed9791
    @dekamahadahmed9791 4 года назад

    Yes wa racsanahy sababto ah midnimda somaliya rabana

  • @UaeUae-tz1sm
    @UaeUae-tz1sm 4 года назад +1

    Yes yes

  • @AbdifatahH
    @AbdifatahH 4 года назад +2

    Cagmadhige aduunka somaliland buu u necebyahay, lakin afkagu waxba naga qadimayo💚💭♥️

  • @naimakhayre3433
    @naimakhayre3433 4 года назад +1

    Maxamed abdi adaan guuuul wll

  • @abdikarimalinoor5348
    @abdikarimalinoor5348 4 года назад

    Yes wan tageersanahay somaliya hamidoowdo midnimo iyo cadalad ayan rabnaa iyo sinan I.a dadka somaliyeed meelkasta hajooganee waxarawan mid nimada iyo wada jirka markle ina guul3 ayan ka rajeynaaa

  • @Gfunkyistheshit
    @Gfunkyistheshit 4 года назад

    Ayaantan ayay reer Djibouti xiniinyo iska baadhbaadheen markaas ayuu duliga meesha haystaayi ku fikiray in uu indhaha iyo dhagaha dadka kaleexiyo dulmiga ay ka sheeganayaan.
    Wuuna ku guulaystay ayaad moodaa waayo Somaliland iyo Somalia unbaa lahayaa.
    Ilaahay subxaanah mid ka fiican oo baari ah ha ugu badalo reer Djibouti iyo kuwa kale oodhan.

  • @nuurdiin8156
    @nuurdiin8156 4 года назад

    Yes waan kuracsanhey shiraka labada deda garaba waan kufaraxasanhey iney kumidomaan

  • @mataanmahammed.5411
    @mataanmahammed.5411 4 года назад +7

    Waxaan ka rajeynayaa inzha allah inuu ka soobaxo arrimo Asaasi ah taas oo ay bulshaweynta somali weyn ay ku qancaan inzha allah

  • @deqaali9342
    @deqaali9342 4 года назад

    yes yes yes Midnimo Markale

  • @ajabnino9577
    @ajabnino9577 4 года назад +1

    Between the two countries ✊🏾

  • @zahrachide2275
    @zahrachide2275 4 года назад +1

    Maashaa Allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✈️🌨️💯📢 yes

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 3 года назад +1

    Universal tv waxa laga leeyahay dalka somalia waxa lasocda barnamijyadooda reer somalia haduu HCtv reer somaliland waxay odhan lahayeen midnimo danbe maya cagmadhige ama dadka lahadal oo lanbarada reer somaliland 20 kamida oo gudaha somaliland kusugan garaac sidookalena Somalia 20 garaac

  • @sadiiqbustaale4175
    @sadiiqbustaale4175 4 года назад +1

    Midnimo way dhamaatay reer Somaliland idinma rabto

  • @aesthetic_toxician8632
    @aesthetic_toxician8632 4 года назад +1

    Yes waayo yurub mamidoobeen hadeynan dani ku jirin markaan mideysanahey cadowgeena naguma dhaco hada nin walba markii loo bahdo waloo yeran mana did karo qolo kasta na markey tuladeyda tirina dadkii ku hoosnoolaa cabanayo marka walaalo wadajir wax lagu waayo tafaraaruq laguma helo odeygii caruurtiisa u dar darmeyna ul buu tusale uga dhigey marka somalinimo ayaa na deeqda

  • @fatimafarahsultan2551
    @fatimafarahsultan2551 4 года назад +1

    Run Waa Run Beeni waa Been.....Somaliland Waa Somaliland ....Somalia waa Somalia.....ka hor 1960 waxay ahaayeen Somaliland iyo Somalia ....maaantna waa Somaliland iyo Somalia .....1960-1991 ayay noqdeen Somali Democrati Republic taana waxa ka dhashay dhib ,dagaal,borbor,iyo dhimasho...1991-2020 way kala maqanaayeen runtii Somaliland way dhisantay...Somalia maanta ayay dawalad u dhisantay....hdii dib lagu soo noqodo wadadii hore waa borbor.....

  • @AM-ip7xj
    @AM-ip7xj 4 года назад +1

    Yes midnimo waa muqadis.wax laanlatidhaahda ma jiro.somaliya haysraacdo.iyaguba 30 sano dad bay xasuqayeen.midnama soomalinaraba.

