Qisadan hadad kaheshay plz ramadan kheyr keda allah inawada wafijio ee wlalayal #like xaqul ciid iga dhiga fadlan boe io bao keep going camera man deeq darajo
Ilhy ciida samo hangu gaarsiiyo dhamnteen inta bisha ramdaan so soonty ee wlalyal frxda ciida so dhow darteed 100 qof oo subscribe isaarta ma heli kraa plz 😭
waa wax jira kheebta uu jilaayo big bro rag waxaa jira xaaskoda iyo caruurtiisa oo bahan dadka kale wax siiya hadii ay xaaskiisa ama caruurtiisa wax weydiistaanna dhib sada oo ku yiraahda mahayo ama masameenkaro team ismadhaanto keep goin
Sax kaafi si nin wayn ayu u hadlay ninka ragaa haduu doonayo naag labaad wa inuu xaaskiisa hore u ronaada kuna filnaada markaas ayu naagta labaad kafaynkaraaH✔😍
Kuwa janada ku kulmo alaha hanaka dhigo😭🙏🏻
Bishan bisheda kale bash iyo barwaqo alaha hanaku garsiyo😭🙏🏻
Kaafi Abdi Faataale Amiiiiin Amiiin
Amin amin
Walal qali
Amin.amin yarabi
Amiin
1k like waligey ma helin illahy dartis igu garsiya mnta😘😭❤
niqaab queen
subscribe like wan ku saare adna isaar wll
War somalidan an ka yabay wlhi waxn fahmi layahy waxy ka helayn like ta 🤔 omg mid kastba wuxu iska so jarya like ii sara 😅🤣😂
@@samokaabyutub6173 adigana ii saar subscribe aan kuu saaree
ilaaheey dartiis iyo ciida wllyaal igu sharfa like alle ha,idin sharfo all👍👍👍👍
Kklkk😂😂
Walahi waa qoslay horay u socda
👆
Inta aniga cml aan dhar Eid heysan like ta Ii saara😢😢😪🤦♀️👈
Alle wax qeyr qabo hana siiyo abyo
😭😭😭😭hhh🤣 bbegeya safarkasogalayo 5bisha sugayaa anu
Kkkkk dacad makaa tahay lee abaayo ani dacad aya iga thy ma heesto
Videogaan waxaa daawaneyso in ka badan 40k maheli karaa 200 qof oo Alle dartii Subscribe igu caawiso somaliweyn
M Guhaad wan ku saray sxp
Wan Ku saray wll
Ramadankan Ramadankisa
Kale bash bash iyo barwaqo
alaha hanaku gaarsiyo😭🙏🏻
aamiin.
Aamin inaan ku dhaho waxaa sababy inaad somaliland u heeztay
Nadiira Nayruua Official nayuus
Amin
Amin
Amin
Alxamdulillah, nabad iyo cafimad ban ku gaarnay.
Inta #Shukri #Shacni inta geerto like dhac iigu siiya Ilahay ha xafidee
Ciida hada u diyaar garowday like isaar
Kaafi iyo xaaskisa shacni uma Ekidiin dad dhuxul ka shaqeya nuurkina ayaaa baxayo daruuf idinkama muuqato isma dhanto wax kale wlhi guul iyo gobanimo
Shacni markaan arko aadbay xaaskeyga dunida ugu jeclahy bay isu egyihiin wlh ilaahy haku xifdiyo shacni qurux 🙏🏼👩❤️💋👩👩❤️💋👩
Araghee hhhh
Inta Ramadanka uxisi donta
⬇
⬇
⬇
Plz subscribe isaar abowe
@@ashwaqabtydoon7466 waan kusaraay wll adna isaaf
aniga waaye.
Qisadan hadad kaheshay plz ramadan kheyr keda allah inawada wafijio ee wlalayal #like xaqul ciid iga dhiga fadlan boe io bao keep going camera man deeq darajo
moha shiine
Ismadhanto Tageero idiin ahay waxan inkala socda France 🇫🇷 horay usocda ❤️❤️
Walige mahelin 1like ilahi dartis ikucawiya like isiya wanibarya
Thank you wamahadsantahay
Iyo comment plz
wiilka big bro ak fadhiya mashallah akhlaaq fcnaa.🤔👏
Ismadhanto mar waliba hore usocta dadaalkiina siiwada jibaara OK
Big Bro kpe naagaha laqabo kadaba her cml
EiD mubaarak dhamaan muslimiinta meelkasto asd joogtaan ❤🍲🍲🕌👔🍔 beri waxii kadanbeeyo xaaskeyga canjeero ayaa dib nalooheshiin rabaa alxmdllh inta uxiistay canjeerada ❤🙏🏼 like da igu caawiya 🤣🤣🤬🍲🍲🍲🍔🍔
Canjero beel hhhhh
Wlh wiilkaan kaafi la dhahaayo waan iska jeclahay 😍😍😍
Big bro adika walahi qosoll ayatahay keep going💝💙🖤👋👏👍👍💘💓💟👋👏👏👋👍👍
Manta farta ii tagan farist view 👍 like inta iga danbeso 🙏🙏🙏
Wll ado rali subscribe isaar plz
@@walalahamedia607 Plz Subscribe isaar wll MCN ilahey janada Hana igeeyo
@@somatlasdev wnku saray si niyad igu saar ana pro
Eid mubarak meelkastood beerka u jiiftaaan isma dhaanto hore usocda
Ilhy ciida samo hangu gaarsiiyo dhamnteen inta bisha ramdaan so soonty ee wlalyal frxda ciida so dhow darteed 100 qof oo subscribe isaarta ma heli kraa plz 😭
waaa kuu saaray adna ii saar
@@officialhalista895 wnku sary pro
@@walalahamedia607 wlkm
@@walalahamedia607 wan ku sare isar adiguna wllo
@@shemunabeauty6534 wnku saray wll adna isaar si niyad ah
Somali Muhammad Allaa Deeqda baxshee Subscribe iigu Deeqa idinkoo raali ah.
