CUMAR BARBAR OO LA OGAADEY WAX WAALEY IYO CADAANKII ARINTIISA KA MUSI WAYEY ILAA HEER :

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 256

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 Месяц назад +54

    يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَى أَنْفُسِهِمْ لا تَقْنَطُوا مِنْ رَحْمَةِ اللَّهِ😢☝🏻☝🏻🤲🏻🤲🏻

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +110

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫶🏻🕋🫵

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 Месяц назад +21

    لا تيأسوا من رحمتي, إن الله يغفر الذنوب جميعا وقال: وَأَنِيبُوا إِلَى رَبِّكُمْ وَأَسْلِمُوا لَهُ ...😢🤲🏻☝🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥺🥺🥺

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Месяц назад +37

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @MuniiroMaanka-jh7qb
    @MuniiroMaanka-jh7qb Месяц назад +25

    Anagu hadaanahay rer comment land oomar waa cawinaynaa inta tabar teena ah😢😢

  • @user-ft7yb3wx8j
    @user-ft7yb3wx8j Месяц назад +52

    Waligey 3 like mahelin igu sharaf 1 like

  • @drxaydar524
    @drxaydar524 Месяц назад +6

    i duceeya ina imtixanka dawlada baso 40 qof ducadooda wa la aqbalaaye🤲

  • @MayoowXasa
    @MayoowXasa Месяц назад +48

    Kusaliya nabiga naxriibadanaha scw

    • @yunisdakane
      @yunisdakane Месяц назад

      Scw scw scw scw ❤️❤️

    • @XamseArmash
      @XamseArmash Месяц назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️

  • @user-py1bj1rb4t
    @user-py1bj1rb4t Месяц назад +9

    Ku saliya kan ugu qeerka badan koonka nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤

  • @CabtiRooble
    @CabtiRooble Месяц назад +5

    OK qurux ku dhiiglow markan caqligaaga yar ee taakada ah an kuu racno qof miyay 4day daroogo yar oo u isticmalay jirka ku jirta shodhe 4day ayuu far waawayn iyo far yar yarba wax kuugu shegay dee bal wayee qurux kudhiiglow waxa na dhahdaa wll waxba hanooso gabani anigaa gaaal ahoo shaydaankana caabudoo ninkan arintiisa inan dab daala laysoo diray "! Bro wxan ka qadano nola imaw ama dee waxii shaydaanka cabudi jiro Dhani way cadaysteene adna cadayso hadaa shaydaan tahay

    • @raxmakiilo9241
      @raxmakiilo9241 Месяц назад

      Wale qurux ku dhugle arintisa waxba kama jirN ilmonatiga waxba kama jiran miyu nadhihi raba😮

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin2931 Месяц назад +6

    Shaydaan Naar ayuu u ka'xeesan hadii ay Allah ugu Toobad keenaan inta gouro goirtahay,

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m Месяц назад +11

    Asc asxabey hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw scw

  • @sammie1163
    @sammie1163 Месяц назад +3

    Asc alloow badbaadi cumar barbar, oo caawi Rabiyoow

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад +8

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MaxamedAbdi-q1w
    @MaxamedAbdi-q1w Месяц назад +2

    Qurux ku dhigle dadka mediyaha ku jiro runta indhaha ka sartaa wlhi💯🙏my brother runta ku dhimo waliga🫡

