DAAWO Ugaaska Daarood Axmed Madoobe Ayaan Garab Joognaa Hawiye Kama yeeleeno inay Doorashada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Ugaaska Daarood Axmed Madoobe Ayaan Garab Joognaa Hawiye Kama yeeleeno inay Doorashada

Комментарии • 7

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px 7 часов назад +1

    Adeer meeshu maxaay tahay baratikool malaha deeqay adeer aanu ka doodno wadaniyada iyo maxaa inoo Danaha soomaaliya xasan iyo axmed madoobe Dan soomaaliyeed midna mahayo tuugtu

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 6 часов назад

    Khaatumo mamul maaha wa hal magaalo laascano maamul ma noqoto.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 6 часов назад

    Soomaali waxaa dilay hadaan anigu tayda hadaan haysto cidkale wax igama galin.

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 6 часов назад

    Odagaasi waa runtii Hawiye Dawlad ma rabaan Soomaaliduna hadalka labaclabac ka daaya waayo wixii heshiiska lagu ahaa Ismaacil ayaa yidhi Hawiye Tastuurkan Marka Hore tuur oo samayso mid Adiga Awooda ku siinaya Hawiye oon Dawlad wax LA yidhaah rabin waa qaadeen waxa kale ee Ismaacil yidhi shir walba waa inaad Hassan joogaa oon la ogaan wixii dalka LA soo gelinayo iyo wixii saxeexa na Hassan ku ekaado unagaale Tastuurkan Xamarna unagaale ma soconayso Dawlad run ah iyo Caasimad dadku leeyihii ayaa la samayn Daaroodoow awoodiina dad Soomaaliyeed ayaa ku tiirsan ee Dawlad iyo Caasimad lagaga maarmo unagaale ama suma Walaahi Ninka Daarood ha soo boxo hala soo afjaro.

  • @MalyuunCismaanaxmed
    @MalyuunCismaanaxmed 6 часов назад

    𝑛𝑜𝑙𝑜𝑤 𝑎𝑥𝑚𝑒𝑑 𝑚𝑎𝑑𝑜𝑏𝑒

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 5 часов назад +1

    Asc xasbunAllah wannicmalwakiil ma saas ayaad ku tahay ugaas xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin Qabyaaliste Allah hanaga Qabto Amiin yaa Rabi.war iska daaya Qabyaalada is daaya Daaroodow isku xishooda kana xishooda umada somaliyeed please ka daaya buuqa Dowlada maxaad ku dideysiin Dorasho Qof iyo cod si loga guro 4.5.please and please we do not want 4.5 just we need one man one vote.xasbunAllah wanicmallwakiil kuli daalimiin Qasaya dowlad kasta laga sobilaabo wagii siyaad Bare waxow ka shaqeyn waayey Majeertiin Farmaajo .iyo Hadana Dowlada Dalxureye cadowgiisa cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiill kuli daalimiin isku diraayo umada somaliyeed sharkooda Allah ha ku celsho Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmakwakiil

    • @A3v-w7q
      @A3v-w7q 3 часа назад

      Hawiye=HAITI MORYAN ma ugaas leh wati Farmaajo wa mareexan dhahi jiray so ma aha candho calasow boss iska aad