Qiso cajiiba fadliga aqrinta suratul baqara

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 142

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 года назад +19

    Masha Allah La Quwwata Illa Billah 😍 wallahi Surah Baqra waa barako aanan dhamaad lahayn, wakhti aanan dheerayn ayaan bilaabay in aan maalin kasta akhriyo Surah Baqra , buug ayaan samaystay aan u bixiyay barakaatu Surah Baqra wow Allah ayaa og nimcada aan la kulmay, yaa xasuusta dareenka la dareemo bisha Rabadan oo sobobtiisu tahay shayaadiinta oo xirxiran, cidii doonaysa dareenkaa cajiibka ah ee ay cibaadada oo dhan yeelanayso iyo dhadhanka macaan ee daacada Rabbi jeelanayso akhriya Surah Baqra ilayn shaydaanada iyo sixiroolayaasha iyo shar oo dhan ayaa daaqadaha ka baxayee, Allah Akbar barakada irsiqa wakhtiga iyo dareenka nolosha waxay iska badalayaan mucjiso Allah Akbar maxaan dhibanahay xalkiina kabadhada guryeheena ku boodhaysmay 😭 walaalaha qaaliga ahoow soo ceshada farxada nolosha oo dib u fiirsha kitaabkeena sharafta leh, O Allah make the Quran the Spring of my Heart 🤲 Baraka’Allah Feek Filsan qaali 🤲❤️🤲

  • @freepalestine8701
    @freepalestine8701 2 месяца назад

    SAW❤ May Allah SWT reward you with jannah habo mcn, Amiin

  • @munamk9872
    @munamk9872 3 года назад +7

    Sister filsan xabiibti Allah idiin xifdo adiga iyo qoyskaada xayakumullahu wa baarakallahu fiikum. Allah ka abaal mariyo kheyrka aad nala jeceshay Allah ha ku jeclaado

  • @nasraosmaan1285
    @nasraosmaan1285 3 года назад +3

    Aad iyo aad masha allah ilaahay ehlul qur,an hanaga dhigo, rabbi quluubtena qur,anka haku sugo kaliya qur,aanku wuxu anfacaya wax kastana u yahay dadka mu,miniinta, waa caafmad daawo iyo dabiib bilaash ah wa naxariis, wa meesha kaliya e laga helo xasiloonida iyo deganaanta dhabta ah waa saaxiib kan ugu khayr badan aan laga daalin marnaba sheekadisa, waxkasta ayu u yahay dadka mu,miniinta balse daaliminta iyo inta alle ka furatay wax aan khasare ahayn uma siyaadiyo.
    قال تعالى: { وَنُنَزِّلُ مِنَ الْقُرْآنِ مَا هُوَ شِفَاءٌ وَرَحْمَةٌ لِّلْمُؤْمِنِينَ ۙ وَلَا يَزِيدُ الظَّالِمِينَ إِلَّا خَسَارًا}

  • @sabriinababe5707
    @sabriinababe5707 3 года назад +3

    Shugran abayo mcn wlhi aniga saliga nabi mohamed scw ad ayan uga Faiday iyo istaqfarta masha allah

    • @samiirspragger3944
      @samiirspragger3944 3 года назад

      Abyo qaabke ugu salin jirty qaabab badn aya logu saliya taas igu caawi

  • @zainabhassan6916
    @zainabhassan6916 Год назад

    Mashallah tabarakallah jasakillahxabibti

  • @smaxamoud756
    @smaxamoud756 3 года назад +2

    Alaha ku dhowro qali filsan cafifa

  • @pheynuus9840
    @pheynuus9840 3 года назад +1

    Masha Allah abyo jazakuma Allah kheyrul jazaa shugran xabibty

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 3 года назад +2

    Wcs abyo qimo badan nalajecel wanaga iyo khayrka ona dhiri galisa markasta alle hakuxafido adun iyo akhiro aamin ya Rabi🤲❤🥰

  • @dergamaxamud530
    @dergamaxamud530 3 года назад +2

    Masha allah Allaha u Barakeyo walashen Nimcada uu rabi ku Arsaqay

  • @sacdiyahassan6498
    @sacdiyahassan6498 3 года назад +3

    Aamiin inta noogu duceysay iyo in kaban Allaha ku soiyo

  • @maryamamaxamed7095
    @maryamamaxamed7095 3 года назад +1

    Aamiin yarabi xabibti Allah ahku barakaayo

  • @munamaxamuud7622
    @munamaxamuud7622 3 года назад +3

    Masha allh jisaka allhu Qeer

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 3 года назад +5

    MSH Allah, waadnoducaysay jizakilaahu khyr jzaaa

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 3 года назад +1

    Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah xafidaka laah xabiibti

  • @rahmocabdullemahamud4806
    @rahmocabdullemahamud4806 3 года назад +2

    Ma sha Allah sida nagu dhira galasid Allah ka abalmariyo

  • @qaboolhusain1336
    @qaboolhusain1336 3 года назад +2

    Wcs xbbti jasaakalaahu khayr ilaahay ha ku barakeeyo sharafey ilaahay ha ku jeclaado

  • @nimcoelmi2391
    @nimcoelmi2391 3 года назад +3

    Masha allah abayo jzk filsan.

