GABAR SOMALILANDER VS 4 WIIL || KALA BAX DOOQADA || DAD CUSUB || ADKAATE ..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waa kan channel ka kashka. • 5 SU’AALO IWAYDII AAN ...
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers: 569,276

Комментарии • 706

  • @macalinkascholka
    @macalinkascholka Год назад +271

    inTa Gabadha WadaTa Like Ta MaXaa ugu Dhagan TiHiiin😂😂😂😂

  • @samiraboss6155
    @samiraboss6155 Год назад +43

    Gabdhaha reer waqooyi sodohda way jecel yihiin lakin in lala guursado ma jecla sababtana wxa weeyan ragooda ayaa baray inamada reer waqooyi madaxa ay no saran yihiin wlhi ❤️♥️

  • @yayatoni8
    @yayatoni8 Год назад +226

    Ilaahay Sidan comentgan ugu kulanay janada haynagu kulmiyo🥰🙏

  • @shagtaofficial-66
    @shagtaofficial-66 Год назад +109

    Wllhi caaawa Barnamijku funny weyan 😂😂😂😂Gabadh Duriyadiya 😅keep going yahye Hunter

  • @abshirabdilaahi8245
    @abshirabdilaahi8245 Год назад +41

    Labada ugu hureeyso waa ibir wlhi Ragu magaca way kawada siman yihiin laakin Caqliga iyo kartida
    way ku kala duwan yihiin 💯 🔥✔

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Год назад +66

    Ramadan kariim qof kastoo muslim ah, kii naarta noo laga xureeya oo dambi aan ku helno Allah nooga dhigo insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 Год назад +63

    Isaaqnimo inantayada raxmo wad siraday mesha qli😂❤

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 Год назад +42

    The best person ever the most knowledge able and the most shine All allah created prophet Muhammad 🥰❤️ صلي الله عليه وسلم ❤❤

  • @fathifarajet2705
    @fathifarajet2705 Год назад +35

    Waaw gabadh DuriyaDi ah Codkedu Waa AnotHer Level🎉❤

  • @halima1882
    @halima1882 Год назад +27

    Anoo gabadhaa gabadhan jeclaaday wlhi
    Waa naagihii la dhihi jiray kun dhaan❤

  • @mascuudmount2320
    @mascuudmount2320 Год назад +53

    War qoftaan ku sooo celi funny wye wllhi😂

  • @qadanjaamac355
    @qadanjaamac355 Год назад +36

    Masha allah from somaliland 💚💭❤

  • @nasmaawil
    @nasmaawil Год назад +30

    Gabadhu libaxsana😂 Isaaq wa dad kale😏❤️❤️

  • @nasraslbnducale5655
    @nasraslbnducale5655 Год назад +42

    Faleenbo waa laga walay🤣🤣🤣🤣
    Wiilka ay dooratay gabadh walba waa doran lahayd
    Isma dhibin wiilku 😍

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 Год назад +25

    Waxay isku darsaty daganan qurux akhlaq manshlahh cod macan meel laturo male ❤

  • @hidaayaabukar9953
    @hidaayaabukar9953 Год назад +8

    M.a.gabar shidan dagan axsan cod duriyada wn wataa from mogadisho❤

  • @yuusufcali5735
    @yuusufcali5735 Год назад +15

    War wllahi qoftan taagera uahay ☝️☝️☝️☝️

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 Год назад +23

    Raga barnaamijka ka qeyb galaya ha ogaadaan in ay gabadha qalbi leedahay oo aysan erey walba u isticmaalin, ragoow gabadha soo dhaweeya la qaraaxaysta la kaftama laakin ka joojiya ereyada qaar ee aad u isticmaalaysaan sida “Maamo ayaad tahay”, Gabadhan waa gabar yaroo qurux badan, dagan, akhlaakh leh hadana codkar ah. idinkoo emotional iyo is adkayn raadinaya qalbiga haka dhaawicina gabadha.
    FG: Idinka waad kaftamaysaan iyadana way idin dhoolacadaynaysaa laakin uurka ayay ka gubanaysaa ogaada.

