XAMDA QAALI WAA GAR'E HEES CUSUB MUUQAAL CAJIIBA 2017 OFFICIAL VIDEO CLIP

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Ereyada Omar Barkhad Iskudubaride LEGEND JEYJEY MUSIC BY AHMED WALI IBRAHIM FURINLE DIRECTED BY MUSTAFE SALEEBAAN.

Комментарии • 595

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 3 года назад +5

    Inan ka xasuusto gabadh somaliyeed ee aan arko waa tii ugu quruxbadnayd.
    Maxa hablaha inta qurxoon inaga fidneeya.

  • @nazapciiltirasomalander8435
    @nazapciiltirasomalander8435 7 лет назад +19

    xamda qurux umac gacalo😍
    hargeisa bollywood bay noqotay acterkii uun baa kaa dhiman quruxeey lkn in yar is astur love u sis😍😍😍👏👏👏

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 7 лет назад +2

    subxaana llaah hadii hees laqaadayo ma ahan qasab in dharka ladhigto dambi waxaa kuugu filan ka heesta lkn hadii mid kawayn gashid waa halis asturnaantu waa quruxda hablaheena qaaliga ah rabi ha idin xafido aamiin

  • @alhamduliallah9257
    @alhamduliallah9257 7 лет назад +7

    Subhannallah allahu akbar ilaahay ha ku soo hadeeyo inshallah☝🏾

  • @farhanjam2773
    @farhanjam2773 4 года назад +3

    Manshallah wall ad bad u qurux badan tahay eh is astur walshay alleh haku astureh inshalllah

  • @hamzecaaqil5314
    @hamzecaaqil5314 4 года назад +2

    Inantani qurux badan nin wanaajiya hadey hayso mey isa so qawiseen

  • @Hooda36
    @Hooda36 7 лет назад +6

    Xamda qaali sis ur beautiful u have beautiful voice too waxaan kuodhan lahaa fudeeydku mafiicana ee isdeji oo cawradada astur illaahay kacabso xidigaha naa ha cebeyn come down👐

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 4 года назад +4

    Mansha-Allah ciidiyo Midabkeeda
    Wey is match gareynayaa
    And so cute looks like Holly/Bollywood Actress
    Waa ereyo wanaagsan iyo laxan cool ah
    ruuxa duubay clipkaan waa qof tegay
    Mahadsanid ✍🎤🎬🤴

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 5 лет назад +1

    Ciidagalii fankii bay soo celiyeen sida fanaanadan codka macaan ee ciidagale xamda qaali

  • @hooyomacaan1976
    @hooyomacaan1976 6 лет назад +5

    😭😭😭illaahay aya mahad leh aan tan wllzhay ka dhigin🙈🙈

    • @user-qt5pc2zj3i
      @user-qt5pc2zj3i 2 года назад +1

      Astaqfullah yaqey ida bo walashaa cml lee ahaa hooy 💔😭

  • @inakassim7919
    @inakassim7919 3 года назад +2

    Heestan 2018 kii anoo single ah daawan jiray 2021🤣🤣

  • @Mudane-
    @Mudane- 4 года назад +1

    Naagtan maxay marwalbo dhabarkaa ii aadisaa muqaal tabiyaha mise waxkalaa jiraa bulshada kaa qarson

  • @mr.zakariamouse3433
    @mr.zakariamouse3433 7 лет назад +18

    waar shaydaanku waa cadaw eh waa walaasheen ee hala waaniyo.
    iyadana waxaan leeyahay walaal ilaahay ka cabso qaawanaan ajar laguma helo hadaad sidaas ku dhimato maxaad ilaahay la hortagi doontaa tolow alle ka cabso, qurux daadana qaawanaan haku khasaarin ee dhawrsoonow.