  • @Iskadhac
    @Iskadhac Месяц назад +4

    omar barbar allah garbkaga aha haa qushan wada ka baxaysa inasha allah 🤲🤲

  • @user-dr1qs2ku9r
    @user-dr1qs2ku9r Месяц назад +1

    Alaha hacafiyo wlkenaa 🤲🤲🤲😭

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 Месяц назад +5

    Illaah haa cawiiyo illaah ayaa Waax walbo awoodo

  • @carfoonofficial9416
    @carfoonofficial9416 Месяц назад +7

    We are on the way to go 1m🙌💪

  • @AlbashirIbrahim-lm7hl
    @AlbashirIbrahim-lm7hl Месяц назад +9

    Quruc ku dhiigle❤my role model....keep going brother

  • @user-bl2og3no4p
    @user-bl2og3no4p Месяц назад +1

    Maa shaa allh 😢 alxamduliallh waye brother qeyr ayaa laga mqly mnta

  • @FatuushRage
    @FatuushRage Месяц назад +3

    Alle ha caafiyo 🤲😢

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 Месяц назад +2

    Adigaa isu turjumaaaya beentaada qurux ku dhiiglow wiilka WAXBAA la tusay daroogo ma
    Cunin ee balaaayo ayaanla tusay

  • @samirasharif5137
    @samirasharif5137 Месяц назад +2

    Allah caafiyo maskiinka

  • @user-rg3tf4ui7x
    @user-rg3tf4ui7x Месяц назад +2

    Qurux ku dahable mansha allaah shaking yarada kuwo is garta allaha ha dhigo

  • @Yaaska_boy
    @Yaaska_boy Месяц назад +3

    Kan yow yahay asalkiisa dhahayo ninkan darag ow istixmalay Nin ko hadow darag istixmalay maxaa passport ka logajex jexay iga jawab

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Месяц назад

      Reer waqooyi ilma Goojacade waaye

  • @ukmohaaze
    @ukmohaaze Месяц назад +1

    Ilaahy ha caaafiyo wllkeeen Omar Barbar salaada kadib uduceeya wllyal 40 qof ducadooda waala aqbalaaaaaa

    • @hindasaciidharti463
      @hindasaciidharti463 Месяц назад

      Amiin ya rabb ilahoow caafi xanunkiisa wu i taabtay omaar

    • @hindasaciidharti463
      @hindasaciidharti463 Месяц назад

      Amiin ya rabb ilahoow caafi xanuunkisa wu i taabtay omaar😢

  • @ibraahinxasan642
    @ibraahinxasan642 Месяц назад +4

    Ilaa hada wuu maqan yahay maxaa ku dhacay tolow Allah badbadiyo wllkey

  • @muxudinkahiye4496
    @muxudinkahiye4496 Месяц назад +2

    Kaliya waxad rabtaa no sheega Jack 😂😂😂

  • @user-sr9ti5ee8x
    @user-sr9ti5ee8x Месяц назад +3

    Alle ha caafiyo

  • @Hussaindulane321
    @Hussaindulane321 Месяц назад

    Ku sali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad

  • @user-zx2qu2ed7l
    @user-zx2qu2ed7l Месяц назад +1

    Wllo Omar maxanusano eee dadba dibatenaya waxfahma somaliyey

  • @NuuroAbdirahman-sv6sz
    @NuuroAbdirahman-sv6sz Месяц назад +1

    Shekadan malagu soo direyy Ee anaga nama badali kartid waxa walba waan Fahan sanahay

  • @qanciyeboi
    @qanciyeboi Месяц назад +1

    Omar Barbar ilahey hakucafiyo ❤❤😢😢😢

  • @Aliabdirahiimmohamed
    @Aliabdirahiimmohamed Месяц назад +4

    Wr nio wax isweydinta mudan ya jex jexey bassbod kisa 😢

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Месяц назад +1

    Subxaanallaah ruux muslim ah ma quustaa Subxaanallaah dib isoogu noqo kabaq Allaah

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Месяц назад +2

    Omaar Ma Waalna Koox Shayadhiina Kama Tirsana Hadii Uu Drug Isticmaalayna Waa Wax Loo Qariyay Mida Kale Kaba Sooqaad inu Qaldamay drug isticmaalay Oo Qofka Wu Qaldi Kara Ee Su,aasha Isweydinta Leh Waxay Tahay Yaa Passport kiisa Ka Jeex Jeexay??????????