    • @nashmimahdi7790
      @nashmimahdi7790 Год назад +3

      aqliga allhey hku siyadiyo wlhi somalida emontional qofka ma ilaaliyan wa doqomo😢😢

    • @ZuhaipEprahimi
      @ZuhaipEprahimi Год назад +2

      Proud of you man 👏🏽🥰
      Sidaada oo kale cid walba uma Aqli badna 🧠🫂

  • @nawalnalka6366
    @nawalnalka6366 Год назад +4

    Waa waxay sameen kari waayeen gabdhaha reer muqdisho😂❤❤ we love u Hargisa Adeyy

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 Год назад +24

    Rahmo m.a wlhi waxaa tahay durayadii somalnd keep going seister❤

  • @Subarman32
    @Subarman32 Год назад +6

    Duriyad xalaal Raxma wllshay from somaliland hargeisa

  • @Aisha.A.H
    @Aisha.A.H Год назад +28

    Barnamijka saano ku fcnyhy yahyow labada qof sualaha ha is weydiyan😊 Ramadan kariim🎉

  • @abdirahmansergio1857
    @abdirahmansergio1857 Год назад +22

    Caadi mahan vidiow gan Qofta Dumara waa gabdhii ugu ficneed oo bar Namijkan ka soo muuqata 😂😂

  • @gameday2554
    @gameday2554 Год назад +8

    qoftan cml si lagu helo wey yartahay runtii waa qof high-livel ah masha alah ❤❤

  • @guleiddheeg288
    @guleiddheeg288 Год назад +29

    Nabiga ku saliya scw Ramadan mubarak

  • @facebookvip4405
    @facebookvip4405 Год назад +33

    Yarka 1aad Buuq aa ku furan Waxa Umalena Dadka Buufiska Madax Maray Waxan umalena inu u waasho😀

  • @Kishka-hn3se
    @Kishka-hn3se Год назад +2

    Yaxye hanter waa yaab tay wlhi
    Adiga iyo falembo
    Reer soomali lnd codkooda wan jeclahy wlhi.m.a❤️❤️❤️❤️❤️

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Год назад +9

    Ayyyy m,a hablahayagu duriyadu waa lama helaan 💃💃🔥👏💚❤♥️💭🥰m,a degnaan qurux cod dahabley lander's is not easy ❤💚💭🤩🔥

    • @engmohamedcabdi9693
      @engmohamedcabdi9693 Год назад

      Codkas camal mledahy adi inan 😮

    • @akmiishargsan5521
      @akmiishargsan5521 Год назад

      @@engmohamedcabdi9693 waxasi idnkay wx idinla yihin😁 anaga sida hadalko kle noo tahay nio💭💚♥️👏

    • @engmohamedcabdi9693
      @engmohamedcabdi9693 Год назад

      @@akmiishargsan5521 mahubtah Inanta wax weyn nala tahay wlibo

    • @akmiishargsan5521
      @akmiishargsan5521 Год назад

      @@engmohamedcabdi9693 miyaan iska hadlayaa hadaa wxn waa hibo iyo astaantii nalagu yaqaan wakuside 💭💚♥️🔥

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Год назад +73

    midka ugu horeya wa mid warersan 😂😂😂😂😂😂

  • @user-cr5tw6cr3n
    @user-cr5tw6cr3n Год назад +4

    Gabadhu sagal beeldeeq u eeka woow

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 Год назад +16

    Ramadan mubarak dhamanten inti islamka Ah falemba dhiblow tim yaxye hantar hore usoco muqdisho Allow lugaheda kuistaaji insha Allah biitnihi dhalinyarada rer muqdisho muqdisho Allow noda yaraabi Allahuma Aamiin Aamiin ❤❤

  • @NaimaMohamud-xd3nb
    @NaimaMohamud-xd3nb Год назад +28

    The most respectful intuu barnamijkan socday Buskud man✨️🫅🫶
    Maldives 🇲🇻 wa isku racena ha iga tagin marka baxeysid🖐😂

  • @Sooyaal252
    @Sooyaal252 Год назад +6

    M.a Gabadh Deganaan Qurux Dulqaad Io Hadal Macaani ilaahay Isugu Daray Oo Hadal Yaqaana ❤

  • @khadaralxariiri9231
    @khadaralxariiri9231 Год назад +15

    I n d kalmadaa inta ila nacday iyo haku warwarun haku waalan labadaa kalmadood necbiya😂❤😊😊

