"Geel-jire ayaan noqday oo qori ayaa la ii dhiibay" C/qaadirJirde, waraysi, Q;1aad | © ha qaadan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2024

Комментарии • 49

  • @ilhamjirde2954
    @ilhamjirde2954 5 дней назад +4

    Adeerkay aabahay la dhashay ❤ ilaahay haku daayo cimrigana hakuu dheereeyo

  • @RashidAbdullahi
    @RashidAbdullahi 25 дней назад +9

    Mansha allah tabaaraka laah Aqaadir jirde. Waa dadka. Taariikhda. Aqoon. Quality le
    Allah xafido .

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f 25 дней назад +9

    الله يسعدك ويحفظك ويكرمك يا أستاذ عبدالقادر ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 10 дней назад

    Laba Oday oo ruug cadaa iyo Taariikh aad u qiima badan oo wax tar noo leh maasha allaah Cimri dheer iyo Caafimaad .

  • @mustafehussein6983
    @mustafehussein6983 25 дней назад +2

    Maansha Alla waa raga tirada yar ee dadkii wngsanaa kasii nool cimrigaa iyo caafimaad ka Alla ha u barakeeyo.

  • @hamzaaideed9950
    @hamzaaideed9950 24 дня назад +2

    Awoowgay cabdiqadir xaaji ismaaciil aw cali allaha barakayo❤

  • @HodanElmi-v2c
    @HodanElmi-v2c 25 дней назад +3

    Masha Allah Rabi caafimaadka iyo cimrigaba ha u siyaadiyo

  • @naasirkilaas1504
    @naasirkilaas1504 25 дней назад +2

    masha allahh waa nin muxtarima runtii ilaahay cimriga iyo cafimadka hawbarakeeye
    i

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 24 дня назад +1

    All Somali Legendaries are from Camuud, Borama made Somali people proud of🙏

  • @MaxamedAamiin-y7s
    @MaxamedAamiin-y7s 24 дня назад +1

    Masha Allah ilahay ha kudayo Ader waxa tay dadka yar e taariikh duxusidonto

  • @Nourmohamed-tm5ub
    @Nourmohamed-tm5ub 24 дня назад +1

    Mansha allah Alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo ader

  • @abdiwasacshekha9289
    @abdiwasacshekha9289 25 дней назад +12

    Abihii wuxuu dhashay 1887 siduu sheegay wuxuuna dhintay 1961 da'diisu waxay ahayd 74year isaguna wixii dhashay 1950 hadana waxa lamarayaa 2024 wuxuu jiraa 74year allha ubarakeeyo cimriga cabdiqadir jirde

  • @eregshugri8823
    @eregshugri8823 18 дней назад +2

    Abdiqadir jirde Alle cimriga ,caafimadka haku barakeyo.
    Wllhi Barmajij kasta ama dood wuu ku jiro ima dhaafo ,wxana ku jeclaaday marka aan ka tago aqoonta iyo taarikhda wxan ku jclaaday run sheega, Dhagaysiga dadka ka so horjeeda iyo qancinta dadka .
    Alle ha ku barakeyo awoowo.

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 14 дней назад

    Mashallaa laba nin oo rugcadaa ah ayaa is helay *Cali seenyo & Cabdiqaadir jirde*

  • @abdirashidhassan5027
    @abdirashidhassan5027 25 дней назад +3

    Masha Allah Allah cimriga haku dhereyo nice interview

  • @hassanmohamud852
    @hassanmohamud852 25 дней назад +1

    Masha ALLAH waa xigmad Abdiqadir jirde aw Ali

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 25 дней назад +4

    Siyaasadii oo qof ah.

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 25 дней назад +3

    Masha Allah Masha Allah Masha

  • @Bidixo
    @Bidixo 6 дней назад

    15:27 Mohamed Ismail kidifaar ..... alle hawnaxiisto'e aad Ayaan u aqaanay oo waliba waxaan ku faanaa inaan caruurtiisii aanu isku lod'ahayn iskuna xaafad ahayn ( sh.madar) wada kornay,iska warhayno oo ilaa imika walaaladay yihiin.....❤❤❤❤

  • @eregshugri8823
    @eregshugri8823 18 дней назад +1

    I'll wait part two .
    Inzha Allh .

