Akhyaartu waa salaamantahay, Alla ha idin sharfo, Bal hada halkaa ku noqo, manqo maaha abaydin ama ilmo yar oo caano waayay ee waa waxkale malaha sida saxda ah.
Abwaane adi iyo ninkaa ciyaal say matala waa ku mahsantihiin falaqeynta hufan ee ku samay naysaan silsiladan xargaha goosatahy ee milgiyo iyo ismaan dhaaf lkne talo yar hadaan idin ku biiriyo way wanaagsan tahay in bulshadan afku ka sii lumayo wax wegn loo iftiimiyo lkne ninkaa matalaya ciyaal say dhaliishaan u hayaa waxay tahay madaama aad jilayso dad la rabo dhaqankooda iyo qeybo ka mida erayada afkooda hooyo in fahansiiyo marka abwaanku kuu sharaxo erayada aad doonaysaan in fahan dheer la idinka siiyo afayeenka ciyaal seeyoow waa inaadan diidmo aad abwaankii wax kuu sharacayay uga soo horjeedo muujin sida inaa tiraah saa maaha
Welcome WLLKY cukaashe ❤️💯 GUUL wadajirkiina
Welcome legend 👏👏
Mhdsnd mudane ❤️💯
Mnsha allaaaah horay usocda dhaman dhalin wacan
Keep keep my Brothers ♥️♥️♥️
Mansha Allah abwanka horey usocda
Mansha allah rag iga qosliyo kusocda 😂😂
Waaw abwaa ta iyo nice
Akhyaartu waa salaamantahay,
Alla ha idin sharfo,
Bal hada halkaa ku noqo, manqo maaha abaydin ama ilmo yar oo caano waayay ee waa waxkale malaha sida saxda ah.
Hadan ciyal seey nahy dantadhan Daan wan kaso horjedan please Dumarka abwan Io fanan bo yey uso safanin plz plz plz
Dantadhan Dumarka lomaso qadhin eee abwan cayne loso jawabe
Ciyal say wuuba joga wuu safray mxd nolahayd
Kkk
Abwaane adi iyo ninkaa ciyaal say matala waa ku mahsantihiin falaqeynta hufan ee ku samay naysaan silsiladan xargaha goosatahy ee milgiyo iyo ismaan dhaaf lkne talo yar hadaan idin ku biiriyo way wanaagsan tahay in bulshadan afku ka sii lumayo wax wegn loo iftiimiyo lkne ninkaa matalaya ciyaal say dhaliishaan u hayaa waxay tahay madaama aad jilayso dad la rabo dhaqankooda iyo qeybo ka mida erayada afkooda hooyo in fahansiiyo marka abwaanku kuu sharaxo erayada aad doonaysaan in fahan dheer la idinka siiyo afayeenka ciyaal seeyoow waa inaadan diidmo aad abwaankii wax kuu sharacayay uga soo horjeedo muujin
sida inaa tiraah saa maaha
Talo wngsn wll guleyso🙏
Una dulqaado ilay ciyaal say ayaanu nahaye
Eriyada ku jira maansadan waa la micnayn kari waayaye abwaane noo soo macnee
Adoo mahadsan
ruclips.net/video/cuxIqji4kJc/видео.html