    • @wardimaxamed
      @wardimaxamed Год назад

      Qof magacisa saxda heli karo maxa ukenay Inu sida u shego I n d yaab hhh

  • @kalithmohamed8176
    @kalithmohamed8176 Год назад +27

    Duriyada waan wata💚⚪️♥️

  • @umalahmed4412
    @umalahmed4412 Год назад +16

    Wlhi jiciir bay ku dhajisy hdan izaaq nhy bahasha wn naqana😂😂😂

  • @dahirawke9268
    @dahirawke9268 Год назад +13

    GabAdha qurux iyo cod mansha allah

  • @abdisalanmuhumed6135
    @abdisalanmuhumed6135 Год назад +14

    Gabdhaaan way quruxsanthy ❤❤ma sha Allah

  • @khalidozman9490
    @khalidozman9490 Год назад +5

    Caawu barnamijku ugu shidnaa pro yahye Hanter keep going pro

  • @rahmaahmed1690
    @rahmaahmed1690 Год назад +6

    Gabadhu legend sanaa
    Walahi weey naago dhaaftey manshalah

  • @xamsecisman439
    @xamsecisman439 Год назад +6

    Inantu wlhi waaba wax kle talented weeeye ❤

  • @yaxyezuzu9354
    @yaxyezuzu9354 Год назад +15

    HapaLaHa duriYada waxapa Lagama Qapan karo❤️‍🩹👰💖💖

  • @AsadAbdullahi-ns7bo
    @AsadAbdullahi-ns7bo Год назад +6

    Wllhi❤ Inantan Darteed baan u dawanayaa ❤❤❤. Axzan Naag ❤❤🫶🥰

  • @muscabsiciid
    @muscabsiciid Год назад +28

    Gawadhaan soo celi yaxye funny waaye wlhi kkkkkkk faleembo in ladooranaayo ayuu mooday

  • @abdiwasac470
    @abdiwasac470 Год назад +19

    Gabadh isaaQ aH Guurso🥺💚🩶❤ , inta Kalena Ku ShaQayso

  • @ayaandiamond41
    @ayaandiamond41 Год назад +20

    Faleemo oo suuroonaya caawa ka hor ma arkin😂😂😂😂😂

  • @saraaxidigsaraaxidig6361
    @saraaxidigsaraaxidig6361 Год назад +34

    Waxn jeclan laha Inan chnalkga kso muqdo 🥺😭🤲

  • @bosschannel6468
    @bosschannel6468 Год назад +50

    Jigjigayar waa Xaafadayda wlh. Mansha Allah ❤

    • @skariyecabdiraxman6533
      @skariyecabdiraxman6533 Год назад +1

      Yaa ku weydiyey. Bababababa😮😮

    • @abdurahmansaed2505
      @abdurahmansaed2505 Год назад +2

      @@skariyecabdiraxman6533 mey ki daare adi lagulamaba hadline?..

    • @Qalbixabxab12
      @Qalbixabxab12 Год назад

      @@skariyecabdiraxman6533 ina Emotional damge lagu dhoho miya rabtaa😂

    • @m.h.c6849
      @m.h.c6849 Год назад

      YAA KUGU HAYSTA ZXP....😂😂😂

    • @skariyecabdiraxman6533
      @skariyecabdiraxman6533 Год назад

      @@abdurahmansaed2505 baalashlahaama (cazeyaha) ma diidine dhalaaliyahan diiday

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 Год назад +20

    Barnaamijkii ugu Wacnaa intaan muuqaladada daawanayay well done yahye hunter 😂🙏

  • @zajinabes8487
    @zajinabes8487 Год назад +21

    Sir naageed lagama salgaaro odayga faleembo ah waa LA karkariyey kadibna Calan madoow baa loo taagay 😂😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +8

    Faleembo is not easy 😂😂😂😂😂😂😂
    Labada hore wa ebar
    Noo soo badi sxb yahye hunter

  • @BarwaakoOmar-ti7rt
    @BarwaakoOmar-ti7rt Год назад +13

    Falembo waa gabadha kaliya ee uu caadi ula shekaysto😂😂😂

  • @nasralaki2778
    @nasralaki2778 Год назад +7

    Gabadh duriyada ayunba waxa samayn karta❤❤❤

  • @Abdishakour_Tube
    @Abdishakour_Tube Год назад +61

    Yaxye hunter the legend ❤👌💯🔥

  • @ifrahahmed1331
    @ifrahahmed1331 Год назад +15

    Duriyadi aya meesha soo gashay❤

    • @hindaawmohd
      @hindaawmohd Год назад +2

      Wxii hore qubah sow mhan😂

  • @Lakum100
    @Lakum100 Год назад +3

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم

  • @tmkynwa1758
    @tmkynwa1758 Год назад +19

    Fallenbo wubururay 😂
    Ninkan Liverpool fan manoqoni kara 😂😂
    Liverpool fans YNWA ❤️

