Taxanaha Dabin | Season 1 | Official Trailer | 2024.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Taxanaha Dabin waxuu wax ka taabanayaa nolosha Soomaalida sida ay qoysaska u noolyihiin iyo burburka ku yimaada, fal dembiyeedyada, loolanka ka dhaxeeya fikirka dadkii hore iyo jiilka maanta, sida ay technology-yada dhalinyarada u sameesay.
    #DabinSeries
    #TaxanahaDabin
    #Nasiye
    #Thriller
    #AsalTV
    #Masraxproductions
    play.google.co...

Комментарии • 126

  • @SalmaancabdiJamacbarre
    @SalmaancabdiJamacbarre 3 месяца назад +52

    Walahi somalia marba marka kasii dambesoo aad ayay usii qurxana naysa dhankà aflanta film waa sugi la'ahy ee la soo dhaqsada ❤🎥

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 3 месяца назад +12

    Nimco haybe meel ay ku jirto maalaga maqnaan kara soo daaya dee😂😢

  • @saynabsaciid7301
    @saynabsaciid7301 3 месяца назад +4

    Shime sodhigeysin hee wax masugi karne😂😅

  • @mohammedsuleyman-ib4ex
    @mohammedsuleyman-ib4ex 3 месяца назад +30

    M.A waa taxane aad u fcn
    Codka 💯
    Editing 💯
    Muuqalka 💯
    Trailer waa cajiib, jiil media waxaan idinka codsana season 2 inaan la mid noqdo taxanhan in.A jilitaanka hay haybad fcn Baan u leyahy
    Name: maxamed suleyman abukar
    Dhalashada: 2005/9/11
    Ku dhashay degmada Kaxda
    Waxbarashada heer dugsi sare dhameeyay 2024 sanadkan
    Waan rajayna inaan ka mid noqdo.

  • @mayaar_603
    @mayaar_603 3 месяца назад +9

    waxaan film waa dhafee lasoo orda ani dulqaad malihiye🥳😂🥹

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 3 месяца назад +7

    Lacag ka dhiga ayay is leeyihiin dadki ka qayb qaatay, lkn ma soconayso hadii app laga dawaanayo,waana film-kiini ugu horeeyay😂😂

    • @moodnessvideos5488
      @moodnessvideos5488 3 месяца назад

      Wxn suurtagalaynin ay wadan lkn in ladaawan wayo kacabsana😅😅

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 3 месяца назад +3

    Markuu dhamaado ayaa inoo balan ah sidii astaan baad nagu kala jareysaan

  • @abdinuur4987
    @abdinuur4987 3 месяца назад +12

    Filimkan nimco Heybe darteed ayn u dawana❤❤❤

  • @nabihamaxamed-up3vu
    @nabihamaxamed-up3vu 3 месяца назад +15

    Goor maa la soo dynyaa🔥🔥🔥

  • @Akfamly
    @Akfamly 2 месяца назад

    🇸🇴 East African somali VIP scene "Dabin (A trap)" 👌 2:09

  • @Lifesytle-hb2cu
    @Lifesytle-hb2cu 3 месяца назад +2

    Filmka ma Dhaxal ku iloweynaa😢

  • @Nimalii4567
    @Nimalii4567 3 месяца назад +18

    Omg laso dhaqsada yaqey😂❤

  • @CaliMakaraan
    @CaliMakaraan 3 месяца назад +2

    from saraakiisha hada meel xun ku goysaan wexeyla la laabana ogaada😂

  • @ISRAADVISUALS
    @ISRAADVISUALS 3 месяца назад +1

    Great work..I am so proud of New generation of Somali film industry

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 3 месяца назад

    How come the director is non Somali

  • @abdicasiismudug2086
    @abdicasiismudug2086 3 месяца назад +3

    Filim waxaa lasoo deynaa maalinta ciida waxa laga so deynaa asal tv

    • @nuurtonuur8513
      @nuurtonuur8513 3 месяца назад

      M.a waaye marba hafi asal tv laga soo deynaayo asal tv waan jeclhy hormarkeed mana aqaano sawabtaan ku jeclaaday🤦‍♀️