  • @khaaliabdullahi9694
    @khaaliabdullahi9694 3 года назад +2

    wcs Masha allah walasha ìllahey ha usiyaadiyo adne wax xun allaha kaa hayo inshaAllah

  • @farxiinamahamoud2347
    @farxiinamahamoud2347 3 года назад +1

    Masha Allaah filsan Alle ha ku xafiido Abayo 💕💕❤❤

  • @sagalyusuf7192
    @sagalyusuf7192 3 года назад +4

    Maanshalah taabarakallah allow usiiyadiw nimcadaaa

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 3 года назад +1

    Aamiin ilaahay haku xafdiyo adiga iyo reerkaada oo dhan abaayo

  • @sihamdirie168
    @sihamdirie168 3 года назад +1

    Masha allah shukran wall macan Amiin Amiin

  • @RaxmaMuuse-q1q
    @RaxmaMuuse-q1q Год назад

    Asc mnsha allh alle hku xifdyo

  • @umakheyrbeauty5444
    @umakheyrbeauty5444 3 года назад +1

    Masha allaah habo mcn illahey ah ku xifdiyo

  • @hamdasidrachannel3023
    @hamdasidrachannel3023 3 года назад +2

    Qali Alle ha ku barakeeyo

  • @raaxoratush7878
    @raaxoratush7878 3 года назад +1

    Masha allaah tabaraka llaah ilahey haku xafido

  • @umumunira4982
    @umumunira4982 3 года назад +1

    AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN 🤲. Abayo 💖❤️💞💚💙💓💞 mashallah tabarakallah

  • @fowziaschannel1202
    @fowziaschannel1202 3 года назад +1

    Masha Allah Caziizati Waa Qisaas Muhiim Ah Umadan Anfacayan Alle Am thashaada Hanoo Badiyo 💖✨💕

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 3 года назад +2

    MashaAllaah walaal qaali Filsan Allaah haku barakeeyo.

    • @Alfaaruq.2018
      @Alfaaruq.2018 3 года назад

      Waan kugu soo biiry adna igu soo biiri isoo booqo

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo6897 3 года назад +4

    Wcs masha Allah aaamiin yaa rabi 🤲💞

  • @ciddycadar1995
    @ciddycadar1995 3 года назад +1

    Masha allha. Jazakalaahu khery ukhti

  • @fridasson848
    @fridasson848 3 года назад +2

    Mansha allah ilaahow ku xafid walashay macaan

  • @foosiyadayib3313
    @foosiyadayib3313 3 года назад +5

    🤲🤲🤲💗💗🤲iillaahow na hanuni

  • @sahromohamed194
    @sahromohamed194 3 года назад +4

    Filsan cafifa abyo saan kuu jecelnahay si kasii fiican oo ka wayn allaha kuu jeclaado

    • @Afifakahiye
      @Afifakahiye  3 года назад +1

      Amiin🤲 xabibti shukran 🥰

  • @ayanadam5059
    @ayanadam5059 3 года назад +3

    Masha Allah mahadsanid abaayo

  • @hudahuda5943
    @hudahuda5943 3 года назад +1

    Jizaallaahu khayre xbbti

  • @samsamabshir8571
    @samsamabshir8571 3 года назад +1

    Filsan abayo mcn alle hkyu xifdiyo lmbrkaga ayan ubahnahy

  • @maryanosman1586
    @maryanosman1586 3 года назад +3

    Masha allah my sister ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @samiirasagal5434
    @samiirasagal5434 3 года назад +1

    Masha allah tabarakallah wllo qaali qolkaan rabay in la igu soo daro

  • @sabrinnahabdi986
    @sabrinnahabdi986 3 года назад +5

    Masha allah masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @umuzaki2333
      @umuzaki2333 3 года назад

      Illaah ha nookaa daayo xbbti

  • @ubaxmuxumed5734
    @ubaxmuxumed5734 2 года назад

    Mansha allah ilahay hakuxafido qaali

  • @Xushmohalgan114
    @Xushmohalgan114 3 года назад +1

    Maa shaa Allah tabaaraka laah waan kusobiray abaayo insha Allah qeeyr

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 3 года назад +1

    Jizakallahu kheyr xabibti,wan so dhageysty jimcahi hore wallahi waxan iska lenhy madax xnnka garbo xnnka tinta dadaneysa eaxa isii dheer walwal aanan ogeyn waxanka walwalayo iyo inan rabo inan qolkeyga ku jiro,marka xabibti kheyr allaha ku siiye ma aqaano suratul baqara maxan sameyaa telkadana ma heysee jizakallahu kheyr xabibti💞💋