  • @mohamudhaadi4609
    @mohamudhaadi4609 7 лет назад +1

    muqaalka Ayaa ka shidan heesta qoftan koley waa garoobe meel igu sheega tolow

  • @amaalibraahin5019
    @amaalibraahin5019 4 года назад +3

    Xamday heesahaaga tanaa ugu mcn💋❤💙💔💖💕💓💜💚💗💝💟
    Sida waqal fadkii ayuu igu soo dul laabtee

  • @mamasoomaali
    @mamasoomaali 7 лет назад +1

    Inaad is qaawiso nolashaado Dhan iyo Sharaf taado oo dhan ayey dhulka dhitay is not worthy. Lacag kasta oo sad ka sameyso way dhamaan

  • @ashahappy3164
    @ashahappy3164 7 лет назад +12

    Waan yabee maxeey Gabdhaha heeso isku qawiyaan Waa kuwaan wiilasha asturane Yaab 😭😢

    • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113
      @quruxwaadiniyoakhlaaq7113 7 лет назад

      Asha Happy ,😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ashahappy3164
      @ashahappy3164 7 лет назад

      ayan badan qalbi lula Wlhi Waa iga yabiyeen 😂😂😂😭

    • @Ayanawalle
      @Ayanawalle 7 лет назад

      Asha Happy hhhh wil intu iska qawina adaba igu darane

    • @ashahappy3164
      @ashahappy3164 7 лет назад

      ayaan risaq wiil bilaa feero qaawan oo soo heesay ma aragtay taasba qaawni waaye lkn Waa ku waas wilashii fanaanadahooda wata gabdhihiina jirkodii dhan aaba la arki rabaa Mar dhaw

    • @marwadamohamed6858
      @marwadamohamed6858 7 лет назад

      Asha Happy dee yadu jidhbeey heysaye isagu xta six bags mleh

  • @mukhtarhagar4344
    @mukhtarhagar4344 4 года назад +2

    Maalin aan fogeyn waxaynu arkidona Gabdho kiishali/Rajabeeto iyo Kastuumo/Nigis kuso heesaya🤚🤚

  • @abdirahmancmm
    @abdirahmancmm 7 лет назад +13

    sidani heesid maahee Xaga rabi haloo noqdo tani waa Daahir yaa shamise 🙈🙈🙈🙈

  • @somalilanddhalad7592
    @somalilanddhalad7592 7 лет назад +1

    xuural cayntee akhiire onka lagu reebay waan ka helay heestee

  • @abdihamiidboulboulmohamud7210
    @abdihamiidboulboulmohamud7210 7 лет назад +23

    wlala maand AABO IYO HOOYO LAHAYAN SHARAFTA WAALIDKAAGA IYO SHARAFTADA DHOWRO OO FANANIMADA HADAD ISKA DAYN KARYAN IS ASTUR DANBIGA ISKA DHAAFO HEESTAN WAXAD QADAY RAMADANTA DHEX DEEDA WALIBA BIL BARAKAYSAN AYAAD IIS QAAWINAYSA WALIBA HEES SOO QADAYSO ILAAHAY HAKU SOO HADEEYO WALAALEY ILAAHAY KA BAQ

    • @mohamedliban6235
      @mohamedliban6235 7 лет назад

      sxb adiga hooyo iyo aabo malihid miyaa maxaa meeshaan xun kasoo doontay
      mise waalidiinta islaameed inaad meelaha ka aflagaadayso ayaa laguu dhalay

    • @abdihamiidboulboulmohamud7210
      @abdihamiidboulboulmohamud7210 7 лет назад

      abti wad khaldan tahay anigu cid ma aflagaaday aabo iyo hooyo iyo gabadha fanaanada midba ma caayin

    • @najmaqaali3200
      @najmaqaali3200 7 лет назад

      hhhhh abti hayla dhigin dee

    • @abdihamiidboulboulmohamud7210
      @abdihamiidboulboulmohamud7210 7 лет назад

      maxay

    • @najmaqaali3200
      @najmaqaali3200 7 лет назад

      hhhhhhh moooyiye maxay ama ku raaxeyso ama iskaga bax meesha yarka😂

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 7 лет назад +1

    Qaawanaan anigu waxan u aqaan marka mudug layska dhigo, gabadhan hooyaadeedna ma qaawana. qaar mayuuko qabaa meel xun ka arkaya ee waa iska caadi iyadu.

