Filmkii Fatadhugle Rufyaan By Ismadhanto Ent

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Iidle Nimco hapy Big Bro Kafi Abdi Shacni Babe

Комментарии • 629

  • @Hothoo
    @Hothoo 5 лет назад +357

    Manta waa jimce saacad tu ijaaba kujirta jimcaha Ilahaay hamigaaga hakuu aqbalo oo ramadaanka caafimaad hakugu gaarsiiyo qofkastoo arka qoraalkan😢

    • @sadiiqofficial3606
      @sadiiqofficial3606 5 лет назад +1

      @@MuduzeElHajj wll subscribe waan kuu saarye isaar adigunah please

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 5 лет назад

      Like gta san logu ooynayo mxey tartah 😏🙄

    • @amalabdi9839
      @amalabdi9839 5 лет назад

      Kkkkkkk

    • @farahjimcaale9186
      @farahjimcaale9186 5 лет назад

      Ich bin abdikarim und ich lebe xawadle

    • @hamdahussein3646
      @hamdahussein3646 5 лет назад +1

      amiin amin wlshy ilhay hay nagu gaadhsiiyo cafimad ramadaanka insha allh

  • @tiktoker8819
    @tiktoker8819 5 лет назад +197

    Qof kasta oo qoraalkeyga arkaaa waxaan leyhy Ramadaan kariim ❣❤❣❤❣❤❣❤

  • @inadoller8494
    @inadoller8494 5 лет назад +415

    Caafimaad io Cimri dheer aLlha ku Siiyo waLaaL
    pleaze Like Me😭😘😍

    • @inadoller8494
      @inadoller8494 5 лет назад +1

      @@MuduzeElHajj
      Ma intaaz Kaliya Diyaar Bowe🖤🔥

    • @amirmovevo
      @amirmovevo 5 лет назад

      @@MuduzeElHajj kusarey sxb aneh isaar

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 5 лет назад

      @@MuduzeElHajj sxb aniga ii saar subscribe adigana aan kuu saaree .

    • @inadoller8494
      @inadoller8494 5 лет назад +1

      @@KINGMOHA5388 ku Saaray Bro
      adna IzaaR❤

    • @aminahussein6781
      @aminahussein6781 5 лет назад

      Kkkkkkkk

  • @bbjjbbbbnnj
    @bbjjbbbbnnj 5 лет назад +81

    cimri dheeer iyo cibaado zuuban idiin rajeen
    like pleaase😍😘

  • @princessahlaam3669
    @princessahlaam3669 5 лет назад +79

    Waa jmcdi udnbeezy ee Shacpaan allw wxn kbrya inu shcpanka kle nbd ngu gaarziizd

  • @ckafisxibayayalaistgnhrtna3591
    @ckafisxibayayalaistgnhrtna3591 5 лет назад +55

    Hadi ad arakto qoralkyga 500/like sare wll inshallah cumri io cafimad ku rajena bshi brkeysanedna way so dhawdhy.gul wcn.😘👍👍👈

  • @eliasmaska7969
    @eliasmaska7969 5 лет назад +85

    IllahoW Naga Dhig Kuwi Nabad Io Kheyr Ku Soomo walal Hda Ku FaraxsanthY Ramadanka Soo Socda illaH Haku Dhowro
    Ee Like IsaaR 🙏🏻👍🏻

  • @zalmaanhassan9366
    @zalmaanhassan9366 5 лет назад +13

    Qof kasto muslima wxn u rajaynaya cfmd iyo cibado subn wxa inagu so fodleh bishi barakaysnayd ee Ramadaan ilahy cafimd haynagu garsino dhamanten khayr haynogu dhameyo wlalayal ❤️💯

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 лет назад +49

    Soomaali dhalad hadaa thy like dhac iigusiiya
    👇😭😭😭🤣🤣🤣

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 лет назад

      Adna subscribe dac igusii waan kuusaaray like

    • @zkkingzaki6498
      @zkkingzaki6498 5 лет назад

      Salman Abdullahi anigu suuju ayaan ahay kumna saaryo like 😂😂😂😂😂😂

    • @saxiixmedia8956
      @saxiixmedia8956 5 лет назад

      Istahil Onlf 😂😂 afka soomaliga noodhaaf heee 🤣🤣🤣

    • @ifrahmuktar8256
      @ifrahmuktar8256 5 лет назад

      @@saxiixmedia8956 aniga xita meel kasto adigo like tugsaneysan kugu arka wayabe maxay ku tarta aan ku sare

