Xaaska Madaxwayne Cirro oo Xilal Cusub Magacowday Booqatayna Dhakhtarka Hargeysa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 43

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 4 дня назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂 reer isdaba yaac habarta maxaa waalay subxanallaah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 дней назад +1

    Caaaaaaac huwante xaarmajo huwantaa iyo huwantaa hurdaaye

  • @sakariyesheekhxassan3488
    @sakariyesheekhxassan3488 5 дней назад +2

    Nin rageed auu ahaa muuse dumarku gurigooda inayjoogaan weeye

  • @gemstar416
    @gemstar416 5 дней назад

    1st lady of Somaliland ❤ danyartaa la caawimataa 》》》》

  • @GeeleTradingl.l.c
    @GeeleTradingl.l.c 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤oki

  • @Ciise-t6b
    @Ciise-t6b 4 дня назад

    Habartu inay meel fadhiisato ayaa larabaa bil iyadaan bay caan iska dhigtay Amina weris bay ka daraysaa war naagta hanaga fadhiisato waryaa iidoor maantay u dhamaatay

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 5 дней назад

    Cajuuusa fadheeso hawlgab yahay 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @mustafadahir9206
    @mustafadahir9206 5 дней назад +3

    Ninba tiisa sheeg muuse dumarkiisu siyaasad shuqul kumay lahayn markaas waa cajiibe bal maxaa waalay islaantan hawashii gurigeeda
    Yaa u haya. Odayga ha dayicine gurigaaga ku eekow MARWOOY.

  • @abdis70
    @abdis70 5 дней назад +2

    Hayaay, Waa wareey. Waxani dhaqankeena ma aha wax loo dulqaadan karana ma aha. She has no right or duty to visit any ministry.
    Waxyaabaha Sharafta Familga iyo Dhaqanka suuban ee Muse lagu xasuusan doono tanaa ka mid ah.

  • @saydcali-i1v
    @saydcali-i1v 5 дней назад

    Alle wayn oo waaxida

  • @mohamedmohamud7890
    @mohamedmohamud7890 5 дней назад +2

    Bal maxay ka qaban kartaa iyadaa canshuurta Finland laga biilaa cajiib

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 6 дней назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 5 дней назад

    Afwaynaa islaantu

  • @nuuriinahmed459
    @nuuriinahmed459 5 дней назад

    Bagay marwo wax magacaabaysaa noogu timid indhawydba marwo la hadal hayaaba maanan maqale welcome marwo

  • @saydcali-i1v
    @saydcali-i1v 5 дней назад

    illaahay umahad naq

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 5 дней назад

    Guul Somaliland weeyye insha'Allahu thanks marwadda koobaad ok walaallo

  • @YaasiinCabdilaahi-eq3fz
    @YaasiinCabdilaahi-eq3fz 6 дней назад +1

    Nusqaan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 дней назад +1

    Free style news 😅

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 5 дней назад +1

    Malaha iyada kaga fiican Cirro madaxnimada iyo maamulka e bal distoorka ha loo baadho.

  • @MubarikMohamed-fu2rg
    @MubarikMohamed-fu2rg 5 дней назад +1

    Ma in la barto ayay doonaysa habartan walanii

  • @saydcali-i1v
    @saydcali-i1v 5 дней назад

    Swt

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 5 дней назад

    May guriga iskafadhido sidasa u khair badan

  • @yurub5288
    @yurub5288 5 дней назад +1

    Wager ha soo bixin marwo guriga joogata noqo

  • @NimcoNimcoacmed
    @NimcoNimcoacmed 3 дня назад

    Gurigeeda haiska fadhiisato isantu

  • @ND0564
    @ND0564 5 дней назад

    Aflagaadada joojiya.

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 4 дня назад

    Waar meeye xilalkii aad soo qortay marwada madaxweynaha ayaa magacawday xilal cusub maxaad beenta ugu soo qoraysaa cinwaanka warkaaga qofcaadi ah baan kumoodayey lkn dib baanan udaawan doonin beentaada

  • @Ahmed-r9e2k
    @Ahmed-r9e2k 6 дней назад +3

    Muse biixi Lama arki Jirin xaaskiisa yaab la yaab

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 5 дней назад +1

      In aan la arak baa raganimo ah islaan lama dooran e gurigeeda ha joogto

    • @f.warsame1069
      @f.warsame1069 5 дней назад +1

      XMW. Muse biixi. Isaaga ahaa
      Niin adaag. Oo shagadisa ka adaag dumaarkisa. Mamuusa

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 5 дней назад

    Muuse cabdallaw naagtan waalaan dhakhtargeeya oo madaxweyaha ay ceebeyneyso ka qabta.
    Waa maxay waxan afraid ballgame ah leh ee ninkeedii oo aan dawladiiba dhamayn cararaysaa.
    Waar naagtan qabta way waalatee.

  • @waberibouh3978
    @waberibouh3978 5 дней назад

    Maxay qaban iyadaaba ciir ciirayse

  • @osmanguled6556
    @osmanguled6556 5 дней назад

    madaxwayne ciro waa maxay marwadaadan ku garab boodaysaa waar naga daa madaxdii kaa horaysayba may keening jirin marwadooda ee waa nacas nimo ee nagada kkkkkkkkkk

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 5 дней назад

    Shame
    Sharaftu waa iney gurigeeda joogto

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 5 дней назад

    Noga fadheeso hawlgab yahay 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 дней назад

    What kinda news is this 😂

  • @saydcali-i1v
    @saydcali-i1v 5 дней назад

    Alle wayn oo waaxida

  • @saydcali-i1v
    @saydcali-i1v 5 дней назад

    Alle wayn oo waaxida

  • @saydcali-i1v
    @saydcali-i1v 5 дней назад

    Alle wayn oo waaxida

  • @saydcali-i1v
    @saydcali-i1v 5 дней назад

    Alle wayn oo waaxida