    • @siciidaxmed7541
      @siciidaxmed7541 6 лет назад

      kkkkkkkkkkkkkkkkkk madaawan lahayd wlshaayoo qaaawan

  • @kibromsisay2179
    @kibromsisay2179 7 лет назад +13

    am from Ethiopian and i like listening Somalia song's *** womasenti****

  • @mukhtaarsulub2221
    @mukhtaarsulub2221 7 лет назад +8

    Naagtu hadanay lahayn kub fiican aniga dookhayga maha inta ifahmaysa like sara

  • @hassanhussein1718
    @hassanhussein1718 7 лет назад

    xamda Qurux wallee wax shidan ayaad tahay. wixii nool baa ku nooleeya Dhegaha iyo Indhahaba basaastii waad nooga tirtay horey u soco.
    xaliimooyin badan oo Quuq Qaaqda haya waan arkaya. xaasidnimada joojiya yartu waa shidantahee

  • @samatarahmed8422
    @samatarahmed8422 7 лет назад +1

    wll isla yaab oo xishoo malaha caadi matihide mise waad sikhraansanayd markaad clipkan lagaa duubay sidaadani waa xad kabaxe hadii kale dharka wada dhigo oo isqaaawi halaguu aqoonsanaado qof waasheeee

  • @adanaden6601
    @adanaden6601 7 лет назад +5

    *wwww Ax yaa Abwaan qaliyaa war layskuma hayo super vedio nice musik*

  • @teamsharmaboy3199
    @teamsharmaboy3199 7 лет назад +22

    xaax wlhy naagtaan anoo gabadhaa u kacsaday ee dadka waxaan cml duubayo ha naga dhaafaan please

    • @mandeeqahmed3611
      @mandeeqahmed3611 7 лет назад

      Jihaan Daahir kkkkkkkkkkkkkkkkkkyaaab subxanallah

    • @Garashoo
      @Garashoo 7 лет назад

      Jihaan Daahir wamin ayaatihi ma leisbian baad tahay subxaanaka yaa cadiim aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban somali lesbianana aragnay gabadh gabadh kale ukacsanaysa yaab

    • @mokanijm6131
      @mokanijm6131 7 лет назад

      Jihaan Daahir maxaa dareentay markaa kacsatay?

    • @mandeeqahmed3611
      @mandeeqahmed3611 7 лет назад

      Jihaan Daahir yaaab subxanallah

    • @mandeeqahmed3611
      @mandeeqahmed3611 7 лет назад

      abdi M qoje 😂😂😂😂😂😂😂😂yaaab

  • @ustaadsiciid6951
    @ustaadsiciid6951 5 лет назад +2

    XamDa yusuf ibraahim Xamda qaali
    Laan dhere banaan degay halaga Hagaago InanTa somali moryolayey🔥🙏😂

    • @asmafani5902
      @asmafani5902 4 года назад

      inantu wa inan garxjisa alle haso hadeyo xamda

  • @shamareershow6981
    @shamareershow6981 7 лет назад +1

    ka hadha fanaanada haku mashquuline agaaaaaaah guul xbbti xamda qaali quruxeey

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 6 лет назад +1

    Maalin kasta mrkaan SHAQADA ka soo baxo waa daawadaa HAMDA QAALI illaahey jidh ayuu udhiibay wlhi Ana iskaabulo ayaa idishay FROM OSLO NORWEY qofta ila soo xidhiidh dheh

    • @empiresaara9927
      @empiresaara9927 5 лет назад

      😂😂😂iskabulnimadada ku nolow tasa kafcn

  • @mohamudsaynis2541
    @mohamudsaynis2541 4 года назад +1

    Is astuus ilhy habaq

  • @anasaxmed5764
    @anasaxmed5764 5 лет назад +1

    xamdi qali fanaanad iga dheh cod mcn ayay ledahy horay u soco mcn

  • @barwaaqomaxamed5859
    @barwaaqomaxamed5859 5 лет назад +1

    ILaHow ku astur wll waad qurux padan tahaye hablo majiraan walhi

  • @ahmedgesey4646
    @ahmedgesey4646 7 лет назад +3

    waa gari xaa ladahaa embayey ya xad ifiresiib rer coment mina taqaniin iishega qumaya qurxan ni roogtee

  • @mohamedliban6235
    @mohamedliban6235 7 лет назад

    heeskaan aniga waan ku raaxeeystay gabadhaan meel laga helo hadaan garan lahaa runtii ameerika ayaan usoo wadan lahaa dadka waanada beenta ah iyo faataadhugta wadana waxaan u sheegayaa inay calaacalka naga daayaan meeshaan masaajid maaha ee ordaha masaajidada aada hadaad wanaag diin tihiin

    • @najaxabdi4723
      @najaxabdi4723 7 лет назад

      Mohamed Liban hargeisa laga helaa huuno ma kuugu qabtaa

  • @hudadhawarzan3729
    @hudadhawarzan3729 7 лет назад +37

    subxaan is qawintu ma ilbaxnimada talow oh

  • @issirassalisman5673
    @issirassalisman5673 4 года назад +1

    Mijo yar. Qarqar weyney is astuur.

