Farxaan Qaboojiye Iyo Nimco Dagan Wacdaro Ka Dhigay Bandhigii Buuga Hadraawi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 ноя 2024

Комментарии • 187

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 3 года назад +30

    Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad hasiiyo
    Halgamaa hadraawi waa heestiisii
    Kahad laysey gobanimadii somaliyeed
    Waa hees qiiro badan allahayow nin daacada
    Allahayow nin daalina deeq daada haw simin
    Aamiin aamiin

  • @inacumar170
    @inacumar170 3 года назад +17

    Dadki fanka lahaa ba ku Raxaysty ❤😘

  • @munaabdi8056
    @munaabdi8056 3 года назад +26

    Waaaaw nimco degan hantiqaran iyo Farxaan yare caadimaha heesku ..😍💗💞❤🥰

    • @jamalsweets
      @jamalsweets 3 года назад

      Alayleh culayskeeday kutahay hanti qaran ileen cidi qaadi kari mayse wll latali hataqaanid.

    • @bilana289
      @bilana289 3 года назад +1

      @@jamalsweets
      Shaqo yeelo Nimco Degan waxaad tahay kuma taqaane

    • @jamalsweets
      @jamalsweets 3 года назад

      @@bilana289 kkkk illaahay ban kamagan galay buuri inta le eg. ee danteedun usheeg hada garanaysid hadi kalena ha isku urto eedo

    • @bilana289
      @bilana289 3 года назад

      @@jamalsweets
      Adigaa uraya ninka sheega ma dhaafto

    • @jamalsweets
      @jamalsweets 3 года назад

      @@bilana289 ma numberkayga kuso qora 063 hadi kale iga dhamaw

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +2

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲

  • @Hooda36
    @Hooda36 3 года назад +12

    Illaahay haunaxariisto dhamaan fananiteenaiyo abwanadii jannatul fardowsa Allah haka waraabsho Amiin 🤲Abawanadeena intaa nool illaahay cafimad cimridherer iyo cibado suuban Allah haku waarsiyo Amiin 🤲 nimco somalilander iyo💚💬❤👍 fanaankeena farxaanyare illaahay haidin xiftiyo Amiin hadraawi illaahay cafimaad haku siiyo Amiin 🤲❤❤ dawladena somaliland waineey abwana deena qimeyaan kii xanusanaya iyo kii dhiban in logagaaro weeye❤🤲

  • @HM-eh2on
    @HM-eh2on 3 года назад +3

    MashaAllah MashaAllah finally waxan helnay dad na xasuusiya suugaabtii iyo heesihii geesiyiintii Allaha u naxariisto intii dhimatay iyo inta nool Amin 🤲🤲💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙👍👍👍

    • @hodanfarax4298
      @hodanfarax4298 3 года назад

      ducadu amiiiiiin🤲🤲

    • @hodanfarax4298
      @hodanfarax4298 3 года назад +1

      lkn🇸🇴❌👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽

    • @HM-eh2on
      @HM-eh2on 3 года назад

      @@hodanfarax4298 Allaha ku soo hadeeyo naceybka soomaalinimo ee ku hayaa muxuu yahay I don't understand please explain to me if you're in a right mind

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 3 года назад +2

      @@hodanfarax4298WAXAN WIXIINA KA SHAQAYTA MAYDAN TARIIKH LAHAYN WAD YEEILI WAYDAY BULUUGAN NOOGA DAA MEESHA BILAA CALAYK
      HHHHHHH INYAR BA DHIMAN BUUGII
      BULUUGA ISNA MALIN DHAW IYO KII MUUSE BIXII CABDI

  • @hisjama9312
    @hisjama9312 3 года назад +20

    Waa Halyeydii reer Somaliland Moog iyo Hadrawii.
    Ilaahay haw naxariisto Moog. Hadrawii caafimaad deg deg Ilaahay ha siiyo Amiin Amiin Amiin

  • @nimoali601
    @nimoali601 3 года назад +12

    Allah a hu naxarriisto adeero 💞❤️♥️😘

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 3 года назад +10

    isaaq + samaroon = somaliland
    Rag sare u kaadsha
    Yaa dood ka qaba ?