  • @AaminaShire
    @AaminaShire Месяц назад +1

    Ilahayow Aamin 2:14 yaa Allah😭😭🤲🤲

  • @FardowsoSalax-yg1dy
    @FardowsoSalax-yg1dy Месяц назад +1

    Allah soo badbaadiyo❤️

  • @MulkiAxmed-c6x
    @MulkiAxmed-c6x Месяц назад

    Walaahi ilaaheybaa baa kuu hiilinaayo oomaarow I.a😢

  • @alicocade
    @alicocade Месяц назад +1

    Oomar walalkey qali my Allah ease for you

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Месяц назад +1

    ألله يشفيه ويعافيه ويقومه بالسلامة يا رب العالمين 😢😢😢

  • @KhadraCabdi-fu9cm
    @KhadraCabdi-fu9cm Месяц назад +1

    Wan ku salamay qurux ku dhigle😊

  • @latifayusuf6818
    @latifayusuf6818 Месяц назад +1

    Ilaah haku dhafo

  • @Cayuunimahamed
    @Cayuunimahamed Месяц назад +2

    Scw scw scw scw scw

  • @DaahirSomalisacadiyocalisheehk
    @DaahirSomalisacadiyocalisheehk Месяц назад +1

    Keep going

  • @kINGOFTUBE-v9v
    @kINGOFTUBE-v9v Месяц назад

    Omar wall qali illah ban kuu baraya

  • @FadxaMahdi-mp9oy
    @FadxaMahdi-mp9oy Месяц назад +5

    Scw❤

  • @SICIIDHassan-hl9hp
    @SICIIDHassan-hl9hp Месяц назад +1

    Markup Dj Zubeeroow Lee Yahay Ama Tree Angalkoow Maxaa Udiidayey Inuu Yiraahdo Ilaahayoow Adoonkaaga Baan Ahay Ee Ibadbaadi

  • @user-wp8sy7gj6c
    @user-wp8sy7gj6c Месяц назад +3

    Nio Omar bar bar Xaguu joogaaa

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 Месяц назад +2

    Wlhi wan sogayey in wax sodubeyso❤

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 Месяц назад +1

    Waa sidaa qurux kudhiigle ninkan ma waalno.

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Месяц назад +1

    Oomaar Bar bar pre exciting mental illness issues hore aa ku soo kacay asagoon kaniniga maskaxda qaadanin ayeey drugs 💉 u qariyeen therefore chemical unbalance ayaa ku dhacay ee Allah ha caafiyo. Ameen yaa Rabb 😢

  • @user-eq3il6si7j
    @user-eq3il6si7j Месяц назад +1

    Buuga soo aqri adaa fahmaayo wax lag lagama rabao adaa lacg luu siinaa xitaa saa ugu soo biirtid😢 ani qurux ku dhiigle waa ka shakiyey😂

  • @inamahad-uy9ze
    @inamahad-uy9ze Месяц назад +2

    Wll ilaha ha caafiyo😂

  • @user-mu1zl4hd8n
    @user-mu1zl4hd8n Месяц назад +1

    Ilaahe bari ilaahe ka qabanayo salada tuko

  • @user-wh5mq5ng2p
    @user-wh5mq5ng2p Месяц назад +1

    Allah Cafimad hasiiyo😢😢

  • @AmaalMaxamed-se9uh
    @AmaalMaxamed-se9uh Месяц назад

    Allahu akbar allow cadawga ka qabo😢😢

  • @MaryanSaidmohamet
    @MaryanSaidmohamet Месяц назад +1

    Qurux kudhiigloow walaaloow wax naxdina Lee haiisheegin😢😢😢

  • @user-fj5bx2xz5o
    @user-fj5bx2xz5o Месяц назад +1

    C logique frr

  • @natashaaqurux795
    @natashaaqurux795 Месяц назад +5

    Allaha haka qaado culeyska oodaremayo omar allha cadawga haka bad badiyo🤲🤲🤲

  • @keifmohamed1921
    @keifmohamed1921 Месяц назад +1

    Drug 3mlin jirkisa ku jirto xge lgu arky 😮 hdadn clone aqon Google gree

  • @nimcojama7045
    @nimcojama7045 Месяц назад

    Saalalhu caleywasalim udgoone rasulkayagow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nj1jo3yp3u
    @user-nj1jo3yp3u Месяц назад