  • @habeendhalad5011
    @habeendhalad5011 5 лет назад +1

    Dadka wadanka joogo buurnaata bay qurux moodaan yaaab

  • @yusufaxmad9732
    @yusufaxmad9732 5 лет назад +1

    Waaw xabadan meel kastaba waa raaxo igu qabto te keda

  • @shamsamohamed8625
    @shamsamohamed8625 5 лет назад +1

    Subxanallah gabdhihii xishoodkiibay katageen walaly korkada astur wiilasha waa shidantaha kugu hayo walee ineysan dankaa lahayne iskaabulo uroon adaa noqoty

  • @marwoabdiqani7789
    @marwoabdiqani7789 7 лет назад

    subxallha ilahayo nasturo xisho waxa isku Fal ilahay haa ilwbina. akhyri adunka Waxab. kuma tarayo. akhyri. xasuo.

  • @boqoradairiirsamale3568
    @boqoradairiirsamale3568 7 лет назад +4

    mnsha Allah waa quruxley style ka cajib shidantahay lkn is astur abaayo wd qawantahaye

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 7 лет назад +7

    wooooow love the lyrics ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikranmohamed954
    @ikranmohamed954 7 лет назад +1

    inaba cadi mahan

  • @sumayaali292
    @sumayaali292 7 лет назад +2

    subxanallah ar is astur mesha jir makuhesid..wax aan calool iyo baruur ehen

  • @A.A.Dhoolayare
    @A.A.Dhoolayare 7 лет назад

    ma markay xigmadii guurtaaa
    qaawani maryo xidhan
    loo maleegay soo jiidashadiyo
    fankii macaanaayee
    nuxurka miidhan ahaaa

  • @rukiamohamed9899
    @rukiamohamed9899 7 лет назад +1

    waa iga gadantay xabadan wn taagersanhy

  • @muxuyadinkaldeeq4359
    @muxuyadinkaldeeq4359 4 года назад +1

    M a waad qurux badantahay jidh mcn

  • @qurayshyuusuf8112
    @qurayshyuusuf8112 2 года назад +1

    Quruxlaydda fanka xamda Qaali

  • @shamixubi4618
    @shamixubi4618 4 года назад +1

    Talew ka wax ka Doobayaa ma MiYan cadi ahayn

  • @cabdiwali6738
    @cabdiwali6738 7 лет назад +56

    Sidaasay igaga gadan tahay waa markii 10 daawado heestan Like i saar hadaad dhowr jeer daawatay Libaax

  • @hodannuh2635
    @hodannuh2635 4 года назад +3

    Allaha quruxdaa ku siiyey Ee sidaas kuu dhamystiray wlll ka xishooo

  • @abdikanihariir7571
    @abdikanihariir7571 3 года назад

    Alle isku dirtay caana maadan noqon
    Labadaba seegatay😸😸

  • @Warsan614
    @Warsan614 7 лет назад +1

    Wow wa malab igdaa ciyaarta dhe

  • @ayaanabdi4076
    @ayaanabdi4076 7 лет назад +1

    subxaanalahh allow soo hade

  • @zaabiriintiizamirkabadnyd1788
    @zaabiriintiizamirkabadnyd1788 7 лет назад

    adduuuun wllhi way qoooqeen naagihiii soomaallida ani hees danbe ma daawanayo naag dhan waan nacay sidaanna mxay ahayd ma jirkaa la beecinayaa wllhi cajiib dheh naagaha ma buurnaantaa qurux lamooday zxb nigiska iyo raajabeetada kalliya isku reeeb kollay waxba kuuma qarsooneee

  • @susansomaliland1
    @susansomaliland1 7 лет назад +1

    Wixii hore ku ilaawa
    Style ka
    Heesta
    Codka
    Erayada
    Music
    Ciyaarta intuba waaa yaaaaa aaax yaaa reer Hargeisa 💯
    Hore ayaa loo yidhi xarago u kaalay meel aan ogahay xamda qaali waaad iga giijisay quruxeeey