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 года назад +15

    Eesh-calaa Hees eebbee haw naxariisto.... Xasuustii. Abwaan aqoonyahan/halyey Muj Maxed Moogee....

    • @Bulshotv
      @Bulshotv  3 года назад +1

      Mahadsanid Karti-Soor Group

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 года назад +1

      Iyo shankaroon axmed Sagal

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 3 года назад +12

    Waar inankaayar Halagu dadaalo waa geesiye Nimco halkan waan salamaya

  • @abdidaahir6707
    @abdidaahir6707 3 года назад +2

    Best fann somaaliyeed qaboojiye

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 3 года назад +7

    ilaahay,ha,unaxariisto,mujaahid,Maxamed,mooge,Liibaan,,,,,qaboojiye,iyo,nimcooy,,Iska,dhiga,makarafoonka

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 года назад +11

    Allah ha unaxaristo maxameda moge iyo inte inga dhimateya odhan amiina amiina yaa rabi farxan yare iyo nimco Dega hore usoco geeeeeesiyad somaliland Allah ha idenka qabto ishaa cadowga iyo xasdinta kaxune horumarka nabad nicada somaliland mansha Allah

  • @mohasam6140
    @mohasam6140 3 года назад +8

    Alaha u naxirsado mj mahamed mooge libaan

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 3 года назад +4

    Xasuustii Maxamed Mooge Sanadki 1972kii i heesta uu qaaday iyo Shankaroon Sagal, Bilawgii halgankii Abaan Hadraawi, dhalinyarada Somaaliland ogaada Dowladnima maanta haysataan Mujaahidiin iilka u jiifaan, u soo duceeya, alfaan Farxaan Qaboojiye iyo Nimco Degan Alaha idiin Xafido Aamiin Aamiin

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 3 года назад +15

    Somaliland iyo dadkeeda

  • @ibrahimdjama6109
    @ibrahimdjama6109 3 года назад +13

    Hambalyo ayaan leeyahay Fanaaniinta qaaliga ah ee qarniga Nimco Maxamed Cabdi CIyaar iyo Farxaan Cabdi Muuse. Waxaan leeyahay waxay dhigeen heesta halkii AHN Muj. Maxamed Mooge Liibaan iyo Shankaroon Axmed Sagal. ALLAA YACIZAKUM. FANKU WAA U DHALASHEE FURSAD MAAHA LA DAYDAYO

  • @amedomer971
    @amedomer971 3 года назад +2

    G36 fanka hibay u leeyihin ✨🥰

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 года назад +7

    Alle haw naxaristo janatul fardawasana alle haka warabiyo Marxuum mujaahid macalin mohamed mooge liiban alle caafimad taamana hasiiyo abwaan hadraawi midhihii abwaanka iyo codkii legend mooge alla maxaa rag soo maray reer somaliland allaw alle

    • @Bulshotv
      @Bulshotv  3 года назад

      Mahadsanid Yassin AWIL

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 3 года назад +3

    👍Mucjisada fanka👌💚💙💜

  • @mubaarigdaauud6460
    @mubaarigdaauud6460 3 года назад +10

    Asal degan love u

  • @abdirazakyasin7106
    @abdirazakyasin7106 3 года назад +9

    Fanaaninta rer somaliland wa kuwan halkay ay somalia Fanaanin u yihiin socdaal , balbalaarka ,sharma boy iyo qaar kalo badan .alle ha sahlo

    • @Mohazmuraad
      @Mohazmuraad 3 года назад

      Somalia waad ku sastay sxb 😂😂 yaa ku waydiiyay

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 3 года назад +3

    Waaw codkii m Mooge iyo Shankaroon Eryadii Cuslaa ee Hadraawi

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 года назад +12

    Somaliland waa qaran ku dhisan daacad iyo run sheeg walaahi ilaahey ayaa jecel oo markasta u hiiliya ilaahayow waa kugu mahad

