Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Ma qorshaynaysaa in aad booqatid Dubai | Daawo muuqaalkan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 ноя 2021
  • Magaalada Dubai waa magaalo ganacsi oo aad u mashquula, maalmahan booqasha ayaan ku joogay, muuqaal kooban ayaan idinkaga diyaariyay, oo ku anfici kara haddaa doonaysid in aad soo booqatid.
    Like muuqaalkan fadlan si uu asxaab badan u gaaro
    Subscribe: / hassansunni

Комментарии • 42

  • @amiishaamiishacabdijabaarm8574
    @amiishaamiishacabdijabaarm8574 Год назад +3

    insha allaah waan adayAaa 😭

  • @djsomali5445
    @djsomali5445 2 года назад +1

    In sha alah wan imaan doonaa

  • @nalkaraxadasahalbojo9038
    @nalkaraxadasahalbojo9038 2 года назад +1

    insha'Allah mar ayan rajeena inaan imaado

  • @xasanomar8608
    @xasanomar8608 2 месяца назад

    Hotelada raqiis ah madan soo gelin xassan

  • @anabelmi2266
    @anabelmi2266 2 года назад

    Isoo jawaab adoo raali ah

  • @ibrahimabdisamad3927
    @ibrahimabdisamad3927 Год назад

    guryaha kawaran

  • @nasrasidiiq729
    @nasrasidiiq729 2 года назад +1

    Asc walal Ma la ogaladay passor somaliga Jogitanka wan iman laha Waxa la iri passor somaliya Ayeey didan yihin jogitanka inay ku dhuftan

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 Год назад

      Wll passport somaliland ah iska qaado kaasaa la ogol yahaye

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy 4 месяца назад

    Walal passport itoobiyaanka ah raba

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy 4 месяца назад

    Asc basborka itoobiyanka kawaran

  • @hooyomuuminogabadheda
    @hooyomuuminogabadheda 2 года назад +2

    Inan ku nolado hadan ubahanayna wll mel lagu nolankaro miya

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  2 года назад

      Haa laakiin Dubai nolosheedaa qaali ah haddii aad family Tahay single hadaa tahay iska Shaqaynayso waad ku noolaan kartaa, hadaa qoys tahay waxaa fiican in aad magaalooyinka ku dheggan dubai degtid.

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 2 года назад

      @@HassanSunni OK waxaan ku weydiina hadaan soomaaliya ka soo baxayo qarash imisa ayaa igu baxeyso mahadsanid baaxada magaaladana waa imisa mahadsanid

    • @keyfkeyf3301
      @keyfkeyf3301 2 года назад

      @@xareedproduction.7740 aniga inaa aado rabaa numberkada isoo qor

  • @amiracadey9703
    @amiracadey9703 Год назад +1

    Asc , wll Dubai bn rabey inan uguuro kwrn famil maku fcnthy , se kirada guryaha iyo ma nala so wadagi kartan iyo maciishada qofki inte ku baxeysa pls qofki aqoon u leh ha iso jawabo muhim bey itahy 🙏

    • @nastexomohamed5274
      @nastexomohamed5274 Год назад

      Wll an idin raceee ma tagteen

    • @amiracadey9703
      @amiracadey9703 Год назад

      @@nastexomohamed5274 haa abayo wa tagey bishi april 20keeda hore uga so noqdey visa 30 Bari heystey masha allh wa meel fcn lkn kulul Marka samarka

    • @munabakal6973
      @munabakal6973 10 месяцев назад

      Abyo bassbor somali maku aaday dalxis ahan ma u dalbaty meqo aa sugeyse iso sheg mcny❤️

    • @AbdallahHussein-qo4xl
      @AbdallahHussein-qo4xl 9 месяцев назад

      ​@@munabakal6973dubai maa rabtaa wall hada xog u bahan tahay ila soo xirir

    • @muneiraguzel7212
      @muneiraguzel7212 2 месяца назад

      Wll iissoo jawaab adoo raali ah hda joogto​@@amiracadey9703

  • @kaalay24a
    @kaalay24a 2 года назад +1

    Inte aan kala soo xariira

  • @meesi.7447
    @meesi.7447 Год назад

    Bisha November 25 bd so duubty ana wax dawaday 29 😂

  • @ladanecade8307
    @ladanecade8307 2 года назад +1

    mahadsanid si aan kula soo xidhiidh linkkaada noo soo dhig
    mida kle paspord ethiopian ah ma lagu iman karaa oman bahrain dubia

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  2 года назад

      Sida ugu fudud waa Sunni.Media10@gmail.com

    • @HamidaKhatun-nw2lp
      @HamidaKhatun-nw2lp 9 месяцев назад

      Passport ka Ethiopia waa kan ugu fiican uguna fudud dad badan ooku aaday aan aqaanaa

  • @user-ev2ow7uo3i
    @user-ev2ow7uo3i 8 месяцев назад

    Inaan imadan rabaa lkn waan cabsanaa kaligay

    • @mohmethanat5743
      @mohmethanat5743 7 месяцев назад

      Xagee jogtana wll anpa wan usocda hadde

  • @nalkaraxadasahalbojo9038
    @nalkaraxadasahalbojo9038 2 года назад

    insha'Allah mar ayan iimaada

  • @bahjamohamed3982
    @bahjamohamed3982 2 года назад

    Cujmaan ma tagtay wll ayada nooga so waran nolosha familka makujabantahay

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  2 года назад +1

      Walaal cajmaan waa ay ka nolol fiicantahay Dubai, xaga zaxmada iyo maciishadaba.

  • @haboonofficial3101
    @haboonofficial3101 2 года назад

    aboowe shaqo Malaga helaaa Sido kle sidee lagu imaan karaaa

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  2 года назад +1

      Shaqa waa laga helaa laakiin waxay ku xirantahay xirfadaada shaqo, visa dalbo

    • @keyfkeyf3301
      @keyfkeyf3301 2 года назад

      Abyo ani iyo adi isla aadeno

    • @maxamedcabdimaxamed6809
      @maxamedcabdimaxamed6809 Год назад

      ​@@keyfkeyf3301 ma baxday mese wa jogata wa aisarcena gabar ahaye

    • @NaciimaCumar-lx4vb
      @NaciimaCumar-lx4vb 8 месяцев назад

      ​@@HassanSunni wll xirfad qofkii an aqoon meelaha ganacsiga maka shaqayn karaa

    • @mohmethanat5743
      @mohmethanat5743 7 месяцев назад

      ​@@NaciimaCumar-lx4vbhaa wll fursado badan yaal anba hada usocda

  • @anabelmi2266
    @anabelmi2266 2 года назад +1

    Asc walal arimo aan ubahna ayaa kahadashay oo aan rabay in aan waxka waydiyo xagee number kaaga kaheli karaa

  • @khadiirashow
    @khadiirashow 2 года назад

    Shaqooyin malaga helaa dubai