KALA BAX DOOQADA || YAA GUULEYSTE .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 531

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Год назад +11

    Mashalah gabdhaha somaliyeed odhan waa kuwo uu ilahay qurux siyay

  • @sakariyetaaj
    @sakariyetaaj Год назад +132

    Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga sooboqato 😢😢

  • @xasanbare1523
    @xasanbare1523 Год назад +23

    Boqorada daadmadheedh waan wataa ❤❤❤

  • @wqs477
    @wqs477 Год назад +29

    Reer hargeysa guul iam somalia qadarin reer hargeysa qalbi saafiyaayl🥰

    • @haniahmet2407
      @haniahmet2407 Год назад +1

      Zharafaa leedahay hno mcn 🥰

    • @Dhameysss
      @Dhameysss Год назад +2

      Ayy Thanks❤

    • @wqs477
      @wqs477 Год назад +1

      @@Dhameysss🥰🥰

    • @wqs477
      @wqs477 Год назад +1

      @@Dhameysss isku leenahay quruxey

    • @afnanaided
      @afnanaided Год назад +1

      Koreeyuu haku ciseeyo wllo mcn

  • @HanaddMacalim
    @HanaddMacalim Год назад

    Wiilka barnamijka dadihinaya waa kahelay wallahi sojidasho badan ayuu leyahay kan gabdhuhu dorannayan isagaba wa quruxbadan aad io aad ❤😢😢😢

  • @munoawle1908
    @munoawle1908 Год назад +11

    Kuwan jecel bay igu rideen ba wlhi indhoh iyo xiis xarago halkan aan idinka salama❤❤❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +8

    Wow kuwani jaceyl an iheyn ayey igu rideen❤

  • @fadumocusman-fy6nm
    @fadumocusman-fy6nm Год назад +12

    Wa Kalay iska arag lkin indho jacayl badaldee nimankale kuso hadal hablahaba wadiga badalayee inti igu raacsan like🎉🎉🎉🎉

  • @geedichannel7342
    @geedichannel7342 Год назад +2

    Dhambaal reer miyinimada iska waxan dhaqan uma lihin

  • @najaxfaarax-cp4zv
    @najaxfaarax-cp4zv Год назад +7

    Naagtan nin laaantu hayso ee xiis la leeyhy eedo meesha hanagu ceebayn cod xumo iyo suuro aadan shaqo Ku lahayn ha isku darsan inaan xishood iyo aqlaaq baa lagu doortay mxd la boodboodi tanyar ee kalena Waxaan leeyhy adeero dhar magaalo waa la xidhaa lkn naqan magaalo lama yeesho Kute idinkaa isoo qasbay ee awalba ma Rabin mid is jilci isleh iyo mid is adkee islahe xiis iyo queen dadmadheedh ilmadeer dad baa idin dawanaye IGA daaya reebadinida😊😊

  • @Amallllll-j8q
    @Amallllll-j8q Год назад +10

    Mr wlbo aaan wxaanoo kale arko wxn dreeema inay dad shrfleh at isoo koriyeeen oo dhqn leh alx dhha inta ilmidow kuwna alle hsoo hdeeyo amin dhha🤷🏻‍♀️

    • @kawsarqueen1061
      @kawsarqueen1061 Год назад +1

      Allhe hakuu daayo wllhy waa run waalidkay inaan halkaa soo istaago way I dili lahaayen

    • @Amallllll-j8q
      @Amallllll-j8q Год назад

      @@kawsarqueen1061 amn xppt sdo kle alle hku dyo

  • @mudan3817
    @mudan3817 Год назад +5

    Waanu ka qadnay hadaan nhy reer sanaag weliba reer ceerigaabo ❤🎉

    • @sayidali9450
      @sayidali9450 Год назад

      Haa waan ka qaadnay wlll mcn😊😊😊

  • @wiilkaxaafadda1819
    @wiilkaxaafadda1819 Год назад +3

    Imika ma Haplihii DuRiyadda ayaa sidan Loo Bahdilaya dhega! MeshAn wasiirka Diinta iyo awqaftu muu shaqo ka qabto Dhaqankan Mid aynu leenahy maaha.