  • @JICJIGAAWI
    @JICJIGAAWI 3 месяца назад

    Idinkana sidii astan dhex ku gooya de wlahi marka so dhamysen unban dawan

  • @HothanZaed
    @HothanZaed 3 месяца назад +2

    Wlhi waan tagnay war soo carara o lasoo orda❤

  • @mankanur7758
    @mankanur7758 3 месяца назад

    Walaaloyaalow ilahey qeer hani siiyee no so daaya halahaan ka badan maba sugi kari shimoo so socdaa maalinta maa no sheektaan

  • @AxmedFuaad-o6r
    @AxmedFuaad-o6r 3 месяца назад +3

    Oo jiil media maka fiirsan karnaa wllo

  • @ahmedcabdi6642
    @ahmedcabdi6642 2 месяца назад

    Waryaada film kaan koormo so baxaya mise wa brank noosheega nooh

  • @BarwaaqoCabdu
    @BarwaaqoCabdu 2 месяца назад

    Ogm filmku wa katar😂

  • @Talasame.
    @Talasame. 3 месяца назад +1

    Hadaa laga bilaabo Hollywood iyo Bollywood ma dawaan doono balanteenu waa sollywood😂.

  • @user-mahamuud
    @user-mahamuud 3 месяца назад

    Waar hedhe ilaa hada maxad laqabanesaan LA sooyaca

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 месяца назад +1

    WARAA FIIRIYA JIIL MEDIA WAA WAX KALE😂😂😂

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 2 месяца назад

    Zaki bin xaji filmaan xayasin baad u sameysay

  • @Karaamachannel1000k
    @Karaamachannel1000k 3 месяца назад

    Ilaa hada dhaxal lee copy dhahosiin😂

  • @Gobaad60
    @Gobaad60 3 месяца назад +1

    Goorme laso deyna 😢

  • @AbdiraxmaanCade-ot7sf
    @AbdiraxmaanCade-ot7sf 3 месяца назад

    Where is dabin 😢

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 2 месяца назад

    Welcome to muqdishu 😂

  • @Feetikaa2515
    @Feetikaa2515 3 месяца назад

    Intee lasoo dhigoya

  • @Zaki_fc19
    @Zaki_fc19 3 месяца назад

    Kan ki camal le moho

  • @fatumoali3330
    @fatumoali3330 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AishaMalindi
    @AishaMalindi 3 месяца назад +2

    Wow waa filim cajiib ah laso dhaqsada hee lkin yaan lacag nalaga dhigin😅

    • @moodnessvideos5488
      @moodnessvideos5488 3 месяца назад

      Lacag wye nasiye app lacag lagu firsado wye marka lacagta quur😂😂

    • @AishaMalindi
      @AishaMalindi 3 месяца назад +2

      Lacag mahayo tiktok marka usoo gaadho lee hala iso waco hadana hosbet ii xariirsan xageen ka keenaa laca dheri ah😂😂😭

  • @Mssmaria-p5p
    @Mssmaria-p5p 3 месяца назад

    😂😢allh waxan filim laga dhha

  • @ApraarCaydiid-io3ki
    @ApraarCaydiid-io3ki 3 месяца назад

    nio waxa waa la so raagteene

  • @maameetamedia
    @maameetamedia 3 месяца назад

    Mise hada Lee bilaab Ah

  • @maameetamedia
    @maameetamedia 3 месяца назад

    Goormee lasoo Dayna

  • @Ustaadkaamil
    @Ustaadkaamil 3 месяца назад

    Muhiimadu waa in Somaliland ay tahay Maamul Goboleed

  • @DeeqoMohamoud
    @DeeqoMohamoud 3 месяца назад

    Gorma lasodeyna

  • @SuperWalaalka
    @SuperWalaalka 3 месяца назад +1

    Directorka ma gaalbaa horta

  • @QarniJoog102
    @QarniJoog102 3 месяца назад +1

    Wow 👌

  • @CabdisalaanNuur-wi5if
    @CabdisalaanNuur-wi5if 3 месяца назад

    Goormee lasoo wadaa

  • @MahirHassan-oh5qk
    @MahirHassan-oh5qk 3 месяца назад

    Filinka qaabkiisa wa Shidanyahy lkn Slow-motion U yeela next time coz soo jiidashada filimka ayu kaqeyb qaataa