    Wiilkan waa loo qariyey raguu utagay la taqaan wiilkan nin belwad isticmaalo uma eka xaasid baa helay allha caafiyo

  • @JamacAbdilahi-c2r
    @JamacAbdilahi-c2r Месяц назад

    Su,aisha 1aad,waa run

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b Месяц назад

    كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم ❤

  • @awaleyare17
    @awaleyare17 Месяц назад

    Legendary the family empire bum bum in the house😂😂

  • @FaatimaCali-o9p
    @FaatimaCali-o9p Месяц назад

    Adaa Naga waaloysaa wllhi ninka waa runtiis Allah ka cabso

  • @Mzz_zuniYoH
    @Mzz_zuniYoH Месяц назад

    1m come soon ❤

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Месяц назад

    You are right 😊 same one make him over dose 😊

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif Месяц назад

    Cafimad Tam ah I.a wll

  • @AaminoCali-k8t
    @AaminoCali-k8t Месяц назад

    Scw scw scw scw

  • @kaahacadeey1943
    @kaahacadeey1943 Месяц назад

    Ilaahay sw ha lagu xirnaado. Hala is ilaaliyo.. Meelna yaan wax laga cabin.

  • @quenqadra4256
    @quenqadra4256 Месяц назад

    Hambalyo soomali maxamed 🎉🎉🎉

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Месяц назад

    1m soon jack

  • @raheima1
    @raheima1 Месяц назад

    Asc wll qurux kudhigle adigo mahadsan wax maka codsankara🙏🙏🙏

  • @user-dd2rm6iq9s
    @user-dd2rm6iq9s Месяц назад +1

    ALluminati.iyo.lusiverian.iyo.magac.yokale.waxaa.si.waa.waxa.aduunka rogay

  • @cabdurasaakAli9821
    @cabdurasaakAli9821 Месяц назад

    Allah ha caafiyo

  • @ahm3ttkader499
    @ahm3ttkader499 Месяц назад

    Ey ey dhalay ba tahay wlhi 😅😅😅 8:35

  • @ayaanabdirisaq124
    @ayaanabdirisaq124 Месяц назад

    Qurux ku dhiigle funanadadaaa ka shakiyee il ilaa ka arkaayaa 😂😂😂😂

  • @SawdaYusuf-hq1bv
    @SawdaYusuf-hq1bv Месяц назад

    Qurux ku dhiigle sidee wax uwadaa mxaa qaldan meel kle dadaka ujeedinoosaapee 😮

  • @BilaalMorgal
    @BilaalMorgal Месяц назад

    Ax xanuun wayee wlhi 😢😢 oomaar ilaa hadaa mahayno

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin2931 Месяц назад +1

    CAJIIB XAQII AYEE ISKA INDHA TIREEN

  • @Ina_Abdiqadir
    @Ina_Abdiqadir Месяц назад

    Alle h aso Badbadiyo Ila xalay Cabsi Saidaa Daremayaa😭😭

  • @salmomahamed9206
    @salmomahamed9206 Месяц назад +1

    Hadoo dawa qaatay oo xasilooni helay away hada meel ku sheeg qurux ku dhigle walalow waxaadan ogayn ha ka hadlin😢 walalken alle ha soo badbaadiyo gacanoo ku jiraaa

    • @sevdaomer4666
      @sevdaomer4666 Месяц назад +1

      Haah wallahi view iyo cayrinta 1m ayuu waxa walba iska oranaya
      Ninkan cadaow baa gacanta ugu jiraa

    • @salmomahamed9206
      @salmomahamed9206 Месяц назад

      @@sevdaomer4666 duco ayan u awodnaa wllken aan u duceeno sidee wax ujiraan rabiyaa naga xog og I.a asagoo nabad qaba rabi hasoo hadashiiyo 🥺