  • @NasraAbdullahi-v9h
    @NasraAbdullahi-v9h Год назад +5

    War ileen ree sooma li laan waba rooman tik jah❤❤ indho jacayl iyo xiis isku sobaxayaa❤😂😂

  • @aishaabdiwahab3550
    @aishaabdiwahab3550 Год назад +4

    Wiilka baramijka dadi hinayo waa nin dagan oo ikhyar ah nolow wllkey sharaf Ku nolow ❤❤❤

  • @Codaya.G36
    @Codaya.G36 10 месяцев назад

    Boqorda damadhe wanaku wata indr hore u soco❤❤❤❤❤

  • @kamaalhassan6861
    @kamaalhassan6861 Год назад +2

    Zhp sayidka barakaysan keen

  • @zakisheikh5373
    @zakisheikh5373 Год назад +4

    “isla weyni iguma jirto aan mid ku shego indha jaceyl abti”😁😁 Qoftaas baa iga kadan zaki ahaan wana doran lahaa sbbto ah ani waxan aad uga helaa gabdha kibirka kabadan Asma mohamed Jam’A halkan ayan ka slamaya

  • @bilaalabdirahman4822
    @bilaalabdirahman4822 Год назад +7

    Asma maxamed jaamac waanku tuuray cumaamada bila calayk waxaasa dhiigle legemad

  • @ahmedaar9288
    @ahmedaar9288 Год назад +5

    Asma daadmadheedh bn dooran lahaa anigu wa naag adag🥰

  • @munaabdi2163
    @munaabdi2163 Год назад +17

    Boqorada daadmadheedh lajemed weeye❤

    • @khadijomaxamed9441
      @khadijomaxamed9441 Год назад +1

      Waaruntaa waa gabadh aan jeclhy suldaamada daad madheedh wakuwataa walhi❤❤😍😍

  • @hoodomaxamed3471
    @hoodomaxamed3471 Год назад +2

    Wiilka wariyaha waan ku salamay quruxoow Aboowe

  • @YaxayeJabriil-iy2gt
    @YaxayeJabriil-iy2gt Год назад +14

    Soo badiyaa barnamijkaa dhalinyaro❤❤❤😊

  • @sukatamoha929
    @sukatamoha929 Год назад +29

    Emotional damage badan baa ku jira halkaas😅😅😅😅

  • @saynabmaxamed693
    @saynabmaxamed693 Год назад +5

    Xiis waan ka helay xara kaad keeda❤

  • @asmaapdulaahi4514
    @asmaapdulaahi4514 Год назад +6

    Maxamed maad nanacsiinayzan naga padala yahye tager keena ama food cirro

  • @nuuraabdulaahi6104
    @nuuraabdulaahi6104 Год назад +8

    Xiis waa quus caadiya naa maxay isla qawinaysa ramadaanta sixun baad u ilbaxday😮

  • @MuuseShaani-iq3ow
    @MuuseShaani-iq3ow Год назад

    Sharaf iyo karaamo
    Hablo is dhaafe
    Boqorada daadmadhedh walee waa geesiyad yar oo fariida
    Goforeward wll
    Sidaa ugu adkow sharaftaada ,sidaa ay uhadashay boqoradu waa hadalkii larabay inay kuhadasho inankasta oo caqli usaaxiibi
    Waakuwataa boqorada

  • @drhoeosman3949
    @drhoeosman3949 Год назад +4

    Wlh wax Belyan Dollar Laga baxsho wa is taahisha Asma Mohamed Jama boqorada daadmadheh Waxay Isku Darsatay
    Qurux
    Dadnimo
    Asturnaan
    Aftahanimo
    W hablihi Geela iyo qoriga Laga Bixin jiray msha allah Ina adeer Noolow mcn
    From Mareeexan

  • @dagancadeyy2641
    @dagancadeyy2641 Год назад +7

    bisinka tan xaga dambe dharka madow qabta xay iska walaaqaysa😂😂

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Год назад +1

    Masha allah queen xiis xarako iyo indho isku waara Abid ❤❤

  • @dgabdirisaakchanel3128
    @dgabdirisaakchanel3128 Год назад +1

    Yacnii ninkastaa wxu jecelyahay 😅😅 gabadha romatic ah

  • @buzhrarazhead9309
    @buzhrarazhead9309 Год назад +5

    Kan indho jecayl ag fadhiya amaba weriyuhu samir badanna walal😅😢

  • @raagecaalin
    @raagecaalin Год назад +4

    Indho jacayl jacaylkii oo qofa halkaaa kaga hay zhp🥰🥰🥰

  • @ahmedjimcale1740
    @ahmedjimcale1740 Год назад +2

    War barnamijkan waa ka helay Mar walipa firsadaa waw Mr indho waa ku taa sxp sare

  • @khalidadanali155
    @khalidadanali155 Год назад +8

    Woooow boqorada dadmadher weli hadal Raganimo ah baad ku hadashay weli guleyso my queen 👸 ❤❤❤

  • @khadaralxariiri9231
    @khadaralxariiri9231 Год назад +12

    Sayidka barakaysan keen ninkaasaa talent leh❤

  • @munasagal182
    @munasagal182 Год назад +9

    boqorada walhy waa firiid😊

  • @hiboziad6039
    @hiboziad6039 Год назад +2

    Subxanalaah wxn akhlaaq xumada hlku inaga soo galay hablihii xishoon jiray awaay

  • @abdinaasirsaalah116
    @abdinaasirsaalah116 Год назад

    WLLHI reer hargeysa aad ban utagera dhambalna wa kuxiranajy mar uun waa imandoona i a

