MASEER PART 129

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 295

  • @ShukriShactiro
    @ShukriShactiro 4 месяца назад +78

    Aan kuwada salino xabiibkena Muhammad SCW SCW

    • @RayaanKhayr
      @RayaanKhayr 4 месяца назад

      Scw❤

    • @nafisajama4310
      @nafisajama4310 4 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @FaadumoFaadumo-yi1bf
      @FaadumoFaadumo-yi1bf 4 месяца назад

      Scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw

    • @fatimajano9862
      @fatimajano9862 4 месяца назад

      salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam

    • @shariifohassan4949
      @shariifohassan4949 4 месяца назад

      Sagal wale gob watahay balayadan nasaha dher hadad indho tirtay

  • @AbdiDaqniGodobdiid
    @AbdiDaqniGodobdiid 4 месяца назад +95

    Aan ajar qaadano walaalayaal ku salliya nabiga scw ❤❤❤

    • @fatimajano9862
      @fatimajano9862 4 месяца назад +6

      salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam

    • @Ilwaadwarsa1111
      @Ilwaadwarsa1111 4 месяца назад +5

      Scw❤

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor 4 месяца назад +1

      Sallallaahu calayhi wasalam❤

    • @Leila-lj6lt
      @Leila-lj6lt 4 месяца назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💯❤️‍🩹

    • @sacdiyakuuloow4370
      @sacdiyakuuloow4370 4 месяца назад +2

      Salalaahu caleyhi wasalim ❤❤❤❤

  • @NasraAhmed-qy3er
    @NasraAhmed-qy3er 4 месяца назад +29

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @DariiqulHidaaya
    @DariiqulHidaaya 4 месяца назад +17

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @yonismire9581
    @yonismire9581 4 месяца назад +40

    40 qof ducadooda wa la aqbala walaalyal iiso duceya in aallh awlaad isiiyo

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 4 месяца назад +15

    Mash Allah safiiyo Waa very gamble walhay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bk3lw3iv4f
    @user-bk3lw3iv4f Месяц назад +2

    This s real drama true what goes round comes💔💔😭😭😭😭please naharist wahfianway be with nahariiis✍️😭😭😭

  • @Abdalleeidqalombi
    @Abdalleeidqalombi 4 месяца назад +24

    Team AK goorman guulay sanaynaa😢❤

  • @NabaadXasan
    @NabaadXasan 4 месяца назад +25

    Aflagaado iyo waxaa ka muuqata in dadka qaar dhaqadooda yasmo laga dhigaayo ogaada qudaarta aad iinta iyo dhsliisha ka dhigaysaan in ay dad kala soo baxaan nolol maalmeedkooda laguna dabaro qoysas badan markaas adiga oo is leh wax macaanee hadalada kaaso baxayaa yayna noqonin kuwa dadka qalbiyadooda dhaawaca mida kale joojiya in wax aad metelaysaan aad ku soo hadal qaadaan qabiil ama qoomiyada imika waxaa halkan ku jira odhaah ah sida jareerta adigoo yasmo ahaan u istivmaalaaya taasina waa khalad waxaa kale oo aad joojisaan cayda sida nacdasha iyo wixii la hsl maala

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 4 месяца назад +6

    Ereygaa sida jareerta waa khalad weyn ee raali galin ka bixiya oo meesha ka saara.

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 4 месяца назад +8

    😂😂😂😂😂 mashallah Hodan it's not only man on the world Asad and Aaka

  • @Abdullahiabokorali1208
    @Abdullahiabokorali1208 4 месяца назад +6

    Jareer ma dad liita siday u hadlaysa gabadhan hodan la dhaho

  • @DekoYasinyasin
    @DekoYasinyasin 4 месяца назад +24

    Jareer waa dad sharaf leh dadka ha idinka nabad galo😂

  • @SamiraAbdiwahabahmed
    @SamiraAbdiwahabahmed 4 месяца назад +5

    Walhi asad waa fariid❤❤❤🎉🎉🎉

  • @____0934
    @____0934 4 месяца назад +9

    😢😢😢😢 indha la antu xuma

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 4 месяца назад +8

    Hodan waadku jirtaa sida jareertiu kulahaa 😂
    Gobta jereer wayne way ku maqlayaan baxar

    • @umuSahal
      @umuSahal 4 месяца назад +3

      Jareer waxaan dhahnaa Kenyatiga jareer adoomey ayan dhahnaa ma ahan Somalida

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 4 месяца назад +1

      Adomaydi carabtu inagu caji jrtay mayan dad ku tilmamayna somali indho adeg😂​@@umuSahal