    • @sukeynabbe9953
      @sukeynabbe9953 5 лет назад

      Sxpow adi meel walbo o aan kugu arko like Lee dalbataa lcg maa lgugu sheegay

  • @ahmetabzhir
    @ahmetabzhir 5 лет назад +11

    riwaayada sidan uqosolka badan wax ka faaloonaya arki maysid Like isaar bay wada leeyihiin heehhhhhhh

  • @kingkheyre369
    @kingkheyre369 5 лет назад +33

    Qof kii ugu horeyey oo dawado ayan ahay 😅😅like saar hala bakheylin ramadan kariim

  • @kafilonewsmkafilo7843
    @kafilonewsmkafilo7843 5 лет назад +7

    asc umada somaliyed meel walbo aad dunida dacaladeeda uga sugan tihiin waxaan idin leeyahay ramadaan kariim😍

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 5 лет назад +21

    Hormar wacn ismadhanto..... hadaad Ramadanka U XiisTay ..... like ii Saar........ plz

  • @queenarawelo8026
    @queenarawelo8026 5 лет назад +61

    Hdi aad hoyada mcn lasoomeysid like💘💘 hdi kalne alh ku naxaristo🤣

    • @waxbaajirotv3938
      @waxbaajirotv3938 5 лет назад +1

      subscribe igu caawi walaal mahad sanid

    • @waxbaajirotv3938
      @waxbaajirotv3938 5 лет назад +1

      fadlan walaal subscribe igu caawi mahad sanid

    • @moha1872
      @moha1872 5 лет назад +1

      Sorry to hear that I didn’t see mom 11 yeas

    • @queenarawelo8026
      @queenarawelo8026 5 лет назад

      @@moha1872 wnka xumday wlh sorry 😭😭😭😭

    • @abzhirgeele2466
      @abzhirgeele2466 5 лет назад

      Allah ha inoo naxariisto dhamaanteen

  • @homanizeoffice2488
    @homanizeoffice2488 5 лет назад +30

    Qofki ugu horeye like ugu qabo😂 from ✓✓🇰🇪🇰🇪

  • @adanabdi9300
    @adanabdi9300 5 лет назад +7

    Qaladadka filimka noso dhiga yaqee....inta igu racsan liketa

    • @hawotaaako3525
      @hawotaaako3525 5 лет назад

      Qlad maxad kufali saxdi ruwaayadaad ujeedaaye 🤩🤩

    • @aziiz94
      @aziiz94 5 лет назад +1

      @@hawotaaako3525 nooc minal funny Wye qaladaadka

  • @yasminahmed5927
    @yasminahmed5927 5 лет назад +19

    Bahda isma dhaanto i love you keep going❤❤❤🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @naxariisproduction3683
    @naxariisproduction3683 5 лет назад +6

    Jimcigii ugu dambeyay oo shacbaan waye manta ilahey ramadanka hanagu garsiiyo cfmd kuwii kafaidesta oo ramadankii
    Ugu dambeyay cml u dadala allaha inaga dhigo aamiin aamiin ❤❤❤

  • @zkkingzaki6498
    @zkkingzaki6498 5 лет назад +6

    Big broh ❤️
    King kafi 👑💉
    Nimco happy 😆 💋one love you guys y’all

  • @ikramabdimaalim656
    @ikramabdimaalim656 5 лет назад +2

    Mashaallah Kafi Abdi imam ayad ku ficantahay Allah ku xifado wll qali

  • @iraaqmohamed1874
    @iraaqmohamed1874 5 лет назад +31

    Anaa u hooreeya plhi
    Cimamada halygu turo☝️☝️☝️

  • @anisoabdi1076
    @anisoabdi1076 5 лет назад +11

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi mar kaan arko idle ayaba iska qosala kaafi ayabo mantan ka daraan ilove you guys ❤️❤️❤️❤️🤙🏻🤙🏻keep going

    • @sadiiqofficial3606
      @sadiiqofficial3606 5 лет назад +1

      Aniso abdi dhiig soomaalinimo hadii kugu jiroh #subscribe isaar

    • @anisoabdi1076
      @anisoabdi1076 5 лет назад +1

      Sadiiq Official igu hale in ader in an ku saro😢😢😢

    • @sadiiqofficial3606
      @sadiiqofficial3606 5 лет назад

      @@anisoabdi1076 mahadsanid shrfry

  • @hafsanuura2494
    @hafsanuura2494 5 лет назад +5

    Inaba cadi maba aha ruwayada kafi aya qosol igu dilay adhanka ayad ku ficantaahy ramadhanka wain aad tujisaa tarawehda