    • @hodanalihhh2163
      @hodanalihhh2163 3 года назад +2

      Asc wll hadanad aqoo nin dhagaye so malikiib ila 3 jeer

  • @aminaismaciil6051
    @aminaismaciil6051 3 года назад +2

    Allee ha ku jeclaado

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 3 года назад +1

    Asc abaayo mcn isoducoy ilahey hakufafide

  • @munahassan1003
    @munahassan1003 3 года назад +3

    wcs abayo qeyr qabto

  • @FowziyoCaliNuur
    @FowziyoCaliNuur Год назад

    Aamiin aamiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Hoyo_miaadNastexa
    @Hoyo_miaadNastexa 3 года назад +1

    Jazaakalahu qayr ukhti

  • @N82246
    @N82246 3 года назад +1

    May Allah blessed you sister ♥️

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu Год назад

    Amiin kuli muslim

  • @hidayahabdi1265
    @hidayahabdi1265 3 года назад +1

    Mashalaah jisaakalah

  • @ummuabdirahmannur3019
    @ummuabdirahmannur3019 3 года назад +2

    Mash llh❤️💚🌸🦋

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 3 года назад +1

    Asc abaayo mcn MashaAllah ilahey hakubarakeyo

  • @cabdifataxjamac9964
    @cabdifataxjamac9964 2 года назад

    Maasha allaah waa qol qiimo badan

  • @shukriyusuf-jz8gk
    @shukriyusuf-jz8gk 8 месяцев назад

    امين يارب ❤

  • @niamomohamud7041
    @niamomohamud7041 Год назад +1

    Aamen wlashy filsan cafiifa abyo groupkii qisas digri maa igu darto abyo mcn wadanka baan katagay jumce lamida wllshy qalia

  • @seasesa1365
    @seasesa1365 3 года назад +2

    جزاك الله خير

  • @deeqocali6556
    @deeqocali6556 3 года назад +1

    Asc masha alalh

  • @sahrasugeise6520
    @sahrasugeise6520 3 года назад +2

    Amiin amiin amiin yaaa rabiii

  • @umusafiyo5867
    @umusafiyo5867 3 года назад +1

    Wcs masha allah

  • @farxiyocisman2573
    @farxiyocisman2573 3 года назад +1

    Allhuma amiin yarabi

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 3 года назад +1

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah i caafiyo ikhwaanii

  • @ubaxnimo3467
    @ubaxnimo3467 3 года назад +1

    Mashaallaah❤❤❤❤❤❤

  • @RAHMOCOOKINGBEAUTY
    @RAHMOCOOKINGBEAUTY 3 года назад +2

    Wcs wr wbr mashallah tabarakallah Amiin Amiin

    • @Alfaaruq.2018
      @Alfaaruq.2018 3 года назад

      Waan ku soo booqdy isoo booqo wll

  • @hoganhulk9794
    @hoganhulk9794 3 года назад +1

    Mashaa allah

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 3 года назад +1

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah i caafiyo

  • @nimcoomar135
    @nimcoomar135 Год назад

    Asc wll ilaahy haku jeclaado inaanku xidhiidhan donaya hlkenkala xidhiia siwyn ban kuku bahany

  • @aminaadan8558
    @aminaadan8558 3 года назад +1

    Xabiibati filsan
    Inaa si gaar ah Kula soo xidhiidho ayaan raba
    Numbar kaga ma isiin kartaa xbbti ado raaliy

  • @nimcaibraahim5959
    @nimcaibraahim5959 Год назад

    Aamiin yaa rabiii

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 3 года назад +1

    Masha Allah

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 3 года назад +2

    Aaaamiin yaarabi aaaamiin yaarabi 🤲

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 3 года назад +1

    Kisakumullah

  • @abyanali5059
    @abyanali5059 3 года назад +4

    Abyo mcn qayr badan oon lasoo koobi karin allaha kusiiyo abyo wlh maalintaa suuratul baqara bilaabay ayee nololna iibilaabatay wlh qayrkaa kala kulmay rabiga waynaa kamarqatiyaa waaku duceeya aduun iyo liibaan alle kusiiyo

  • @bisharo8027
    @bisharo8027 3 года назад +1

    Mansha Allah

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 3 года назад +2

    That's abayo

  • @shamsolaki4074
    @shamsolaki4074 3 года назад +2

    Ii soo duceeya wllyaal please

  • @maymuunadan1773
    @maymuunadan1773 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @umusalma123
    @umusalma123 3 года назад +1