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 4 месяца назад +9

    lkn sucdi nabsigii wu ka so baxaye sagal maxaa lo dhaqaleyn maa si fcn lo silciyo😢😢 cadaalad mahan

  • @Ayaan-9900
    @Ayaan-9900 4 месяца назад +9

    Assad run buu mooda malaa in sagal laga qadayo laba naag uu isku raba😂

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 4 месяца назад +6

    Caawa sacdio way guuleesatay masha allaah❤❤❤❤❤❤

  • @HodonSaed
    @HodonSaed 4 месяца назад +8

    Amal😂😂😂😂 bour ba jokta sucdi 😂😂

  • @aminaroble
    @aminaroble 4 месяца назад +15

    Sagal lamabr kada inte ka hela abyo

  • @Hibaqapdirahmanxirsi
    @Hibaqapdirahmanxirsi 4 месяца назад +13

    Filinka marka matalaysaan cayda iyo nacdasha Ka daayaa wllyaal

  • @hiboumuamin4891
    @hiboumuamin4891 4 месяца назад +5

    First

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 4 месяца назад +37

    Sacdiyo you will be win soon insh Allah

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 4 месяца назад +7

    😂😂😂ma anaa ku raacaayo ka xaaxaabi sucdiyeeey

  • @NajiibXasan-u3w
    @NajiibXasan-u3w 4 месяца назад +7

    Sacdiyo abayo si filim qurux unoqdo markuu kuyira wllka ha,igu so hadal qadin adna ak tayda waxba kama tihid dheh
    Hadii kale sist gumesi baa galee

  • @abdifitahahmed9662
    @abdifitahahmed9662 4 месяца назад +3

    Miskiinkii AK aha bocor iyo bataati gadow ayu bilaabay😂😂😂😂

  • @Rafifahmed023
    @Rafifahmed023 4 месяца назад +6

    28:25 😮

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 4 месяца назад +1

    Woow congratulations sacdiyo and asad❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤😍😍😍🔥🎆🎆❤❤💋💋💋💋

  • @foosiyamuhaned3772
    @foosiyamuhaned3772 4 месяца назад +16

    Hhhh action yaa ila maqlay😂😅

  • @XawaOsman-d4k
    @XawaOsman-d4k 4 месяца назад +12

    Filimkan waaa qiyaano maseer maxa lo dhahaa ciwanka idinka qaldn wlh😂

  • @xamdaqaali1992
    @xamdaqaali1992 4 месяца назад +15

    Inta sucdi Ka naxday markay indha beshay 😥

    • @c.cafton749
      @c.cafton749 4 месяца назад +1

      Anaa ka kow ah waagii horana waa nebcaa markay sacdiyo dhibi jirtay

    • @DahabmahadDahabgamadiid
      @DahabmahadDahabgamadiid 4 месяца назад +1

      Lkn waaa jaliin❤

    • @xamdaqaali1992
      @xamdaqaali1992 4 месяца назад

      @@c.cafton749
      Wlhi isku mid ba nahay ana markii hore iydan dadka ugu necbaa inmkana calooshy I hurisay 😥

  • @ZahraAlikulane
    @ZahraAlikulane 4 месяца назад +8

    Ķkkk seylac iyo sucdi waa maxaay habtu

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 4 месяца назад +3

    Caawa laadariintii waa kulantay Asad iyo Ank❤❤❤ ❤❤❤❤❤

  • @QadanYasin
    @QadanYasin 4 месяца назад +6

    Hodan manaxdomiyaa😢

  • @Raaqiyaxariir
    @Raaqiyaxariir 4 месяца назад +11

    Sucdi baga caawa Hala soo tuuri😂😂😂 sucdi waa kaftan filinka UN weeye😂😂

  • @FartuunmaxamedXasandaahir
    @FartuunmaxamedXasandaahir Месяц назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NuuraMaxamedxidig
    @NuuraMaxamedxidig 4 месяца назад +6

    😮😮😮😮😮

  • @RayaanKhayr
    @RayaanKhayr 4 месяца назад +6

    First one❤😂

  • @SamsamCabdiraxmaan
    @SamsamCabdiraxmaan 4 месяца назад +6

    Yes ana uhoreeya😂❤

  • @Yana-r1n
    @Yana-r1n 4 месяца назад +6

    Ana u horeya 😮

  • @KamilHire-cf1hb
    @KamilHire-cf1hb 4 месяца назад +8

    Mnsha Allah hamplyo

  • @Xaawocabdulahicali
    @Xaawocabdulahicali 4 месяца назад +7

    So dhacyey😂😂

  • @abtidonciise
    @abtidonciise 4 месяца назад

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @Ifrush-l8o
    @Ifrush-l8o 4 месяца назад +6

