DOODII ABID UGU ADKAYD TRUMP VS BIDEN | SOOMAALIDII KAL BAX

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 июн 2024
  • DOODII FARAHA LOOGA GUBTAY IYO SOOMAALIDA MARAYKANKA OO TOOS OGA QAYB QAADATAY #LIVE • DOODII ABID UGU ADKAYD... GUUSHA YAA LEH
    SOOMAALIDA MARAYKANKA QAAR KAMID AH OO BIDEN DHULKA KU JIIDAY
    Trump vs Biden Live: Presidential debate ends with no handshake.
    Debate recap: Biden turned in a mixed performance, Trump fired out falsehoods
    Democratic President Joe Biden delivered an uneven performance at Thursday's debate, while his Republican rival Donald Trump rattled off a series of attacks that included numerous falsehoods, as the two oldest presidential candidates ever clashed on stage ahead of the Nov. 5 election.
    www.reuters.com/world/america...
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 98

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji 3 дня назад +11

    ASC
    CABDIXAFIID, Waa Nii Soo dhaweeynaa Subax wanaagsan Diyaar Ayaan U AHAAY waana sugaayau Mahadsanidiin

  • @hodana7546
    @hodana7546 3 дня назад +5

    Some of these men are unbelievable.
    He is worried about his kids learning about lgbtq1ao. What about Palestinian kids? Shame on you.

    • @user-mt4dq6se3t
      @user-mt4dq6se3t 3 дня назад

      U right I feel shame for because Palestinian people were our brothes&sister❤🇪🇭

  • @saciidawarsame2829
    @saciidawarsame2829 3 дня назад +3

    Illahay midkoodna ma soo saaro labo asaasaq weeye sharkooda iyo shuushkooda Allaha qabto

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar7150 3 дня назад +3

    Wiilka banaanka ubaxay inan rageed waa runtaa ninwalba dantiisa ayuun ucad ❤❤❤walaaleheen carab iyo gaalo isugu tagtey ❤ aaqiro saman nin fahmiwaaye

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 дня назад +1

    Abdihafiid thanks Brother 👍👍

  • @thinkabout.2504
    @thinkabout.2504 3 дня назад +3

    Aniga xataa ma codeenayo sanadkan gurikayga fadhinaya

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 3 дня назад +2

    Cabdixafad waa ku salaamay adiga dhmn iyo crew kaga waa idin
    Somali British tv❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 3 дня назад +3

    Mara waaxid waan u hambalyeyneya ninkan yidhi Midna u codeyn maayo.ee.mawqifka muslimiinta.

  • @AliAhmed-pl8jr
    @AliAhmed-pl8jr 3 дня назад +3

    Alaahay masiibo ha ku rido labadodaba

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 3 дня назад +6

    Waa labo ey waxba isma dhaamaan

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 3 дня назад +2

    Ilaahey jahnama haku rido beydhan iyo Netanyahu yaarabi Aamin

  • @khadrafarah6947
    @khadrafarah6947 3 дня назад

    ماشاء الله

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 3 дня назад +5

    Waa kud ka guur oo qanjo u guur mind umacodaynayno

  • @mohamedfarah3030
    @mohamedfarah3030 2 дня назад

    One of the best programmes on USA election politics.

  • @user-ro1nx2ec6o
    @user-ro1nx2ec6o 2 дня назад

    Masallah Allah

  • @AdanAbdillahi
    @AdanAbdillahi 3 дня назад

    C xaafid aad baan kuu salaamayaa somallind❤

  • @medgessod4633
    @medgessod4633 3 дня назад +1

    Manta oo jimco ah waxa dawanaya 24saco ee nasodhafay wixi dhacay

  • @cabdilaahidaahir7178
    @cabdilaahidaahir7178 3 дня назад +1

    Aslm ❤❤❤

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 3 дня назад +1

    Labadaan raqaye isma dhaamaan balse dadka jooga maraykan waxaa noo fiican tarambase waa shaydaan waalan cunsirinimada aan qarsanin

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 дня назад +1

    Nooma kala sokeeyaan labadaba nacalad ilaahay ha ku dhacdo

  • @mohamedhussein145
    @mohamedhussein145 3 дня назад

    Mr Abdixafid you are doing great thing.

  • @SaidAhmed-gg5pc
    @SaidAhmed-gg5pc 3 дня назад

    Masham alah wallah Somalian oofakarkoba kaDhibtay haucodenina 2mujrim

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 3 дня назад +1

    Jumco mubarak abdihafid

  • @fadumomohamud7232
    @fadumomohamud7232 3 дня назад +1

    Waa wax laga naxo wexey ku hadlen nimanka waa weyn 😢

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 3 дня назад +1

    Labada midna Madowga Musliminta yeeysan dooranin Sematarka oo.ah Indepent ayaan soo jedin lahaa in eey doortaan.