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Год назад

    xiis xarago sweden kaasoo salaamaynaaa

  • @AmalMohamed-bn4lj
    @AmalMohamed-bn4lj Год назад +4

    Boqorada daaadmadheedh❤

  • @nafisamuse1276
    @nafisamuse1276 Год назад +2

    Mash allah 🎉🎉🎉🎉

  • @naeemomohamed8496
    @naeemomohamed8496 Год назад +6

    Dumarka burco igu soo orad mahaa no jilac 😅😅

  • @nimcohodan2935
    @nimcohodan2935 Год назад +2

    Manshaallh Manshaallh ❤ 🥰🥰🥰

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Год назад

    Hablihi xishoon jirey nucan ba badaley waan ka xumahey runtii

  • @caakifah
    @caakifah Год назад +21

    Barnamijka tiktok ayaan kasoo arkay gaarahahn marka tayare dadmadhedh waxan modayey inay emotional damage la ciyarayo😂

    • @raxmoshine3047
      @raxmoshine3047 Год назад

      Barwaaqo nashaad wellcom back gobolki cagarna ee sanaag balse sanaag kama tirsana soomaaliland

  • @aal5869
    @aal5869 Год назад +2

    Ilaahay ha soo hadeeyo

  • @NasrudiinAbdiraxiim-yt4xf
    @NasrudiinAbdiraxiim-yt4xf Год назад +1

    Waw wlashey codmacaan badna xiis

  • @bushaaromaxamed2611
    @bushaaromaxamed2611 Год назад +11

    Poqorada daad madheedh wn wataa ❤

  • @najmaabokor1414
    @najmaabokor1414 Год назад +6

    Inodho jcyl codkiisu it’s so feeling🤣

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +12

    Alle Dartiisa Wanaag Walba U Sameey ❤

  • @ShaaficiAhmed-yx6ez
    @ShaaficiAhmed-yx6ez Год назад +3

    Waa waDaNa reer PurCo oN other level 😂

  • @nimcoxdaahir8354
    @nimcoxdaahir8354 Год назад +3

    ayyy inateydii asma fariiid🥰

  • @samiirmk6628
    @samiirmk6628 Год назад +2

    Keep it up from Muqdisho 🎉

  • @mohammetziyat508
    @mohammetziyat508 Год назад +6

    Waxaas mesha dad isugu yimi wlhi taa yar baa isu caqli dhaanta war waxa yari fariidsanaa ma ana dhalay talaw 😂😂

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 Год назад +3

    Xiis xarago another lovely ❤

  • @nasradayib5207
    @nasradayib5207 Год назад +4

    Indho waa miskiin❤

  • @Alphamike09
    @Alphamike09 Год назад

    Gabadhaa Axmed gurey anaa aashaqay

  • @munaabdirisak89
    @munaabdirisak89 5 месяцев назад

    Garacad boqorada daadmadheedh❤❤❤❤🎉🎉

  • @mohamed-nb4vk
    @mohamed-nb4vk Год назад +4

    Anagoo reer xamara shekadan ree hargeisa udaynay yaa waduud😂❤🎉

  • @dekasaban4690
    @dekasaban4690 Год назад

    indho jacayl bro 🎉🎉🎉🎉 one love

  • @ziciidcali1033
    @ziciidcali1033 Год назад +5

    waaba legend nad caadiyaa balaayo ayay ku dhigtay indh😮😮😮😮😮😮😊😅😂❤

  • @amiinkeeyamiinkeey1244
    @amiinkeeyamiinkeey1244 Год назад +1

    Cabyaada madowda 100 100 ayaa wataa lkn dadka In isla weyntahay bee modaan ma isla weeyno waxas kartideeda

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 Год назад +33

    Walhi boqorada dad madhedh lama dhayalsan karo ❤❤❤❤

  • @SaamiyaYuusuf-kq3bj
    @SaamiyaYuusuf-kq3bj Год назад +9

    Boqorad daadmadheen libaaxad❤❤❤❤❤

  • @sacdacabdi
    @sacdacabdi Год назад +4

    Subxana Allaah

  • @muxiyadiinismaaciil7496
    @muxiyadiinismaaciil7496 Год назад +2

    Niyahow kadaaya ciyaalka meesha hanugu oo raga waaweyn ha horkeeninee waa kaadi kulul yare waxan makala garaneysabee in meesha la dhaanteynayey moodeysaaye