  • @abdiaziizibrahimmohamedabd9512
    @abdiaziizibrahimmohamedabd9512 Год назад +4

    Emotional caadi qalbi xanuunaa ku dhacay wllhi faleembo

  • @darishore814
    @darishore814 Год назад +8

    Waa Gabar shidan oo dagan Masha allaah

  • @faizacadey4169
    @faizacadey4169 Год назад +27

    😂😂😂😂😂😂😂😂 cwa kii is adken jiray cwa wuu jelcay 😂😂

  • @ladankasim8862
    @ladankasim8862 Год назад +8

    Cashar lama ilaawana dhaxaa meeydkena jiidanay cawa gabadhana noo aartay nimanow waa markiina meydkiina jiita😂😂😂

  • @lyricssongindia
    @lyricssongindia Год назад +16

    Alla codkeeda❤😢😢

  • @rahmiitahasanyuusuf5007
    @rahmiitahasanyuusuf5007 Год назад +16

    HablaHaa duriYaDa SooBaDI❤

  • @asadtoxow401
    @asadtoxow401 Год назад +4

    Yahye hunter legend msha allh waye gabartan codkeda aad uu u macyhy

  • @hamseuptulahi8382
    @hamseuptulahi8382 Год назад +80

    رمضان مبارك 🎉❤🌙

  • @Peysoney
    @Peysoney Год назад +10

    Been ma aha gabdhaha naxaris bdn ❤❤

  • @haliyaabdi4002
    @haliyaabdi4002 Год назад +6

    She is queen Mashallah☺☺☺

  • @xanaaniskufilan7305
    @xanaaniskufilan7305 Год назад +4

    Caawa barnaamijku wuu shidan yahy inan soo badi iyo faleenbo

  • @nuseymomohamed1417
    @nuseymomohamed1417 Год назад +7

    faleembo heesta hindiga dhiig uba kaga keenay hhhhhhh war wx cusub lala imada faleembo keep going bro 🙏🍏

  • @MullerOfficial
    @MullerOfficial Год назад +4

    Inantu cod macaanaa 👑

  • @xilgute5795
    @xilgute5795 Год назад +4

    Qoftaaan soo celi kashka iyo saayga iyo Jakarta iyo faleenba u balmi plz

  • @husseinozil3614
    @husseinozil3614 Год назад +3

    Hantaroow hadad legend thy qoftaaan barnaamij gooni kasoo sameey brotherkie ☝️🤝

  • @hudamahmed5456
    @hudamahmed5456 Год назад +3

    Cadi maha gabadhani nosoo badi plz cood keeda

  • @ahlaam902
    @ahlaam902 Год назад +10

    Hablaha duriydu waaw❤💭💚

  • @cabdimoha951
    @cabdimoha951 Год назад +4

    Waaw qoftan cadi ma,ahan m.a kuwi hore way ka fiican tahy

  • @xasandhaadey4999
    @xasandhaadey4999 Год назад +1

    Gabadhu faleembo sidhab ah ayay ujeclaatay isaguna sidookale Wayna isfahmeen waxaysan udooran In lagadareemo Baysan rabin asna waa legend wuu fahmay

  • @Mushtak8231
    @Mushtak8231 Год назад +15

    Ramadan mubarag dhamman musliminta

  • @osmanlyrics900
    @osmanlyrics900 Год назад +20

    GOLDEN VOICE GABA❤REY

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +14

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴❤

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 Год назад +1

    War Rag Jilicsan Ayaa Meesha keentay Gabadhaas Waxa Meesha Joogayba weey ku durdurisay Amaano Allla

  • @asalsomali7745
    @asalsomali7745 Год назад +4

    Alla cawa manooli. Best video wye wlhi😂😂😂

  • @S.m.Y
    @S.m.Y Год назад +3

    Caqli badan hadad maqasho wa gabdhan mashashallah marka Adan iska hadlayso wa lagugu bashaalaya lkn hadad ogtahay qiimaha naftada qowlka afkagu uku xisaabsan yahay wa marka marka Ad adigu baashaalaha ad noqonayso keep your eyes open....