  • @AdanAbdillahi
    @AdanAbdillahi 3 дня назад

    Labada nin ee baydhan iyo natanyaahu naartay walaalo kunonayaan insha allaa

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 3 дня назад

    Walaahi markan arkay dad soomali ah oo sidaa uga fakaraya danaha maraykanka lexejeclona ka leh
    Iyago dadkoodii iyo dalkoodiina aay
    La jecel yihiin kala qayibsanan anayna wax lexejacla ahana aan ka lahayin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 дня назад

    Jumca mubaarak A.hafid

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 2 дня назад

    What's Different Two Men No Different This Are That'd

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 3 дня назад +1

    Anaga reer Columbus ma vote Donna waxaan wax laqbna shcabka diidan Labadan odiy
    Ilaho falastin guul sii

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 дня назад

    Asc wr wb

  • @saadiyehaxmed9526
    @saadiyehaxmed9526 3 дня назад

    Subxaana Allah, aad baan uga xumahay in nin Rag ah oo Muslim ah oo Soomaali ahi uu ka doorbido Qadiyada dadka reer Falastiin oo la dulmiyayo, dhaqaale iyo ganacsi isaga ugaarah,
    Reer Maraykanow wax jeclaysiga iska dhaafa oo Allah isku xira.

  • @khadrafarah6947
    @khadrafarah6947 3 дня назад

    Mahadsandin

  • @mohamedfarah3030
    @mohamedfarah3030 2 дня назад

    Correction: very little choice.

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 3 дня назад

    Uncommitted no vote 🗳️❌from Minneapolis 😳

  • @Fardowsa-ql3mr
    @Fardowsa-ql3mr 3 дня назад

    Masha Allah cabdirahman waa wariye dagan oo hadliog❤

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t 3 дня назад

    Somalida waxad is Oran kartaa intooda badani ayna fahamsanayn waxa Dante ugu jirto&walaalohod reer palestin

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 3 дня назад +1

    2 tartameysa waa 2 doofar midna nooma Roono ❤😂😂😂😢😢😮😅😊😊😅😢😢😂❤❤❤😢😮😮😅

  • @user-wk1kh4rd8h
    @user-wk1kh4rd8h 3 дня назад

    Reer Seattle ayaan ahay. Cabdulqadir Shaat ayaanna kuraacsanahay 💯 %.

  • @mohamedfarah3030
    @mohamedfarah3030 2 дня назад

    The two USA main political parties make no difference- Very similar to UK main political panties. There is very choice for Muslim UK citizens to vote for.

  • @abdifatahyare8352
    @abdifatahyare8352 3 дня назад

    Abdi hafid Toronto ayaa ka daawanaye trump mid soo noqonayo ayuu ila muqdey

  • @user-cf4mv5bv5x
    @user-cf4mv5bv5x 3 дня назад

    Ninkii qudus yuhuud caasimad ugadhigay waakasiiderikaraa laakiin waxaa lagayaabaa ninkii ameerika kuburburulaheeyd ee tii allaah ayaan sugeeynaa.

  • @wdwscommittee1915
    @wdwscommittee1915 3 дня назад

    Waa aduunyo macaankii ka dhamaadey sheydaamiin wada waaye dameer iyo caarkiisa 😂😂😂

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v 3 дня назад +1

    ABDIXAFIID MA FADHI KU DIRIR SIMALI MIYAAD NOOGA DHIGEYSA IDAACAD😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 3 дня назад

    Bernie sanders oo keliya Ayaan ka taageera.maraykanks. into tooda kale waa laga adeegtaa.

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 3 дня назад

    Afar sanadood ka hor ba wey doodeen hargeysan joogaa wax micno ah ilama laha.

  • @khadrafarah6947
    @khadrafarah6947 3 дня назад

    Mahahad sandin

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 3 дня назад

    😂😂😂😂😂😂he is funny 😄

  • @hamdihassan7021
    @hamdihassan7021 3 дня назад

    Shine waa fuley

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 3 дня назад

    Waxaa ila fiican inaan labadooda midna loo codeyn oo guryaha layska joogo

  • @sadiasheikhmohamoudyussuf9462
    @sadiasheikhmohamoudyussuf9462 3 дня назад

    Waa isku mid

  • @user-cf4mv5bv5x
    @user-cf4mv5bv5x 3 дня назад

    Aqli dad waa mudacyo,ninba dhan ubadi.garashadu waa mid dhow iyo middheer mareeykan dadwaalan ayaa utalshay meelbaa loowadaa macalinka weeyn.

  • @libandahir3719
    @libandahir3719 3 дня назад

    M.a Abdihafid decision is the best

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 дня назад

    Waxbadan baan joogay halkan labadaba khayr maleh
    Sharkooda alaha naga duwo

  • @abdikayrmohamed4053
    @abdikayrmohamed4053 3 дня назад

    Hollywood Waa Legend wuuna madadaaliyey

  • @user-xl2pl4ry1y
    @user-xl2pl4ry1y 3 дня назад

    Laandheere reer mudug ah oo Ilahay hadal baray war laandheere ilhan halo codeeyo reer America 🇺🇸

  • @user-oo5up7dx8b
    @user-oo5up7dx8b 3 дня назад +1

    Ninka yiri labadaba uma codeynayno Ayaa ugu macquulsan.