    • @cabdulqadirbisle6856
      @cabdulqadirbisle6856 3 года назад

      Dhilada maalinta aan dilo aqoonsi inooga hadhay 😭😭😭😭😭😭😭

  • @sadamsk3547
    @sadamsk3547 3 года назад +6

    Nimco qalnjo hore usoco sharfey qali

    • @ramlajama8355
      @ramlajama8355 3 года назад

      Sadam sk intey qalanjadu joogtaa ma haberta afku qaloocsameysiday dadka isug kireysay eeka balaadhatey siday belo u cabaye dul baaduli faaniya

    • @bilana289
      @bilana289 3 года назад

      @@ramlajama8355
      Naa shaqo yeelo nacas yahay maxaa ku shidey

    • @hadrahadraibrahim4356
      @hadrahadraibrahim4356 3 года назад

      @@ramlajama8355 maxaa cayda keenay yaa ku ciilay cawaanyhy

  • @Hooda36
    @Hooda36 3 года назад +1

    Abwaan hadraawi Cafimaad cimridherer iyo cibado suuban Allah hakugu waarsiyo we love you Amiin 🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 3 года назад +3

    Mansha allah guul waxaa saa coda

  • @khadaradan2856
    @khadaradan2856 3 года назад +8

    Yarkani waa mucjisadii fanka

    • @Bulshotv
      @Bulshotv  3 года назад +2

      Mahadsanid.
      Khadar Adan

    • @khadaradan2856
      @khadaradan2856 3 года назад

      Sidoo kale mahad sanid Bulsho News

    • @zamzamzamsam6108
      @zamzamzamsam6108 3 года назад

      @@Bulshotv kaayar waraysi kaqaada ciidka oo kusoo casuuma
      Bulshana waan salamayaa

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад

    Ale ha unaxariisto abwaanki sameyey maxamed Ibrahim warsame iyo kuwi qadeyba maxamed liibaan mooye iyo shankaron🤲🤲Nimco iyo farxan yare ale ha daayo❤🤲

  • @adam.somali643
    @adam.somali643 3 года назад +3

    Waaaw amazing 👏😍

  • @Biyomacaanhuluuq
    @Biyomacaanhuluuq Год назад

    Maasha allah 😍😍 Nimco Dagan

  • @deqaabdi7328
    @deqaabdi7328 3 года назад +2

    Mooge Yare👏👏👏

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 3 года назад +3

    Sahra burco , maanshaa,allaah fanaaniintayada iyo hal abuurkayaga allaw noo daa beryo ,allahu akbar laydinma cawryo ,oo laydinma cuno ,cadawgayaga ilaahow indhaha karid,fastacid, billaah

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 года назад +2

    jecliya nimco degan wiilkan yarna cod buu la soo baxay wow noolada

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 года назад +2

    Waxaa mahad oo dhan iska leh cisi badane ilaahey subxaanalaah subxaanalaah

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 3 года назад +17

    Reer Somalia waxay ogyihiin in aanay waxba noqonayn inta somaliland ka maqan tahay
    Waxay ku waasheen inay so tuuraan maro yar oo blue ah lakin waxay dadka reer somaliland waxay aaminsan yiihin inay ka fiican yihiin ama ka sareeyan dadka Reer Somalia marka qofka aaminsan inu kasareeyo lama cararo wayo islawayn bu kasii qaadaya

    • @mawlemagan
      @mawlemagan 3 года назад

      Yasin ismail, maankaaga ayaa hadashay. Noocaaga oo kale, waan naqaan jahli, saboolnimo iyo xumaan kuwa lagu barbaariyey ee aanan arag Soomaali oo ah ul iyo diirkeed ayaa tahay.
      Aniga iyo inta qalbigeedu wanaagga ku jiro Soomaaligu waa u Soomaali meel walba ha joogo. Kana daalimayno mideynta ummaddaan iyo inay hesho caddaalad iyo sinaan. Iyadoon oo aan loo eegayn reer, deegaan iyo koox midna.

