TOOS: Odayaasha Beesha Sacad oo ka Hadlay dagaalka leelkase kuna baaqay nabad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 янв 2025
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 13

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 15 дней назад

    Nabada mira la daaqa leh. ❤❤❤❤ sacad waa mahadsantihiin khair Allah ha idinsiiyo.
    Leelkasoow Nabada yeela oo dhegeesta.❤❤❤❤❤❤

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 14 дней назад

    Adeerayaal meel hawiye joogo inta badan waad garqaadan waydeen

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 14 дней назад

    Waxii dhacay allah baa og waxii jira xaalada reer hawiye kusugan yihiin laydin aaminimaayo

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 13 дней назад

    SACAD ODAYAASHA BAA NABAD RABA EE DHALINYADU NABAD MA RABAAN, MANA CESHAN KARAAN DHILINTOODA

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 14 дней назад

    Oo hada ma waxaad leedihii dalbaan difaacnaa waa yaab xagaad difaacday
    LEELKASE WAA NIMAN QALAFSAN OO AAN QOSLIN DHULKIINA JOOGA GACMAHA XAMAR BAA LABALAAYADU KASOCONAA JAALLEYAAL

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 15 дней назад

    Dad muslima hadana isdilaya isdhacaya is qixinaya nimanyahaw ilaahay ka xishooda isdaaya goorma ayuu dhiiga qofka muslimka xalaal noqday wixii Aad isku qabataan ka dooda kana heshiiya.

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 14 дней назад

    Adinku saxa qurun kaguura rabina kabaqa

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 14 дней назад

    Sacadaw dadka iyo dalka ciyaarta ka daaya ceel furdaan maxaa ninka ugu disheen maxaa ceelfudaan ku geeyey beenaalayaal baa tihiin dhul boob baa wadaan xanuun iyo xabad waxaan aheen ma dareen taan dagaalku hadii ka socdo wargalo ilaa wasil leelkase baa daalimiin ah Lkn ninka laanwaale ilaa jiicbuur weererka kuwado waa daalim daalim dhalay aada deegaankiina

  • @bardacad
    @bardacad 14 дней назад

    MARKAAD SACAD DHAGAYSATO AMA AAD ARAGTO WAXAAD LEEDAHAY BALAAYA LAGU SALADAY.
    MARKAAD LEEKASE DHAGAYSATO AMA MAQASHO WAXAAD LEEDAHAY BALAAYA LAGU SALADAY.
    MARKA LABADA QOLOBA WAAN U DHUUN DALOOLA MIDKASTA WAXAA UU LEEYAHAY ANAGA NALA SOO WEERARAY
    DADKAAN WAXAY U BAAHAN YIHIIN DAD EHEL U AH HAWSHAAN
    MAAMULKU HA QAATO MASUULIYADIISA
    AKHYAARTA DARISKA LA AHNA HA QAATAAN MASUULIYADOODA

    • @Mariadiamond129
      @Mariadiamond129 14 дней назад

      Unuu sacad iyo inta la socotaa weerar yhiin cidaan ogeyn maleh dhul badsi bey usocdaan cidka yeeleysa dhulkaga xoog amaku qaatana majirto ninkii dulmi ku socda walo jeeda iyagaana dulmigaa ku jabaya subax walba waxaa weerarka ah waa hg hdna media ka dacwoonaya war reerku munaafaqsanaa yaanay anigu😮