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 3 дня назад

    Oo hadad codka diidan miyey wax taraysa midkan aan faa idada lahayn soo kama d soo ma dhici karto oo ad ogtihin inuu guuleysto kama baqaysan

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp 3 дня назад

    Aadban kaaga mahdcelinayaa cabdixasfid

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f 3 дня назад

    Midna wanag ma laha

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 дня назад

    Wallaahay waa nin ragged waayo Ilham waa gabadh yar oo maskax fiyow wadata kana wanaagsan labada oday.

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 3 дня назад

    Musliminta maraykanka jooga waxay sameeyan ama culimada islaamka in waxay arintan ka qaban
    Halagu tageero

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 3 дня назад

    Inyaroo daaroodaa ii muuqda suuqyada kale ee soomaalida maxaad u tegi wayday

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 3 дня назад

    Africa ano jooga ayan toos u dawaneya
    Ma hotel TV laga dawanayo wax wayn nooga dhigeysa

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 3 дня назад

    Ninka yidhi 2 da nin yaan codka la siin waa caqliga ugu dhow iyada labada oday midina dadka islaamka ah uma fiicna

  • @eastafricanpost3784
    @eastafricanpost3784 3 дня назад

    Professor cornell West halo codeyo

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 3 дня назад

    Alle baa ku risaaqa ee labadii darayd ha kala dooran

  • @eastafricanpost3784
    @eastafricanpost3784 3 дня назад +1

    Kaan wa tacban maxa daqalaha mareykanka

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q 3 дня назад

    Warna dhaaf balaayayahay qanjirada wayn lah balaayo kulatagtay

  • @BashiirMaxamed-uq1xb
    @BashiirMaxamed-uq1xb 3 дня назад

    Ooda.jiidis iyo Qaadis iskumidlee mahanoo

  • @abdulahiali8696
    @abdulahiali8696 3 дня назад

    Shiineh waba doqon 😂

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 3 дня назад

    Wax matare waa gaal

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 3 дня назад

    Laba waayeel oo doodaysa

  • @Qaali12
    @Qaali12 3 дня назад

    Wax loo codeya mesha ma jogan, alaylahe waa feker fican, midna yan la’siin cod😊

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 3 дня назад

    Trump isn’t going Jail

  • @lubiahmed4735
    @lubiahmed4735 3 дня назад

    Doqonimada waa iyo jaahilnimdu waa cudur q0f walba.markiisa ayuu dhiminayaa ayuu kuleeyahay dad laxasuuqaayo

  • @anisaosman743
    @anisaosman743 3 дня назад

    Yaahuu dadka reer guraga iyagoo ah yimid America ha nugu waraysanin!

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 2 дня назад

    Waa dood iska qiyaas ah oo cnn channel u gaar ah

  • @MogMedia-mu2mb
    @MogMedia-mu2mb 3 дня назад

    Qofkaan ha u camirin

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 3 дня назад

    trump dhaqaalaha iyo arimaha dibada aad buu ugu fiicnaa soo galooti bilaa sharciya iyo derbi iska furan muwaadiniinta laftooda uma fiicna

    • @Kadranura
      @Kadranura 3 дня назад

      Waxana horumar iney gaaraan raba ish xasadkaa

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q 3 дня назад

    Midan yari warbadanaa muxuu la buraaqsan yahay

    • @zakmukhtar8672
      @zakmukhtar8672 3 дня назад

      Shaqo yeelo sxb, dadka warka nasiinaya afka ka leexi qashin.

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 2 дня назад

    Go'aamada qaaqaawan ee Trump Muslimiinta ayaa kumudoobaya abeesada jiifta ee dadka hoosta ujafaysa Biden way ka daran tahay midda Trump

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq День назад

    War labada midna ha u codaynina labaduba waa cadaw

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 3 дня назад

    Trump ❤

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 дня назад

    Lamaadii iskijabeene eebahay
    Kii niin noon hanoo reebo

  • @CaashoHaji
    @CaashoHaji 3 дня назад

    Qofkale majirto miya

  • @SSS78781
    @SSS78781 3 дня назад +1

    ❤❤we need Trump back.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 дня назад

    KII LA DOORTO LABADAAS ODAY EE SOO BAXA DOORASHADA WAAD ARKI DOONTAA WUXUU SI HAGAR LA'AAN AH U HUBAYN DOONAA ISREAL

  • @hassanbardacad5600
    @hassanbardacad5600 3 дня назад

    Xitaa aniga trump aan ucodeynaa

    • @sinyeer
      @sinyeer 3 дня назад

      Muslimiinta ayuu Trump u daranyahay. 100 million ayaa loo balan qaaday in u Baytul Maqdis u xalaaleyo Yahuuda.