  • @halimasacdiya1115
    @halimasacdiya1115 5 лет назад +3

    Kafi,big bro io,Nimco khaaz idin taagera😍😍
    TEAM ISMA-DHAANTO mkala dhacdan❤
    Kafi Allahu akbar allahu akbar🤣🤣🤣

  • @thabidmaadhiin8231
    @thabidmaadhiin8231 5 лет назад +1

    muraad aya leyahy wllha muslimiinta waxa ka codsana in ay iiso duceyan in uu allah subxanahu wtcla ii aqabalo

  • @feisalmohamedali7377
    @feisalmohamedali7377 5 лет назад +6

    Hhhhhh nimco happy mucjiso wye mucaswis weeena Nin beee u ekatay bo qabasho malahan
    Supper film wye

  • @osmaanmuse2988
    @osmaanmuse2988 5 лет назад +11

    Ramadan Kariim Daman ismadanto Ent

  • @caamirustaad1532
    @caamirustaad1532 5 лет назад +19

    Like inaad ii saartaan ceeb miyaaa?

  • @sahrosiciid6391
    @sahrosiciid6391 5 лет назад +3

    ramadan waza ka harsan labo malin ilheey cafimad hanugu garsiyo iyo farxad insha allah amiin 👆👆👆

  • @pizhaarrcastaro3952
    @pizhaarrcastaro3952 5 лет назад +3

    Qofkasta oo Arka Qoraalkan Ramadan Karim😘🙏
    Subiscaribe ta alla dartii nagu sii❤🙏

  • @nehalsayid20
    @nehalsayid20 5 лет назад +6

    Sheqan dhigo Gali rabaa kulahaa gabdha 🤣🤣🤣🤣🤣funny wye wlhi naciimo🤣🤣

  • @suldaanseerar9579
    @suldaanseerar9579 5 лет назад +37

    Team isma dhanto like dhac igu siiya😂😂🤣🤘

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 5 лет назад

      adigana subscribe dhac iigu sii .

  • @ahmedj8857
    @ahmedj8857 5 лет назад +13

    Cadi matihiin wlh big pro keep going

  • @ahmedhashim2895
    @ahmedhashim2895 5 лет назад +9

    inta soonka jacel like

  • @somaliswag1994
    @somaliswag1994 5 лет назад +7

    Aad baan idin jclhy isma dhaanto group big bro aad baanku taageera hormr wcn

  • @kingjaja7966
    @kingjaja7966 5 лет назад

    Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajicuun gabdh nin iska dhigeysa walle qiyaamihii aa soo dhow somaliyeey

  • @zizoucade9264
    @zizoucade9264 5 лет назад +1

    Ramaran alle nabad ha ina ku geeyo aaamin

  • @ibrahimofficialqaraaxo579
    @ibrahimofficialqaraaxo579 5 лет назад +5

    Maxaa Qaliladan iyo Raqe abdi mafiijiseen Reer ismadhaantooy.

  • @abdiwahab9714
    @abdiwahab9714 5 лет назад +1

    Saaaaan rufiiyaan nimada iyo xaasid nimada maxaa somalida lakasiiyaa walee waa dhaqan kooda runtìi..war allah kacabsada ee rufiyan nimada iskadaayaa..itaqullah

  • @programmerrules2092
    @programmerrules2092 5 лет назад +2

    First first Like like ♥️

  • @haadicadowkeykaaatahaycilb4792
    @haadicadowkeykaaatahaycilb4792 5 лет назад +5

    Wlhi waa sax
    Ma is dhaamno
    Ee 1 aan dhahay wali key 100 like mahelin pleas like dheha azxpta

