Naagtaan madow ee umada afka wanagsan kula hadleen marka hore meesha ka saara awaa tala idinkaga imaaday shacabkiina dhibsaday hadal ka qalafka ah ee meesha ka shegto tusaale qof dhan ayaa wax soo diyaariyey oo waqti iyo juhdi galiyey markaasbeey ku dhahi keena baaquliyadiina halkii ay ka dhihi lahayd tartamaha magaciisa inta sheegto kadibna si degan oo hadalka bulsho lagula hadla u adeegsato tusale ahaan xafsa noo soo bandhig waxxaa aad diyaarisay adoo mahadsan lakin keen baaquliyadada iyo qaandooyinkaada wax meel laga sheego maahan
Junk food hadaa maqasho waa sidaan cml because aduunka Sokor in lacuno waa laga tagay meel meeshaana Sokorta kuyar marks liisaga jaranaya. bukut iyo Sokor iyo Caana booro intaba waa junk food waxaa la rabay in la isticmaalo caana fresh ah, Sokorta dabiiciga, iwm
Labada qof ee tartamaya wxa qurux badnan laheyd in lakala fogey sida melaha wax lagu karinayo in labo jiko melo kala goniya in ay ahadan ba qurux badnan laheyd isku daya ina wax ka badashan fadlan barnaamij wa mid wax ku ool ah hala sii wado sida dadka udhiiro galisan
المهلبية أو المحلبية هي حلا عربية..! Barnamijku ma barnamij cunto karin caalimiya ah ba mise wa cunto somali ah kaliya..! wn yaabanhybee😂 Mise ninka carabka ahba la cissaynaya😳😂😂
Waa labadii gabdhoo ee uugu quruxda badna intaan daawanyey maashlaah
Masha Allah Ramadan Mubarak 🌛🌛🌛🌛👌👌👌👌🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏hambalyo hambalyo caaisha
Hugging your competitor is something priceless good job mi sisters nd I liked the way u hugged eachother🥰🥰🥰
Mnsh allh caaw yasiir oo 10 bixiyey waa yaab caisha hambalyo
M.a hodan gabar fcn waaye side gbdha ugu hambalyeesaanba ka hele 😍
Caisha maxamed waa qofkii ugu dhibcaha badneyd ee aan arko inta barnaamijku socdey.
Xbbi gabadha qaadayeey kaalay labaniyad noosamee si qurux badan ba usamayse inkastaadan faraxalan bilowgii 😘👇
Maansh allah hore usoco anigana waan ku soo booqoday
Nasro waa gabadh wanaagsan waa bil ramadaaan ee rabigiin ka cabsada cayda iska dhaaafa
Waw caisha intey iiga dhadhameysaa keep going faduma manshallah adigana ma liidatid
barnaamij aan ka helo mansha allah allow dhaaf gabdheheena soomliyeed
Masha alh alha idn xfido dhmn 👌🇸🇴🥰🥰❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Mansha alah manta cadalad ayey sameyen gudiga 👌🤷♀️🙋♀️
Hongera dadangu aisha❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘💋💋💋
Ar somali xoog badanaa
@@umanas9991 afsomali maaha sawahili waaye
Sey iskuugu hampalyeyeen kalehaya wlhi🥰🥰🥰
Leyla Alasow inaa intas so qoraa rabay wlh mnch allh wnka hly hmblyeeyntoda💋❤️🙌🔥
horay usoco caaisha 🥰
maasha allaah qurux caaisha maxlabiyadeeda 😋😋
Naagtaan madow ee umada afka wanagsan kula hadleen marka hore meesha ka saara awaa tala idinkaga imaaday shacabkiina dhibsaday hadal ka qalafka ah ee meesha ka shegto tusaale qof dhan ayaa wax soo diyaariyey oo waqti iyo juhdi galiyey markaasbeey ku dhahi keena baaquliyadiina halkii ay ka dhihi lahayd tartamaha magaciisa inta sheegto kadibna si degan oo hadalka bulsho lagula hadla u adeegsato tusale ahaan xafsa noo soo bandhig waxxaa aad diyaarisay adoo mahadsan lakin keen baaquliyadada iyo qaandooyinkaada wax meel laga sheego maahan
Masha allah hormar wacn
Caisha guul inshallah quraxleydas an wataa anikuu
Thanks wll
@@aishamx3632 welcome walal keep going
tartanka canbulo iyo soor marki lagaaro haleyso sheego ana idinkayabinaye 😁
😂haye anagaa nagu ogthy
Masha allh hore usocda👌
Mashalla Allah
Waa yaabe maxaa carab cuntadeda meeshan keney, aawey cuntadenii somaliyed
Hamdi Sheik Mohamed MAXA MAR WALBA MA CUNTO SOMALI UN BAA LA JOOGAYA ADUUNKA WAA HORMARAY HADAD TAHAY CHEF WAA INA BARADA CUNTOYINKA ADUUNKA LAGA CUNO
Hamdi Sheik Mohamed waxaan cad iyo caano aheyn may Somali taqaan
Wow caishaa👏👏👏👏👏
Caaisha gul 🥰
Junk food hadaa maqasho waa sidaan cml because aduunka Sokor in lacuno waa laga tagay meel meeshaana Sokorta kuyar marks liisaga jaranaya. bukut iyo Sokor iyo Caana booro intaba waa junk food waxaa la rabay in la isticmaalo caana fresh ah, Sokorta dabiiciga, iwm
Guu cadalad ah keep goin my people
Somali hadee cusbo iyo sokor iyo saliid qiyaasi lahaayen 😭😂 wadanka nabad aya ka dhalan laheyd .