    Qoftii hodon waa wareerty Malinba meel.bay iwadaa sagal😂

  • @FarhioHassan-my2vn
    @FarhioHassan-my2vn 4 месяца назад +7

    Ana jogo cawa❤

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 4 месяца назад +5

    Ana jogo cawa❤❤❤❤❤❤

  • @Maryamoruun-yl5ts
    @Maryamoruun-yl5ts 4 месяца назад +6

    Meeday tea ak

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 4 месяца назад +5

    Sagal say my bro tnx

  • @fardowsonuur5741
    @fardowsonuur5741 4 месяца назад +10

    Naag aan la qabin o 9bil ah

    • @XalimoHalimo
      @XalimoHalimo 4 месяца назад

      Ilaahaybaan ka magan gallay ilaahoow hanoo qadarrin sida iyo zi udhow😢

    • @fardowsonuur5741
      @fardowsonuur5741 4 месяца назад

      @@XalimoHalimo aamiin yaa rabi

  • @leyloxusen3809
    @leyloxusen3809 4 месяца назад +6

    Waansugaay❤❤

  • @BishaaroCabdisalaad
    @BishaaroCabdisalaad 4 месяца назад +4

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @Dhamaystiren
    @Dhamaystiren 4 месяца назад +8

    Tii sucdi habeen kasta waala saaran yahay

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 4 месяца назад +1

    Aflagadada joojiya nagahoow

  • @Love-oi1hy
    @Love-oi1hy 4 месяца назад +4

    😢😢😢🎉

  • @deeqocabdi5890
    @deeqocabdi5890 4 месяца назад +15

    Action aa😂😂 ayaantaan editing ka ma fadhiyo wlha khaladaad bdn baa kujira

  • @XuseenNaasir-u2m
    @XuseenNaasir-u2m 4 месяца назад +10

    Scwscw

  • @NaftaUroon-ui1if
    @NaftaUroon-ui1if 4 месяца назад +3

    Hooooooooyooooy😂😂😂😂😂 yajogo arey mahn🖐🙈😅😅😅😅

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 4 месяца назад +2

    Ma anaa is laha sucdi bad ka naxysa lkn waan ka naxay maskiin iny indhahah tiraan ma ahyn iny wejiga uga shuban by ahyd

  • @AbdirashidHaruun-qu7nl
    @AbdirashidHaruun-qu7nl 4 месяца назад +6

    🥰😇

  • @masnaaxmed5795
    @masnaaxmed5795 4 месяца назад +6

    Saylac iyo sucdi ma walaala mise way is qabaan

  • @MaxamedaxmedyusufMaxamedaxmedy
    @MaxamedaxmedyusufMaxamedaxmedy 4 месяца назад +3

    Asad. Is. Not easy

  • @sahracali5952
    @sahracali5952 4 месяца назад +1

    Jareer waa qabiil dhan plz afka kala baxa tusale kle isticmala

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 4 месяца назад +10

    What goes around comes around sucdii 😂😂😂😂😂 jeceliya jabkaga

  • @sakerijaabdulqadiridle2646
    @sakerijaabdulqadiridle2646 4 месяца назад +1

    Scw scw scw scw❤❤❤❤

  • @NasraAhmed-qy3er
    @NasraAhmed-qy3er 4 месяца назад +4

    Nacdashu maficna

  • @Xakiimo65
    @Xakiimo65 4 месяца назад +6

    Caway anaa ugu horeye

  • @HawaAli-eq9ud
    @HawaAli-eq9ud 4 месяца назад

    Inshallah all will be best soon😢❤️🙏

  • @rahmamahamed7040
    @rahmamahamed7040 4 месяца назад +4

    Sida jareerta kute Jareerto waa dad sharafleh sis😊

    • @umuSahal
      @umuSahal 4 месяца назад

      Jareer waxaan u naqanaa Kenyatiga ee mahan dadkena

  • @saayidabdi1803
    @saayidabdi1803 4 месяца назад +4

    Intina kenya an joogin waxa laga wada jareer waa dadkan kenyanka ah ee waxkale lagama wado