  • @muniiroaxmed2344
    @muniiroaxmed2344 5 лет назад +1

    Kaafi aadam ku fiicanyahay M .a fadlan like inta igu raacsan

  • @husseinomar2164
    @husseinomar2164 5 лет назад

    Allow cafmad hanagu geeyo dhaman muslimiinta idhil bisha barakaysan Ramadan

  • @falisabdi3206
    @falisabdi3206 5 лет назад

    Alaaa. Waaa. Suuuxay. Qoslka. Aduuunka. Nimco. Jilinkeda. Ku. Heeesta. ❤️❤️❤️❤️

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 5 лет назад +23

    Wlhi uxisay ruwayadihina hore usocda👏👏👏😂😂😂

  • @timiroapdi3771
    @timiroapdi3771 5 лет назад +9

    Yes aniga uhoreeyA🤗

  • @qarawe07
    @qarawe07 5 лет назад +7

    Number 1 today😂😂😂

  • @saafixasan3920
    @saafixasan3920 5 лет назад

    Aniga comment dhan aqris waxan u nacay kuwan like tuug sanaayo war allah no kalmeeyo

  • @hoodohassan8601
    @hoodohassan8601 5 лет назад +3

    Mnta iga naxo like isaara plzzz

  • @muxidinxasan4946
    @muxidinxasan4946 5 лет назад +5

    Waa taageeraha Isma Dhaanto 1

  • @abshirawil6074
    @abshirawil6074 5 лет назад +2

    Nabi muhammed scw

  • @ibrahimyarre6832
    @ibrahimyarre6832 5 лет назад +2

    Frist person 👆

  • @yusufmukhtar5364
    @yusufmukhtar5364 5 лет назад +1

    Big bro rufyaan wa dhaafye guri dumis waaye waxiisa😆

  • @sucdidhiciscumar4421
    @sucdidhiciscumar4421 5 лет назад

    Walaalayaal waxaan idin sheegaya imtixaan baan galayaaye iisoo duceeya ramadaan kariim

  • @ayanmahamed4511
    @ayanmahamed4511 5 лет назад +3

    Waaaaw anaa ugu horeeyay qof daawada

  • @zamdoaliibrahim9906
    @zamdoaliibrahim9906 5 лет назад

    nimo appy and big bro horay usocda wan idin tagera dhaman ismadhanto

  • @zaynazaytuun2666
    @zaynazaytuun2666 5 лет назад +3

    Maanta waan idin daaahsaday team isma dhaanto hore usocod.

  • @zuuzanhusien5717
    @zuuzanhusien5717 5 лет назад +2

    Anaa ugu horeeyo ismadhaanto💕💕

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 лет назад +1

    Rapooow bisha ramadaan cafimaaf qab nagu gaadhsiiH......

  • @MoonLight-ws5ow
    @MoonLight-ws5ow 5 лет назад +2

    Ramadan kariim all muslim people

  • @jiiryare438
    @jiiryare438 4 года назад +1

    Big pro aragiisa lugu qoslaa

  • @amiiriazka6653
    @amiiriazka6653 5 лет назад +1

    ISmadhanto horay usocda waxa thn dad qalbi wanaagsan m.a

  • @lajecleysurad7615
    @lajecleysurad7615 5 лет назад

    hhhhhh Ala dy Always made my day ku aadam kulaha

  • @tiktoksomali5531
    @tiktoksomali5531 5 лет назад

    Short film kaan gabadha shiekda caadi mahan si amazing ayey ujishay

  • @alimohamed-dg7fv
    @alimohamed-dg7fv 5 лет назад +2

    Ramadaanka nabad iyo cfmad allaha nagu gaarsiiyo

    • @nasroodawa9026
      @nasroodawa9026 5 лет назад

      Amiin ramadaanka nawat iyo cafimad Allaha naguqarsiyo

  • @safiyafowzixabishaw9053
    @safiyafowzixabishaw9053 5 лет назад

    ala haidin dayo kooxdayda aan jeclhy msh alh idin xiisa marwalpa all bahda isma dhanto wan idin salamy

  • @FAAD21
    @FAAD21 5 лет назад +20

    Somalinimo subscribe igu saar🇸🇴✊

    • @sadiiqofficial3606
      @sadiiqofficial3606 5 лет назад

      Wll waan kuu saarye adigana isaar pleas

    • @arawelomakufto8460
      @arawelomakufto8460 5 лет назад +2

      @@sadiiqofficial3606 somalilandnimo like i saar plz anigu somalilnd bn ahay like ila gaadh

