MUNIIRA BUSKUD BIDAARTA WUU IGA QARIN JIRAY HALSANO MAHAMED BUSKUD WALASHIIS IYO MUNIIRA IS CAYAY 🤭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024

Комментарии • 66

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад +8

    WA BENTEED NIN KA SHAQEYN JIREY BEY LEDAHEY MA ARAG BIDARTIISA😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdillahiinaabdillahi4227
    @abdillahiinaabdillahi4227 2 месяца назад +2

    Macha Allah Djibouti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumaali4615
    @fadumaali4615 2 месяца назад +2

    Wallaley cabsida Alla yaa laga tagin gogol baat la seexatay itaqu laah

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 2 месяца назад

    Naa cadaan qurux maaha caqliga ayaa ugu muhiimsan

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 2 месяца назад +1

    Run baad sheegaysaa.

  • @abdillahiinaabdillahi4227
    @abdillahiinaabdillahi4227 2 месяца назад

    Munira walahi tu es très belle vive munira Djibouti ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hada23234
    @Hada23234 2 месяца назад +2

    Subxanala dumarka fudud ragow ha gursanina 😢😢😢😢😢

  • @UmuSamiraa
    @UmuSamiraa 2 месяца назад +4

    Nagta nagahan ayaa ka walayo wale god dher ayey ku gu ridayan nagahan waa xasidiin alle yaa jog ku dhoho

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 2 месяца назад +2

    Muniira Wxy rabta inu fursad kle uusiiyo mohamett buskutt.🤣🤣🤣🤣

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад +3

    DADKA MARKEYSAN ISKU DHAQAN ISKU DEGAAN AHEYN AMA DIIN CILMI CELIYA LAHEYN INEY IS GURSADAAN WA QALAD

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 2 месяца назад +3

    Naag caraba .samaroon .isaaq sadaex qabiiloo xadaariyina kasoo jeeday

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 2 месяца назад +2

    Horta naagihisi hore Mexey ugu walatay ? Bidartiisi weligey ma arag kulaha 😂😂😂😂😂😂 baalayo qoorta la galay . Nacasad

  • @ubahabdi2279
    @ubahabdi2279 2 месяца назад

    Alllaahu AKBAR maxamad hortaa waa joogaye seey wax.ujiraan

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 2 месяца назад +2

    Waa qashin wllhi ninkaaagi oo hurdo Diubaysa. War waxaan akhlaaq daranaa nikaasad

  • @Scrub101
    @Scrub101 2 месяца назад

    Munira is not easy 😅

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад

    Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh acdubilh

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 2 месяца назад +1

    Naagtan saan kuma fayoobo isma oga waxey ku hadleyso iney waalata ka baqaa hadeyna isdabo qaban.😮

  • @saadaqabdi4924
    @saadaqabdi4924 2 месяца назад

    Intay hadashay inta ay magaciisa ku dhawaaqayso kabadan jacayl doqon galay show waa dhib

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 месяца назад +3

    Beenalay wa ciyaala suuqad iyaduu intay duubtay oo soo dhgtay media ha waatii ay lahayd waxbaan so qarxin doona war xishoodkii halkuu ka maray Allah may kabaqda subxaanallah wa waxay cafis uu waydiisatay eleen waxanay soo qarxisay xasbunallah wa nicmal wakiil hada maxay ku hadli mahir iyo ilmaha caloosha ku jiraan so koran hoyadood oo sidan ku dhaqantay why did she put out their private pictures to the media that’s very shame iyo naagahan waalaayo munira you did very shameful foolish what you did bila xaya سبحان الله هاده المرءة عملت بلا حياء هاده علامات القيامة I am from Seattle Washington good luck Mohammed Buskud may Allah make easy for you I don’t blame Mohammed Buskut he will never trust to Mary women layaab ma le hadu Mohammed Buskut dhahay naag danbe guursanmaayo siday muniira ugashay it’s very sad aad iyo aad baan uga xumahay 😭😭😭

  • @ubahubah333
    @ubahubah333 2 месяца назад +1

    Naagahan waxaan u sheegayaa markii nabigeena suubane nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaa to markii la dheelmiyay wuxuu arkay naagahan oo cadaabta ku badan

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 2 месяца назад +2

    Ninka Markii Lajeclaaado uuku rabin Waaa iska sidaan. Bal mayka harto maxaa daba dhigay

  • @JaakkoKikila
    @JaakkoKikila 2 месяца назад

    😮Baraanki. Waaye. hurdada. ayaa. Ka qastay.