No Canbuulo No gains 😂😂😂😂 ma ila arkty 🌝😂😂
🤣🤣🤣
🤣🤣
No Canbuulo No gains magacaga ku heesta 🤣
😂😂😂😂😂😂
Ilahay tartan ima galiyo xita hadan aqaano wa dhaca🤣🤣
asc dhamaan dadkeda somaliyeed marka xigta waxaan salamaa gudiga waxaa idiin wedinaa tartanka dumarka kaliya miyaa loqabtay raga maa la tartansiyo mahadsanidiin (Astaan TV).
walaalayaa subscribe haddaad ii awoodaan aad baan ugu bahaanahaye bal ii saara asxabta astaan tv
MASHA ALaha
Gudiga way cayileen say wax udhadhaminaayeen
😁😁😁😁
Kkk Masha allah dheh Rer magal iska dhig
Maxlaba Maxaa ladhahaa tolow cunto somali maaha miyaa waxa lagu tartamayo😀 waxa gabdhaha ee sameeyeen pudding miyaaa
Fardowso Sabriye cadey wan ku salamey inte ma iga so horeysa
Laylo Dirshe kkkkk halkana waaa fadhiyaaa inadeer 😀
Katar waaye
Lkn waad badali garta
Mar waraango markastar mar buka cream ka
Waa marki kowad een maqlo *maxlabiyad* !!!!!?
Wllhi hada leyba run shegen muhimada waa iney qurux noqato iyo dhadhan 🤤
Idinka somali batihine maxay tehe maxlaba waa carabiye somali ugu shega
Caaisha guul markasta adiga kutagera
Wow yaasir oo cawa 10 bixiyey
Labada qof ee tartamaya wxa qurux badnan laheyd in lakala fogey sida melaha wax lagu karinayo in labo jiko melo kala goniya in ay ahadan ba qurux badnan laheyd isku daya ina wax ka badashan fadlan barnaamij wa mid wax ku ool ah hala sii wado sida dadka udhiiro galisan
Waa markii ugu horeesay waxan rajeynaaaa in ramadanka dambe wax iska badali doonaa insha allh
@@aminoomar807Insh Allah wa sugena
Dhinaca dhadhanka ayaa rabaaa
Soor halagu tartamo tokadan waxan cunadena ma ahe aqyare
Duco qabooyin subscribe isiya ilahay khayr haydinsiiyo
Eedo mikado SUBSCRIBE waa ku saaray adigana SUBSCRIBE ii saar inshallah
DARUUR OFFICIAL TV haye eedo
Maxalamo maxa ladhaha waxan waxa kama jiran aniga nookenteen shuqul carab nin caramaka iyo gabadha isma fahamyan sababta carabka wuxuu yaqana cunto carab gabdhahane waxey yaqana cunto somalia 🤔🤔🙄🙄
Ninkan hablaha naga niyad jabinaya ee yamaniga ah
Guul Somalia . Lakiin marka cuntada la karinaayo hadle dee AMA heeso galiya inta cuntada la karinaayo AMA hadle
Second person ahy
Hhh shiif yaasir oo ba dhiibe 10 m.a yaabaka fcn maante
Najma sxb nasro abtidoon wad kunax santahay ee isdaji
Gabadha cas ma nasro abtidoon baa
Haa
Maxa laba maahan ee waa mahalamiya
Naasro iney balbarka noqotay ya ila arkay intas na wa kaaaftan🤣
Caa’isho Quruxley waye iyada iyo labaniyada ah samaysay qatar waye
Manshaa allh dheh wll
Thanks wll
@@aishamx3632 isoqaba sahibey
Maxa kawada maxlaba naa aaf somali ku hadal bisiinka waad na waashaye walaal. Carabka ha is toosin tartanka wa somali.
🇸🇴❤️♥️👍👌😘😋
25 daqiiqo yaa cunto ku karin karo yahuu
8:56 yii maxa daci!!!
dr idil waxay noqotay khatar way ficnatay
21:24 nasraaba qirtay in mida aisha macaan tahay
Waar ma sooma yaasha hala sow qabto 🤣🤣🥵
Cunto somalia Maxa u diday kuwaaan bisinke Somalia wax islaameyd jecelaa
مهلبية qofkii raba yutubka ku qor marbaan damesan doona quruxdiisa ka helaay
Tan kubilawad beyo ka noqotay kalaskii biya eey kusheegay xita waxa yara kuma reebin kuwa kale waxa yara cabeeen adiga waaad dhamesay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😋 Lkn
Hhhh😂😂🤣 naag kaa nixi mayso
Hhhhhhh
O
Ģ
المهلبية أو المحلبية هي حلا عربية..!
Barnamijku ma barnamij cunto karin caalimiya ah ba mise wa cunto somali ah kaliya..! wn yaabanhybee😂
Mise ninka carabka ahba la cissaynaya😳😂😂
Cunto Somali waa dhamaaday baris iyo baasto hada Cunto Carbeed ayaa la maraa Caalami haba sheegin 😂😂😂😂 caawa Carabka waaba fiican yahay 10 uu dhiibay
@@ismailhassan3316 Cuntada somalidu buux weye haday samynayan😂
Carabkii cawa macmacankodi ba loo sameeyo wuu farxsanyahy😂😂