    • @naxariisproduction3683
      @naxariisproduction3683 5 лет назад

      Kkkkkk isaara asxby wa idin saraya

    • @FAAD21
      @FAAD21 5 лет назад +2

      @@naxariisproduction3683 saar hee

    • @FAAD21
      @FAAD21 5 лет назад +2

      @@sadiiqofficial3606 waku saare bro

  • @ruweydoruun1091
    @ruweydoruun1091 5 лет назад +5

    One love

  • @akamiinyasiin519
    @akamiinyasiin519 5 лет назад

    BiG bro Ruufiyaan nimo woo laqtiimiye

  • @somalilandgirl8019
    @somalilandgirl8019 5 лет назад

    Ramadan Manto kaliya ka hadhe aale cafimad haa ingu gadhsiye aamin dheh
    Khayrka ha la badsado 🙏🙏

  • @maftuuxali9957
    @maftuuxali9957 5 лет назад

    Shacaaraadka diinta baashaal looma sooqaadan karo
    Iska ilaaliya arimaha diinta aas aaska u ah in aad kujees jeestaan
    Allahu aclam

  • @abdullahiahmedhassan9170
    @abdullahiahmedhassan9170 5 лет назад

    waxad soowaanba caawa waa iga qosliseen ruwayadahan ookale meesha keena sxb keep going

  • @qaalidumar3872
    @qaalidumar3872 5 лет назад

    Waalayaalow wiilkan kaafi cabdi ah ayaan ku waashay ar iiigeya kaafi iigeya

  • @farduuzabdalla917
    @farduuzabdalla917 5 лет назад +1

    Nimco happy qaali ladan ee badashy dad funny aa isku yimi mesha inanka feeraha weyn oo kafi ladhahona wad iididene😂😂😭😭😭😭tol majire caafiyo keep going guys 😂

    • @sawdaabdulqadirdiiriye8290
      @sawdaabdulqadirdiiriye8290 5 лет назад

      Dumashiga ka xishow 😂😂

    • @farduuzabdalla917
      @farduuzabdalla917 5 лет назад

      @@sawdaabdulqadirdiiriye8290 dumqshiga love ba laguwada yhy xalasamena Irsaaqda meel kle Allah ka siiyo🤣🤣🤣

    • @sawdaabdulqadirdiiriye8290
      @sawdaabdulqadirdiiriye8290 5 лет назад

      Hogaaa melahada haabhab aniga mr horn asi qlpiga ka dhgx dhigty😂🤣😂

    • @farduuzabdalla917
      @farduuzabdalla917 5 лет назад

      @@sawdaabdulqadirdiiriye8290 hada saaas ma ileedhy waku daayey koley cadowgayga qadan maye 😭😭😭😭😭😭

  • @saalaxmaxamad8649
    @saalaxmaxamad8649 5 лет назад

    Qali ladan iyo rasmi reys Nimco haby ayabadashy

  • @mustaphemanafezto1586
    @mustaphemanafezto1586 5 лет назад +6

    Isma dhanto chananle dad aan ku ixidhanahy weliba tagreero hro socda dhamantaiin

  • @mohametabdifarah2524
    @mohametabdifarah2524 5 лет назад +3

    Limaadaa turiidu dalaaqu rajal kulahaa 🤣😂😀 soomaalia ahaan
    Sababtee udooneeysaa inaad ufurto ninka

  • @zaciimkacali7889
    @zaciimkacali7889 5 лет назад +2

    Nimco Happy amazing inta ila aragtay farta taaga

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 5 лет назад

    Ramadaanta inta u barooranaysay liketa igu caawiya waa iska walashiin ramadaan jecel

  • @nuuriyenuuriye895
    @nuuriyenuuriye895 5 лет назад +2

    Kaafi Cabdi si gaara iila soo xidhiidh (New Ideas).

  • @kichakip2606
    @kichakip2606 5 лет назад +1

    Kkkkkkkkkk wallaahi sidaaan u qoslay Nimco happy caaadi maha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faisalabdiali8336
    @faisalabdiali8336 5 лет назад

    Vidoes fantastic naagta sheikh iska soo dhigtay ka helay

  • @SETOCAcademy
    @SETOCAcademy 5 лет назад +1

    walaal channelkayga soo booqo hadii aad ka hesho wayaabaha aan soogeliyo fadlan subcribe iisaar mahadsanid

  • @hodandaahir6000
    @hodandaahir6000 5 лет назад +5

    Ana uhoreyo galbta

  • @mustafamuusehussein7024
    @mustafamuusehussein7024 5 лет назад +2

    Sheekadiii igu qosolka badneeyd abid namca happy

  • @ruuneyahmed9552
    @ruuneyahmed9552 5 лет назад

    big bro wlhi walkey aad u eega tahy markasto aan ku arko waxa so xasusata walkey ❤️💐