    • @fahadkeynan5001
      @fahadkeynan5001 3 года назад

      @@mawlemagan waxa tahay soomaali qiimo badan runtii wan jidhidhicoody sida aad doqonkaa ula hadashay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 года назад +2

      Yaasin Ismail
      soomaalida koon furta waxan aaminsanay 50% in aanay soomaali asal ahayn!
      balse somalilanda waa soomaali asal

    • @sucadabdisalan72
      @sucadabdisalan72 3 года назад

      @@ijoxasan9132 runta weyi indr

    • @sucadabdisalan72
      @sucadabdisalan72 3 года назад +1

      @@mawlemagan mad midaysan mxd sugaysan marka waar mise anagad nasugaysan inan sidi barigi hore dawlad idin dhisno idin heshisino haka yabin inan dib idinku so noqono wan idinka qanacnay anagu alahayow nin dacada alahayow nin dalina deeqdada hausimin

  • @drmukhtaryusuf9606
    @drmukhtaryusuf9606 Год назад +1

    This young singer is already got his recognition but this woman really tries her best and she is copy of shankaroon

  • @nalka91
    @nalka91 3 года назад

    MaMasha allah wallky

  • @abdullahiali3369
    @abdullahiali3369 3 года назад +5

    Dadkii suugaan taa is HELAY GADH AYOW GEYIGAA ILAALI

  • @aminismailibrahim9264
    @aminismailibrahim9264 3 года назад

    Wow you're the best lovely songs

  • @jamiilahusen438
    @jamiilahusen438 3 года назад +3

    Waaaaaw ❤❤❤❤

  • @mohamedibraahim285
    @mohamedibraahim285 3 года назад +2

    Sharafi korkiina ha ahaato Fanaaniinta Qaranka iyo Qarnigaba Nimco Maxamed Cabdi (Degan) iyo Farxaan Cabdi Muuse (Qaboojiye) runtii waad toosiseen masraxa .

  • @ugbadcilmi6861
    @ugbadcilmi6861 3 года назад +6

    Heesaha wawayan ayanay lagranan hablha yaryri

  • @abdirashidelmi9693
    @abdirashidelmi9693 3 года назад +1

    Wa run allahayow nin dacad ah iyo nin daalin ah deqdada haw simin somaliland qabriyada ay qufayan iyo waxan ay eed tirsanayan ilahayow hadey dacad ka tahay deeqdada haw simin somaliya iyo somaliland

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 2 года назад

    SHANKAROON AXED SAGAL IYO M MOOGE LIIBAN WAAYO WAAYO

  • @abdinouromar2258
    @abdinouromar2258 3 года назад

    Keep going faraxaan yate

  • @mohamedabdinoorabdirahman7061
    @mohamedabdinoorabdirahman7061 3 года назад +1

    Allahayow Nin Daacad ax
    Allahayow Nin Daalin ax
    Deeqdada xa uu Suman Wlhi Waa Ereyo Murti lex

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 3 года назад +6

    Farhan yare iyo Namco halkeedeebay dhigan. Specially Nimco shankaroon baabad mooda

  • @cabdiqanixaajismail1288
    @cabdiqanixaajismail1288 3 года назад

    Alle caafimaad ha siiyo cudurkana haka dulqaado aaaaaamen

  • @siciidbashiir9157
    @siciidbashiir9157 3 года назад +1

    CAJAB 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @oumalbella2153
    @oumalbella2153 3 года назад

    Ruun baa kaa dhuhayaaa allahayoo ruux dacada ruux dalimaa deeq caawlasiimin

  • @cabdirahmanahmedsadeye6513
    @cabdirahmanahmedsadeye6513 2 года назад

    Allahayow nin daacada
    Allahayow nin daalina deeqdaada ha usimin

  • @kandarabi927
    @kandarabi927 3 года назад +1

    Hadraawi, mooge, iyo qaarey baa ku fara yaraystey. Labadan fanaan na haljooday dhigeen wallee

