BOQORADA STYLKA & HAYKAL LIIFA SAARAN😂 ALLA SOMALI WAR JECELAA SUBXANALAH😂 | "ARAGTIDA DADWAYNAHA" 🔥

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 467

  • @zakibinxaaji
    @zakibinxaaji  5 месяцев назад +150

    plz saraaakisha ha igu ceebeenina😢
    ruclips.net/video/sOWdt7BpU_E/видео.htmlsi=O6nbuV1GwSB2n577

    • @UsaameAhmed-rl2dg
      @UsaameAhmed-rl2dg 5 месяцев назад +3

      Waziir madaxa ayaad noo saran thy hadaynu team saraakisha respectful 🙏 kaba soo qaad in codsigaaga laguu fuliyay

    • @Hani_Ahmed44
      @Hani_Ahmed44 5 месяцев назад

      Saki balaha naha riftay saa kunahay reer comant

    • @aishaabdikarin7926
      @aishaabdikarin7926 5 месяцев назад

      Hhh hee kula janis iskusijiba manihin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @hooyomcn2420
      @hooyomcn2420 5 месяцев назад +1

      Waziir waan ka xanaqsanahay waayo dhoor sana kufiirsanayey oo meeshad werar idhahdid weraraayo qofkaad sodhawey nadhahdidina aan soo dhaweynayey waligaa ima qiimeyn su'aalo dhoor ah oon ku weydiyeyna iigama aadnan jawabin anaga amarkada waan qadana maxaad adiga hadaladeena u qiimeyn weydey waxaa tahay yutu barada aan ugu jeclahay dawashadiisa

    • @munasalan9598
      @munasalan9598 5 месяцев назад

      @@UsaameAhmed-rl2dg😅juuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu yo jkkooijhhhhh jo o pj hboy uci hghgh gf tu hoop jenjjjjjjiuuuhhuuiuuuukjjh jbmnmj jo ko uiy gut tu yuu togo uhh hmm bc vi😅uiiiuuî hi

  • @AbdureKeran2
    @AbdureKeran2 5 месяцев назад +275

    Wlhi waziir sidan xaq maaha
    2 Sano Saraakiisha kamid. Ahaa waligay like xataa kaama helin 😢😢❤

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 5 месяцев назад +133

    Cida nabiga jecel loofa saara ❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 5 месяцев назад +40

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 5 месяцев назад +57

    Waziir adiga & saraakiisha
    Salaan boqortooyo idiin saaray 🤝👑🤝❤😇😇🙏

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 5 месяцев назад +17

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤❤

  • @HaHA-rm2fp
    @HaHA-rm2fp 5 месяцев назад +19

    Wasirka m.a intaa video kaan dawanayay oo kali yahay 1212 qof ayaa dawatay waxan ahaa qofka ugu horeyay dad ku tagero yeelo mise ka dhac 😂😂😂😂 walalkey hore usoco😊🎉

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli 5 месяцев назад +22

    كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم ❤

  • @RamadanRam-gn1fc
    @RamadanRam-gn1fc 5 месяцев назад +11

    اليوم أنا أول تعليق wasiir replay iso qal maanta

  • @ahmedmahamoudosman3655
    @ahmedmahamoudosman3655 5 месяцев назад +10

    Zaki wana washey nio 😂😂😂keep going sxb

  • @qalihaji8331
    @qalihaji8331 5 месяцев назад +34

    Waka sugyene wasiir❤

  • @HadiyaCismaanAli-ex5fu
    @HadiyaCismaanAli-ex5fu 5 месяцев назад +18

    Waziir qofkii ugu horeeyay waa ina like sarta😂

    • @SenyoritaSalihiya
      @SenyoritaSalihiya 5 месяцев назад

      Waziirka xabadiisaa indhaha ku haysoo liketa cidna uma saareemaad la socon😂😂😂

    • @HadiyaCismaanAli-ex5fu
      @HadiyaCismaanAli-ex5fu 4 месяца назад

      @@SenyoritaSalihiya may hada kdib wn lasocdaa 😂😂

  • @MushtaaqManka-r7l
    @MushtaaqManka-r7l 5 месяцев назад +11

    Qofki ugu horeeyay ee comment soo qora😊❤

  • @iqraaxmedsalaad-cb7cf
    @iqraaxmedsalaad-cb7cf 5 месяцев назад +14

    Wasir Shirarak talefanad.kam haayo😂

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 5 месяцев назад +3

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @MohamedOsman-dt6lj
    @MohamedOsman-dt6lj 5 месяцев назад +2