  • @yusufmaxamed1616
    @yusufmaxamed1616 Год назад +3

    Boqorada daad madheedh waan wataa inantaa

  • @cabdalecabdule8971
    @cabdalecabdule8971 Год назад +1

    Idhah jacayl sharub khanka hargisa keep goin

  • @luluoahmed9332
    @luluoahmed9332 Год назад +18

    I love asma she is the queen of emotional damage 😂😂😂😂😂🫶🏼🫶🏼🫶🏼

  • @esraahmeth2531
    @esraahmeth2531 Год назад +11

    Saamiye sagal baa wllhi u qalntey❤

  • @nagaadmohamed5180
    @nagaadmohamed5180 Год назад +1

    Bizinka oo ma waxanaad ramadaantii qabateen waryaa ilaahy halaga baqo 😮

  • @Nimcocumarmaxmuud-nd1qq
    @Nimcocumarmaxmuud-nd1qq Год назад

    Inadha jacayl waa wada af soomaali marshal allah

  • @Gudon--
    @Gudon-- Год назад +1

    Wxn zuuro way dhaaftaY Partiiiziii ayey dhigeeen Laga paray laga padi Ayan maqLi jiraY🤣🤣🤣🤣🤣

  • @guuleeddayib5428
    @guuleeddayib5428 Год назад +1

    Indho jecayl barnaamijka waxa uu ka noqday garsoore aan waligii kicin😂😂😂😂🤔🤔🤔🤔

  • @haboonabdirahman3561
    @haboonabdirahman3561 Год назад +3

    Indho waa wax waalan❤

  • @fahmiali8290
    @fahmiali8290 4 месяца назад

    Asmu. Gabadh. Yer buqa. Wan. Kuguhana. Baquradi ❤❤

  • @shamsudiinarab6056
    @shamsudiinarab6056 Год назад +2

    waxay isla adkaynayso baa ah inay rajaday lahayd ka laalantay oo wadada mareen kuwo ka VIP sn😂

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 Год назад +3

    Gabadha u horeysa ayaa u qalanta

  • @noorabdi4725
    @noorabdi4725 Год назад +2

    Asma it's not easy

  • @hassanfetin8158
    @hassanfetin8158 Год назад +3

    Miss daad madheedh Soo celi wllhi waa madaxa dhiqada qoftan😅

  • @mushaax6369
    @mushaax6369 Год назад +2

    Labadan run run bey isku gagadayaan ayaan umaleyna xiis lagursaday hada maqlo ninkaan siradaa😂

  • @AniismohametHassan-sc5vp
    @AniismohametHassan-sc5vp Год назад

    Waaar reer sanaag meesha hala keeeno

  • @Adoontiialle37
    @Adoontiialle37 Год назад +1

    Waa dhaqan xumo waa wax aan anshaxa u wangsanayn

  • @Sainab-jk4gj
    @Sainab-jk4gj Год назад +8

    Waan kuwataaa indho Allah nolosha haynagu kulmiyo

  • @Jacayl724
    @Jacayl724 Год назад +1

    Waraa gabdha Yer waji male wllhi🖐waa wataa

  • @laagladanlaago5646
    @laagladanlaago5646 Год назад +1

    Noo soo bad¡♡😢😢😢

  • @laagladanlaago5646
    @laagladanlaago5646 Год назад +2

    EMOTIONAL DAMAGE 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HaniCaday-ep5kc
    @HaniCaday-ep5kc Год назад

    Woooow wllhy waan kaa helay indho jcyl😘😘😘😘

  • @suleekhacabdi6908
    @suleekhacabdi6908 Год назад +3

    War wll hadalk halkee loo jilcinayaa now sida daadmadhedh oo kale ayaa loo hadlaa 😢😮

  • @hawamahamoudosman7081
    @hawamahamoudosman7081 Год назад +4

    Waan kaa qaadnaY Hdaan nahY Pahda ReeR Pooarma🤝 MdxaaD Noo Zaaran tihiin dhamaal Digital

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 Год назад

    Samiya sagal number 1 weeye

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 Год назад +1

    barwaqo c.laahi jamac salan sare❤

  • @ahmedhaykal3120
    @ahmedhaykal3120 Год назад +6

    Sayidka barakaysan soo qapo sxp 🙏🏿

  • @yousra52
    @yousra52 Год назад +1

    Alla hablahan is qaad qaadka badan xishood darnaa.mida ka dhacde ma ana dhale m.a😂 war ilen habluhu adega ku qurxonyhin

  • @faizaadan8152
    @faizaadan8152 Год назад

    wll hablad tihiine xishoda bisinka iyo salinka

  • @boqorkaraabka329
    @boqorkaraabka329 Год назад +3

    Dorka kowad wx iska leh bilaa hadal, saamiya sagal❤

  • @farxan9703
    @farxan9703 Год назад

    Hhhh
    Wlhi xiis caadi ma ahan
    Xiisoodayey xanxatoodayey
    Waaw waaw waaw

  • @Teisir
    @Teisir Год назад +12

    Xiis Xarago Is Funny😅😂😂😂