  • @LibanhusenFarah
    @LibanhusenFarah 3 месяца назад

    Lasoo dhaqsada

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 3 месяца назад +1

    Wooow eshcalaaa musalsal😂

  • @MuntaasFarah-n3k
    @MuntaasFarah-n3k 3 месяца назад +1

    GOOR MAA LASOOSO DINAYA JIIL MEAD

  • @mahadfantaastic6274
    @mahadfantaastic6274 3 месяца назад

    Qof dhintay inu I jecelyahay side lagu garta kulahaa 😂 maxey ka faaidey wye 😂😂

  • @Eva_1046
    @Eva_1046 3 месяца назад +1

    Jiil media isn't easy👍🏻😍

  • @nasrudiinofficial
    @nasrudiinofficial 3 месяца назад

    Xariifka timaha trailer mxaa oogu soo dari wayseen😅😂🤣

  • @ClqaniMaxamed-il8zl
    @ClqaniMaxamed-il8zl 3 месяца назад

    Ddfg

  • @AishaMalindi
    @AishaMalindi 3 месяца назад +4

    Wow waa filim Qatar ah oo isoo jitey lkin gormee lasodeynaa lasoo dhaqsada jiil 🎉

    • @AnissaaweizAnissa
      @AnissaaweizAnissa 3 месяца назад

      Jiil Laga ma so deynayo waxa lga so seyna asal TV ama nasiye hbenka ciida la so deyna

  • @UR.sudaysi
    @UR.sudaysi 3 месяца назад

    One subscribe team dabin goosgoos ayaan idiin soo galinayaa

  • @Kamil_yare
    @Kamil_yare 3 месяца назад

    war kuwi astaan aha aya filim qabyo ah noggatagay idinkana talow maxad sameyn dontaan🤣😂

  • @Neyma884
    @Neyma884 3 месяца назад

    Hadaba hada nagu kala goynasan iska hysta wllyalow hana lugoynina

  • @nimcoismaciil3341
    @nimcoismaciil3341 3 месяца назад +1

    Kir ma kasaysin anagad sidii astan 15 nogu ekaysinysan miyaa

  • @XASAAASI
    @XASAAASI 3 месяца назад

    Sida Astaan TV maad rantaan inaad qabyo Naga dhigtaan
    Lkn Waan idin egaynaaya lasso dhakhsadda

  • @BIDIXO24
    @BIDIXO24 3 месяца назад

    Iboqo zhp qli bidixo official wan ku barya zlplz

  • @baabil26
    @baabil26 3 месяца назад +1

    AMAZING 🎉😮

  • @maxamedibraahim3751
    @maxamedibraahim3751 3 месяца назад

    Goormee la so dayn rawa marka waa wax is waydiin mudane

  • @갡_7
    @갡_7 3 месяца назад +1

    Wow kan film woo dhafay

  • @Saphaa1
    @Saphaa1 3 месяца назад

    Ciida aaba nila dhohoya gormee laso daynaa maxa la dhahaa

  • @Maryan778
    @Maryan778 3 месяца назад

    Dulqad malihii iga so dhaqsada plz and plz🤣🙏

  • @maddaale8199
    @maddaale8199 3 месяца назад

    Soomalidu Hada Jiliin Heer Caalami ah ayay sameyaan

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 3 месяца назад

    I hope in aan nalagu jarin sidii dhaxal somali film iyo kala badh film la isku jarayo nacaye