    Abaayo jazakalaah abaayo telkagan ubaahanahay inaan kula hadlo qaali

  • @ubahali6180
    @ubahali6180 3 года назад +2

    Amiin yarabi

  • @bintuahmednuuue6344
    @bintuahmednuuue6344 3 года назад +1

    Habo jazaakillahu Khayr
    Habo su.aaal
    Aniga way igu adagtahay in aaan daaimo suurah baqrah kadib waan ka niyad jaba
    Ciriiir iyo riyooyin xun xun baa igu badan siiba marka bilaaabo kadib waan iska daaya
    ii soo duuceya plz ma isku aragtaan wwxaas axbaaabi

  • @hassanabdi684
    @hassanabdi684 3 года назад +1

    Mashaalah

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 3 года назад +4

    Asc ilmaha iyo xaaska kala tagney iigu soo duceeya in allaah soohadeeyo

    • @umurashaad6869
      @umurashaad6869 3 года назад

      Aallaha ku so hadeyo walalkey

    • @fartunfartun4824
      @fartunfartun4824 3 года назад +1

      Walal ilahay hakusohadeyo ducada badi adigana habenki gacmaha kor utaag habenka qeybta dambe toos waxad helaysaa jaawaab dagdag ah bi itni allah

    • @hanajamac6484
      @hanajamac6484 3 года назад

      @@fartunfartun4824 wa runta abayo lkn sacadaha danbe wey badanyihine meqa saacba ufiican

    • @ciddycadar1995
      @ciddycadar1995 3 года назад

      Walal allha ha kuso hadeyo insh allha

    • @ahmedgaboow7309
      @ahmedgaboow7309 3 года назад

      @@ciddycadar1995 aamiin allaah iisoo hadeeyo

  • @haawoahmed3915
    @haawoahmed3915 3 года назад +1

    Amiiin

  • @maryamaalialihasan8082
    @maryamaalialihasan8082 3 года назад

    M.a

  • @Alfaaruq.2018
    @Alfaaruq.2018 3 года назад +1

    Wlaashy waan kugu soo biiry adna igu soo biir mahd sanid

  • @smaxamoud756
    @smaxamoud756 3 года назад +5

    Walahi beenma sheegaye xoog ban uderema hatan ka tago qur anka digriguna in yar iga tarado alx markiba alah ba odareensiya iney wax iga qaldan yihin dag dagna wan ugu noqda akhrinta quran uheereyso suratul baqra wayo suratul baqra wa nololsheyda qisas badan wan arkaaa alx idinkana ha ka tagina ad libantine

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 3 года назад +1

    Mashaallah

  • @haawonuur7816
    @haawonuur7816 3 года назад +2

    Balan weeye inaan bilaabo markaan feedback arko inaan ku soo waco mahadsanid abyo wlhy noloshyda alle ayaa ka sheekayn karo😭😭 mahadsanid gaclo

  • @ayeeshalias3126
    @ayeeshalias3126 3 года назад +2

    Asc hbo manshallah waan ka helay qisasaasda .... Waxaan rabay inaan wax kula wadaago ... Groupkana waan rabay inaa igu darto isoo jawaab inshallah 😍

  • @neimoali158
    @neimoali158 3 года назад +4

    Asc abaayo sidee ku helaa qolka gabdhaha ahlu digri

  • @yurubdheman3730
    @yurubdheman3730 3 года назад +1

    Asc wllo igu soo dark hadaad guruubtihiin lanbarkaygu wakaase oo wasbabuuleeyahaye

  • @idilabdinur2673
    @idilabdinur2673 3 года назад +1

    Xabiibtii telkeda iisoo qor qali

  • @xaawomahamud195
    @xaawomahamud195 3 года назад +1

    Wll waxaan ubaahanahay lambarkaaga daruuriban uhay sidankuhelikaraa

  • @xamdixasan9029
    @xamdixasan9029 3 года назад +1

    Asc

  • @fadumomashaallaah5192
    @fadumomashaallaah5192 3 года назад +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @filsansalah8295
    @filsansalah8295 3 года назад

    Abyo filsan inaa icawisid ayaan rabaa ee sidee kugu heli kara

  • @muniiracabdi1290
    @muniiracabdi1290 2 года назад

    Abayo ma shiikh baan ka daba aqrista al baqarah mise keligey aan aqrista

  • @fadxiyaocelo9336
    @fadxiyaocelo9336 3 года назад +1

    Asc wll halkeen kala soo xidhiidhaa

  • @deeqocali6556
    @deeqocali6556 3 года назад +1

    ❤💋