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 2 месяца назад

    Walee muniirey waad cebaysantahay waxbo dumarka qaar yeynankusacabatumin bidaar na ceeb MA aha waxkalad weyday ee adi unba Isa sumcad dilay

  • @habibaabdulla7569
    @habibaabdulla7569 2 месяца назад +5

    Acuudu billah balaayo kugu dhacday hadaad maqashay waa noocaan bal meey ka harto

    • @Lana-1-0B
      @Lana-1-0B 2 месяца назад

      Jacaylbaa waalaya

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад +1

    BUKUTDHIIQ BALAYO AYU FARAQA GASHADEY😂😂😂😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад +2

    NAYA NINKA MALINA HA DHIHIN WAN JECLAHEY MALINA HA KU CABADIN E U TAG

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад +2

    WA IS OGYIHIIN AYADA IYO BUSKUTDHIIQ MARNA TUGSI INJ U DIRO MAR BEN

  • @kiki-qe9hy
    @kiki-qe9hy 2 месяца назад

    Omg

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 2 месяца назад

    Nin Laneceb Yahay. Maba lasoo xasuuuusto walee. Kan qaraaar wuu dhaafey

  • @Zuheyp-z6u
    @Zuheyp-z6u 2 месяца назад

    Xalimo balaya ha kugursato hadaba saan tahy 😢 bulacad baa tahy alaha iga cafiyo intaa ku cayay lkn wll sidan waa ceep

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 2 месяца назад

    Biisnkoow. Dumarka Waxaan Cadaabka Ugu Badanay Waaa Sidaaan. Markii lays qabto Ceebaha Lasoo Faagaa. najaynaa

  • @Fadumo-nx4gy
    @Fadumo-nx4gy 2 месяца назад

    Kkkkkkk

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B 2 месяца назад

    Adaa shalay ku handaday waana soo dhigtay bidaar maahee isaga xitaa hadaad soo dhigto suuqa ka xirmi maayo bas extiraamka waa shey qaali

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 2 месяца назад +1

    Mohamed wuu ku nacay urtooy 😷

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 2 месяца назад

    Haduuu ninkaaan naagkale guursado wllhi Tan Dabaqay Iska Tuuree. Naa Hoy Jooog ceeebaha islaaamka hadaba gelin

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 2 месяца назад

    Naagtan nin danbe ma aamini karo waayo ninkii oo hurda ayay duubaysa way is cerbaysay

  • @LibanAhmed-s7j
    @LibanAhmed-s7j 2 месяца назад

    Midaan sida loofuray waa waalatay

  • @ayanomar1466
    @ayanomar1466 2 месяца назад +1

    Naa,maxa,uf

  • @yumna4675
    @yumna4675 2 месяца назад

    Garre waxa dehen tabacad waa maqar ma iskadigi karto she use to act nice person but she is not

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah6093 2 месяца назад

    Orod sharcigaaga wayn ku meelmar aflagaadada jooji

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah6093 2 месяца назад

    Aad baad u qaldantahay, illaahay wuxuu yiri dhar baad isku tihiin ee ha ka sheekayn gogashaada, isku xishood nolashaada wado caafimaad kaaga ka fakar

    • @Lana-1-0B
      @Lana-1-0B 2 месяца назад

      Maxay diin ka.taqaanaa😢

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 месяца назад

    BUSKUD BIDAAR QAYAANOLE WAA LASOO QABTAY

  • @Marshalwarso
    @Marshalwarso 2 месяца назад

    hargeisa waba hoyga dhilooyiiinka iyo caaabtooyga 😂🤣😂🤣

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me 2 месяца назад

    Wlhi naagtasi wa nacas badhawaqo ah

  • @ubahubah333
    @ubahubah333 2 месяца назад

    Naa heedhe maad waalatay sawtii add cafisay maxaadse u hadla hayada hadaad jeclayn maad iska aamustid sawtan aad ku waalatay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад

    RIWAAYO OW USO DHIIBEY WAYE😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayanomar5924
    @ayanomar5924 2 месяца назад

    Nasotaa wax marmarineysay isku xishood wxaani wceeb laba qof ooxalal ba isku eheeden

  • @Aymo72
    @Aymo72 2 месяца назад

    Daraat eytiri haicafiyo dhiiqadi eydhiiqa kale luggage lagashy

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад

    BIDAR GORMEY CAAY NOQOTEY😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Lana-1-0B
      @Lana-1-0B 2 месяца назад

      Waali lee la.joogaa😅😅

  • @FaisaShire-i2g
    @FaisaShire-i2g 2 месяца назад +1

    Walee duqon baad tahay naagaa kugu adeeganaaya

  • @ayanomar1466
    @ayanomar1466 2 месяца назад

    Wa dhimatay,

  • @FaayCali-s7i
    @FaayCali-s7i 2 месяца назад

    Maskina ninkay jeceshahay war ubarya masaakinta way ku qafiftay malin walba way u oysaa lagu furyey aqas

  • @hawoahmed8650
    @hawoahmed8650 2 месяца назад +1

    Naa hus

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад

    WA LABO QOF O 45 JIRA O HOREY USO MAREY GURAR KALA NUCA O ILMO QANGARA LEH HADA AYEY RIWAYO NO JILAYAAN

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 2 месяца назад

    Waar papa daahir maalasoo daayay

  • @hawoahmed8650
    @hawoahmed8650 2 месяца назад

    Naayaa ilmahadii iyo ninkii hore ka sheekee

  • @degan4
    @degan4 2 месяца назад

    Bidaar goormay ceeb noqotay😮😮😮😮

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад

    NINKA WEY JECESHAHEY MEY U TAGTO

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 2 месяца назад

    Maskin kulaha waa sheeydamad

  • @Najax-n1o
    @Najax-n1o 2 месяца назад

    Burukadu waa denbi

  • @hawoahmed8650
    @hawoahmed8650 2 месяца назад

    Naaa hush

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад

    CIYAAL CASIIR😂😂😂😂😂