#THANK YOU ALL❤🙏
Like isaara ceeb miyaa somaliyey😅😘😍
𝐢𝐬𝐦𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐧𝐭𝐨 𝐰𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐭𝐚𝐫𝐞𝐠𝐬𝐧𝐡𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐧....𝐤𝐞𝐞𝐩 𝐠𝐨𝐢𝐧𝐠
Yey Ku dhacday wlhi wa xanuun Kaafi Cabdi Nin dagan oo maskax badan mnshllh zxb hore usocda damn tiin inshllh
masha allaah jilayaal aqli badan waa wax dhicikaro ama dhaco allaha idin sharfo big pro iyo kaafi
Like halila dhaafina hooyaa nii dhashee
Tabartaaaan ayaaa kugu haaayay furiiiiin maaaaa igu dartay hhhhhhh
Inta ciid so dhaw ku faraxasan like isaar
Kkk uhuru aliona wpi njaa bba yke alikuwa mdosi
Waa runta kafi abdi gal jazza’u ixsan will ixsan niinki filmkan fahfahmay wuu fahmay keep going brothes
True love never end xataa hadii👏👏👏
mo salah saxix
ilahey hakucafiyo hada iilala yabtey like isar wana subscribe ideh channel keydi
World of skills
wan ku saare adna isaar wll
Amin
Ilahay dartiis igu duceeya walalaheyga qaaliga ah murad ayan leeyahay in alle isahlo cadaw ayaa iga Hari waaye in Ilahay iga reebo
Uhuru Kenyatta been hakashegin famliy rich ah ayuu kasojeda madaxweynihi hore kenya dhalay mzee jomo Kenyatta🤣🇰🇪❤️🙏
Qof state House kudashe wayee yarantisa millioner ayu aha
Ooo dadow ma hadal lagu digayo riwayad bad halqabsi kadigaten bisinka od run moden
War niyaw Big bro oo bila kofiyad ah maxa loo arki layahay 😅😅😂😂Yaa ila qaba arinkas
😂😂
Bidaar jiifta kutaal 😅
Ramadan karim mashallha nice films every week wow I love it nice🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💓💓💓💓
waa wax jira kheebta uu jilaayo big bro rag waxaa jira xaaskoda iyo caruurtiisa oo bahan dadka kale wax siiya hadii ay xaaskiisa ama caruurtiisa wax weydiistaanna dhib sada oo ku yiraahda mahayo ama masameenkaro team ismadhaanto keep goin
alleh ha inagaadhsiiyo ramdaantan ramdaanteeda cafimaad bash bash iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo aaminta isooraacsha
Waad salaamantihin Isma Dhaanto fmilay guuleysta
Ramdaankan Ramadaankiisa Kale Allaha Bash Bash Iyo Hanku Gaarsiiyo 😭😭🙏🙏
Naagta intaan laeg single miyaa horta
Wlhi Nairobi nin la aan ayaa kajirto
WAX GARAD
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Hhhh mustaqbal la aan ayaa dishay naagaha Nairobi
Wa xaqiq wa wax dhaco
OMG qiso aaad ucajiiba weeye wlhi mansha allah
Aalow na ilaaali wale qiso dhab ah ayey canbar santahay riwayadan
Big bro waayo isma dhanto hadii la shego
nayaa benta joji uhuru abuhis hanti ukadagey wayo mataxtoyada kudashdey deh ruto wanogalahay.uhuru wa rer malqaben
Asc walalyaal iso duceeyaa culees aan dareemooya wa bil Ramadan oo dhamaad ah iso duceeyaa plz 😥😥😥😥😥
Allaha kaa qado culeyska walal
@Ayaan Ina Axmed Allaha Ka yasiro culeyskaa Abaayo
Walaahyda Soomaaliyeed
Ramdaam Ka Owgiiis ......