  • @drmukhtaryusuf9606
    @drmukhtaryusuf9606 Год назад +1

    Both amazing and really they earned my respect so they tried their best but she is very best I think it's very difficult to to believe that degan voice is very similar to shankaroon but seeing is believing

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 3 года назад

    Hadraawi illaahaw caafimaad sii maxuu Bulshada wax u sheegay

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 3 года назад +1

    Maxay u Qaadi Waayeen Heestii Shanka Roon Qaadaysay ee Hadraawi sameeyey ee Axmed Guray muudhiman Taasa Macaanee

    • @munahassan8131
      @munahassan8131 3 года назад

      ahmed guray maxa naga galay odayga ogaadeen

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 года назад

    Wiilyar oo cod wanagsan

  • @Hiddomedia1
    @Hiddomedia1 3 года назад

    keep going ...♥fanaanin qliyah
    nimoco deggan.iyo...farxan.qaboojiye👍

  • @nasriinclaahi7003
    @nasriinclaahi7003 3 года назад

    Hibo eebee ku siyay iyo sad ka lagaa maqado 😘😘😘

  • @yastomohamed7408
    @yastomohamed7408 3 года назад

    waar buug halaga qore Aun maxamed cumer xuseen huryo

  • @abdulkarimhassan2326
    @abdulkarimhassan2326 3 года назад

    Walal waxad tahay nin nasiibadan walieebadan

  • @daletaalidaleta8838
    @daletaalidaleta8838 3 года назад

    Hadrawii runtii Erayadiisi 1972 ayaa la soo xasuusiyay

  • @jamaalali6160
    @jamaalali6160 3 года назад +1

    Farxaan yare sawta lagabadiyey

  • @amiin_xeedho_official715
    @amiin_xeedho_official715 2 года назад

    Wuu ka bax baxayaa trubda maxaa ka qaldan tallow farxaan maanta

  • @cagomaalmccagomaalmc5166
    @cagomaalmccagomaalmc5166 3 года назад +2

    Fankii noolaa soo noqon doonaa

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 3 года назад

    farxaan qaboojiye nin yaroo fit ah runtii kooxda dayaxband ma kala dhacaan

  • @cabdishakuursuldaan1582
    @cabdishakuursuldaan1582 3 года назад +1

    Aduunka waxaan Ugu Necebahay Naagtaa qabyaaladu dishootay ma jecli wlhi in aan maqlo in aan dhegayso waligayna in aan dhegaysto lagama yaabo wana balbalaadhka hargaysa Bacaaac bacaa

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 3 года назад +3

    Bal dayaay ayaamu isku daraja maahee. Allahayow nin daacadna nin daalina deeqdaada how simin

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 3 года назад

    Nimco dagaan iyo Muktar Da'us kufecnay hestaan yqh . Mogee ciid keni karta majirto

  • @sadamsk3547
    @sadamsk3547 3 года назад

    Maxamoud xashi wskhtigaaaa kadhcay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 года назад +1

    Maxamed Mooge iyo shankaroon Axmed sagal ayaa lahaa.

    • @mohamedibraahim285
      @mohamedibraahim285 3 года назад

      Moore maxaya heesta miyaanu Maxamed Mooge Liibaan qaadin

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 года назад

      @@mohamedibraahim285 axmed mooge iyo shanķaroon axmed sagal

    • @mohamedibraahim285
      @mohamedibraahim285 3 года назад +2

      @@jamalskp7280 Maxamed Mooge weeye Axmed Mooge shaqo kuma leh adeer

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 года назад +1

      @@mohamedibraahim285 ok sxb adaa saxsan thnx waa runtaa sorry

  • @qodaxaalehufanehufane8070
    @qodaxaalehufanehufane8070 3 года назад

    Wll ma hooydiibaa inanka yar

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 3 года назад +5

    fanaaniintu waxay ku fiican yahiin say Isugu soo baxayaan in ay u wada heesaan markaa farxaan gabadhaha yar yar bay ahayiid in uu la soo heeso markaa buu ku soo bixi lahaa gabdha yar yar oo cod macaan baa hargaysa joogee waligaa gabadh kaa wayiiin in badan ha la soo heesin markaa bay heestadu soo baxaysaa