    Xeerka Raga hadaa wax ka taqaanid like Legend ❤️🫡

  • @HIDDO_WACAN
    @HIDDO_WACAN 5 месяцев назад +3

    Waziiiiiiir shilalka telephonada ku sooo tuuuur 🥰🥰🥺

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 5 месяцев назад +2

    Kkkkkkkkk reer comontiland caawa waad kareysay wiziir anigu waan kuwataa ✅️👍

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 5 месяцев назад +2

    Mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso❤❤❤❤

  • @AbdirizakMohamed-v8q
    @AbdirizakMohamed-v8q 5 месяцев назад +6

    Wiilka somali waaye aniga garanaya waa rer south Africa
    Odayga liifka kadaaya

  • @CfataaxCwali
    @CfataaxCwali 5 месяцев назад +3

    Hadaan kaa yelo Zaki baan firsaday kumana qoslin😂😂😂

  • @khalidkobciye3136
    @khalidkobciye3136 5 месяцев назад +3

    Kkkkkkkkll farah koola ma cabtay aya iga qosol siisay wazir zaki bin hajji

  • @caynabyare3133
    @caynabyare3133 5 месяцев назад +10

    Ex kaagii maxaa ku dabageshay edeb daraa 😂😂😂 nacaa shaydaan kuyaaal😂

  • @halalmedia.
    @halalmedia. 4 месяца назад

    my wife thinks ..im crazy because of MY LOUD LAUGHING😂🤣its midnight WALAHI

  • @siciidmaxamedsuldaan1837
    @siciidmaxamedsuldaan1837 5 месяцев назад +12

    Subxanallah

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 5 месяцев назад +2

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤

  • @Mahour7038
    @Mahour7038 5 месяцев назад +10

    Inaa qofka kowad ahay malayga daremaa 😂😂😂

  • @DeeqaAyaanle-e5t
    @DeeqaAyaanle-e5t Месяц назад +1

    Wizir Waka helay ❤😢

  • @duzaelmi7405
    @duzaelmi7405 5 месяцев назад +7

    Wasir xan fiican soo sartay😅😅😅😅

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 4 месяца назад +3

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hal-xasleh
    @Hal-xasleh 5 месяцев назад +1

    Kusaliya nabi maxamed Scw ❤️

  • @macaaneycali1850
    @macaaneycali1850 5 месяцев назад +14

    Wasiir annaga miyaa naga dhex bilowday reer comment la'aan hadaa nahay. Naga xisho wasiir😂😂

  • @zainoabdala-sy8dk
    @zainoabdala-sy8dk 5 месяцев назад +6

    3:43 above 25 mxaa iga frinee ani madhihin 😂😂😂😂

  • @salmaahmed6168
    @salmaahmed6168 5 месяцев назад +3

    Anaa ugu horeeyo mantay waziir😂❤🎉

  • @hashimtahir6393
    @hashimtahir6393 5 месяцев назад +6

    Warkii jira mar uunbu banana imaan😊😊😊😂😂😂😂

  • @BUSINESSSICIID
    @BUSINESSSICIID 5 месяцев назад +1

    Wasiir see nayeeshay adiga xanta caqabad ku tahay waa in jeel Ogaadeen lagu soo xiraa😂😂

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 4 месяца назад

    Kkkk 20/35 Allah na gaarsiiyo. anagoo Allah caabudeena

  • @GaboHaji
    @GaboHaji 4 месяца назад

    Waziir iminkaa idinkusoo biire malaisoo dhawaynaa😊

  • @duzaelmi7405
    @duzaelmi7405 5 месяцев назад +4

    Wasir nin see u galeyn chaina laga soo celiyay😂😂😂😂

  • @jamalabdikadir7495
    @jamalabdikadir7495 5 месяцев назад +1

    3:44 😂😂 see ugashe he wazir 😂

  • @ikraanabdiwarsame7531
    @ikraanabdiwarsame7531 5 месяцев назад +1

    Zaki Bin xaaji aniga qosolay telephone kii iga dhacay ma nooli😂😂😂

  • @Huuudss
    @Huuudss 5 месяцев назад +1

    Niinkaan wa niin somalida sharfo markasta. He is very patriotic ManshAllah. I watch him once while defending somalis from Ugandis guy. Keep up the good work. 👍❤oo

  • @laki778
    @laki778 5 месяцев назад +4

    Janelkey soo fiiriya idinkaa maa yaab arkay😅😮

  • @abdiaboorjay7812
    @abdiaboorjay7812 4 месяца назад

    Wasiir wan ku salmay iyo dhaman saarakisha 🎉

  • @ayaancabdikariin5153
    @ayaancabdikariin5153 4 месяца назад

    Boqorada style iyo haykal alle ha isku kiin soo celiyo ❤

  • @fardowsainashakur2074
    @fardowsainashakur2074 5 месяцев назад +3

    Zaki binu xaji legend 🙌 🎉

  • @saafihashi3872
    @saafihashi3872 4 месяца назад

    Wasirka waa Ku salan hotey usoco saafi from UK london bye❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShaRuu-xe1bz
    @ShaRuu-xe1bz 5 месяцев назад +3