  • @minhajimohamedgedi
    @minhajimohamedgedi Год назад +10

    Best song i have never had

  • @nasrayasin1378
    @nasrayasin1378 Год назад +2

    Heeestaaan.dhiiigaaa ka keenty
    Falenbo

  • @hoodomoxmoudaxmed7551
    @hoodomoxmoudaxmed7551 Год назад +4

    1inanka sadaxad qurux iyo Akhlaq mnzh allah ❤🔐zaa may wala AhDaaN😂

  • @warsanquman3027
    @warsanquman3027 Год назад +2

    Masha allah yaxye wllo barnaamijkani funny waaye wlhi waan ka helay waanan ka so qayb gali lahaa lkn waan ka xumahay waan fogahay Hargeisa Ayaan joogaa

  • @AliAbdi-jn1gl
    @AliAbdi-jn1gl Год назад +5

    Ramadan kariim guys ma ficno in heeso ka hadlo bil Ramadan lkn she’s wow her voice amezing I’m coming #Duriyada Ku turey cumamada borsoyinka sooh xidhxidhey Xabad Duriyada iska diyariyaah 😅😅😅😅😅😅

  • @nimcoxasan1452
    @nimcoxasan1452 Год назад +3

    Gabdha waaban ku haystaaa m.nzhlllh❤

  • @AbdullAmin-rv9lv
    @AbdullAmin-rv9lv Год назад +16

    This is great

  • @abukaralimohamud165
    @abukaralimohamud165 Год назад +5

    Exactly 💯 💯 gabar wax badan og

  • @cabdimusemadani8653
    @cabdimusemadani8653 Год назад +2

    Wlahi dadkan dhab isku jecladeen ❤❤❤🎉waad IGA qosliseen dareen na waad mujiseen

  • @ahmadrami3047
    @ahmadrami3047 Год назад +1

    the voice are magic

  • @aaminacali6102
    @aaminacali6102 Год назад +16

    Ma.allah gabdhu waa cod mcnatahy❤❤

    • @abdirizakmohamed589
      @abdirizakmohamed589 Год назад +1

      naag naag ku mashquuleyso waa qalad

    • @aaminacali6102
      @aaminacali6102 Год назад +4

      @@abdirizakmohamed589 inad kaxuntahy waa macaqula qofka liban tisa waa lasiiya xasid yahow😒

    • @aaminacali6102
      @aaminacali6102 Год назад

      @@abdirizakmohamed589 hadan isku mashaqulanan anagaa isku gabdha ah Wax dhexdayada ku keena faduula

    • @abdirizakmohamed589
      @abdirizakmohamed589 Год назад

      @@aaminacali6102 naaya nag nag kale waxba kama sheegto hadeysan aheyn lesbian ee iksu xishoo xayawaan yahey nin hadaa dhihi laheyd waa cod macaan yhy caadi ayee ahaaan laheyd

    • @zamiir.
      @zamiir. Год назад

      ​@@abdirizakmohamed589 hoyada negative ka ka wase caadi iska dhig

  • @bintuabdirahman
    @bintuabdirahman Год назад +5

    Ila hada ma fahmin kalmada maaamo iyo habar ???? Gabadh yar wayba arkaane qaraaaar miyaaaa

  • @yahyepilot2065
    @yahyepilot2065 Год назад +6

    JaH waxni cod wuu dhaafay ❤

  • @baafiye9431
    @baafiye9431 Год назад +2

    Duriyadii 💚🤍❤SOMALILAND .

  • @abdiwahidabdiaziiz2236
    @abdiwahidabdiaziiz2236 Год назад +4

    Jah hadiii dhagta ruux lpajaro duleel ku wuu joogayaa ❤

  • @abdifatahahmed96
    @abdifatahahmed96 Год назад +8

    Meshan kashka kamqn wlhi 😂😂😂mrkas dhadhan uu lahan lahaa😂😂

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 Год назад +11

    Soomaalia hanoolaato inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @korneelkhadaafi127
    @korneelkhadaafi127 Год назад +5

    Cunuga ugu horeeyay hadal dhan mayaqaano