    • @mceeri7238
      @mceeri7238 3 года назад

      Heestaba Adag Waa in la Diyaariyaa Lkn Waa Xus maaha Official

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 3 года назад +2

    Wiil iyo hooyadii yaad moodaa iyagu iskuma soo bin lkn walee heese yaa wax kaqamankara

    • @bilana289
      @bilana289 3 года назад

      Nimco Adan
      Codkooda ayaa isku soo baxaya intaasana mihiim ah
      Uf somali meel walba wax bay ka soo sarayan

    • @nasroadan2221
      @nasroadan2221 3 года назад

      @@bilana289
      Ina adeer qofkii socail medea isi soo dhigo isagaa ilaaq bilaabay no angry huno came down

    • @bilana289
      @bilana289 3 года назад

      @@nasroadan2221
      No xanaaq lknse waxaan la yaabay si ay dumarku cadawga isugu yihiin xataa meel aan ceeb oolin ayay ceeb ka raadiyan si ay gabadh kale u caayan
      Raga weligaa ku arki maysid waxaas kor bay isu qaadan haduu 100 jir yahay iyo haduu xalay dhashay way is amaanan

  • @halimasacdia6038
    @halimasacdia6038 3 года назад +1

    Nimca degan waxeey isku egyihiin naagtii suudaanta aheed eey raga somaliyeed ku waasheen Nada algalaa

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 3 года назад

    Farhan yare haduu is dajiyo isla markaana joojiyo ciyaarta oo istaago wuu keenayaa codka, heestan dhoobo ha lagu tijaabiiyo

  • @CaliyaAbdikeni
    @CaliyaAbdikeni 11 месяцев назад

    M.a

  • @oumalbella2153
    @oumalbella2153 3 года назад

    Wawwwww waannn maabbsuudeyyyyyy

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 3 года назад

    waw

  • @AmiinaCabdi-n7i
    @AmiinaCabdi-n7i 5 месяцев назад

    Intuu leegyay iyo codkiisi

  • @sharmaarkedayibabdi5198
    @sharmaarkedayibabdi5198 3 года назад

    Cimaamadas ma haysto anuu jaaw

  • @cabdisalaanskychenal8721
    @cabdisalaanskychenal8721 3 года назад

    Waaw

  • @ramlajama8355
    @ramlajama8355 3 года назад

    Muxuu heesaa iyaduu eegaya gusto gobolonaa xishid gabdhzha yar yar u dhiib inankii xitaa codkiibaa kalumey

  • @ifrahmohamed3481
    @ifrahmohamed3481 3 года назад +1

    ✅✅

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 3 года назад +2

    Farxaan yare heesta wuu ku siibtay cid mooge copy garaynkartaa wali ma dhalan wiil england jooga moge yare kaasaa soo dhaweeyey lkn nimco.dagan meeshaaday dhigtay halkii shankaroon

  • @faizam523
    @faizam523 3 года назад +2

    Ilaahow xishoodka hanaga qaadin waa maxay ayeeyadan wiil ay gabadheedu dhali karto la heeseysa? Ugbaad aragsan baa ku fiicneyd iney la heesto. Dumarow ka xishooda caruurta iyagu ha wada heesaane idina qeyrkiin la heesa, haka nixinina caruurtee.