Allaha Ha Ka aqbalo dhamaan Muslimiinta All 🌍
Ilaahey haka dulqaado
Sax kaafi si nin wayn ayu u hadlay ninka ragaa haduu doonayo naag labaad wa inuu xaaskiisa hore u ronaada kuna filnaada markaas ayu naagta labaad kafaynkaraaH✔😍
Wiilka ugu yar ee idiin xiseyo
Kkkkkk big baro qosol weeyan
😭😭😭😭😭😭😭😭 alle ya rahma raaximiin my dad jano firdowza allha kugu arzaaqo
Masha Allah ciid wangsan ismadhanto wan kufanaa abid like ii sar hadad ila midtahay
Xalda sidee waye inte wax ku maraayan la yiraahda kulahaaa👏👌
Waxan qofka ugu horeyay oo comment kasoobixiyo like iku shuba heee Asxabta ismadhanto
Pro subscribe isaar plz
Isma dhaanti ciid wanagsann
adin ko mahd san no si wad walhay♥♥♥♥
Shrf iyo cizo ku nolada rer ismadhanto 😘😘😗😗
Asxaabta waan idin salaamay Big bro Cabdi kaafi iyo Shacni salaan qaali ah iga gudooma saaxiibayaal i am a big fan.
Isman dhanto love ku ahay ❤️🙏
asxaaabey murug aa iheeso hoyadey wey dhimatay iso duceeeeya inu fakirka.ilaahey igu badalo farxad aaan fileenin
Samir iyo imaan walalo qalbiga allaha kuu qaboojiyo
Allaha u naxariisto wll kurbada ku heysana Allaha kaa feydo
amiin wllo mhdsanid 🙏
Cafaaf binti caisha wlle ilhy waxa khyr qaba haku sahlo hoyana alle haw naxriisto adigana wajigaga rabi lilaf has saro dhibka ku haysta rabbi haka dulqado farxad alle hakugu badalo insh allh
Ilaahey haka dulqaado aamin
shacni instegramkeda cidi isiisa a uducaynaya
shacni 345 waaye.
Eid gorma weye ishega bal walaliyalow
Daqiiqada 10aad big bro siduu cunuga ufiiriyey
Waan ka helay qisadan hore u socda
Ismdhanto keep on....qasatan big bro
Eid mubarak All muslim
Shacni qurux hoyadhey ayey iskumagac yihin horey usoco qaali
Big bro taagero buuxo wll hor mar wacan
Waaw aabo wax waa la helaa waana la waayaa no more stress .... Kalmado i ruxay keep going #ismadhaanto group subscrinbeta iyo like ta haloogu qabto 👍
Ramadaan is loading
Alow ramadntaan ramadnteda kale nabad nagu gaarsii😍😍
Amin
Director Kaafi wlhi wo iga gdnyahy Qisadan,
dhamdka mfilanynin👏
Hori o soco big bro lop youh walalkey
Ciid Mubarak ismadhaanto
Mansha Allah big bro mumin keep going
Hhhh tawartasa kuku haye furin ma iku dartay ayee tiri hhhhh shacni bbe waku amin sanahy
Shacni ha is xirin Uhuru Kenyatta madax tooyada kenya ayuu ku dhashay hadana asagaa dagan
walhi bro labadan nin kaafi iyo big bro waan idin tageera
Anaa ugu horeeyo Like ta wac dhaha
Big bro nagaha laqabo 90 cersanayaa
Geedi Geedi
kkkkkkkkkkk
azxaapta subsribe iisaara ruwaayado mcn baan soo galiyaaye
like iigu dara
ciid wanaagsan dhamaan
hoooy azxapta subscribe ta ku booba
@@maskaxkoriye9792 aaad iyo aad baad u mahadsantahay
asxabta dooneysa inay helaan xusuusihii hore dalkena kaharay fadalan booqo channelkan insha'allah
Walee kaafi saan yeeli lahaa aad yeeshy bro
mashaallah
gabarey mesha eey nimanku kakacan luguma fadhisto
*Big bro iyo kafi waa hore usocoto*
Asc isma dhaanto
Idle yare salan iga gaarsiya
Waxad ku dhahda heesta dusha timaha guudka
Soo cisbooonaysiii
Ismadhaanto. Best youtebr
I love ismadhanto
Walal hada jeceshahay cawinta walalka fadlan alle dartii subscribe iku sara
hhhhhhhhhhhh Big bro wlh waad naga waaleysaa adiga furinka u qor kulahaaaaaa
Ismadhaanto tageero buxad keep going
Big pro Bentaa Kujecladay keip goin 🙏🙏🙏🙏🙏
ilhe dartiii 1k #subscribe igu saara #eid mubarak somali wyn
Fikir fiican iga dheh, waad mahadsantihiin kooxda #Ismadhaanto.
Xaas nin qabo maxaa kugeeynayo marka horeba salan dariisnimo mooye inaada afaraheed gasho waab qalda midkale hantidada dadka lagumadhibateeyo
Eid coming soon Allow Nbd Nagu Garsi Team Ismadhanto Ducada Wa Xagina
Abdi zaki official
amiin wll
ado raliya subscribe igu saara
@@samokaabyutub6173 Diyar Adgna Sidokle
Hoo gacantaada ugu qor Big Bro wlh big man waaye
Masha allah