Aniga Wan gursadey Wana Kala tagney wuxu igu noqdey nin balwad leh aniga waxan ahyba kasey 2sano isqabney wilkale ayan gursadey hada isna sido kale balwad ayu bilabey io jesjes asagana 3sano daganeyn ina ka tago jeclahy maxa sameyaa mustaqbal danbe se u sameysan dona 2nin io 5sano ay I qaben maxa xal ah walalheeyga muslimka🙏🙏
Carur na man dhalin illah ba bixiyaa Wana jeclhy illah haysiye dadka way idhahan orod dhakhtar tag maxa kasiyaa hadan tagaanaa waxsasa leyguma shego an makaan dheli umu sabyan ahayn 😭noloshaa illah hayno qurxiyo inta dhib haysto ebe hakaaa saro wa Malin jumcaa
لااله الاالله وسبحان الله والحمدلله والله اكبر ولاحول ولاقوة الابالله
Isooduceeya. Reer ahlu digri. Waxan ahay hooyo wali agoon korinaysa wa xan dareemayaa. Murug farabadan
Isoo duceey walaashey muraad aan leeyahay. thank you.
😍😍😍
Muraad ayaan leyhy isoo duceeya abaayo yaal illahay ha idin baraye
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
Alle Weyne Ayaa awlaad ugu Deeqay iyo Guur degdega Masha Allah Tabaarakallah
MashaAllah jazakallah qeyr xbbty
Jazakallaah khayr abaayo, lakiin Aayadaha Quraanka ah waad khaladay ee iska ilaali.
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد
الله اكبر
Machaallah, filsan, allah ha ku barakeyo
Masha allah
Mashaallah barakallah
Mansha abayo filsan wanbo kusugyeneh ilahay haku xifdiyo
Iso duceyaa please 🙏
Amiin
Masha allah shukran habo mcn ❤
Jasakalaha khayar wllo
Manshalaah habo
Asc abaayo macnto maansha Allaha aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
MashaAllah abaayo mcn
Masha Allah Abayo jazakilah kheyr Abayo creamkaga nairobi inte ka hela
wlshy inteen kaala soo xiriiraa ana qiso ayaa igu dhacday
Wcs
😭😭😭😭😭😭
Asc abayo qali igu sodar qolka saliga nabiga
Aniga Wan gursadey Wana Kala tagney wuxu igu noqdey nin balwad leh aniga waxan ahyba kasey 2sano isqabney wilkale ayan gursadey hada isna sido kale balwad ayu bilabey io jesjes asagana 3sano daganeyn ina ka tago jeclahy maxa sameyaa mustaqbal danbe se u sameysan dona 2nin io 5sano ay I qaben maxa xal ah walalheeyga muslimka🙏🙏
Carur na man dhalin illah ba bixiyaa Wana jeclhy illah haysiye dadka way idhahan orod dhakhtar tag maxa kasiyaa hadan tagaanaa waxsasa leyguma shego an makaan dheli umu sabyan ahayn 😭noloshaa illah hayno qurxiyo inta dhib haysto ebe hakaaa saro wa Malin jumcaa
Iso duceyaa
Allh hku siiyo awlaad baari ah abyo lkn nftda mrna nin haujojin shaqeso gcntda dhaqalo kusameso
ilahay ha ku siiyo abaayo awlaad khyr qabta inshalah samir ilahayna bari wllshy Qali🥺
Waxay u muuqataa in nabsi ku hayo, miyaad cid soo xumaysay?.
Haday jirto ka saamax dalbo.
Wcs