  • @ikramyusufelmi3580
    @ikramyusufelmi3580 5 лет назад +5

    100 like igarsiiiya😶

  • @anisoabdi1076
    @anisoabdi1076 5 лет назад +11

    Anigaa ogu horeeyo manataa 🤣🤣🤣ilke ii saraa xasiidnimo ma ficane

    • @abdiali9036
      @abdiali9036 5 лет назад

      hye quruxey waan ku siiye

    • @anisoabdi1076
      @anisoabdi1076 5 лет назад

      Abdi Ali wow in aad somali dhalaad taahay Anigaa ku qiiraaya huno❤️❤️🇨🇦🤙🏻🤙🏻 mahadsnid

    • @abdiali9036
      @abdiali9036 5 лет назад

      huno mcn waad uqalanta dee

    • @anisoabdi1076
      @anisoabdi1076 5 лет назад

      Abdi Ali qof ku dayasho mudan wan kugu fana huno❤️❤️❤️Alle ah ku xafido

    • @abdiali9036
      @abdiali9036 5 лет назад

      waad mahadsn tahy huno mcn Facebook gaga hoos iguso qor

  • @hazznahmeth6824
    @hazznahmeth6824 5 лет назад +6

    Qofkii ugu horeeyay ahay Like ii saara 500 guyz.

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 5 лет назад

      like waan kuu saaray welibo subscribe aan kuugu daree adigana ii saar subscribe.

  • @fardowsaabdi8390
    @fardowsaabdi8390 5 лет назад

    Hhhhhhh walhy nimco waa cadnool seey wax u jileeyso waan ka helaaa

  • @mowlachannel769
    @mowlachannel769 5 лет назад +4

    rabadaan kariim dhamaan asxaabta

  • @qisadeyda544
    @qisadeyda544 5 лет назад

    Filimada aad jishaan waxa kamaqan inaa usameysan bilow iyo dhamaad xiisana leh tnx

  • @dekadagan3837
    @dekadagan3837 5 лет назад

    Fatala yal idle yaran inka jeclahay ma igu qabatano San idin firsanay ayan barkinti an Ku tirsana nace

  • @saaxyuusuf1560
    @saaxyuusuf1560 5 лет назад +1

    BIG BRO WALK FORWARD WITHOUT YOU ISMADHAANTO CAN'T MOVE HAHAHA.

  • @ismahaanxuseen6586
    @ismahaanxuseen6586 5 лет назад +8

    Ismadhanto indin jealiyaa
    😍🙂😄 Like I saar

    • @waxbaajirotv3938
      @waxbaajirotv3938 5 лет назад

      fadlan walaal subscribe igu caawi mahad sanid

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 5 лет назад +2

      chanelkeeyga subscribe ii saar sharafeey , anigana aan kuu saaree.

    • @waxbaajirotv3938
      @waxbaajirotv3938 5 лет назад

      @@KINGMOHA5388 xariif anigaa kuu saaraye adna iisaar

    • @waxbaajirotv3938
      @waxbaajirotv3938 5 лет назад

      @@KINGMOHA5388 waan kuu saaray 87 anaa ku eh sxb

    • @ismahaanxuseen6586
      @ismahaanxuseen6586 5 лет назад

      @@KINGMOHA5388 ok wll

  • @mcdonalds9153
    @mcdonalds9153 5 лет назад +4

    ana ugu horeyay like ii saara plz zxp

  • @daruuffamly3527
    @daruuffamly3527 5 лет назад +1

    Kuwa meshan tugsi dadban beey hayan yahu like mala cunaa😂😂😹😁😃

  • @iftinhassan6479
    @iftinhassan6479 5 лет назад

    Kaafi abdi caadi mahad adin ayuu iska dhagsaday wlhi funny boy's kaafi abdi
    pig pro
    Iidle yare
    wlhi la aantood ma socon leheen isla jira waligin wllayaal cadaw dhaxdiina alla ma so kaliyo

  • @naciimomagamed9386
    @naciimomagamed9386 5 лет назад

    Soooo basaiya plz and plz waan ku haysanaa

  • @caaqilskms1674
    @caaqilskms1674 5 лет назад +1

    Walalaheeyga you top kega woo Cusub yahay Alle Dartiis SUBSCRIBED idhaha Mahad sanidiin 😍