  • @G36-u8l
    @G36-u8l 25 дней назад +8

    Waakaa ragga Isaaq ee la yaqaanay! Waxa badaly Muse iyo Maxamed Kaahin oo laba dibjir ah. Oo reerkii magacoodii iyo karamadoodii dhulka ku jiiday. Allow naga qabo

  • @maxamuudmuuseroodhi5598
    @maxamuudmuuseroodhi5598 12 дней назад

    Dadka aan siyaasiyiinta ugu jeclahay weeye runtii cabduqaadir xaaji ismaacil jirde eebe cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo nin muxtarima weye runtii

  • @samodooncali
    @samodooncali 4 дня назад

    Cabdiqaaddir Jirde Awcali waa sooyaal soconaya. Waxa aan soo jeedinayaa in Waxaas oo taariikh ah uu qoro amma laga qoro oo la kaydiyo.

  • @FarhanAbdilahi1
    @FarhanAbdilahi1 25 дней назад +2

    Adeer alle haku barakeeyo

  • @LibanAli-zo9ic
    @LibanAli-zo9ic 24 дня назад +1

    Cqaadir jirde waa siyaasi taariikhyahan wuuna kumahad sanyahay Taariikhda unala wadaagay.

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 25 дней назад +3

    Cadiqaadir Jirde waa kaydka taariikhda SL ee dhinacyo badan!

  • @maxdar11
    @maxdar11 24 дня назад +5

    Nio annagu school kaygii sidaaba ugama sheekayn karayo shalayna way ahayd 😂 ummad qalnigu madawyey ayaanu nahay

    • @Inasuldaan2Ahmed
      @Inasuldaan2Ahmed 16 дней назад

      Wlhi waa runtaa zhp schoolkeygi F4 kii dhawaa ba ayanan waxba ka xasuusanee kwrnn nio maxa isbadaly odhan karnaa talow 😄

  • @SalaanDaauud-if1yq
    @SalaanDaauud-if1yq 24 дня назад +2

    C/qaadir waa nin aqoon yahay, waa ehelu aqli, ah waanan taageeraa.waxaañu istaahilaa in m/waynu loodooro. 15:53

  • @ismailadammuse1903
    @ismailadammuse1903 23 дня назад +2

    Taariikhyahan

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 25 дней назад +1

    Karaamaysane❤

  • @nuuriinahmed459
    @nuuriinahmed459 24 дня назад +3

    Fiicnaanlahaydaa inaaad madax weyne isusoo sharaxdo

  • @ridwanabdi2501
    @ridwanabdi2501 16 дней назад

    Tani waa taariikh

  • @MohamedAhmed-vt9uv
    @MohamedAhmed-vt9uv 13 дней назад

    Reer Waqoyiga Haday Guri iyo Gaari leeyhiin. Waa Maalqaben. hada Hadii Gaariga la waayo Bakhtiga u xalala.😂

  • @NasraGulaid
    @NasraGulaid 19 дней назад +1

    Yaa yaqaan dariiqada???

  • @abjanyare5052
    @abjanyare5052 24 дня назад +1

    qaamuska siyaasada somaliland. waxan somalida kale dheer nahay abdiqadir jirde awcali

  • @mohameddeeqxadaari4850
    @mohameddeeqxadaari4850 25 дней назад +1

    Ina jire aqoonyahan dhab ah

  • @Theforthe
    @Theforthe 25 дней назад +1

    Caqligii Somaliland

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 17 дней назад

    Cajiib waa nin kusoo koray nolol wanaagsan oo aan sabool ahayn! Waa shiqsi xariir ah

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 25 дней назад +1

    Look who's talking 😂😂😂😂😂😂😂

    • @hamzaaideed9950
      @hamzaaideed9950 24 дня назад

      He has more history and pride then ur ancestors combined 😂

  • @faysalibrahim584
    @faysalibrahim584 24 дня назад +1

    Wr horta cabdiqadir yaa u reer abtiya 😂

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 22 дня назад

      Samane Cabdale saldanada Arab

    • @faysalibrahim584
      @faysalibrahim584 15 дней назад

      @@jonasmk8231 oo wll ma arab arab dhalay ba

  • @muuminchannel124
    @muuminchannel124 25 дней назад +1

    Aqoonyahan