Ololaha xil & xasaanad kaxayubinta M. Biixi, Fadhaton & M. Abiib oo kacay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Комментарии • 35

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Месяц назад +10

    Muuse Biixi iyo kuwa kale ee ummadda lugoynaaya HA LA HABAARO. MASAAJIDADA HA LAGA HABAARO.

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Месяц назад

      SAX WALHY TEEDA KALE ISAAQ ODAYAAL QARAABA UAH INDHO WAAYO WAN YAABANAHAY

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Месяц назад +3

    Guul faratoon kaxayuubi xilka si aan uraacno tolkaa halkaymareen ayaan maraynaaye

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад +2

    Marnaba dadka islaamka ahi yey rumaysan hadalka muuse fircoon iyo kuwaguruubkiisa ah waayo waa dad waxa islaamkalaga xaaraameeyey iyagu xaal u ah

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Месяц назад +6

    Jaamacaw maaha dhimasho ee waa guul waxaana israaci doona gadabuursi

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Месяц назад +1

    Gardaro iyo adyad bay ku haystaan xildhibaan. Ugu yar baarla maan ka ah.ka taga ha ku mashquulina

  • @jamasahal6866
    @jamasahal6866 Месяц назад

    Xaasid qofkaas qofkaxun oo Labeen badan majiro

  • @user-il7nw2td6v
    @user-il7nw2td6v Месяц назад

    It must build a awadal state of Somalia the samaroon iyo cisse must reunion to establish a new Somalia state

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Месяц назад +1

    Fadlan faratoon waxaan leeyahay kaxayuubi si aan iskuraacno guul reer awdal

  • @ahlamabdisalan576
    @ahlamabdisalan576 Месяц назад

    Jamac galad geesi geesi dhalay
    Indheer garad alle ha ku sharfo🎉🎉🎉

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Месяц назад

    Jaamac Galad Welkom 🤗

  • @IdrissNour-oe6kx
    @IdrissNour-oe6kx Месяц назад

    ❤❤❤

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh Месяц назад

    Gudobuur waa 0.5 xafajaysan from ciise war halugoyn 😅

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад

    Waa in si deg dega loo xiraa abib shacabka borama ayu bahdilay shacabka waxay rabeen awdal state markasuu intuu boodboday ayu yiri snm hanoolaato khaain shacab

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад

    Codkii kooxda muuse fircoona awdal iyo selel hal cod ah uma yaal maxamed abiib ayaa soo af jaray

  • @Clcasiiscumar
    @Clcasiiscumar Месяц назад

    Dhanwalba waa uguul xil.maxamad abiib hadiixika xayuubin aynoqoto waa uguul gadabuursi hadii uuka adkaanana waa uguul lasoco

  • @user-iy7fm3hs5c
    @user-iy7fm3hs5c Месяц назад

    Faratoon halagaxayuubiyo waayo waa xaroob

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Месяц назад

    Maxamed Abiib geesi geesi dhalay

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Месяц назад

    Waryaa jamacaw nika xabiib waa fashilmay

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Месяц назад

    Hadaanahay gadabuursi waantaageersanahay xilkaxayuubinta waayo albaab ayay noofuraysaa faratoona waan isku ognahay inuukaxayuubiyo xilka

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Месяц назад

    waa laga tuurayaa cidna wax uqaban maayso miskiinkan reerkiisuna waa dulma dulman dhashay waxba masamaayn karaan

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc Месяц назад

    MAXAMAD ABIIB XALIKI WAAN KA WADI DONA MULKIYADA SOMALI LAND ANAGA REER SHEEKH ISAAQ AY ISKALE QUFKI AAN DONO SHAQAO WAN SINAYNA KII AF LAGAO LA YIMADA WAAN KA QADI KARNA MULKIYADA CIDANKA ISKALE WAA LO OG YAHAY GUUUUUL SOMALI LAND IYO SNM

  • @mohamedAbdillahiElmi-ni7md
    @mohamedAbdillahiElmi-ni7md Месяц назад

    Mahamed abiib anaga dooranay kaad dooratay faarax macalin maad u hadashid yaa munaafaq kenyaanka kama hadlaaaan lakiim somqlidq way isku diraaan farax macalin iyo uhuuru waa walaalo lama dhex galaayo wa hadqnkq yeelo

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Месяц назад

    Nacaskaa indhaha muruqu ka galay {xaar dareershe} ayaa somaliland looga taagwaayay.

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Месяц назад

    Xaar dareershe uraaye

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Месяц назад

    Waxbayahay maad ka hadashiid amxaarka taandho wadada jigjigga dhaxdeed party ku samayatay 🤫 ileen ceeb iyo magac xumo looma dhinto Akhasay muse ku waalo ileen raga ma haysatiin ee.🙄

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Месяц назад

    JAAMAC GALAN XAAR DAREERSHE

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA Месяц назад

    Kkkkkkkk dadkiina waa iska jeebyar yahay kuye jaamac gallad waan kusalaamay mudane xogo biyo kama dhibcaan ahaa noosoo gudbisaa

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Месяц назад

    Jaamac galan Xaar dareershe

    • @mahamouddjama7117
      @mahamouddjama7117 Месяц назад

      Runtaa ku dhibaysa ee ha is ku xaarin muuse maraan baa adeerkaaya adna waad kasii liidataa

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc Месяц назад

    Wuuu kadhex boodbooday hhhhh

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад

    Ma muuse forcoon ayaa lacag bixinaya
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
    Kooxda muuse fircoon kolay tage oo meesha ka bexe ee lacagta maxay u bixinayaan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад

    Galadow kuwa muuse fircoon ee hargaysa waa munaafaqiin illaahay ka fog hadalkooda oo dhan waa been
    Wuxu maaha dadka islaamka ah ee beentooda la dacdalay waa kuwo noloshoodu been tahay

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Месяц назад +2

    Beenaale oromo ah oo cagdheer sheegta oo garaca ayaad tahy markaad miirooga ka soo dharagto ayaad nagu soo waalataaye maxamed abiib cadawgii soomaaliland dhabarkuu ka jabiyay kol haduu soomaaliland taageeray muuse ha mu caarido amba muuse waa ka soo horjeeda lkn soomaaliland waa muqadas jaamac dhidar jaamac indho shuqubo jaamac indho bashiiqle jaamac dhareere kkkkk camal raadso somaaliland waxba ka qaadimaysaane