    Asxabey hoyadey aa cawa qaliin gali rabto iigu soo duceya😢 in uu ilahey u fududeeyo😢😭😭

  • @hamzeaadan
    @hamzeaadan 5 месяцев назад +1

    Wasiir toos bad noogu bashashe naga dhamoow 😂😂😂

  • @AyisaMoha-fl9xq
    @AyisaMoha-fl9xq 5 месяцев назад +1

    Waziir ebed yeelo inay hadlaaan 1sano sugayneee😂😂

  • @NouradiinHasan
    @NouradiinHasan 4 месяца назад

    Wasir muqalka wan ka baxy wana so serchin greyay lkn muqalka rafad ban kuso helay kawrn😂😂

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileys 5 месяцев назад +1

    Kkkkk jawaanba jawaankiisa ha ak fadhiisto aa ar sakiyow bal istaq furullah dheh

  • @NasiyaHoussein
    @NasiyaHoussein 5 месяцев назад +1

    Boqorad iyo haykal waya nagu adakeyan hadan nahay team rufiyan 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 5 месяцев назад +4

    Wlh afdabolan wa dahab❤

  • @CabdiwaasacCismaan-q7u
    @CabdiwaasacCismaan-q7u 5 месяцев назад

    Wasiir khayr allaha kusiiye jambal khayr qabaa udaadisay ree comment land😅😅😅😅

  • @MascudIsmacil
    @MascudIsmacil 5 месяцев назад +1

    Asc sxb zaki binu xaji marka hore wanku salamey waxana ku salamey salanta muslimka ah salan kadib waxan kamid ahay asxapta kugu xiran marki aad furatey you tube ilaa iyo hada malin uu muqalkaga ad so galiso oo idhafey majirto wlhi marka waxan wataa codsi kaliya maheli karaa mel an kala sohadlo ustd zaki sxb mcn 😭

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 4 месяца назад

    Mash Allah my ex was same like this girl crazy people they need to learn how to move forward ❤❤

  • @SuweyssaciidcusmaanFanka
    @SuweyssaciidcusmaanFanka 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤ hadalka waa sugeynaa hadanahay reer comments

  • @IDileMahdi
    @IDileMahdi 2 месяца назад

    Allahu Akbar subxaanalah

  • @AmranCabdi-fj3io
    @AmranCabdi-fj3io 4 месяца назад

    Zaki binu haji😂😂😂😂😂😂lajan and lajan😂😂😂😂😂😂

  • @NacimoCabdala
    @NacimoCabdala 4 месяца назад

    Qof ba qofkis haguursad kuleh😂

  • @KaaftomayKaaftomay
    @KaaftomayKaaftomay 4 месяца назад

    Fadlan so boqo ciwankan sxb waxad ka heleysa korso free ah❤❤❤❤❤❤

  • @XamuudiSayid
    @XamuudiSayid 5 месяцев назад +4

    Wazirka iwaran sxb

  • @YOUTUBEMAAHIR
    @YOUTUBEMAAHIR 5 месяцев назад +2

    Wasiir pubg malaciyaari Karaa adoo Naga shukaansado😊

  • @MascudIsmacil
    @MascudIsmacil 5 месяцев назад +1

    Marka sxb mcn hadeysan colaad jirin ragu waa kuwa iscawiya plz ila sohadal waxan maqley dadka caanka ah dadka uma sojawaban plz am plz wan kubaryaa iso jawab 😢 💔

  • @suldaanada
    @suldaanada 5 месяцев назад

    Wasiir hooyo wasii ma arag miyaa Hal Mar soo cimaamada please

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 5 месяцев назад +1

    😂😂😂😂 illaahayow ka hadashii kulahaa

  • @Maaney7
    @Maaney7 5 месяцев назад +5

    Wasiir wn Ku sugayney

  • @MohamettAbdi-rx6gc
    @MohamettAbdi-rx6gc 4 месяца назад

    Waziir filam kii 😂aamin baalow 😂intow 😂maraa

  • @abdimajidmohammed4343
    @abdimajidmohammed4343 5 месяцев назад

    Waziir marke soxathasho bawaryalaa 😂

  • @CoachSuhaybWinner
    @CoachSuhaybWinner 5 месяцев назад +2

    Azxaptada wasiirka ❤

  • @NasraAbdirazak
    @NasraAbdirazak 5 месяцев назад +1

    Waziir waliga hanga shakiyin😂

  • @mumtaasabdirashid5639
    @mumtaasabdirashid5639 4 месяца назад

    Wasiir inay hadlaan baanu rabnaaye maxaa kaa khaldan😂😂😂

  • @MustafabdihasanMustafabdihasan
    @MustafabdihasanMustafabdihasan 5 месяцев назад +3