  • @mashaalhanisamaxamuud9300
    @mashaalhanisamaxamuud9300 Месяц назад

    Mid an daris nahay ayaaa habeen missanka culus la siyey kula digaagahan iga celiyaaaaa wey I cuni rabaaan 😂

  • @user-hk1on5xy1t
    @user-hk1on5xy1t Месяц назад +1

    M.a

  • @manaazhassan8364
    @manaazhassan8364 Месяц назад +1

    💯💯💯

  • @maryamshcabdiqaadir8565
    @maryamshcabdiqaadir8565 Месяц назад

    Wiilka ay tiktok ga ugu qoranthy Dylan page hala is ku daalinin asagaba ururka ayuu ku jiraa Eleminaatic wye😢

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 Месяц назад

    SubhanaAllah
    Gacan aan kuu taagay
    WalaaAhi waxad u sharaxday inaad psychiatric ku takhasustay
    MashaAllah-waa run drugs make different personality

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад

    Waa qayaalad ee hajiojiyo kkk

  • @lalimohmmed5525
    @lalimohmmed5525 Месяц назад

    Adiga niftigaa maxa ka ugtay sixirka xitaa qufta wo badalaa maska xiyan o dhib u gesta cabsi farabadan o dare Maa iyo wax yaabo ka cab sinaayo o sheendaan sixirka I laa ninaayo ka mid ah quftii xanuunkaa so martay le dareemi karto o alle ka caafiyay ilaahe inta la dhi baatesan allah ka caafiyo kuwa u Mada u Dan. Baa waayo o dhi baatada u sa menaayo allah ka qabto😢

  • @deqalula9707
    @deqalula9707 Месяц назад +2

    May omar daroogo inuusan isticmaalin waa loo jeedaa ee see xaalku yahay😢 yaab!

    • @MariamMohamett-dk7rk
      @MariamMohamett-dk7rk Месяц назад

      Beentis Waaye Qoff Daroogo IsticmaLay Saas maba ahan teeda kLe daroogadu qofka Way Ka bixi Laheyd soo mahn

    • @deqalula9707
      @deqalula9707 Месяц назад

      @@MariamMohamett-dk7rk Haa Ayagaa baqaya wxaase ufiicneed inay isaga aamusaan oo Ayman bariis ku raadsan ninka

    • @MariamMohamett-dk7rk
      @MariamMohamett-dk7rk Месяц назад

      @@deqalula9707 Haa Teeda kLe Oomar Darogo Maba IsticmaaLo Ninka Nimca Qabana Wuxuu Dhahe Darag Jirkiisa Waa Laga Waayay

  • @Abdisalan-fz8yo
    @Abdisalan-fz8yo Месяц назад +1

    Waxaa la,IGA Soo diray tik tok commentiyada inaan funny ahayn war caadi iska dhiga wax cadi ah inoo qora😂😂😂

  • @Tomioka_gyuu_demon_slayer
    @Tomioka_gyuu_demon_slayer Месяц назад +1

    Somaleey mukhaadaraatka iska daaya iyo sixirka diintiina bartoo ku dhaqma jaamacadaha dhigta shaqeeysta heesaha iska dhaafa ceebaad qurbaha lasoo gasheene ama tuulooyinkiini ku noqda

  • @ZakariyeabdiAhmed
    @ZakariyeabdiAhmed Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @QiisHasan
    @QiisHasan Месяц назад

    Balyo qurux ku dhiig low walahi waa qoslay😂😂😢

  • @FatxiXusen-t7u
    @FatxiXusen-t7u Месяц назад

    Waziir
    FarbaD kenty geeleygu 5buu ahaa😂532 xAriir wuu kiraa😂😂

  • @salmah3062
    @salmah3062 Месяц назад

    Wr illahy ka cabso wiilkas wx ba lo adeegsadey o jini ah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад

    Wasr heedhe nin ku uuwaash kaxishooda ok viyoos goojiya uf