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 3 месяца назад

    Naciima heybe darteed baan u daawan donaa 😂❤

  • @deeqoduniyo7454
    @deeqoduniyo7454 3 месяца назад

    Nimcoooo😮nimco heybe meley ka muuqato ka tegis ma leh

  • @jdahirshaticade8074
    @jdahirshaticade8074 3 месяца назад

    Good Performance wlhi

  • @Allu_Abshir
    @Allu_Abshir 3 месяца назад

    Director ka somali ma aha miyaa

  • @MohamethApdirahmaan-y4z
    @MohamethApdirahmaan-y4z 3 месяца назад

    I can't wait man ❤

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 3 месяца назад

    App kama daawanayno ee halkaan nooso dhiga ama

  • @CcaziizMuhamed-nb6de
    @CcaziizMuhamed-nb6de 3 месяца назад

    Intee lasoo dhigaa😢

  • @SalmoSahal-xr1nf
    @SalmoSahal-xr1nf 3 месяца назад

    Halke kala socdaa filinkn❤

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb 3 месяца назад

    Walee kan kuma qanxiin

  • @XaawoAxmed-i5i
    @XaawoAxmed-i5i 3 месяца назад

    Noola soo dheereeya Musalsalkaan waa suhilanahaye

  • @AbdullahimahatHussein
    @AbdullahimahatHussein 3 месяца назад

    Xagee lagasodayna rabaa😢

  • @MustafKaraama-us8kf
    @MustafKaraama-us8kf 3 месяца назад

    I WATCH YOU ON MY LAPTOP

  • @asmokeyf
    @asmokeyf 3 месяца назад

    Wwwww inaba caadi mAha

  • @BbeCash
    @BbeCash 3 месяца назад

    Plz ina niga mid noqda rwaa

  • @banaatshxasan2152
    @banaatshxasan2152 3 месяца назад

    Lasoo dhaqsada waan sugi la.nahay❤❤❤❤😂

  • @Mahad.cali1
    @Mahad.cali1 3 месяца назад

    Appka ma shaqeeneyo

  • @ZayidaliMohammed
    @ZayidaliMohammed 3 месяца назад

    Waliba taastee kaa badinaaa😂😂😂😂😂

  • @IsmailAbdiwahab-z7e
    @IsmailAbdiwahab-z7e 3 месяца назад

    War aaway Taxanaha

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 3 месяца назад

    Goormee lasoo deynaa ?

  • @najmoahmedxusen4561
    @najmoahmedxusen4561 3 месяца назад

    Gorme so baxe

  • @Mrhilaac
    @Mrhilaac 3 месяца назад

    Filimkan isagoo sheeko faneed ah ayaan dhagaystay
    Waxaan ka dhagaystay maan-maal channel

  • @naciimaabdullahi2926
    @naciimaabdullahi2926 3 месяца назад

    Alla la soo naqsad yacayow 😅

  • @abdiali6809
    @abdiali6809 3 месяца назад

    Wow

  • @axmedcali2295
    @axmedcali2295 3 месяца назад

    La soo.orda

  • @bkgamerofficial102
    @bkgamerofficial102 3 месяца назад

    First comment

  • @hanaanmed7938
    @hanaanmed7938 3 месяца назад

    I can't wait 😢

  • @Koshin-nx1uc
    @Koshin-nx1uc 3 месяца назад

    THE BEST FLIM

  • @SacdiyoXasan-ki2ko
    @SacdiyoXasan-ki2ko 3 месяца назад

    Gorme laso fasaxa 😊

  • @xaamjilibey
    @xaamjilibey 3 месяца назад

    horaye usocda

  • @sonexcellencemedos6906
    @sonexcellencemedos6906 3 месяца назад

    Waaw

  • @AsmaaBaasto
    @AsmaaBaasto 3 месяца назад

    Wow 😮 Masha Allah

  • @abdixarago7414
    @abdixarago7414 3 месяца назад

    Keep going

  • @KowsarCawil-y4q
    @KowsarCawil-y4q 3 месяца назад

    Prat 2 la soo dhaqsada🎉

  • @IfrahAbdikadir-fs7zq
    @IfrahAbdikadir-fs7zq 3 месяца назад

    Waaw mnzhallah

  • @umuzamhaat3351
    @umuzamhaat3351 3 месяца назад

    Omg soo daaya please ❤🎉