  • @DeqaAhmed-p9q
    @DeqaAhmed-p9q 4 месяца назад

    Adigu rag kale maragtay😂😂😂

  • @ugbadosman2616
    @ugbadosman2616 4 месяца назад +6

    AK bootadiisaa u xisaay 😂😂

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 4 месяца назад +5

    Caawa sucdi waaka naxay soryy sucdi😢😢😢😢😢😢

  • @Khalidabdi2
    @Khalidabdi2 4 месяца назад +8

    sucdi cuqubaa ku dhacday

  • @frumaandhuuxyare6950
    @frumaandhuuxyare6950 4 месяца назад +2

    Riwaayadu waa Wacyagalin lkn dadka somaliyed qaarkod yaan loogafin

  • @farhioadan9074
    @farhioadan9074 4 месяца назад +7

    Sucdi calooshay I hurisay😢😂

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 4 месяца назад +1

    Hadalada aflagaadada iska ilaliya Jareer waa dad sharaf leh xoogoda oo xalal ah ayey cunan

  • @Quman-qm
    @Quman-qm 4 месяца назад +4

    M.A

  • @aminaroble
    @aminaroble 4 месяца назад +6

    Dhan kaa leyahay abyo

  • @alishaaxmad5732
    @alishaaxmad5732 4 месяца назад +1

    Jareer waa umad sharfkehe iyo dad qabiilki ee afka iska hagaajiya

  • @shariifohassan4949
    @shariifohassan4949 4 месяца назад +5

    Rajastiin Lee masogashatoo

  • @HodonSaed
    @HodonSaed 4 месяца назад +4

    Hodan magaxa haa na dil sagal wahey ku lehdahay waa run iyada ka ook asad

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 4 месяца назад +1

    Rag kale maad Aragtay kulahaa kkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkk

  • @LayloAhmed-hb7cb
    @LayloAhmed-hb7cb 4 месяца назад

    Ala beerka amal umadena maaha😂😂 meel qaraa sarantehe marke tidhiya qosol igu bilowday😅show amal uunba filmka ka dhinayd ibtilo🤣

  • @MaxamedaxmedyusufMaxamedaxmedy
    @MaxamedaxmedyusufMaxamedaxmedy 4 месяца назад +3

    Maya. Zister. Waainan. ❤❤❤❤❤sacdiyo. Qof. Fcn

  • @dajiyahassan-vh4vl
    @dajiyahassan-vh4vl 3 месяца назад

    Filmkan wan kaa helay from djibouti❤

  • @Quman-qm
    @Quman-qm 4 месяца назад +3

    ❤❤❤

  • @NajmaCadow-ei2id
    @NajmaCadow-ei2id 4 месяца назад +5

    Ku Sali rasuulka scw

  • @FatumaSheikh-wr2qj
    @FatumaSheikh-wr2qj 4 месяца назад +4

    😂😂😂😂😂

  • @nasrajama3134
    @nasrajama3134 4 месяца назад +2

    Tan asad wllshii ah ayaaba iga soo hor booday😒😒

    • @hodanhawsi575
      @hodanhawsi575 4 месяца назад

      Filim walba oy ku jirto waa sidaas uun😂 waligeed position kale looma dhibo. Guri ay joogto oo dad bursato ayuun Bay act gareesaa

  • @saytunmaxamud1028
    @saytunmaxamud1028 4 месяца назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SharifHaji-i4d
    @SharifHaji-i4d 4 месяца назад

    Waxaan halkaan kasalaami amaleey or amaal you action beautiful thanks so much

  • @AminofadeyNura
    @AminofadeyNura 3 месяца назад +1

    Dadka maxaa kasoocay jareerta halees xushmeyo dadka waa xaawo iyo aadan

  • @abtidonciise
    @abtidonciise 4 месяца назад

    wale wale wale waxba dhacay

  • @asliguhaadsudio8399
    @asliguhaadsudio8399 4 месяца назад +2

    action 😂😂😂😂😂

  • @SahraJaamac-u1i
    @SahraJaamac-u1i 4 месяца назад +5

    Please hal mar sacdiyo oaroos ah i5usa

  • @leylohusein6186
    @leylohusein6186 3 месяца назад

    Filmi waa salamy madama jareer mesha laga shagay by by reer bah dilan

  • @ayaankhadar273
    @ayaankhadar273 4 месяца назад +2

    sucdi lugeheda iyo kabahay xidhan thy yaa ila arkaya

  • @Raaqiyaxariir
    @Raaqiyaxariir 4 месяца назад +3

    Anaaa ugu soo horeeyay

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 3 месяца назад

    Qaraabo rer Nairobi hadaa nahay jarerta waxaan u adegsanaa dadkan xuman kale kama ahaan😂😂