    Hhhhh wasiir seecamal😂😂😂

  • @abdirahmanabdirahman-zz7my
    @abdirahmanabdirahman-zz7my 5 месяцев назад

    Wasiir wlhi Waa funny buraamushka dhan Lkn waxan kusii qoslay Above 25

  • @Korean-c9e
    @Korean-c9e 5 месяцев назад

    Wax wlbo kan chaniska is kadhiga iga darn tiktok anu MBA. Dawan bar yahan wanso labanaa srakiisha 😂😂💔😭🏃💕💋👐

  • @amaalmuuse3055
    @amaalmuuse3055 5 месяцев назад

    WAZIIRA❤
    THE KING OF YUTOBER💕💪

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 4 месяца назад

    3:20 us us us😂 Asia amu😂

  • @Fatma_zaharat
    @Fatma_zaharat 5 месяцев назад

    Wa runteed siduu naag kale uu ula hadli loma dul qadan karayoo😂😂😂

  • @Najminaa
    @Najminaa 5 месяцев назад +2

    Zaki is not easy 😂😊

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 5 месяцев назад

    Sharaf iyo maraamo wasiir cawa barnamikana cashada ku kariyay qosolbaan suuxay😂😂😂😂

  • @Axmedmaxamedcadiqadir
    @Axmedmaxamedcadiqadir 5 месяцев назад

    Waziir kaftanka anaga miyud naso galay yaah lkn wllhi😂 waa runtada sacadan laga bilawdo reer comment laan waan kuboday lawadoda midkamid ah hado hadlo waxa guleysten reer comments ma uqirnay waziir isheeg😂😂😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 5 месяцев назад

    Wasiir man garoomo kalan kadaganaye 😂😂

  • @AyaanAhmed-zu5wk
    @AyaanAhmed-zu5wk 5 месяцев назад

    Juuniyow dhibka dhaaf hadii kale midas cmlan kugu ogahay😂😂

  • @aaminaahmed2007
    @aaminaahmed2007 5 месяцев назад +1

    😂wasir garbash kaga ban diyarineyna hadaanahy dumarlander😅

  • @hamzaupdynzyr
    @hamzaupdynzyr 5 месяцев назад

    Waziir iga cun video yada african naga soo can dnty ayantan mute baa ku jry wajibkayga lee gudinayyy like ta 😀

  • @Idilcadey-oi6eu
    @Idilcadey-oi6eu 4 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂reer comanteln see idin galay😂😂😂

  • @halalmedia.
    @halalmedia. 4 месяца назад

    sometimes saxib i think u crazy..🤣naagaa daa

  • @indholaaan4937
    @indholaaan4937 5 месяцев назад

    Wasiirka waana fishilee isaga xogtiisa ma radinaa🤣🤣

  • @Kawsy-me2xp
    @Kawsy-me2xp 5 месяцев назад

    Sideed na yeeshy waadna hor cararty😅😅

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 4 месяца назад

    Dadka kugu xidhan above 25😂

  • @abdullahiyackoo8769
    @abdullahiyackoo8769 5 месяцев назад

    (Wazir martitha wan sadhaweyay) Balse waxan kaxumahay tacabkan kusodalnay sanad dhan in ad kadhigto hal bacad lagu lisay 😢

  • @FilsanAdenAbdi
    @FilsanAdenAbdi 5 месяцев назад +1

    Machaallah Zaki

  • @BayloodBacadle
    @BayloodBacadle 5 месяцев назад

    4:38 maraqa iyo rootiga only lipaax fahmaya❤😂😂

  • @Mahadibrahim-j8q
    @Mahadibrahim-j8q 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mowlidkhayre1007
    @mowlidkhayre1007 4 месяца назад

    Team saraakiisha us us us tii dhifiq meesha ma inoogu camiray wasiirku

  • @shugrishacaniaxmed6394
    @shugrishacaniaxmed6394 4 месяца назад

    Sifiican baad yeeshay 😂😂😂 qac yac😅😅

  • @NuurBashiir-w5w
    @NuurBashiir-w5w 5 месяцев назад +1

    Wazir waxan Ka mid ahay sarakiisha qofta wan Ku geynaa in ay soo hadasho malin un lkn adiga iyo anaga. Waxaad. Nagu. Noqoty laf dhuun. Gashy. Wazir Kama fileynin shit😅

  • @AbdikafiMahad-x1z
    @AbdikafiMahad-x1z 5 месяцев назад +1

    Wlh bananka ayay kenen

  • @NasiimamahamuodAli
    @NasiimamahamuodAli 5 месяцев назад

    Waziira waa no ganbisay ilahayo boqoradada iyo willka say yihiin ku daa ❤😊