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 4 года назад +1

    Yes shirka

  • @raxmamuuse6425
    @raxmamuuse6425 4 года назад +1

    NO,sastuna waa Somaliland hada meel ay ka soo laabato ma joogto Horumar bay gaadhay Somaliland Muse bixina cod shacab ayuu ku yimi mana dhici karto waxan shacabku rabin inuu la yimaado israacii hore ayaanu ku qasaarne oo dadkayagii lagu layey mid danbe mayya ayaan qaba ee wan tashane idinkuna tashada oo riyada iska daaya iyo israacad ku dhagsantihiin anaga idiin nimi hadana idinka go, nay

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq 4 года назад +1

    Shanta soomaliyeed halkay joogeen sowkuwa somali ethobia somali kenya somali jabuti somali waqooyi somaliland somali koonfur somalia marka shantijba waykala maqanyiine midnimada somaliyeed masomaliland iyo somalia saddexda kale halkay kumaqan yihiin

  • @Jb.hashim
    @Jb.hashim 4 года назад

    Magacayga wa cabdishakur oo joga wadanka belguim.shrka ka socda waxan leeyahay , haa,, Rajo Fiican Ayaan Qabaa Iyo Guul 2da Dhinac Ah Somalia & Somalilnd ❤️
    KUWA negatiefka Ah Waa Kuwo Xanuunsan, Ka Fogoow 🚫.. mahadsanideen

  • @abdikhadarcaynaan4674
    @abdikhadarcaynaan4674 4 года назад +1

    ABDIKHADAR MATAAN OO JOOGA MAGAALADA BOORAMA WAXAN AMINSANAHAY IN MUSTAQBALKA GALAINYARADA SOMALIYEEED

  • @suweysofficial8854
    @suweysofficial8854 4 года назад +3

    Haa waan taageer sanahay alle wxn ka baryayaa inay somali halkaas kuheshiiso

  • @ahmedxaamud7792
    @ahmedxaamud7792 4 года назад

    Yes guul rajaynaynaa hadanu nahy reer somalilnd

  • @Amiir2424
    @Amiir2424 4 года назад

    Soomaaliya Allaha kor ka yeelo. Cuqdadu maahan wax wanaagsan oo qalbiga u roon. Soomaali Waa is wada leeysaye ha is cafiso. Wixii dhintay, oo xaqdaro loo dilay Allaha u naxariisto. Wixii xaqdaro ku dilayna, Allaha cadaabo. Soomaaliyeey SNM, SSDF, USC Iyo Siyaad Barre, dhamaan Wixii ay geesteen, yaan cuqdad nalagu kala gelin.

  • @Somaligamer32
    @Somaligamer32 4 года назад +1

    Hadalka sax gobaldii waqooyi iyo kuwii koonfureed wax ay samaystee jamuuriyadii Somali Republic ee maaha somalia waa magac aad labaxdeen sida aanu ula baxnay Somaliland noo more midnimo dhimatay bay ku sii dhagan yihiin reer qadaadwayne ama reer faqasha

  • @katrajama9666
    @katrajama9666 4 года назад

    kun iyo kow jeer baan leeyahay somaaliyi ha is raacado waa guul naan rajeeynayaa yes yes baan kulweyahay wsc

  • @cabdulaahigoobe9592
    @cabdulaahigoobe9592 4 года назад +1

    Yes midnimada waa horumar ka dalka oo dhan

  • @abdirahmanosman5621
    @abdirahmanosman5621 4 года назад

    Ma raacsani shirka Djibouti waayo dawladu waxay la shirayaan hal beel oo keliya oo ka mid ah shanta ama lixda beelood oo wada dega gobolada Waqooyi. Waxaana ka muuqda madaxda dawlada federaalka aqoon la’aan ku saabsan dadka soomaaliyeed ee gobolada Waqooyi ku nool.

  • @user-pk9ln8ve1t
    @user-pk9ln8ve1t 4 года назад

    Yes somali wen guul somali insha

  • @waa_tacab_noloshu
    @waa_tacab_noloshu 4 года назад +1

    Ma iyaga oo gobolo layidhahdo ayay labada dhinacba Xoroobeen? Midkale Midinimada ma dhinac baa u arkayey inu wacanyahy mise labada dhinacba?

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 4 года назад

    Yes aaad i aad ba u soo dhaweynayaa maxayeeley somali oo mida ban rabaaa

  • @faadumomaxamed6519
    @faadumomaxamed6519 4 года назад

    Yes waxan jecelahay Somalia oo mida la helo

  • @saleemaanmuslim4503
    @saleemaanmuslim4503 4 года назад

    yes. aad aad baan usodhoweynayaa

  • @aweysburhani384
    @aweysburhani384 4 года назад

    Tuugta somaliya ama waqooyi ha joogaan ama koonfur ha joogaan waqtigiinii waa dhamaday!!

  • @durguf3993
    @durguf3993 4 года назад +1

    Meel Aan Wax Jiirin Ayaa Xaalka Laga Doonayaa ,waar Daka Waqooyiga Daga Dhammaantood Afti Ha Laga Qaado. Meeshay U badato Ha La Qiimeeyo.

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 4 года назад +1

    Soomaaliya waa mid allaha mideeyo

  • @kornelwaaw3106
    @kornelwaaw3106 4 года назад

    yes WAXAN yes dhahay SOMALIA makalmaarmanto