    • @sacadhassan2854
      @sacadhassan2854 3 года назад +1

      Heesta Hablaha yaryar way keeni kariwaayeen.... lk Raggu waa Cajiib yaryaraysi malaha

    • @bilana289
      @bilana289 3 года назад

      Faiza Mohamed
      Maxaa ku shidey acuudu bilaah dumarku mashquul badanaa

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 3 года назад

    Shakaroon ayad moda nimco deggan

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 3 года назад

    War wax kula da ah la hees

    • @bilana289
      @bilana289 3 года назад

      Amal Adan
      Meesha hees ayaa lagu heesayaaye adiga maxaa ku shiday
      Caku dumarka somalida meel walba wax ka soo saaraya

  • @fahmoelmihirey8609
    @fahmoelmihirey8609 3 года назад

    ❤️❤️♥️🥰🇸🇴🇸🇴

    • @hodanfarax4298
      @hodanfarax4298 3 года назад +2

      🇸🇴❌👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 3 года назад

    Sheeko caruureed. Miyey noqotey.......??

  • @dacarshiine1526
    @dacarshiine1526 3 года назад +1

    Kii yaraa maxaa codkiisii ku dhacay?

  • @khuwaylakhuwaylachannel8376
    @khuwaylakhuwaylachannel8376 3 года назад

    Qofwayn iyo ninyar oo iska garab heeso wabduni akhril saman walaahiy dadki way rigmadeen fasahad weye waxan odayashi hore ay wadwadan

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 3 года назад +1

    Ax,Ax,Ax,,,fanaan,daa,uus,iyo,,,Yurub,Geenyo,ayaa,ku,wanaag,sanaa,heestaa

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 3 года назад

    🎉🎉🎉❤️❤️❤️👍🥰

  • @mboyz7339
    @mboyz7339 3 года назад

    Ilmo yar iyo islaan

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 3 года назад

      Heego cadhooley us 🤫🤫🤨🤨

  • @HM-eh2on
    @HM-eh2on 3 года назад

    Yaa Allah daalimiinta cunsuriyiinta qabiileytayaasha iyo calooshi u shaqeystayaasha iyo kuwa umada soomaaliyeed kala qeybiyo deeqdaada iyo naxariistaada ha siin aamiin yaaa Rabi 🤲🤲🤲💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙👍👍☝️☝️☝️☝️

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 3 года назад +2

      HHHHHHH SHAYDANKU MARKA QURAANKA LA AKHRIYO WUU KA GUBTAA NOCANA HEESAHAYAGA AYAA GUBA ILEEN WY XANUUN SANAYANE WALE IDIN DHAMATEY
      WAXAAN SOO WADNAA KA DARANE

    • @bilana289
      @bilana289 3 года назад +1

      @@buufiyahaweyn7430
      Xanuunka hala dhintaan

    • @sucadabdisalan72
      @sucadabdisalan72 3 года назад

      Way kagubanayan hhhhh mxy udhagaysanayan

    • @HM-eh2on
      @HM-eh2on 3 года назад

      @@buufiyahaweyn7430 ragii reer waqooyi ee sugaanta laga soo gaaray waxey ahaayeen wadaniyiin soomaaliyeed oo xoriyadii somaali iyo calanka buluuga wax ka sameeyey dadkiina reer isaaq ee hada jira badankooda waa jaahiliin, cunsuriyiin, qabiileytayaal Alle aan aqoon orodkan aad ku jirtaan waad ku daali doontiin isaaq oo looyaqaan mareexaanka cusub qabiilada ay adoonsadaan oo caburiyaan wey iska celin doonaan insha'Allah 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙☝️☝️☝️☝️💪💪💪💪💪💪🤝🤝🤝🤝✌👍

    • @HM-eh2on
      @HM-eh2on 3 года назад

      @@bilana289 jaahilnimada iyo cunsurinimada waa cancer oo kale daawo maleh dadka noocan ah daawadoodu waa cadaabul jahanam insha'Allah 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙☝️☝️☝️💪💪💪💪

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 3 года назад

    Waa

  • @CabdiqaadirAadan-po1jk
    @CabdiqaadirAadan-po1jk Месяц назад

    Jidhku
    Wuxuuduba

  • @maxacusubchannel2534
    @maxacusubchannel2534 3 года назад

    cunuga iyo islantuba cod mahyan codxumo