    • @istarmimi4581
      @istarmimi4581 7 лет назад

      Susan Somaliland waxaad Ka ilowday ma sha allah

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 лет назад +1

    War cayda intad iska deysan heesta free ku dawada hdi kle gaadhiga dhaqaaji🙄🙄🙄🙄🙄

  • @mushtaaqnatasha7080
    @mushtaaqnatasha7080 7 лет назад

    Bisinka iyo buurdaha gaal iyo muslima waa astuurnyihin nimanku baalayo ayaa qawisay naagahii uff☺️☺️

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 7 лет назад +2

    waar tana hargysa maka soo baxday weger waa hablihii somali ugu quruxda badnaa hargysa may iskugu tageeen 😂

  • @abdifitaxdahir7357
    @abdifitaxdahir7357 5 лет назад +4

    Xamda waa kugu haysta runti kama cajiso dhageysigada 💌

  • @abdibasidali7611
    @abdibasidali7611 7 лет назад

    Ma qaawanaan ayay noqotay fanaanimadiiba aar kuwanaa

  • @ikranmiliano6394
    @ikranmiliano6394 6 лет назад

    nawal wa warunta wlh dhaqan eee uleyihin fananinta dhaqanka xune kamid tahay

  • @maahirhassan2479
    @maahirhassan2479 7 лет назад +3

    boqorada Style somalida Xamda yar yahfadka laahu wll

  • @mohamedabdullahi5017
    @mohamedabdullahi5017 7 лет назад +1

    Walee tani waa qaaline allow ii sahal tan oo kale

  • @ar15hamza65
    @ar15hamza65 7 лет назад

    subxanallaah naa raga dhar ka xidho wagar lahaane keeba wax kugu falaya tallow ish ka wax ku waydiiya hooyadii habeen qudha duca qabe may odhan

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 года назад +1

    xamda ilahay hanoo kaa soceliyo ayayday ayaa dhashay

  • @hanielmi5717
    @hanielmi5717 7 лет назад

    Papapa Alla inantu quruxbadanaa laisma caasiyee

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 7 лет назад

    shulaac wiilka ku faano somaliland intaan youtube kugu arkaayey w
    maanta ayaad hadal wanaagsan ku hadhashay wlh thanks waa sax huuno saan waa fasahaad wlh illaaah umada hanaga qabto dadka fasahaadiyo dadkii dhalay iyo walaalihii lashay aaway horta naagaha isqaawiyo walaalo malahan miyaa iyo dad wax usheego macbuudkee

  • @abdikhalaqibrahim5226
    @abdikhalaqibrahim5226 7 лет назад +16

    hmmm tan nigiskeedii ayaa muuqda
    ilaaahay fur ku gali waar bal like

  • @mahamedahmedabib260
    @mahamedahmedabib260 7 лет назад +1

    subag adi hortaa ma jirin waad shidan tahee lkn asturni ku fiicnaan lahayd lkn mar hadaad heesaysaba halka kasii soco xamda fujuq ilaa feedhaha thy

  • @ahmedyazin179
    @ahmedyazin179 7 лет назад

    horta dumarka somaliyeeeed fankooda iyo jidhkooda oo qawiyan muu wada socdaa hees mahe waa dawasho

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 7 лет назад

    acuudu billahi mina shaydhani rajiim

  • @abdirachididil3182
    @abdirachididil3182 4 года назад +1

    aalla maxaay somaliyii dhimatay waa kuwaa hableheenii sidaa ku Dan beyey

  • @barotech4015
    @barotech4015 7 лет назад

    Ax Dadkaygii Dheh Izkaabula I Dishay Gabadhanna Hargaysa By SAA Ku Samaynaysa Caawa Marka Aan Sariirta Dul Tago KhaZab waaye I'm aaan Ku Tuurto

  • @wizzmudalib8526
    @wizzmudalib8526 7 лет назад +1

    faniinta hargeysa waxaa kasoo dhow I. eey dharka dhan tuuran sii dumarka subxana Allah

  • @wacanabdifarax2183
    @wacanabdifarax2183 7 лет назад +1

    subxaana laaah danbi kale ayay gashay heees iyo qaaa wanan

  • @hamseabdillahi9588
    @hamseabdillahi9588 5 лет назад +2

    xamda qaaliyeey wllo waxad that qof,runtii akhlaaq wanaagsan oo edaab leh Lin wllo qaali markaad heesaha qaadaysid jidhkaaga aad ha u qaawin ma ihi cadawgaaga Lin waxan ka mid ahay taageerayaashaada waliba sida gaarka ah kuu jecel we waliba markaa , ma jecli in cawgaagu firsad kaa hello wlaashay

  • @dhaweedmohamed8755
    @dhaweedmohamed8755 7 лет назад

    Warkeedu waa hoooo ha iga saarin Tola'ay oo tol beelaye war iigeya gabdha aan ka dhagayseteee Mar qudha haddad ii gaysan Video danbe soo dubi mayso oo way'dun ka nasan

  • @simansiid3641
    @simansiid3641 7 лет назад +1

    MashaaA gabadha qurux badanaa Allow kusoo hanuuni

  • @hodoayaan8788
    @hodoayaan8788 5 лет назад +1

    waad qurux badan tahay laakiin is astur😥😥😥😥😥😥

  • @HRS4477
    @HRS4477 10 месяцев назад

    2023 kuso labtey hestan ka wrran nio 😭😂

  • @ahmedbarre2387
    @ahmedbarre2387 3 года назад +1

    She’s hot wllhi and i watching 2021 😂😂🙈

  • @allaaamin6680
    @allaaamin6680 5 лет назад

    bello ku degtay wlhy qayilaad ayay leedahay tanni

  • @khuuriye
    @khuuriye 7 лет назад +1

    Hamda Qali Big Respect

  • @foosiyayusuf1735
    @foosiyayusuf1735 7 лет назад

    Ar wa lagu jabay mesha tan is qawisay waxa ka daran kuwa dubaya wa la dhintay subxanalah ilahayow dadkan macsidoda ha nagu rogin

  • @nadyamalin4756
    @nadyamalin4756 7 лет назад +1

    Aacuudubilaah dhaqan bi is +diin la aaan

  • @Hachimohammed
    @Hachimohammed 5 лет назад

    maxuuushoto naa is astur nayaa calacala laguso telle maro ma xidhnideee. ilahay ka cabso

  • @libanmustafaismail6090
    @libanmustafaismail6090 7 лет назад

    Umadan hada joogto in ay isgaawiyan ayay ilbaxnimo u moodan

  • @DHAMMEYARE3939
    @DHAMMEYARE3939 4 года назад +1

    Meshan maxa ka dhacaya 😢🙄

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 7 лет назад +1

    Maaashalahi xamda qaali qurux iyo cod🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🎤👌👌🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🍇🍇🍇🌎🌎☝️☝️

  • @jamakabdi8677
    @jamakabdi8677 7 лет назад

    shulaac. mayla aragtey. tii. yarayd way. ka. laydhisay. anshax. xumaa. Ka soo. hadhay hargaysay. ku. asturnayd show. walalaheed. ayay. Ka. baqaysay. subxanalaah

  • @guskasiilka9729
    @guskasiilka9729 7 лет назад

    ilaahaw dhamaantood soo hadee rabbi kaliya hadii aad daawato uducee inaadan marlabaad ku arag sidan imikana had aad dooni iska daa daawo!!!!

    • @hamzemuhumed2405
      @hamzemuhumed2405 6 лет назад

      Guska Siilka magaca kuugu qoran isk bedel bro comment kaagu wuu wcan yahay

  • @aaliyaprincessaaliya8271
    @aaliyaprincessaaliya8271 5 лет назад

    Bisimilaahi inslantan weyn uf naa isu xishow habryahey folxumadadle nagaqarin qawann qurux mahe

  • @mohamedmuhidin225
    @mohamedmuhidin225 6 лет назад +1

    Hhhhhhhh camera 📷 manka xoolo rag in uu sidan ugalo xaqmiya?

  • @adoontiallah6704
    @adoontiallah6704 7 лет назад

    haayay qawani iyo calool isma qabate iska kala yare waxan la arag iska dhigtee

  • @exqalbitagay7334
    @exqalbitagay7334 4 года назад +3

    Viva hamda qali😍👌

  • @khadarmi6810
    @khadarmi6810 7 лет назад +5

    xabadan magacaygih bad ku ciyarty wlhi na is astur

  • @ilaqosolboys3889
    @ilaqosolboys3889 7 лет назад +1

    top top hamda qali
    nice song